Ribada Wakhtigii Rasuulka (scw) & Ribada Maanta.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024
  • Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
    • SIIRO 01 | Sidee Siira...
    Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
    1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
    2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
    3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
    4: muuqaalo documentary ah
    5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
    6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
    7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
    My Gmail: Khadarjohar@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 34

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 8 місяців тому +1

    Allaah u noqo oo kafiirso waxa aad turjumeyso.
    MAHADSANID

  • @S..o0264
    @S..o0264 9 місяців тому +2

    Masha Allah noo soo badi doodii ibnu taymiyah iyo imaam Raazi ❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 9 місяців тому +2

    🥺🥺🥺 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, mana jirto cid kale oo garab ii ah ama aan ku tiirsanahay. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo taas xaaladda liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo meel masaajidka banaankisa ah oo aan deegaan ku haboonayn ayaa gabbaad ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo iyo Allahdartiah. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi 252 617313184 🥺

  • @SakariyeHusein-mn8rc
    @SakariyeHusein-mn8rc 9 місяців тому +1

    Masha allah

  • @HassanYasin-h5o
    @HassanYasin-h5o 9 місяців тому +2

    Mansha ALLAH zxb sidaad noogu sharaxday ALLE ha kuugu naxariisto

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 9 місяців тому +2

    ماشاء الله تبارك الله

  • @MohamedDayibMohamed-r3h
    @MohamedDayibMohamed-r3h 9 місяців тому +5

    Ilaahay wll shaqadan aad hayso mid ilaahay dartii ah ha kaaga dhigo markaad dhimatana sadaqo jaariya ah ilaahay hakaaga dhigo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @hareed114
    @hareed114 9 місяців тому +1

    ❤❤❤ cilmi baadhistada wan xiiseyaa hore u soco❤❤❤

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 8 місяців тому

    SUBXAANALLAH, CARABKAA IIMAAN LA'AANTU HEYSO , KALSOONI DARRADA MADAXDA CARABTA OO KALE AYUU QABAA EE WALAAL ALLAAH UNOQO.
    XUMAANTANA HASII FAAFIN.
    MAHADSANID

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 9 місяців тому +2

    M.a Mahadsanid ustaad khadar ❤❤❤

  • @qaaliqurux6181
    @qaaliqurux6181 9 місяців тому

    Ilaahay haku xifdiyo wall nagu qaali ah

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 8 місяців тому +1

    CAQLIGA CILMAANIYIINTA IYO ASXAABU MURAABAXA ,
    HALLA IMAN MEESHAN, NIN YAR OO KHEYR KASHAQEEYA AYAAD
    DIINTU DUUG MA AHA EE WAXAA FASAHAADAY ADDUUNKA!!!!

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 9 місяців тому +2

    🥺.🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay 🥺 🥺

    • @HwoMoha2
      @HwoMoha2 9 місяців тому +2

      Asc wll kuma dhahayyo wax ban ku siin lkn haday macquul tahay ma kula hadli kara sida meel an kala soo hadlo maledahay oon lambar ehen haday haa tahe fdln isheeg

  • @Suhayb_qoslaaye
    @Suhayb_qoslaaye 9 місяців тому +2

    Wll waanu ku jecelnahay muuqaaladaada marka aad soo dhigtid aad baan ugu farxaa

  • @mahadcaddaan
    @mahadcaddaan 9 місяців тому +3

    Big respect to you ❤

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 9 місяців тому +3

    Mahadsanid bro

  • @smaliwolf
    @smaliwolf 7 місяців тому

    ku dhex jirka aad cilmigaan ugu dhex jirtid caalim
    baad ku noqotayy wlh sxb waxaan rajeeynaaa dadgoo dhan inaad ka fikir duwantahy maanta dhan kasta

  • @LoFi-qarshe
    @LoFi-qarshe 9 місяців тому +1

    Big respect

  • @AdanYoniis-s9k
    @AdanYoniis-s9k 9 місяців тому

    Wax badan ayn kaa barty ilahay khayr haku siyo

  • @hibocadar5342
    @hibocadar5342 9 місяців тому +2

    Thank u so much wll❤ aniga ka shaqsi ahan wan xiseeyaa arimaha dhaqalaha la xidhiidha 😀interesting beyba leyihin 😅

  • @HIDIGAAWIGA
    @HIDIGAAWIGA 9 місяців тому

  • @Runtahaygunicin
    @Runtahaygunicin 9 місяців тому +2

    Wcs 😊

  • @mohamedaden3607
    @mohamedaden3607 8 місяців тому

    Mahadsanid

  • @HIDIGAAWIGA
    @HIDIGAAWIGA 9 місяців тому

    ✅☑✔

  • @Suhayb_qoslaaye
    @Suhayb_qoslaaye 9 місяців тому +1

    Zxpow jaamacada ayaan ku jiraa oo sanadkii hogu danbeeyey weeye ee wll waxaan rabaa in aan qoro kitaab ku saabsan ribada ee wll ma iga caawinaysaa

  • @SayidOmar-d1u
    @SayidOmar-d1u 9 місяців тому +1

    Sxpow maxaa kugu dhacay waan kuuxiisnee

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 8 місяців тому

    SUBXAANALLAH, WAR ONANKII MAXAA MAANTA QAADAY?
    MAXAA FAA"IIDO KUUGU JIRA INAAD CUDURDAAR USAMEYSO RIBO.

  • @AbasMustaf
    @AbasMustaf 9 місяців тому +1

    Waxaan ka sugnaaba "jinka dadka ma galaa" asiga oo muqaal ah ayaa rabnaa

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 8 місяців тому +1

    Saaxiib waxaad turjuntay Cilmaani marine habaabintiis.
    Diintu markasta wax ay lajaanqaadeysaa Dhaqanka Adduunka.

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 8 місяців тому +1

    KAWARRAN HADDAAD GAARI AAN KAQAATO SO AAN UGU SHAQEYSTO.
    GAARIGA QIIMIHIISU HADDAAD KAASH BIXINEYSO WAA $1800.
    HADDAAD YARYAREYSANA WAA TOTAL $2100.?

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 8 місяців тому

    WAR ALLAAH KACABSO OO DIINTAADA IYO SHARAFTAADA DHOWRO

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 8 місяців тому

    ADDUUNKU WUXUU DADKA SANKA KAGALINAYAA IN QOWMU LUUD LAWADA NOQDO,
    MIYAAN NOQONEYNAA?
    SHAQADOII IYO GANACSIGII, WAXBARASHADII .....
    QOWMU LUUD AYAA JOOGEE MA LAJAAN QAADEYSAA WALAAL?
    FAHAMKAAGA HAGAAJI

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 8 місяців тому

    WAR NINYOHOW AAD BAAD UFUDUDAATAY MAANTA!!
    IMAAMADAASI WAXEY SHEEGEEN ARAGTIDOODU HADDII AY QILAAFTO KITAABKA IYO SUNNADA, IN WARKOODA LAGA TAGO. SIDAA AWGEED NAS WIXII AAN LAHEYN AYAA IJTIHAAD LA OGGOL YAHAY.
    CULUMO RAACI MEYSID EE NASKA AYAAD QAADANEYSAA.
    MAHADSANID