Gaariye1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 127

  • @drdalxiizmaxamed693
    @drdalxiizmaxamed693 6 років тому +21

    Alle ha unaxariizto abwaan gaariye
    Abwaan gaariye wuxu baal dahaba ku leeyahay somaalida meel kastoy joogto allow unaxariizo

  • @abadiromermohamoud2612
    @abadiromermohamoud2612 11 місяців тому +4

    Very high intellectual talent educator and poeter.
    Allah ha u naxariisto

  • @mohamedAlnuur33
    @mohamedAlnuur33 5 років тому +9

    Macallin sare prof abwaaan nin soomaaalida meel weyn ugu fadhiyay ilaahay ha u naxariisto Mohamed Hashi Dhamac Gaarriye

  • @ilkacase4336
    @ilkacase4336 6 років тому +20

    Rabbi Naxariistiisa & Janooyinkiisa ha ugu deeqo. Abwaan & geesi Soomaaliyeed.

  • @somalilandsomaliland2392
    @somalilandsomaliland2392 5 років тому +5

    Illaahay ha u naxariisto Abwaan Gaariye xaqiiqaduu ka hadlay aad buu u aragti dheeraa nin waxgaradaa taa garta janadii fardawsa ayaan kiugu duceeyey danbigaagana Illaahay ha dhaafo.

  • @aq_ahmed
    @aq_ahmed 5 років тому +3

    Allow u dambi dhaaf qabrigana ugu naxariiso. Wallee wuxuu ahaa abwaan, mutacallim aad qaali u ah. Wax badan u qabtay afkeenna iyo dhaqankeena wanaagsan.

  • @abdulhakimhassan1461
    @abdulhakimhassan1461 3 роки тому +13

    Amazing! . He was a man with a masterfully crafted mind with a great intellectual abilities. A literature legend. Allah ya Raxma!♥️

  • @abdulahimoalim6459
    @abdulahimoalim6459 7 місяців тому +1

    Ilaahayoow u naxariiso oo dannigiisa cafi Ilaahayoow jannatul firddows gurigiisa ka dhig ameen. Soomaaliya ha noolaatp

  • @dekasaid4401
    @dekasaid4401 3 роки тому +2

    Allah ha naxariisto Mallin gaarie waa Somali saafiah karti fog leh. Abaalkiisa ma gudi karno.

  • @mktarcali1212
    @mktarcali1212 4 роки тому +5

    الله يرحمه nin aqoon leh oo carabi iyo ingriisi iyo soomali wata,si fiican sharaxu bixinaya. Nin qabiil Masha.waa soomali

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Рік тому +1

    Nin aragti fog buu ahaa ninkan Allah ha unaxariisto

  • @awilahmed644
    @awilahmed644 3 роки тому +2

    Gariye mana nola ,mana diman, manku ku nolyahay.Shining star will never dim! ahilu jana wayan.

  • @abdirizakmuhumedahmed5128
    @abdirizakmuhumedahmed5128 3 роки тому +1

    Alle naxariisti jano haka waraabiyo qabrigana haw nuuro Abwaan maxamed xaaji dhamac gaariye wuxu ahaa geesi naga baxay.

  • @thelieder7249
    @thelieder7249 6 років тому +9

    Gaaariye Libaax magiciis allaha ku naxariisto

  • @sawdakhadar5300
    @sawdakhadar5300 Рік тому +1

    Rabiyo janooyinkaaga ta ugu saraysa ku casuum abuurtan cajiibkaa😢 marnaba kama daalo inaan soo booqdo suugaantiisu halkay taalo oo waan caadaystay😊❤

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 роки тому +4

    Ahn gariye wa runtiise waa asi og intad noshay waxaba ku tari maayane waxa wangsan inta uu qofku nolyay in la qimeyo oo wanaaga lo shego

  • @amiinxadaari7954
    @amiinxadaari7954 2 роки тому

    Allah unaxariisto. Somaali. Amaal buu kuleyahay. Waxbadan oo wanaaga iyo. Xushmad baan uheynaa Allah una xariisto. Abwaan. Soomaliyeed buu ahaa

  • @caydarusabdillahi6956
    @caydarusabdillahi6956 4 роки тому +1

    Ilaahy haw naxaristo qabrigana haw nuuro qawlka saxdaana haku sugo janatul firdaws Ilaahy haku casuumo danbigiisana Ilaahy ha dhaafo insha Allah macalinkeeni waynaa macalin Aqonyahn Maxamed Xaashi Dhamac gaariye

  • @khalidblodh2433
    @khalidblodh2433 2 роки тому

    Ilaahay naxariistii jano hakaa waraabiyo abwaan qaran abwaan afka soomaliga dadka jeclaysiiyay hanti wuxuu ka tagay sugaan qofka ku hagaysa inuu dulmiga aanu waxba ku maamulin oo uu iska ilaaliyo xaqa dadkiisa shacabkii ku leeyihiin markuu xiisad dhigayo ee uu tilmaan bixinayo xataa wuu guur guuran jiray alle hakuu naxariisto maxamed xaashi dhamac gaariye

  • @cabdiraxmaandaahir2950
    @cabdiraxmaandaahir2950 5 років тому +8

    Ilaahow qabriga u nuuri gaariye.
    Maxaan jeclaa abwaan igu qaaliya.

  • @cabdishakuurcumar4542
    @cabdishakuurcumar4542 2 роки тому +1

    Maansha Allah
    Allah janadii fardawasa ha geeyo abwaanka, waxaa ku duugneyd xikmad,dhugasho,waayo aragnimo,hibbo iyo maskax fayaw oo qiimaheeda lahayd

  • @football-somali6954
    @football-somali6954 7 років тому +10

    Allah ha u naxariisto wax weyn oo abaal ah ayaanu u haynaa

  • @MohamedAhmed-mj3tb
    @MohamedAhmed-mj3tb 5 років тому +3

    Alle ha naxristo abwan gaariye

  • @mukhtaarabdirahman3956
    @mukhtaarabdirahman3956 6 років тому +6

    Aaaax abwaan qaran wlhi inta garaneysa wy yarthy alh yarxamuh

  • @guledahmed8545
    @guledahmed8545 5 років тому +5

    Ala maxaan khamiis hoos fadhiistay. Allah haku naxariisto.

  • @mustafeali8172
    @mustafeali8172 6 років тому +5

    Illahay Naxariistii Jano Haka Warabiyo Abwaan Qaaliyuu Ahaa

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 8 місяців тому

    ilaahow u naxariiso abwaan umada isku waday bu ahaa dhigiisa allow badi mantay dadkeenu u baahanyihiin wax garad haga

  • @beenmasheege7375
    @beenmasheege7375 7 років тому +3

    ilaahay ha u naxariisto walee xalka uu kabaxay toban nin ma buuxiyaan

  • @abdikarimibrahim9155
    @abdikarimibrahim9155 5 років тому +3

    Masha allah allah unaxaristo abwankan caadi ma aha

  • @mostafheahmed138
    @mostafheahmed138 7 років тому +4

    Illahow ku naxariiso shakhsi ku qaliya inta afsomaliga ku hadashay

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 10 місяців тому

    Ilaah ha u naxariisto macalin Gaariya

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 7 місяців тому

    Marwo Camal Xun, Maan Gaab, Ninkeed Maqashaa Dhaanta !!

  • @abdulkadirabdi9599
    @abdulkadirabdi9599 5 місяців тому

    Raxmatulaahi abwaan gaariye janatul fardowsa allow

  • @AdammohamoudJehow
    @AdammohamoudJehow 9 місяців тому

    Pro m gaariye dhammac waa gabal dhacay oo an lasugeyn

  • @axmedcismaan6497
    @axmedcismaan6497 4 роки тому +2

    Ilahay hawnaxariisto muxuu dhaxal suuganeed inooga tagay sharaxaad iyo balaaqad ayaa ilahay ku manaystay

  • @maxamedxiis6038
    @maxamedxiis6038 6 років тому +7

    dhaqan burbur baa yimid gaariyow dhimashadaadii

  • @mubariksalanabdi2553
    @mubariksalanabdi2553 6 років тому +7

    Ilaahay haw naxariisto umada islaamka oodhan intii dhimatay aamim aamin .Abwaan Soomaliyeed

    • @suheyramohamed7152
      @suheyramohamed7152 5 років тому

      Alowoo u naxariisto janadiisana ha ha ku israaqo

    • @halimoabdi9859
      @halimoabdi9859 5 років тому

      Mubarik Salan Abdi alaha u naxariiiste prf gaariye

  • @hawaluulabdullah416
    @hawaluulabdullah416 6 років тому +6

    maxamed xaashi dhamac (gaariye)Allaha janada ka waraabiyo

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 5 років тому +3

    nin dubka afkiyo garcadha ku taal aqoon durugsan u leh buu ahaa
    nin hiilka daacaddiyo heegan u ah dulmiga demintiisa buu ahaa
    duxda hadalkiyo kaftan yaqaan odhaahda dacal marin buu ahaa
    nin dood adag hal la isku diidiyo weedhiisa dhiiban og buu ahaa
    nin dulqaadka weheshadoon diidin qaddarkuu ahaa
    kartiyo dedaal nimaan mabda'iisu daahneyn oon daalin buu ahaa
    nin qancinta dadkiyo fasir dabacsan wax ugu sheeguu ahaa
    alla doonaw nin xidaaroo maansadiisu ina deeqduu ahaa.
    Made by me to adeero marxuun gaariye.

  • @amiincabdi9402
    @amiincabdi9402 6 років тому +8

    Alle hakuu naxariisto aaamiin. Aaaamiin

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 4 роки тому +3

    Boqortooyada sucuudiga waxaa idiindhaanta fiilaan baa idindhanta. Walle wuu run sheegey abwaanka. Anigu waxaan daganahay mareykan balsaa waanqirey

  • @abdihakimahmed6215
    @abdihakimahmed6215 7 років тому +4

    ilaahay ha,unaxariisyo abwaan gaariye runtii wuxuu ahaa astaan qaran

  • @deeqsame2760
    @deeqsame2760 5 років тому +7

    alle ha u naxariisto gaariye

  • @mohedxabashi5315
    @mohedxabashi5315 6 років тому +6

    Alle ha u naxaristo aqoonyahanki somaliland gaariye

  • @ABDULKADIRHASSAN-k2p
    @ABDULKADIRHASSAN-k2p 6 місяців тому

    Best philosopher of Somalis

  • @abdirahmanzalad4784
    @abdirahmanzalad4784 4 роки тому

    Ilaaahow ku naxariiso muxu soomali yaqaanay abwaan gaariye alle janatul firdowsa ha geeyo

  • @hoodoahmed1674
    @hoodoahmed1674 6 років тому +4

    Alle ha u naxariisto Maxamed washing dhamac gaariyo

  • @Amiir-kb8fj
    @Amiir-kb8fj 2 роки тому +1

    Alla ya Raxma Abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye he was a great Somalia literature educator and a poet with huge skills

  • @sicidcateye4777
    @sicidcateye4777 6 років тому +6

    ale ha kunaxariisto abwan

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 5 років тому +2

    Alle ha qaboojiyo qabriga

  • @abdirahmantukale9960
    @abdirahmantukale9960 Рік тому

    Illaahey ha u naxariisto waxa uu ahaa cabqarri

  • @islaamiconline9585
    @islaamiconline9585 4 роки тому +10

    اللهم ارحمه رحمة واسعه وللمسلمين جميعا

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 4 роки тому +1

    Abwaanka murtidiisii hala uruuriyo fadlan

  • @mustafemohamud6360
    @mustafemohamud6360 Рік тому +1

    Dhoor caano laga so lisay nin dhadhamiyay wa garanaya dhul ay qabojaane

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 5 років тому +4

    Alle haw naxariisto
    maxaa rag tan ka tagay

  • @suyuhao7592
    @suyuhao7592 2 роки тому +2

    Xqq ictiraamka dadkeena dhintaa qaata abwaan gaarige shishuu wax ka arki jiray xigmad god gashay 😭😭😭😭😭😭

  • @z012y
    @z012y 4 роки тому +2

    Gaariye geesi naga baxuu ahaa godka lagu jannee

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 5 років тому +9

    ALLAAW U NAXARIISO AAAMIIIIIN😢😢😢😢

  • @abdirahmanswahili153
    @abdirahmanswahili153 6 років тому +5

    Allaya raxma raaximiin Alle ha u naxariisto

  • @sicidcateye4777
    @sicidcateye4777 6 років тому +3

    rabi naxaristii jano haka warabiyo amn

  • @abdikadirsahil2098
    @abdikadirsahil2098 3 роки тому +1

    Nabad iyo naxariis rabbi dushiisa ha ahaato.

  • @samaarag6359
    @samaarag6359 6 років тому +4

    illaahow kuu naxariiso. allah maxaa nin xaqu u yimi

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Рік тому +1

    GAARIYE AHN

  • @maxamedmuxyadiin5635
    @maxamedmuxyadiin5635 7 років тому +2

    Allah ha u naxariisto qabrigana ha u waasiciyo waa Abwaan dhab ah, adiib heer sare ah,

  • @abdulahimuhumed399
    @abdulahimuhumed399 5 років тому +3

    Aqoonyan wax garad ah alaha unaxariisto

  • @cirguje40
    @cirguje40 3 роки тому

    Illaahayow u naxariiso prof gaariye adigaa wayn ah

  • @motivation2558
    @motivation2558 Рік тому

    Alle ha ha u naxariisto

  • @xamseaxmed929
    @xamseaxmed929 2 роки тому

    Masha Allah ilaahayaw u naxariiso
    Abwaan Gaariye

  • @asadkahie4284
    @asadkahie4284 Рік тому

    Allow unaxariiso abwan gaariye

  • @omarhussein4559
    @omarhussein4559 4 роки тому +2

    Allah yarxam Abwan Maxamed xaashi dhamac gariye

  • @Abdikhalik_Suleiman
    @Abdikhalik_Suleiman 5 років тому +1

    Alle hawnaxariisto Abwan "Gaariye"

  • @calidheere5657
    @calidheere5657 3 роки тому +1

    Alla ha unaxariisto

  • @abniali9594
    @abniali9594 7 років тому +4

    ilahow naxariiti janoka warabi

  • @hasanhussein5651
    @hasanhussein5651 6 років тому +3

    Allaw kuu naxariiso gaariye

  • @abrahmanabib3159
    @abrahmanabib3159 8 років тому +6

    alleya raxma raximiin
    mohamed haashi dhamac (gaariye

  • @ayaanlechnaanfatherofth3lo219
    @ayaanlechnaanfatherofth3lo219 6 років тому +6

    Alle ha una,ariisto

  • @Cukaashe
    @Cukaashe 2 роки тому

    Alle godka ku janee.

  • @abdilahigudaal7142
    @abdilahigudaal7142 6 років тому +4

    Greatman - proff Gaariye

  • @ugbaadcabdi9039
    @ugbaadcabdi9039 2 роки тому

    Alle haw naxariis to 😪

  • @tasliimmaxamood4458
    @tasliimmaxamood4458 4 роки тому +2

    ALLAHyarxamuhgaariye

  • @issasouleh1048
    @issasouleh1048 5 років тому +6

    allaha ku naxariisto

  • @proffabderasheidabdullahi9714
    @proffabderasheidabdullahi9714 6 років тому +1

    ax ax abwaan
    LA xasuusto
    ilahow jannadii ka waraabi

  • @zadampato7188
    @zadampato7188 5 років тому +4

    Geezi naga baxuu ahaa godka lagu janee

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому

    Yaasiin aburaas

  • @Dophill260
    @Dophill260 4 роки тому

    Amazing character.CORNELL WEST COMES TO MIND.

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 5 років тому +2

    Overdraft Accounts. Gaariye Cajiib buu ahaa

  • @xuseencabdilaahi8147
    @xuseencabdilaahi8147 4 роки тому +1

    Ilaahay ha unaxariisto abwan gaariye

  • @tiktokcontinental463
    @tiktokcontinental463 7 років тому +4

    allaya raxma raximiin nin qaali ah

  • @Bineeye
    @Bineeye 5 років тому +1

    Alla yarxam abwan gaariye

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 4 роки тому +1

    Allow u naxariiso

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan5383 5 років тому +1

    Allah haa u naxariisto

  • @guledsaleman4987
    @guledsaleman4987 2 роки тому

    Allah ha unaxariisto

  • @CabdulaahiFaaiidShCabdi
    @CabdulaahiFaaiidShCabdi 5 років тому +2

    Madi cararta maqasheda koris ma SAA dhaanta

  • @xamdacali9598
    @xamdacali9598 4 роки тому

    Raxmaanku hau naxariisto

  • @abdirisaksalah679
    @abdirisaksalah679 2 роки тому

    Alla yaa raxma

  • @faysalyuusuufcabdi5238
    @faysalyuusuufcabdi5238 2 роки тому

    Allaha u naxariisto

  • @maxamedismaaciil4681
    @maxamedismaaciil4681 3 роки тому

    19:22 Amazing kkkkkkkkkkkkk alle ha u naxariisto .

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 років тому +1

    ma cir jiidhkii mariikh baa

  • @somalilandsomaliland2392
    @somalilandsomaliland2392 5 років тому +1

    Aaaamiiin

  • @sadikmohamedali6942
    @sadikmohamedali6942 6 років тому +4

    Qeyb tii labaad aawey