DEG DEG DAGALKA WASIIR FIQI IYO W BALCAD IYO DIYARAD KHASA AH OO AXMED MADOBE MD KENYA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 31

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 13 годин тому +1

    Guulaysta ❤5 Darood ❤❤💪💪🐎💪🇸🇱💪💔🎉♥♥💪💪💪🦁🦁🦁❣❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 19 годин тому +1

    Alloow Diintiyo Qur’aanka ‘Alloow-
    Dalka noo hagaaji ❤ waa Hal ku -
    Dhigii ‘Eedo Maryan mural ❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 20 годин тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @BaroDiinta-q8n
    @BaroDiinta-q8n 11 годин тому

    Ilaah soomaali ha u miciino somali intay indhaha ku arkayaan meesha dhibku ka socdo somali 1991 bay kala dhaqaaqday

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 19 годин тому

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @anisamahad3875
    @anisamahad3875 18 годин тому

    Ilbaax lerda jiifa waaye ahmed Islam .dani iyo ahmwd waaa walaalo

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 18 годин тому

    Aniga waxaan malaynayaa kismayo kenya iskaleh gadana itoobia waa lakala qaybsaday wadanka

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 19 годин тому

    Axmed waa jabhad aan qoslin. Team MM - Muufo iyo Moxog iskana celin karaan.

  • @hassanhussein6870
    @hassanhussein6870 8 годин тому

    Axmed is 4 points ahead of gurguurte

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 12 годин тому

    Geedanaarka waxaa wato Ethiopia , Kenya iyo imaaraadka cadowga koowaad ee Somalia , waxaa kadanbeeyo waa ingriiska

  • @khadijosalad5781
    @khadijosalad5781 12 годин тому

    Xasan madaxweyne maaha

  • @SahroAli-x1n
    @SahroAli-x1n 7 годин тому

    Dawlad 8ga dheh

  • @KhadroMaxamed-x5r
    @KhadroMaxamed-x5r 20 годин тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hassanhussein6870
    @hassanhussein6870 8 годин тому

    Axmed

  • @Salugla
    @Salugla 17 годин тому

    Waa runtaa DFS way ogayd sidii baddii muse saxiixay Xasan dadka Xamar jooga kaliya ayuu u akhrinaya waxaas waa sheekadii Masaajidka iyo Itoobiya waa cadaw yaa Xasan rumaysanaya

  • @hassanhussein6870
    @hassanhussein6870 8 годин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 12 годин тому

    Xasan mooryaan , Laaluush iyo shilimaad lee loodaadiyaa duliga ee muxuu ilaalin kara wadanka

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 17 годин тому

    Adeerkay ahmed in aan ku danbaaba marabi lakiin ruuxaan baa lashaqayso

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 15 годин тому

    Xasan dowladihii deriska waxeey arkeen inuu doqon yahay iska qoslaaya ixxiiiiiiiii

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 18 годин тому

    Asc Ina Adeyr HSM waa nin munafaq ah Afkisa iyo uurkisa aan wada socon Somali oo raja leh wada jirta dalkii oo meel fican oo dhinacyada sharciyada gudaha ee xukummad mid Golla BFS midka ah in lawada mideyo wada shaqeynta dalka iyo shurucda,Shurucda iskashiga calamka kala dambeyn xukummadda iyo Awooda Sharci dajinta midda xukumadda oo lagu saleyay Aqoon karti xufnaan iyadoo nidamka sami qeybsiga latixgalinayo,Nidaamka maliyadda iyo dencafinta kabixitaanka Cidamada Shisheye ee dalka muda badan kasameyay dhaqalo Abuurista oo lagu badalo dhismaha Cidamo Somaliyeyd kuwa mamulada iyo DFS balse isku hadaf ah.Jojinta mashruca Reer galbeydka ee usameysteyn sharcigi ladagalanka burcadda oo dib u eegis lagu sameyay loona qoray in dalka eey kawada baxaan Kursiga QM Gursigii Barlamanka oo somaliya xaq u laheyd in eey u tartanto iyadoo BFS lasoo mariyay xukummad ansaxisay HSM uu saxiixay Guushii oo malin galiya oo somaloya eey hogamineyso HSM uu Tanzaniya kaiibsaday.Xarumi danta guud oo laxafiday Maatida kuwa eey taganayeyna Qorshe lagu dajiyo uu socday,Waxsoo saarka dalka oo lagu amray in malgalin Hayada Cunada Adunka eey dalaga dalka iibsadan dhiri galinta beeraha si loo kobciyo.Wakilada Besha calamka oo lafaray wajibad kooda kii kawecdana dalka laga ceriyo.HSM intas iyo in kale oo badan ayaa lagu warejiyay.maanta 35 sano ayuu dalkii kuceliyay waa in isaga iyo kooxdisa dalka laga qabtaa.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 19 годин тому +1

    ihaano Waynaa!! Xasan is Dhul -
    Dhigiisa! iyo iska Qosolkiisa !
    Ajnabi‘isu dabcintiisa, Gaalo u -
    Rakuucidiisa ! Ayaa Halkaas na -
    Dhigtay ! Waxaan jeclaan lahaa-
    inuu nin Adag oo Sanka ka dhidida
    is baaxuuriyo , Qaa’id Ama -
    Hogaan sare oo Han leh noqdo !!
    Ciil badanaa ! Wadankeena sida-
    Loola dhaqmo !!!

  • @YasinKahinYusuf
    @YasinKahinYusuf 17 годин тому

    diyarada.axmad.madobe.radalka.maqabto

  • @YasinKahinYusuf
    @YasinKahinYusuf 17 годин тому

    Maxamada.xamar.waxay.togan.wayday.sayid.cali.mawaxay.xirikarta.axmad.madobe.hawiye.masajidka.cayarta.kada

  • @hodans7ufi
    @hodans7ufi 18 годин тому

    Laakaha waxaa kamaqan xiligii farmaajo dagaalku wuxuu ahaa in ay dawlada keenyo oo axmed madoobe wadata in ay dhul iyo bad somaali leedahay in ay qaadato oo kalandar cusub ayey samaysatay oo ay rabtay in ay darbi marsato dhulkii somaaliya ayadoo kabilawday sadex geesodka kenya iyo itobiya iyo somamaliya halka ay ku kalabaxaan darbigii ay bilaben ayay shacabkii balad xaawo ku kaceen oo ay ladagaalamen kadibna dawladii somaliya ayaa usoo gurmatay wayna dumisay darbigii bilownaa kenyana dawldii xiriirka ujartay diyaradihii qaadkana la jooji axmedna waxaa layiri dadkaaga kamidnaqo ee lasco sidaas

  • @BaroDiinta-q8n
    @BaroDiinta-q8n 11 годин тому

    Xasan dheekh iyo farmajo wa isku siyasad lakin farmajo wa amusna xasan shekhna meel walba bu ka qayliyaa xataa misaajid iyo lacagejacayl labadaba maamul goboled bay ka so horjedaan waxay jeclaan lahayeen in somali wada ba' do oo alshabab gumaysto labadaba waa labo ka shaqaynaya in somaliya meel walba ay amson iyo ugandhese ilaaliyaan

  • @luulwatsame354
    @luulwatsame354 20 годин тому

    Sey u lahaayeen waa tacbaan buu asagoo cad oo axmed Cade isu badaley waana ikan ee maxaad isku heysaa kkkkkkkkk

  • @CabdiYare-z5b
    @CabdiYare-z5b 2 години тому

    Wariiyi..ruunt. siiga.batahay

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 12 годин тому

    Geedanaarka waxaa wato Ethiopia , Kenya iyo imaaraadka cadowga koowaad ee Somalia , waxaa kadanbeeyo waa ingriiska