Khilaafadii Cumar B. khadaab Bilaw ilaa Dhamaad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 26

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 6 місяців тому +5

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @ASAD-988
    @ASAD-988 6 місяців тому +7

    wll horta aad ayaad ugu mahadsantahay qosooyinka aad nalawadaagto ee diiniga ah 🫡
    balse hal codsi ayaan soo jeedinayaa isha allaah hadaad inoo tix galin karto waa qosadii salaaxudiin ama ayuubiyiinta bilaw ilaa dhamaad hadii ay suuro gal tahay

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 місяці тому +1

    Allahu akbar

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 6 місяців тому +1

    Jazak allhu khayr ❤

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 6 місяців тому +2

    Masha Allah mahadsanid macalin ❤❤❤

  • @aqoonti-somalia3247
    @aqoonti-somalia3247 6 місяців тому

    Jassakummullah khayr akhi beutyfull 📚📚📚📚📚📚📖

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 6 місяців тому +1

    jazaka laahu kheeyran

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 місяці тому +2

    Waa run walahay google ayaan ku qoray yaa haya furaha qudus qoys muslim ah buu ii soo saarey inay hayaan furaha qudus ilaahay amarkiis furaha kacbadana ilaa hada hal qoys baa haya waliba ayaga ilaahay baa u quraan ku soo dajiyey inay hayn doonaan furaha kacbada ayadana sharaf bay noo tahay Allahu akbar

  • @AbdisalanJeelle
    @AbdisalanJeelle 6 місяців тому

    Jazaka Allah kheyr

  • @Wll_______DAACAD
    @Wll_______DAACAD 6 місяців тому

    Mashaalaaah mahadsanid

  • @user-og5vk8kg4y
    @user-og5vk8kg4y 4 місяці тому

    Maasha allah wllo kitaabki ka siyaqrirqy

  • @goojacade.s
    @goojacade.s 6 місяців тому

    Tnxs sxb noosoo badi walal.

  • @mahadcaddaan
    @mahadcaddaan 6 місяців тому

    Big respect to you✅

  • @MAHAD-BLACK
    @MAHAD-BLACK 6 місяців тому

    Masha allah allah haka awaal mariyo wllka

  • @YaxyeCabdirisaaqsalaad
    @YaxyeCabdirisaaqsalaad 6 місяців тому

    Mahadsanid

  • @najibjama4025
    @najibjama4025 6 місяців тому

    Mahadsanid ❤wll

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 6 місяців тому +1

    Majiro walahibaan ku dhaartee Chanaalkan chanaal soomali ah oo ka faa"ido badan

  • @Mukhtaarcabdirooble
    @Mukhtaarcabdirooble 6 місяців тому

    Aar sxb wn ku jecelnahaye adigu nagadaa sidan

  • @mohamudiidle7436
    @mohamudiidle7436 6 місяців тому

    Ani soomaalia joogaa lkn waxaan filayaa dimishiq waxay ku taalaa suuriya halka qudus ay ku taalo falastiin.
    Marka falastiin ayaaba soo xigta dhanka sucuudiga ama jaziirada carabta marka loo eego suuriya sidee ayaa dimishiq loo hor furtay???

  • @MaxamedKhadar-qe2ey
    @MaxamedKhadar-qe2ey 6 місяців тому

    Mucaawiye kama sareno waar mucawiye maa adaa markii hore ka dhiigte

  • @MaxamedKhadar-qe2ey
    @MaxamedKhadar-qe2ey 6 місяців тому

    Waa markii abi jahal uu waydiyey meqo albab baa ku taalo

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 3 місяці тому

      Maya waa markey dagaalka ku jireen nabiga scw iyo saxaabadiisa ee uu nabigu dhahay waxaaa la ii dhiibay furihii abaabadaas❤

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 6 місяців тому

    4 hours kudhawaad qof xabsi kujiro kaliya ayaa dhameysan kara😅

    • @muuminibrahim
      @muuminibrahim 6 місяців тому

      Hhhhh wara dulqadka tiktok kadhameye iskada lkn xarifkaan in uusookoba aheed

    • @aqoonti-somalia3247
      @aqoonti-somalia3247 6 місяців тому +2

      Adigu yar yarayso brother malinba sacad daawo ama 30 daqiiqo ilaa adka dhamaysanayso hadii adan awoodin inad dhamaysato thanks akhi

  • @CaaqilcabdirsaaqxaruurXa-qq1qq
    @CaaqilcabdirsaaqxaruurXa-qq1qq 6 місяців тому

    Waaryaa 250 sano ayuu jiraa raac taariikhda