Wall waa suaal muhiim ah aan kuusheego sababta nimankaan iyo shabab way kala duwan yihiin nimankan dhamaantood waxaa ku xiran qarax si aan loo qaban in latoogto ma,ogii dhanka kale nimankaan dhamaantood waa ajaaniib wixii laga dilayna waa lasoo bandhigay oo barta telegraamka
Guul ciidanka iyo dawlada 🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿💪💪💪❤️❤️❤️❤️
Guuleysta Ciidanka Daraawiishta Jamaahiirta Puntland. Guul Iyo Gobanimo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ciidamada difaaca puntland dagaalka lagulajiro daacish Puntland Guuuuuuuuuuuul Guuuuuuuuuuuuuuuuul
Jeenaral Ayuub baa jiidi hore tago jiiray cadwgiiye. Wakaas ajinebigi jebiyey OO galay jihaadkiiye markuu jeedal adag ladhacay jagac.yirahdeene
Guuuuuulaysta❤❤❤❤❤❤
Guul iyo gobanimo
🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Maxay usoo bandhigi waayeen
adeer 2025 ayaa la joogaaye wax cadayn ah miyaad haysa waagii waxii la doono la sheegi jiray maahee 20 nin oo ku dhintay Kalabayr kasoo hadal hadii madax banaani saxaafadeed jrto
Aaway cadeentii hadalkaasi macada waayo alshabaab intaa ragbaa laga qabtaay cadeenta wan aragnaa weliba ayagoo hadlayo lkn butlan qof nool oo hadlayo waxaan aragnay hal wiil oo garowe lagu qabtay
Wall waa suaal muhiim ah aan kuusheego sababta nimankaan iyo shabab way kala duwan yihiin nimankan dhamaantood waxaa ku xiran qarax si aan loo qaban in latoogto ma,ogii dhanka kale nimankaan dhamaantood waa ajaaniib wixii laga dilayna waa lasoo bandhigay oo barta telegraamka
Waxan waa sawiradii hore
Alle hanaga soo qabto cafiwga meeluu ka yimi
Ini cidoode
Xasan dhiiqow daaroodkan iskaaga har aduunka bey kugu ceebeyen dhan walba weykaaga adag yihin inta kuu hartay isku dhiib dani iyo axmed madoobe
Kenya, Etopiya iyo beesha Caalamku waxay Jubaland ula safteen, waxay arkaan Qabyalada Xassan Dhiiqo uu kula dhaqmaayo Somali oo DHAN MARKA AAD KA REEBTID IRRIR SAMAALE (IIDOOR & HAWIYE).
Codka waa go’go’aayaa
Wax cod go ayo male he taleefanka iskä badal WAA dhinacagee
Codka waa kaa xun yahey