SIIRO 12 | Rasuulka ﷺ‎ oo aad u Qiirooday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 41

  • @MusnaAli
    @MusnaAli 3 місяці тому

    Asc walaalkey waxan ku weydiin ninka la yiraahdo mudcam ibnu cadi ee qeybtan kuso hadal qaaday, Sido kle qeybtii dib udhiska kacbada magac kle ayaad nogu sheegty oo ah abu umaya ibnul muqiira, marka ninkaa malabadaa magac bu leyahy? Mahadsanid

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  3 місяці тому

      may wll; (أبو أمية بن المغيرة) iyo (مطعم بن عدي) isku mid maaha
      dabcan labaduna waxay ahaayeen laba oday oo waawayn, oo xikmad badan, lkn (مطعم بن عدي) ayaa sii saamayn badnaa ilaa 2 jeer ookalena wuu inagusoo noqon doonaa magiciisu (xalqadaha daa'if iyo badar)
      lkn anaa hadalka khalday cafwan

  • @osmanhussainosman3962
    @osmanhussainosman3962 2 роки тому +1

    1) Khadiijo
    2) Waraqa
    3) Abuubakar
    4) Cali
    5) Zayd
    6) Sacad
    7) Cusmaam

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Рік тому +1

    scw ❤jazak allahu khayr

  • @osmanhussainosman3962
    @osmanhussainosman3962 2 роки тому +1

    Markii 2aad ayaan Soo bilaabey dhageeyaiga Siirada aadbaad umahadsantahay alle ajar aan lasoo koobi karin

  • @Abdirahmaan1
    @Abdirahmaan1 3 місяці тому

    Hanuunka allaha haayo lkn abuu daalib rasuulka dartiisa baan u jecladay siduu u igu hiilinaayo lkn alle sooma hanuunin 😢😢
    Abuubar sadiiq waa saxabigii igu fcnaa ee islaamka❤

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 3 роки тому +3

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 роки тому +3

    Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 роки тому +1

    SHUKRAN SHUKRAN MA OGNAHAY.

  • @somaliboy37
    @somaliboy37 3 роки тому +3

    Qeeybta 0-12 Cajiib Wlhi Ciil iyo murugo ka weeyn majirto qof aad jeceshahay Gaalnimo haku dhinto oo waliba intaas dhib ah kula soo marey 😢

  • @sammiirjama6504
    @sammiirjama6504 3 роки тому

    Masha alh

  • @maxamedaxmedtimacade737
    @maxamedaxmedtimacade737 3 роки тому +3

    Keep going pro wax fican ayaad soo jeedisa brother

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 роки тому +3

    Thank you zhp qli

  • @eethyngmalapow4563
    @eethyngmalapow4563 3 роки тому +6

    ابوبكر الصديق رضي الله عنه 🤲❤
    Runtii waa Saxaabi iga yaabiyey, dhaqamadiisa iyo hadaladiisa.
    I love Abubakar رضي الله عنه ❤❤

    • @kalelhenrik5699
      @kalelhenrik5699 3 роки тому

      Pro tip : watch series at InstaFlixxer. I've been using it for watching loads of movies these days.

    • @malakaiissac5819
      @malakaiissac5819 3 роки тому

      @Kalel Henrik yup, have been using instaflixxer for months myself :D

    • @kaidenkane7817
      @kaidenkane7817 3 роки тому

      @Kalel Henrik Yea, have been using instaflixxer for since december myself =)

    • @hassanhouston3803
      @hassanhouston3803 3 роки тому +1

      @Kalel Henrik yea, I've been using instaflixxer for since december myself :)

    • @bodenraylan5903
      @bodenraylan5903 3 роки тому

      @Kalel Henrik Definitely, been watching on InstaFlixxer for since december myself =)

  • @maxamedcabdi8987
    @maxamedcabdi8987 3 роки тому

    "WALLAAHAY BAYSAN KU SOO GAARAYN INTA AY TIRO LE’EG YIHIIN JEER CIIDDA LA IGU ASARUURO OO LA I XABAALO,
    EE ARRINKAAGA CADDEE OO CIDNA HA U JOOJIN,
    OO BISHAARAYSO OO TAAS KU ILQABOWSO!"
    Ma tixdaan baa taad raadineyso

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 роки тому +2

    Kusali nabi maxamed scw

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 3 роки тому +1

    Maanta su'aashii baad ilaawday👍

  • @ibrahimyare3267
    @ibrahimyare3267 Рік тому

    m.a wll khadar😍👍👍

  • @xafsaxasan9730
    @xafsaxasan9730 Рік тому

    (1)
    ١:سعد بن وقاص
    ٢:عثمان بن عفان
    ٣:زبيد بن عوان
    ٤:عبدالرحمن بن عوف
    ( 2)
    ١؛عمر بن عباس

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 2 роки тому +1

    Hadii umadu ku u weeraraan, lagu dacaayadeeyo, wax lagaa sheego lagu aflagaadeeyo oo buuq lagugu furo oo meel walba lagaala hadlo oo toosh lagugu qabto mar hadii aad shakhsiyad mab'da iyo go'aan leh aad tahay go'aankaaga waligaa haka tanaasulin ceebaynta in xaqa la ceebeeyo waa dhaqanka gaalada iyo xume falayasha waana wadadii uu maray rasuulku (N.N.K.H) macalin nololeed wax walba way ku sameeyeen se waa sii waday dacwada oo joogteeyey.

  • @mhshow841
    @mhshow841 3 роки тому +2

    Wiilkan dadaalku sameeyo waxuu so gudbiyo iyo dadka daawada isma laha balse wakhtigiisi aya iman u malaynaya wan hubaa runti hadaa sidaa kusi socotid inaa horumar wayn k gaadhi doontid

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Рік тому

    😢😢😢😢😢

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 3 роки тому

    Qayby 13aaad meeday

  • @Yuunaani
    @Yuunaani 3 роки тому +3

    Majoogtaa Qurbaha Majeceshahy Inaad Barato Qur'aanka Kariimka
    Hadaba Machadka Daaru sacaada Waxa Uu Qaadanayaa Ardey Cusub
    Kala Xiriir : + 252 653668042🤍🤍.

  • @maxamedfaarax6996
    @maxamedfaarax6996 3 роки тому +1

    Asc wllo iskadaa siirada waayo aqoon umalihid

  • @sammiirjama6504
    @sammiirjama6504 3 роки тому

    Shaqo fcn ayaad noo qabatay

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 3 роки тому

    Masha Allah

  • @Yuunaani
    @Yuunaani 3 роки тому +3

    Majoogtaa Qurbaha Majeceshahy Inaad Barato Qur'aanka Kariimka
    Hadaba Machadka Daaru sacaada Waxa Uu Qaadanayaa Ardey Cusub
    Kala Xiriir : + 252 653668042🤍🤍.