Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
05/07/2023ALLE ha u naxariisto inta dhimatay inteena noola Alle caafimad iyo cibaado suuban ha inagu arsaaqo
nolosha lasoo maray iyo mesha aan hada joogno axllh 🤲
Maxaa dunida rag soo maray rabigu raali ha ka ahaado abwaan cabdi Aadan xaad cabdi qays waa shaqsi qiimo badan ku leh umada Allah ha xifdiyo
Masha Allah abwaan qaali ah Abdi aadan xaad cimriga iyo cafimadka alaha ku siyadiyo
Abwaanadi Somaliyed alllah u wadda Naxresto
Barnamij qiimihisa wata ayuu ahaa, allah inta dhimaty ha u naxriisto inta kalana allah ha ino daayo.
CABDIHALQAYAATH AADAM QEYS WAA WARCAAN NOOL WELIY WAXA UU KA MID YAHAY XERTA AWALKA OO AAN XUSO INAY KA MID YIHII XER-XERTA [ FIIRRA GAARRA! ereyga XER wadarayn ma laha!] [ Waa sida GAR-GAR ] Waxa Ugu Mudan Qqassaaidkiisa Xikamka Allaah Adeegsan !!! Ogow ! Xer Walba Oo Soomaaliyood Waxay Leeyihiin QAYS QQASSIIDEEYA AMAANTA RASUULKA Ssalaa Allaahu Caleeh Wa Salam!!!
Mash Alah 20jir ban ahy wadankasne wn leenahy markabaa qaxoonti wn ku ahy, ilahy aniga iyo dhalinyarda isku qeerka nahy kusoo dir wn dankooda in ay dhistaan, qabyalda ka baxaan anigu qabyaldu ma aqaano dadka ilamid ahne weey jiraaan ilaahow danbi weey maangalin waligeey ee ducadeeda aqbal , qofkii aqriyo Aammin ha dhaho. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
insha allah wlshy idinkoo nabada wadankiina waydun iman
Amiin wll qaali waa hami iyo hadaf wacanteyDocaduna sabir iyo caamlbay ubaahntahay waayo waxwalaba ilaahey sabab iyo musabib buu usameyey. Laakin si guud ilaahey dadka soomalida ee musliminta ilaahey ha tuso wixii wacan
p
amiin wllo
A*U*N Gaariyeh Xaashih Dhamac Iyo Intii Warcaan Ee Naga Geeriyootay !!! Mahadsan Qqaranka Reer Djiboutiy Ee Xogdaabeeyay Ee Kaydmeeyay Dhahaalladoodii Warcaanada Soomaalida!!!
Wareysigaan iyo showgan goormaa la wareystey ragaan ? ? rucadaaga ah wa qaarka mda kuwa murtida iyo xagmada badnaa weeye Ilaahow inta nool xafit inta dhimateyna u naxriiso
2024❤
Abwaanadoo (Gaariye ku jiro Alle ha u naxariisto) ka hadlay Cabdimaalik 90yadii!
Somalida inti isku ceel ahba wa isku beellkn wax isla dhashay ma jiraanqabilada somalida wa iskaashato.
Masha allah channel kan waxyabo badan oo taariikha ayaan inbadan ka daawady Fadlan playlist u samee wixii taariikhda anwaanada
Gacanqabsay@gmail.c
AHUN
Haddaan diintu qabaneynsharci kaa dabaaleyn.Dabarkaa ceshaa jirinDadku waa belaayo eh.Sharcigii dabeer xidhayQof daryeeli maayeeKa dagaalamaan idhi. Abwaan cabdi aadan xayd ( Cabdiqays).
Undertake $Underway
Sharcigii dameer xidhay qof daryeeli maaye ka dagaalan baan idhi Cabdi Aadan xaad qays rabigu raali ha kaa ahaado
00:22 codkaas meel iigu sheega
22:34 sawirkiisu waakase bal eeg waa intaaso garataaye
Waxa weyaan wll hooobalayoow heedhe hoobaalayow heedhe
maansayahanadu maalinta somaliyii milgo iyo magan gelin bey lahayde, maanta maxa ku dhacay maansadoodi?!!mise mililka loo daadiyeymalab sanayaan?!!
05/07/2023
ALLE ha u naxariisto inta dhimatay inteena noola Alle caafimad iyo cibaado suuban ha inagu arsaaqo
nolosha lasoo maray iyo mesha aan hada joogno axllh 🤲
Maxaa dunida rag soo maray rabigu raali ha ka ahaado abwaan cabdi Aadan xaad cabdi qays waa shaqsi qiimo badan ku leh umada Allah ha xifdiyo
Masha Allah abwaan qaali ah Abdi aadan xaad cimriga iyo cafimadka alaha ku siyadiyo
Abwaanadi Somaliyed alllah u wadda Naxresto
Barnamij qiimihisa wata ayuu ahaa, allah inta dhimaty ha u naxriisto inta kalana allah ha ino daayo.
CABDIHALQAYAATH AADAM QEYS WAA WARCAAN NOOL WELIY WAXA UU KA MID YAHAY XERTA AWALKA OO AAN XUSO INAY KA MID YIHII XER-XERTA [ FIIRRA GAARRA! ereyga XER wadarayn ma laha!] [ Waa sida GAR-GAR ] Waxa Ugu Mudan Qqassaaidkiisa Xikamka Allaah Adeegsan !!! Ogow ! Xer Walba Oo Soomaaliyood Waxay Leeyihiin QAYS QQASSIIDEEYA AMAANTA RASUULKA Ssalaa Allaahu Caleeh Wa Salam!!!
Mash Alah 20jir ban ahy wadankasne wn leenahy markabaa qaxoonti wn ku ahy, ilahy aniga iyo dhalinyarda isku qeerka nahy kusoo dir wn dankooda in ay dhistaan, qabyalda ka baxaan anigu qabyaldu ma aqaano dadka ilamid ahne weey jiraaan ilaahow danbi weey maangalin waligeey ee ducadeeda aqbal , qofkii aqriyo Aammin ha dhaho. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
insha allah wlshy idinkoo nabada wadankiina waydun iman
Amiin wll qaali waa hami iyo hadaf wacantey
Docaduna sabir iyo caamlbay ubaahntahay waayo waxwalaba ilaahey sabab iyo musabib buu usameyey. Laakin si guud ilaahey dadka soomalida ee musliminta ilaahey ha tuso wixii wacan
p
amiin wllo
A*U*N Gaariyeh Xaashih Dhamac Iyo Intii Warcaan Ee Naga Geeriyootay !!! Mahadsan Qqaranka Reer Djiboutiy Ee Xogdaabeeyay Ee Kaydmeeyay Dhahaalladoodii Warcaanada Soomaalida!!!
Wareysigaan iyo showgan goormaa la wareystey ragaan ? ? rucadaaga ah wa qaarka mda kuwa murtida iyo xagmada badnaa weeye Ilaahow inta nool xafit inta dhimateyna u naxriiso
2024❤
Abwaanadoo (Gaariye ku jiro Alle ha u naxariisto) ka hadlay Cabdimaalik 90yadii!
Somalida inti isku ceel ahba wa isku beel
lkn wax isla dhashay ma jiraan
qabilada somalida wa iskaashato.
Masha allah channel kan waxyabo badan oo taariikha ayaan inbadan ka daawady
Fadlan playlist u samee wixii taariikhda anwaanada
Gacanqabsay@gmail.c
AHUN
Haddaan diintu qabaneyn
sharci kaa dabaaleyn.
Dabarkaa ceshaa jirin
Dadku waa belaayo eh.
Sharcigii dabeer xidhay
Qof daryeeli maayee
Ka dagaalamaan idhi.
Abwaan cabdi aadan xayd
( Cabdiqays).
Undertake $Underway
Sharcigii dameer xidhay qof daryeeli maaye ka dagaalan baan idhi
Cabdi Aadan xaad qays rabigu raali ha kaa ahaado
00:22 codkaas meel iigu sheega
22:34 sawirkiisu waakase bal eeg waa intaaso garataaye
Waxa weyaan wll hooobalayoow heedhe hoobaalayow heedhe
maansayahanadu maalinta somaliyii milgo iyo magan gelin bey lahayde,
maanta maxa ku dhacay maansadoodi?!!
mise mililka loo daadiyey
malab sanayaan?!!