Xil. Xidig Jubbaland cid kasta ayay xiriir la yeelan kartaa, MD Xassan Shiikhna ma hor istaagi karo"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 305

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 11 днів тому +13

    Xildhibaan Xidig waxaad tahay Siyaasi Rug cadaa ah oo u taagan in uu dofaaco dadkiisa iyo Maamulka Jubaland.
    Jir oo joog. Guuleyso waxaad tahay geesi geedi dhalay.❤❤❤❤❤vivo😂❤❤❤❤❤❤

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 11 днів тому +14

    Maasha Allaah xildhibaan xiddig Runta ayaad sheegtay ❤❤ ❤

  • @NimcoAstur-z2i
    @NimcoAstur-z2i 11 днів тому +13

    Thanks xilbaan xidig❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 11 днів тому +11

    Xasan Sheikh Mogdishow keliya ayuu Madaxweyne u yahay.
    Jubland guul guul❤❤❤❤❤

    • @MuradAli-nx3dk
      @MuradAli-nx3dk 11 днів тому +1

      Saan hadaa Qabiil utageer san tihiin Goormee mid lanaqaa.

    • @kismaayok.7075
      @kismaayok.7075 11 днів тому +1

      @@MuradAli-nx3dk
      MARKA CAQLIGA USOO NOQDO XASAN CULUSOW MAXAA YEELAY WADANKAN SOMALIA WUXUU UBURBURAY XUKUN LABOOBO.

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 10 днів тому +1

      ​@@MuradAli-nx3dksodaawo oo sodhagyso Sambalolshe hadalkiisa 😂😂.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 11 днів тому +5

    Masha allah xildhibaan xidig xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto guul shacabka iyo dawladda Jubaland guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK Garloogube DDS D5 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 11 днів тому +7

    Mashaallaah xidig run baad sheegtay

  • @NimcoAstur-z2i
    @NimcoAstur-z2i 11 днів тому +11

    Soonaali ninkaasoo kale malga heli karaa geesi geesi dhalay ❤❤❤❤ xidig

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 10 днів тому +1

    Mashalllah excellence xidig best of best xildhubaan ❤❤❤❤❤

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 11 днів тому +6

    Xildhibaan xidig maasha Allah Guulaysta reer Jubaland❤❤❤

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 11 днів тому +5

    Cabdirashiid xidig caadi maahan waa❤ hadal❤yaqaan waan taageersanahay cabdirashiid wuxuu sheegayana waa dhab iyo xaqiiq

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 11 днів тому +4

    Xildhibaan Xidiig waa nin culus ❤❤❤.

  • @Daacad_okiza_wilka_qoraxey
    @Daacad_okiza_wilka_qoraxey 11 днів тому +2

    Sayidka nool ....xildhiban xidig geesi geesi dhalay ❤❤❤
    Hawiye uleeeye🪠🪠🧹

  • @halimahersi1145
    @halimahersi1145 11 днів тому +4

    Jubaland guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 11 днів тому +3

    Very intelligent waa siyaasi adaab leh xil. Xidig

  • @NimcoAstur-z2i
    @NimcoAstur-z2i 11 днів тому +6

    Guulayso jubalaan ❤❤❤❤❤

  • @abuyahya2936
    @abuyahya2936 11 днів тому +2

    X.cadow.intaa doolado ee.sheetay.xasanshiikh baa saaxiib dhow.la ah ee maa waydiisi xasan.shiikh xidig guul

  • @hassanawad7344
    @hassanawad7344 11 днів тому +6

    Xildhibaan Xiddig Nooloow sidii Nebi khadar Caafimaad ku noolow Nasab Nasab dhalay.

  • @LibanAhmed-d7u
    @LibanAhmed-d7u 11 днів тому +8

    Markan damiirku dhinto, sharcigu shaqeyn, qabyaaladuna xidideysato wa sidan oo kale.💔💯

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 11 днів тому +8

    Darood dalka marti kuma aha waa in iska dhicida Mooriyaan ta Hawiye iyo idoor ka midoobaan
    From jigjiga 💪🇬🇶

    • @Salugla
      @Salugla 11 днів тому

      War nin waxaan raadinaynaa Somali isku Durban oo aanu adiga kaaga xorayno xabashiye ee ha iga kala didin dadka

    • @Idriss-f6v
      @Idriss-f6v 11 днів тому +2

      @Salugla 🤣🤣 horta meeday Somalia 🇸🇴 ? Darood maxaad ku xoray adiga ba xor ma tihide Hawiye mooryanow

    • @Salugla
      @Salugla 11 днів тому

      @ aniga Somalinimadaa igala wayn wax walba ninkii doqonkiisa ka taga mid doqonkiisa Wataa dila Viva Somali

  • @malick84
    @malick84 11 днів тому +1

    Xildhiban Xidig well done 👍🏾

  • @CumarKaraamo
    @CumarKaraamo 11 днів тому +1

    Afkaaga caano lagu qabay xildhiban xidig ❤❤❤❤

  • @zamzamyussuf2655
    @zamzamyussuf2655 11 днів тому +1

    Xil xidig wa ninka kaliye mw Ahmed badali dono wayo wa ninka kaliye federal ka laxifaltami karo hadu ahmed mesha kabaxo jl uma rabno jilec sxib guuleyso xl💪🦁👑

  • @turbshit
    @turbshit 11 днів тому +2

    mooryaan dawladnimo mayaqaanan dameeray moodeen xildhibaan xidig lagend D5 🩸🩸🩸🩸🩸✅✅✅✅✅🦁👑♥️

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 11 днів тому +2

    Noolow-Xildhibaan Xidig!👏👏👏👏👏

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 11 днів тому +1

    Xidig waa runtii waana ku raacsanahay guuuul axmed madoobe garguurte waa kala qeybiya umadda allaha kaqabto

  • @mohamudabdi4032
    @mohamudabdi4032 11 днів тому +5

    Libax labo maha xidig guull

  • @CiiseCaray
    @CiiseCaray 11 днів тому +1

    War xildhibaan xidig laandheeraysana guulayso mudane

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 11 днів тому +1

    Masha Allah
    Sirta hla asturo.
    Safe the secrute of your nation.
    You must find out.❤❤

  • @abdirashidgesod5433
    @abdirashidgesod5433 11 днів тому +2

    xidig geesi geesi dhalay guul guul

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 11 днів тому +1

    Xasan shiiq daarood ayuu duulaankyyahay waan lasoconaa usc oo magacii dowkada wadata ayaa dalkii dadkiiba❤bananas❤ waa cadahay

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 11 днів тому

    MASHA ALLAH xildhiban ninkan wariye ah afki HSN DHIIQO ayuu kuhadkaylaya

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 11 днів тому +1

    Maashaa Allah xildhibaanku si fiican buu u dhigay

  • @hersijama6742
    @hersijama6742 11 днів тому +5

    Asc.waar xasan cadde; waxaan kuu soo jeedin lahaa inaad ku dhaqanto saxaafad dhex dhexaad ah.waayo waxan ogayn markii aad wareysatay cabdullaahi cosoble , wuxuuna u gefay ummad dhan oo somaliya degan, mana ka qaban mana kaga hor imaan fikradda guracan oo uu hortaada ka yiri.
    Maantana waxaan u jeednaa inaad xidig aad u warareyso .marka is daba qabo oo isasax.

  • @CumarKaraamo
    @CumarKaraamo 11 днів тому

    War xidig waan taageeesanhy ❤❤

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 11 днів тому +4

    Xasan Cadde goormu Qabiilku ka dhamaan iyo Hawiyenimada ogowna in aadan ahayn wariye sax ah.

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 11 днів тому +2

    Jubbaland iyo Xanarkand waa laba dowladood oo siman una siman macaamilka dunida. Hawada Jubbaland ma maamuli karo Xaan Sheekh iyo Mooriyaantiisa oo aad Xasan Caddow aad ka mid tahay! On the other word Hawiye iyo Daarood dowlado ay kala leeyihin ayaa ka jirta Somaliya.

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 10 днів тому

    Guuuuuul Ahmad Ma Dobe Guuuuuuuul Ahmad Ma Dobe 👍🏾♥️👍🏾♥️👍🏾♥️♥️👍🏾♥️👍🏾♥️👍🏾♥️👍🏾♥️👍🏾♥️♥️♥️👍🏾♥️👍🏾♥️♥️👍🏾👍🏾♥️👍🏾♥️👍🏾👍🏾👍🏾

  • @MaxamadSheekhabdi
    @MaxamadSheekhabdi 10 днів тому

    Xidhibaan xiddig shukran
    Wariyahan malaha saxan baa markuu fashilmay
    Dagaalka qaybataada kawad

  • @hersijeego7451
    @hersijeego7451 11 днів тому

    Absolutely well spoken, well done and good on you.

  • @SaidMuhamett
    @SaidMuhamett 11 днів тому +3

    Wariyaha azaga xasan shiikh wuxu sameeynayo way la saxanyihin taasi waxa cadeenaysa sidii uu uu uhadlayo jawaab uma baahna inay urur samale islayihin 😂

  • @mos1954
    @mos1954 11 днів тому +2

    Somali Waa Isdeeysay , Haddii Walaaltino Lawaayo iyo Heshiis Qaran, Ha Israamsato.
    Teedakale Haddii Madaxda Dalkan uu Xassan Utalinkaro, Ama Alshabaab uu Sooxirikaro, Xassan Hasameeyo, Ciddii uu Lasooheshiiyay Ee Ethiopia iyo Kenya baa Hadana Dhankakale Kacaawinayo, Taas Waxey Kutuseysaa Xassan Innuusan , Alshabaab Iyo Kenya Iyo Ethiopia Uxoogbadneyn Balse uu Shacabka Liito Kutunto.
    Tii Qabyaalada Iyo Calooshood Ushaqeestayaashana Wey Dhimantahay. Marka Xassan Hooshii loo Igmaday Innuu Dalkan Nabad Kusoodabaalo Wuukaweecday Hadaba Somali Meeshey Doonto Haqabato.

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley5047 11 днів тому +1

    How about jigjiga Iyo gaarisa cidwalba maxey ula xariirwyeen

  • @koraneawl5575
    @koraneawl5575 11 днів тому

    ❤❤ mansha Allah xildhibaan xidig

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 11 днів тому +1

    Hassan Cadoow ninka aad wareeysanayso igu soo’orad ma ahan waa siyaasi Rugcadaa ah oo well educated,Madaxwaayne Hassan iyo prime minister Hamze markii aay ganacsiga iyo Inji’oowyada kashaqaaysanayeen xildhibaan Xidig wax uu ahaa siyaasi kashaqeeya dib u heshiisiin siloo helo Doowlad Soomaaliyeed dib u curata,Xidig waad ogtahay in uu yahay siyaasi culus waxaan filayaa in adan ugu soodagdagin sida siyaasiinta kale.

  • @abdirahmanabdille3007
    @abdirahmanabdille3007 11 днів тому +2

    Meel aan Dawlat kajirin ee mooryan boobeyso magac beeshay dumihayso weli aaminsayahay Waa nasibdaro Wariye bislan ma aha

  • @BashiirFarah-p7m
    @BashiirFarah-p7m 11 днів тому +1

    Hawiye wax ka Barto macalin xidig
    Sidaas aya loo baahanyahay in wax
    Loo sheegto viva daarood

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 11 днів тому +3

    axmaad ciidla hadleso majirto waana qawarija kuwan kuligod waa jaajuus

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 11 днів тому

      Ahmed asagaa lahosyimada e moryanta mahosyimado jajus axmar gurgurte kaadag Ahmed

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 11 днів тому +2

    Wonderfully

  • @isxaaqboorow3457
    @isxaaqboorow3457 11 днів тому +1

    Hhhhhhh wlhi wan qoslay cawa markan warkan dawada xildhibaan xidig waa niin af tahan ah midka sida qabka daran wax u waresta ah waxba waa ka qadi waaya

  • @Kamilaomar-d7z
    @Kamilaomar-d7z 11 днів тому

    Mashaallah wa nin gesi ah

  • @hassanawad7344
    @hassanawad7344 11 днів тому +4

    Kuwaan comments qoraya qaar baa qoraya Dawlado shisheeye ayuu la heshiiyey Dhammaan dawladda Xasan Maxamuud Calasow Gurguurte waa jaajuusiin wax yar maahee

  • @Raadadka.Taariikhda
    @Raadadka.Taariikhda 11 днів тому

    Nin aqoon yaqana Qabilaysti aha oo qabilku ku wayn Yahay nin dagan
    Suala si dagan oo aqon iyo Xirfad ka muqato uga jawabaya walhi anan la qabil ahayn aya u qoray Mashalah Ala hiba siiyay Ninka

  • @dekahussein2954
    @dekahussein2954 11 днів тому

    Masha Allah wa runtis mudane xidig guleso

  • @FraxsicidJamhad
    @FraxsicidJamhad 10 днів тому

    ❤❤❤

  • @SakariyaShigow-o5e
    @SakariyaShigow-o5e 11 днів тому

    Walaahi ma ogola mana rabyo
    In uu qiro madax weeyne in uuyahay xasan shiikh xitaa ma ogola.

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 11 днів тому

      Xasaan rerkisu madaxweyne uyahaay somali waisnacdaay

  • @bardacad
    @bardacad 11 днів тому +1

    NIN ASAGUBA XAAR CUNAYA XASAN XARAASH IYO RAKAABKIISA BAA DHAHAYA AHMED MADOOBE FARAHA SOO DHAQO

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 11 днів тому +3

    Somalia mamul gobileedyada ka jira si qaldan ayay wax u fahameyn xaq umalaha qaranka xad gudbaya caalamkaba kama jirto

    • @Queenfatxa1
      @Queenfatxa1 11 днів тому +3

      Qaranka 😂😂😂 qaranka? Qaranka xassan biiq 😂😂 oo ay ka buuxan musuqa 😂😂

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 11 днів тому

      Somaliya kama jiraan maamul goboleedyo.Kamana jiraan Federalism e waxa ka jira waxa la yidhaa anarchism.
      Meel aan amarka la kala qaadan waxa la yidhaa anarchism..
      Federalismku waa hal dawlad iyo laamaheeda.

    • @foziaibrahimosman9842
      @foziaibrahimosman9842 11 днів тому +1

      Dowladaha federalka leh gobolwalba asagaa is mamula waana la isku ixtiramaa sidii 91 dagaalku markuu dhacay wadanka oo dhan ayaa burburay marka taasoo kale in aysan dhici ayaan federal u nahay

  • @abdirizaq6408
    @abdirizaq6408 11 днів тому

    Federal means No Unity

  • @blueline502
    @blueline502 11 днів тому

    Warkan Ahmed madow umuuqdo bal adigu dib isufiiri shaley puntland waa jaajuus 🇦🇪 iyo eithopia maantana waa jubland jaajuus Kenya 🇰🇪. War waan wada ceebey sanahay anaga oodhan reer loojojin maa. Ee dib isugu noqda oo xasuusta waan aad rabtaan modeen in Hawiye leeyahay waa wax aan wada lenahay hadaad ku siiwadaan anaga oo wada duleysan ayaan shiisheye nawada qabsan

  • @abdibareabdule3441
    @abdibareabdule3441 10 днів тому

    Wadanka soomaliya waxaa burburiyey qabiiil iyo nimankan madaxda ka ah maamul goboleedya oo ka Amar qaato kenya iyo itoobiya

  • @abdinaasirhassan4897
    @abdinaasirhassan4897 11 днів тому

    Kani ma wariyaa mise waa uu hanjawabayaa ninka aad u godineysid inan lagu fahmeynin ha modin xassan cadow

  • @abuyahya2936
    @abuyahya2936 11 днів тому

    X.cadow.intaa doolado ee.sheetay.xasanshiikh baa saaxiib dhow.la ah ee maa waydiisi xasan.shiikh

  • @AhamedAlly-ub8gv
    @AhamedAlly-ub8gv 11 днів тому +2

    Soomalia dowlad bakajirto
    Xasansheekhbana
    Hogamiyo

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 11 днів тому

      Xasaan banadiir buu xukumaaa

    • @FADXIUGAAS
      @FADXIUGAAS 11 днів тому

      Xasan tuug xabaalaha gate hadhaco

  • @Mahadahmed19-g7c
    @Mahadahmed19-g7c 11 днів тому +1

    Ogaadeen dhulkii eydaganaayeen itopiya iyo kenya ayey uhibeeyeen maantana dhulkii xorta ahaa ayey rabaan iney xabashi iyo Kenyan kuwarejiyaan

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 11 днів тому

      Ogaden hakuwalaan moryaneey dhul aad bobto maheyno afkaan xabaad kaladhacayaa

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 11 днів тому

      Mahadaxmed
      Ogden iyagabo xabad kale hotagey itopya hawiyabo badihi seylac iyo kismanyo iibsadey .hawiye imankey la yihin dalka oo dhan shilin bey ku ibsan lahayen.lakin darod baa hortagan

  • @baxsan698
    @baxsan698 11 днів тому +1

    Kan oo kale in lawaresto waa laga feecanyahay wxn lagushegaya xildiman illaahow adaa soomaaliya u maqan

  • @hassanmuhumed6721
    @hassanmuhumed6721 9 днів тому

    Siyaasi ruug cadaa xildhibaan cabdi rashiid xidig waa nin codkar ah af tahan ah nin adeeg ah warkiisu waa cadyahay mahad sanid xildhibaan cabdi rashiid xidig madaxwaynaha mustaqbalka dhow

  • @mohamedabukar9561
    @mohamedabukar9561 11 днів тому +1

    Wadani hadii aad maqasho waa daarood ba aqoon ayoo sheganaa suasha la wey diyay ee ina cag jar cabsi dar teed ayuu si kale u fasiray qof gumesi ku dhashay ama adoonsi waligiis ma xorobo dal kisa ayuu lidaya xabashina wuu cabudaa

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 11 днів тому

      Meyd gal niiinka usujudaay tariikhda wa wcawanta hawiye dowladnimada maaha abi ahmed oo ladhunkaado hadaad dal jeceshahaay ethopia shalaay cadow aad laheed madhunkateen rer qarxaaye

    • @mohamedabukar9561
      @mohamedabukar9561 11 днів тому

      @FatumaOsmn kkkk xassan uma a sujudin lkn nacas kii baqtiga ubaxna u talaalay iskaga iyo naag tiisa ka warsan damiir lawihii darood oo gacanta la heestay sida dhoocil 4 dakad u ogoladay maxaa ku til maami le heed ee iib saday qabi dhagax sxb magac u bixi dayuus ka

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 11 днів тому

    Dowladda iyadaa laga rabaa inay dadkeeda isukeensato ee iyadiibaa shisheeya ugu yeeranaysa burburinta dadkeeda kolkaa in ay dadku raadsadaan sidii aye dan moodaan la yaab ma lahan waa fakarka talo maroorsiga ah iyo burburinta dastuurka baa u sabab ah in somalia kala tagto.

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 11 днів тому

    Dabadhilif iyo shisheeye kalkaal loogama baahna wadanka 💪🇸🇴❤️ dowlada Dan-qaran iyo dal-xoreeye dadaalkoodii mira-dhal noqoy 👍

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 11 днів тому

      Waxaas banadir kadshaqeyan anagaa umajojino

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 10 днів тому

    Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa ka Waran Xassan diirato oo caadeystey dal dhan Wixii uu lahaa dhacaya oo daaraha ka dhisanaya Egypt Tanzania turkey Kenya emirate dadkii danyarta ahaana buulashodii duminaya ee banaanka la taagan ilmaheey Jaamacado bey ka bexeen kaas Nocaas ah Kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Maxaad kula talinlaheyd Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa barlamaanka Somaliya Waxaa laga Rabaa Sida Madaxweynihii South Korea Waa In Xassan diirato loo Soo xiraa oo lala xisaa tamaa Waabaa Nin doqon ah dhumey Markii la Soo heley buu yiri Maxaad iga heshaan beritaan dhumiye Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Nocaas, Waxaa kaa yaabinaya group ka Xassan diirato ee Shaley Ethiopia dad'dhan u jaa'ifeynayey Waa tey lahayeen oo dheheen dadka beydhabo Waa Wacaladii Ethiopia ay ku dhaleen ??? Maantey Xassan dhiiqo baa Ethiopia jogaa oo leef leefayee Maxey Maantey Umada Somalida u Sheegi donaan Mise Xassan dhiiqo'na Ethiopian baa dhaley ??? Xassan dhiiqo oo Aqoonsigii uu Ethiopia ka Rabey Ma ka heley ???? ileen Xassan diirato Waa Nin Ku caan baxey hab dhaqan ka balan baalista bal Adiguba dhageyso khudbadii Xassan diirato oo dhahaya Ethiopia Waxey diidey iney Na Aqoonsato ??? War ninku Ma aqoon Raadis baa??? Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??? Xassan dhiiqo hadii uu xukunka ka dego Waa in Maxkamad la kenaa oo lagula xisaab tamaa hantida uu dhacey

  • @abdulkadirmohamedadan7416
    @abdulkadirmohamedadan7416 6 днів тому

    Md xasan sheq iyado dawlada somaliya ay kaso horjedo kenya o diyaradahodi la jojiyay ayay diyarad ku yimaden hada ka hor markasay dorashadi md Axmed madobe ku calema saaren kismayo md xasan sheqna isago mucarad ah wa uu taageray wuna ka qayb galay mana usan dhihin dawlada kenya faragalinta haka dayso somaliya bal wuxuba ku tilmamay qofki somali ah e wadan shisheye u carara gar ayu u leyahay dawlada markas jirta aya dambigas iskale wuxu aha hadalkisi waagas laga qabtay

  • @AbdullaIdiris
    @AbdullaIdiris 11 днів тому

    Tuug lugaweyn waaye Kani caloshis ushaqeyste waaye dameer dawadhilif waaye

  • @Maanhub
    @Maanhub 10 днів тому

    Soomaaliya dowlad malahee ee xasan aqal uu leeyahay weeye.

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 11 днів тому

    Axmed madoowe meeqo madaxweyne ayuu fadhiyay mid walbana wuxuu la diriraa markii doorshadiisa la gaaro.ninkaan ku faanaya Kenya iyo Ethiopia damiir kiisa wuu dhintay

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 11 днів тому

    Jubooyinka waxan ku dareynaa kenya ruto ayaa xukumi mabo loobahno somali .wayo wa argagaxiso

  • @abdulqadiradamali
    @abdulqadiradamali 11 днів тому

    Warkaan iyadoo la eedo ayaa ii muuqata!!!! Wllee somali dowladnimo waa naga dheertahay

  • @NadiirAbdi-cs4tj
    @NadiirAbdi-cs4tj 11 днів тому

    Jubbaland guuul insha allha

  • @Daacad_okiza_wilka_qoraxey
    @Daacad_okiza_wilka_qoraxey 11 днів тому

    Laandheere daarod ah markuu dameer hawiye is dhoho warso sidaas umbaa loyasi ...adeer xidigow kuraaxayso walibana raro xaafada hakugeyo markuu waraysigu dhamaado damerka damerku dhalay😅😅😅

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 11 днів тому

    Reer Jubbaland Guulaysta Masuul bari tagaya yaan loo dumin hala taageero waqti dhaw waa baxayaa

  • @JamaMuhiyadin
    @JamaMuhiyadin 11 днів тому +1

    Xasan sh filin dhamaaday ayuu jilayaa qof iyo cod been ah

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 11 днів тому

    Somalinimo iyo Qaran Somaliyeed wax la dhaho ma jirto X. Caddow bernta naga daa xitaa dowlad baan ka jirin Sonaliya. Just by nominal frame fake goverment.

  • @abdisalanali6346
    @abdisalanali6346 11 днів тому +3

    Horaa usheegay iney dadkan dahireynin ee waa ineyn dowlada xabad afka ka galiso ayey astahilan😮😮😮

    • @nimcandaacad3151
      @nimcandaacad3151 11 днів тому

      Dowladu iney xalaal tahay sow kama horeyso wll ileen hal xaaraan ah nirig xalaal ah ma dhashee?

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 11 днів тому

      Xabadaa sotii sowlada fotadaa lagagaliyeey maskiin cilaan

  • @abuyahya2936
    @abuyahya2936 11 днів тому

    Xasan cade waa write qayaadaysan md.xasan isagab itobiy.dharka kuwata

  • @abdiafiahmed1019
    @abdiafiahmed1019 11 днів тому

    Sida kali ah ee ay soomaalia ku badbaadi karto waa in kapitalka laga badalo Muqdisho.

  • @ugassabdilleiman7004
    @ugassabdilleiman7004 11 днів тому

    Kooxda Hassan Sheikh Mohamud waxaay ku tuunteen destuurka wadanka mar xaadi aay ku tuunteen distuurki Xaaq umaleh iin laa qaadariyo

  • @SalM00Z
    @SalM00Z 11 днів тому +1

    War Dawlada hala taageero, noloshadii oo dhan ma daarood iyo dir iwm ku jiraynaa
    Goormuu ruuxa somaligu la tartami aduunka

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 11 днів тому +1

      Xaarwiye hhhhhhhh kaliga niiiki

  • @blueline502
    @blueline502 11 днів тому

    War dadka Somalia maxaa kaqaldan xasan sheikh asagaa kursiga kufulay igaar keygo waxaa nabad sugid ah sanboloshe waxaa arima dibad ah fiqi 1991 aa lonoqonaa. Wali waad hadleysaa Ahmed madoo

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 10 днів тому

    Xasan sheeq shaley asgaadiidana doorasho iyo dowalad nimo waa manta tan heysata

  • @silverloola726
    @silverloola726 11 днів тому +1

    Xasan Cade Maha wariy fiican. SMS waxeey noqotey Hawiya Channel oo Afka Xasan Munaafiq ku Hadasha. Xasan Cadde waxuu eedeeyn ku tuurayaa Ahmed Madoobe Asagoon Heeeysan Xaqiiq. Xasan Cadoow meeqa Dollar buu Xasan Munaafiq ku siiyaa.

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 11 днів тому

    Federal system waa in laga gudbaa oo loo gudbaa confederation,

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 11 днів тому

    Qof tubaah qabyalad labukah ayuu wareysanayaah wariyahu hooyadaa was meeshey rab tey aadi kartaah kulahaa gabar wal ba

  • @MustaphaNur
    @MustaphaNur 11 днів тому +1

    Caqli hawiye waa kaas mooryaan cuqdadaysan oo aan xishoon

  • @abdimuktar3153
    @abdimuktar3153 11 днів тому

    Xildhibaankan waligiis ma fahmin nidaamka federaalka waana sababta uu u hadlayo sidii qof geel ilaalinaya ee aan cilmi laheyn dadka leh guuleyso ogaado waa guuldaro usoo hooyatay somaali oo dhan waayo in shisheeye lala shaqeyo sharciga miyaa dhigaayo mise waa qaran dumis

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 11 днів тому

      Orodo hasaan usheeg waxaas abi ahmed olaleflefo miyaa dowladnimo eh

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 11 днів тому

    Cee hooyadaa was ma madaxweynahaa jaray waaran mase maxkamada wadan xarood baryo wax kumalahan hargeysa xamar laguma jari karo waaran ethopiya kanya ayakaa is keenah

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 11 днів тому

    Wlhi xildhiban xidig waa siyasi bisil
    Waxbo ka qarin diplomatic language ayuu ku hadlay hassan sheekh inuu siyasad waxbo ka aqoon yaad fahmaysa farmajo inuu istoogta u dhiman naag una qabin bu ka ilmo dhalaya farxanow odawayow wilkaygiyow lkn hassan sheekh wuu ogyahay wax walba lkn xaranta aya qalbada madoobaysay waana NGO hadii lashaho wilka ad dhashay iyo gabadhada so dil lacag ban ku siine wlhi madaxooda ayuu ku keeni

  • @Salugla
    @Salugla 11 днів тому

    Horta ninkaan Xasan ah waa miskiin isagaa is fashilinay Dayuurad baa timid oo wasiiro qaaday ayuu leeyahay hadan majirtaa ayuu leeyahay

  • @AbdullahiHirsi-g7b
    @AbdullahiHirsi-g7b 11 днів тому

    Waxaan kafahamay jubland iney dowlada shisheeshey ay jaajuus u tahay somalia ma dhawa

  • @Ants_bab
    @Ants_bab 9 днів тому

    Ax ax kuwaan Allha. Dhinac. Allha. Naga marsiiyo

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 11 днів тому

    Bafhadaabka Wajeer ha ma imankaro Muqdisho kii oo xidhiidhka u jaray Mr Ruto kkkk
    Edaab ayuu leeyahay sida Cagjar.

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 11 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤