Sheekh qadar masha Allah inan ka caqli badan ficiisa iyo kuwa ka wayn ma arag Mida kale Aniga ma aaminsani jin in uu biniaadam.ka gali karo awoodaas ilaahay jinka ma siin
Thanks so much Ma Ognahay, qofka la yidhaahdo jin ayaa galey, marka qur'aanka lagu akhriyo ( qaarkood ) waa maxay codkan ka dhex hadla oo aan aheyn codkii kagu yiqiiney ( tusaale waa dumar, codka aad maqleysaana waa cod rageed ) ( fadlan khadar ma isku deyi kareysaa inaad su'aashaa ka jawaabto )
Asc, khadarow wall Jinka iyo Iblays ama Shaydaan kala saar. Kan sixirka iyo xumaanta loo adeegsadaa waa Shaydaanka ama Iblays, jinku islaam iyo gaalaba wuu leeyahay, shaydaankana wuu ka duwan yahay. Waanna kan la inooga digay ee illaahay balanka la galay inuu ina duufsan doono. Mahadsanid
Sabatay mayya u yirahden waxa u muuqata logical o wa lagu qaci kara lkn waxay u muqata inay simayan dadka wanagsan iyo dadka xun tusale sixirolaha dadka wanagsan Ma dhibi kro lkn inkasto asiga bini adam yahay hadane wuxu adegsada jin marka ma waxay dhihi wax Ba ma dhibo dadka jinkas?
Jin dad galaa ma jiree waa khuraafad dadka waxaa ku shaqaystaa Bal jinka somalida galaa muxuu u gali waayey dadyawga kale Bal somalidii sagaashamadkii iyo wixii ka horeeyey noolayd muxuu gali waayey jinka maanta galaa
@@jawaahiri Haa waxaa soo gaadhay sagaashamadkii oo ku noola hargaysa qof jin galo lama arki jirin cilaaj na kumuu ool hargaysa dadka inaga waawayn na waad waraysan kartaa Ta kale inta aan arkay dhul iyo dad muslimiin ah oo gayiga ka baxsan itoobiya ugu badan Waar jigjiga dhawrsano ka shaqayn jirey oo maan arkin qof la yidhaahdo jin ba ku jira waxaa kale arkay oromada iyo qawmiyadaha kale itoobiya Waxaa is waydiiyey jinka somalida galaa muxuu iyaga u gali waayey Ka dib waxaa waraystay dadkii iga waawaynaa igana waayo aragsana aduunyada in badan soo arkay Waxaa ku qancay waxani inuu yahay khuraafad ay wahaabiyiintu dhawaan la timid iyo dalka oo dawlad la'aan ah oo cid ka qabata waayey
Aduu intaad jinka ka hadal isleedahay Yassir qardhi adiga Yuu ka Saarin isagana sheekh ku Ah wax kaste ood ka hadashna shubahaad baa ku jira macal siirada islaam ka Markaad ka hadlayso Yussir qardhi Waa nin Diinta islaamka si qaldan u faafiya waxanad tahay baan umalaynayaa inaad Africa ku nooshahay wa ayo janbalada gaalada Ayaa wax kasoo qatadataa waxaad ka hadlayso😂
Jinka xitaa may isku qilafaan ashaaciro iyo salifiyo
😁😁😁waa su'aal cajiib ah runtii!.
N9ga jawab hee😂@@jawaahiri
Muuqaal kala nooga jawaabi doonaa I.a😁
@@jawaahiri Mashallah runtii wax badan ayaan kaa faaidnay Allaha ku sharfo
@@jawaahirisxb "abderaouf ben halima" sheikhan noga waraan
Jasaakalaah khayr ha ka daalin dhamaan hawlaha wacyigalinta bulshada ah sida arimahan oo kale ah❤
جزاك الله خيراً وبارك الله فيك اخي الكريم خطر
Sheekh qadar masha Allah inan ka caqli badan ficiisa iyo kuwa ka wayn ma arag
Mida kale Aniga ma aaminsani jin in uu biniaadam.ka gali karo awoodaas ilaahay jinka ma siin
Mahadsanid❤
Maasha allaah waad soo noqorey mudo dheer baad maqneyd
mahadsanid sxb ani caqli ahaan ashaaciro aa wataa
Big respect to you ✅
Alaha ku barakeeeyo khadar
Wll aadbad u mahadsantahay, Dhanka kalena waxan jeclaan lahaa Documentryadii inaad noosi wadid❤
Masha allh wllky adi wax badan ba ka faa iiday ila laytul qadarka jipril 10kahor sa noogu so gudbisay😮
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks so much Ma Ognahay, qofka la yidhaahdo jin ayaa galey, marka qur'aanka lagu akhriyo ( qaarkood ) waa maxay codkan ka dhex hadla oo aan aheyn codkii kagu yiqiiney ( tusaale waa dumar, codka aad maqleysaana waa cod rageed ) ( fadlan khadar ma isku deyi kareysaa inaad su'aashaa ka jawaabto )
May wll
Lkn ma aragtay qof noocaas?
@@jawaahiri Haa goobjoog ayaan u ahaa gabadh dhacdey oo imaamkii masjidka xaafadu quraan ku akhriyayo oo nin ka dhex hadlayo isagoo leh ( quraanka aad akhriyeysaa bilaale cadeyn maayo, bilaale waa bekeeri yar oo kan coffee-ga lagu cabo le'eg)
Ustaad mawduucii ururka onf soo diyaari mahadsanid
Keep going bro
haa
Haa
Keliya codkaada soo saar oo muqalkaada qari, wayna kuu fududaneysaa adiga inaa diyaariso dadka daawanayana waa macaan sanaayan muqalada
Nio waxaa rabtid naguma shubeesid 👎 waana kaadiidney, jiniga dadka wuu galaa sidasa sidaase Culumada u badanyihiin 👍
Asc, khadarow wall Jinka iyo Iblays ama Shaydaan kala saar. Kan sixirka iyo xumaanta loo adeegsadaa waa Shaydaanka ama Iblays, jinku islaam iyo gaalaba wuu leeyahay, shaydaankana wuu ka duwan yahay. Waanna kan la inooga digay ee illaahay balanka la galay inuu ina duufsan doono. Mahadsanid
Qabta kale soo daa
Mahadsanid wall waxan ka codsan laha inad suqa forex si cilmiyaysan uga so hadasho hadi ay jiran culumo si fahfahsan u sharaxay
Sabatay mayya u yirahden waxa u muuqata logical o wa lagu qaci kara lkn waxay u muqata inay simayan dadka wanagsan iyo dadka xun tusale sixirolaha dadka wanagsan Ma dhibi kro lkn inkasto asiga bini adam yahay hadane wuxu adegsada jin marka ma waxay dhihi wax Ba ma dhibo dadka jinkas?
Salfiyo iyo ashaciro nagu washay waydan akhii😂❤
Ashaaciro ayaa saxan caqli ahaan iyo cilmi ahaan. Waayo xadiis iyo aayad quraan ah oo daliil u ah in jinku dadka galo ha keenan dadka qaba jinba gala dadka mida kale dhaqankan soomaalida ayaa aad looga iibiyay.
Haddii aad Luqaad an somali ahay taqaaniid halkan booqo "abderaouf ben halima"
Sxb waxaad is ku daraysaa jini iyo shaydaan shaydaan waakii ilaahay caasiyy(malaa ig bu ahaa) jinina waa mid aadamaha la level ah
Shaydaanka wxu ka tirsanyahhay jinka saas ma u ogtahay horta
Iblis dabaa laga abuuray maaliktan nuur soo malaaik gunoqda😂😂😂
Jin dad galaa ma jiree waa khuraafad dadka waxaa ku shaqaystaa
Bal jinka somalida galaa muxuu u gali waayey dadyawga kale
Bal somalidii sagaashamadkii iyo wixii ka horeeyey noolayd muxuu gali waayey jinka maanta galaa
😁😁😁19080s iyo 1990s kii inuusan Somalida jinku gali jirin ma inoo xaqiijin kartaa mahameddoow?
@@jawaahiri
Haa waxaa soo gaadhay sagaashamadkii oo ku noola hargaysa qof jin galo lama arki jirin cilaaj na kumuu ool hargaysa dadka inaga waawayn na waad waraysan kartaa
Ta kale inta aan arkay dhul iyo dad muslimiin ah oo gayiga ka baxsan itoobiya ugu badan
Waar jigjiga dhawrsano ka shaqayn jirey oo maan arkin qof la yidhaahdo jin ba ku jira waxaa kale arkay oromada iyo qawmiyadaha kale itoobiya
Waxaa is waydiiyey jinka somalida galaa muxuu iyaga u gali waayey
Ka dib waxaa waraystay dadkii iga waawaynaa igana waayo aragsana aduunyada in badan soo arkay
Waxaa ku qancay waxani inuu yahay khuraafad ay wahaabiyiintu dhawaan la timid iyo dalka oo dawlad la'aan ah oo cid ka qabata waayey
@@jawaahiri ua-cam.com/video/VopTxljRE34/v-deo.htmlsi=-hJ0UicXW3WSVO32
jinku ma jiraa ayaa ka horeeyso intaadan isweeydin jinku dad ma gali karaa mise ma gali karo
Wuu jira jin kitabka qur’aanka ayuba ilhay ku shegay
Oo wll ma shaki baa kaaga jira jiritaankiisa
@@Ahmed_alta cilad maskeed ayaa jirta jini ma jiro
@@husseindirie531 oo quraankana wll ?
Sxb ma mulxid baa tahay😂 jini baa dad gala laguma orane waa jiraa unbaa lagu yiri
JINKA QURAAN.KA BES AYEY AAMINSAN YIHIIN MA AAMINSANA BUKHAARI IYO MUSLIM IYO SUNNI 4 😂
😂😂😂😂
Salafiyada iyo ashacirada maxey ku kala duwan yihiin🤔
Waa isku mid❤
su aalihi dr zakir naik no gali
Jinku dadka ma galo
Aduu intaad jinka ka hadal isleedahay Yassir qardhi adiga Yuu ka Saarin isagana sheekh ku Ah wax kaste ood ka hadashna shubahaad baa ku jira macal siirada islaam ka Markaad ka hadlayso Yussir qardhi Waa nin Diinta islaamka si qaldan u faafiya waxanad tahay baan umalaynayaa inaad Africa ku nooshahay wa ayo janbalada gaalada Ayaa wax kasoo qatadataa waxaad ka hadlayso😂
SXB aad ayaad noga fogatay away mowducyaadi turjumada sida dr zakir iyo tarikhda