Djibouti: Tixmaal iyo Abdi Haybe Laambad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Brought to you by Assajog Studio

КОМЕНТАРІ • 36

  • @sekeriyephilosopher7218
    @sekeriyephilosopher7218 Рік тому +2

    Old is gold watching 07.07.2023

  • @saeedq2349
    @saeedq2349 8 років тому +6

    "Sida hogol kaliishii da'doo milicdu ay hayso",,,,, Cabdi Haybe qosolkuu inoo hoos raaciyee isagu ma laha manuu samayn........
    Gabaygaa waxa la yidhaa "Hubiyay kaygiiye",,, Waxaana iska leh Cilmi Boodhari ALLE ha u naxariistee.....

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 4 роки тому

      May isku gabay maaha shp kan isga smaystay ka cilimi boodhari waxa u dhex taal ah hablayhow qariya labahiina

    • @saeedq2349
      @saeedq2349 2 роки тому

      Maya walaal sidaas ma aha. Kaa aad sheegayso khaafiyaddiisu waa Q ama "Qaaf". Kanna waa H ama "Ha".
      Ka aad sheegayso waxaa ku jira:
      In aan Eebbahay idin Qatalin Qariya laabtiinna.
      Baydkaa xaraf H ah ka soo heli maysid.
      Kanna waxaa ku jira:
      Waa gabay markii aan Hammiyay aan Higgaad qoraye.
      Baydkaana xaraf Q ah ka soo heli maysid.
      Kolkaa waa kala laba walaal.
      Waxaanad tix raacdaa diiwaanka gabayada Cilmi Boodhari. Halkaas ayaad ka heli doontaa.

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 роки тому +1

    Illahay xaa naxaristo abwaan sangub

  • @fate-bashirbashir-husein6320
    @fate-bashirbashir-husein6320 9 років тому +4

    Waan tageeena cabdi haybe laabad

  • @khaledmahamoudabdi7098
    @khaledmahamoudabdi7098 9 років тому

    Wooooow Waa barnaamij aad u xiiso badan oo isugu jira Murti iyo madadaalo

  • @SaeedAhmed-fg2ps
    @SaeedAhmed-fg2ps 8 років тому +2

    Xikmad badan baa ka buuxda ina hayba lamabad

  • @mousemohamed8808
    @mousemohamed8808 7 років тому +2

    Qosolka cabdi haybe wxd moodaa gabadh fooleneysa ama ri ee aneysa

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 роки тому +2

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK DARUUF HADAY TIMAAD XEERKU WUU JABAYAA RUNTU KA SHEEGAY HALKAA.

  • @axmedffff1823
    @axmedffff1823 9 років тому +1

    cabdi haybe wan tageera

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 8 років тому

    Best majaajillayste

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 5 місяців тому

    Tagtada sh33ka kareeb

  • @Ceelxaar
    @Ceelxaar 7 років тому +1

    markaasaan qalalay oon loox noqay

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 роки тому

    Scw

  • @Mohamedjama434
    @Mohamedjama434 3 місяці тому

    SANGUB IYO CABDI HAYBE CAADI BAY ISUGU JAWAABAYN CIDII ARKAYSA BAA ARKAYSAA WAA LA IS FAHMAY KKKKK

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 8 років тому +2

    xeerka duruufta ka wayn
    kkkkkkkkkkk cabdi haybe

    • @KosovoO-vt5gl
      @KosovoO-vt5gl 4 роки тому

      Zakaria abdilahi WAA RUN TAASI KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.

  • @nadirhussein9759
    @nadirhussein9759 5 років тому +1

    ‘Xor baa tahay Mana hadli kartod’ Abwan sangub

  • @lionofsomaliland9
    @lionofsomaliland9 9 років тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kan cabdi aybe adalkiisaba qosolkii naa dameeyay

  • @somaligameschannel4481
    @somaligameschannel4481 8 років тому +4

    laba isma dhaanto ayaa waraystay majilaystaha haday rag ragi waraysan lahayeen wax badan ayaa ka so maaxi lahaa

    • @KosovoO-vt5gl
      @KosovoO-vt5gl 4 роки тому

      Waqeel Tv Channel LAAXIN LAGA JARI MAAYO HALKAA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.

    • @jabaqsheegmedia9948
      @jabaqsheegmedia9948 2 роки тому

      Abwaan Riiraash iyo Maxamd Daahir aqoon uma lihid dee sida maad dhahdeen haddad aqoon lahayd

  • @cabdiwahabcabdisalan7644
    @cabdiwahabcabdisalan7644 6 років тому

    kkkkkkkkk
    wlhi iga qosliyay

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 8 років тому

    hhhhhhhhh bilaa ilays

  • @murtiiyomahadho376
    @murtiiyomahadho376 5 років тому

    Riwaayada falsafada ah ee duruuftu xeerka ka wayn, xagee laga heli karaa

  • @hashidile5125
    @hashidile5125 8 років тому

    inaba caadi ma aha

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 3 роки тому

    Hhhhhhhhh

  • @cc-fi8xl
    @cc-fi8xl 8 років тому

    kkkkkk

  • @kingprincegulaid6485
    @kingprincegulaid6485 8 років тому

    kkkkkkkkkkkkkk

    • @jamaalcgkashi9908
      @jamaalcgkashi9908 5 років тому

      Wow hadadii cabdi hayabe aada waryasateen anigan iwaraysta azxptaya zxpayaasha waraysanaya ayaan lahadalaya labarkan igalsoo xidhiidha0636498576