Gabaygan daalalay waxa la tiriyay september 1987 oo ku beegnayd 7 bilood ha hor gude galkii dalka wa mid ka turjumaysa halganki iyo dagaladi xaqu dirir ka aha ee SNM iyo Faqash
هدراوي رجل ناضل بقلمه ولسانه ضد الظلم ، كان صوت الشعب، غني للأم ، للمراه والوطن. الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله والشعب الصومالي الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون
Allah ha u naxariisto aabihii af somaliga, naxwaha iyo murtida somaliyeed Allahuma aamiin 🤲 tolow malag yaaba in uu somali ka dhasho hadraawi oo kale mustaq balka 🤔 Allah yaa rahma
Allah ha u naxariistee maansadan wuxuu tiriyey Sep 1987 kii. Waxaana noqotay hubkii ugu culsaa ee psychological ka ahaa ee SNM ku dagaalgashay Afweynana ku jabay.
Abwaan mohmed ibraahim iyo mujaahidiintaa kale ee maansada ku jirtaba alle naxariis baan u waydiinayaa inta noolna alle ha dhowro midhihii halganka waanu haynaa Alxmdulilah 🙏
Subxaan Alle Naxartii Janno Ha Ka Waraabiye Maansadaas Daalaley Waaa Mid Maanta Taagan Oo Duulaanka Soomaaliya Ay Inagu Heyso ee Waliba Qeyb Reer Sheekh Isaxaaq Kamid Ahi So Hor Boodayaan Waa Mid Taagan
Waxay soo baxday maansadani 1987kii ilaahay ha unaxariiste abwaanku barigaa wuxuu sheegay wax dhici doona sida in maryaha dumarka lagu hoos dhuuman doono weyna dhacdayo waakii morgan iyo saraakiishiisii xijaabada kaga baxeen hargaysa waxa kale ee uu sheegay in ragga saraakiisha si walbay u dhuuntaan madfaco la tegi doono weyna dhacday
Qoladiinan ka waramaysaa, taariikhda iyo nuxurka Beenta ka daaya...Maansadda DAALALEY may ahayn Dhaliil kacaan ee waxay ahayd Dagaal Gelintii Reet Sheekh Isaxaaq, waxaanay ahayd 27-07-1987 iyo shirkii SNM ee ka dhacayey magaalada Herer ee Ethiopia, markaas oo qaar Isaaqii Dhidigii la yimaadeen in Siyaad Bare lala heshiiyo, oo Ahmed-siiraanyo oo ahaa gudoomiyihii SNM laga dhigo Ra'isal Wasaare..kadib markii Hadraawi tiriyey Maansadan Daalaley ayaa shirkii lagu kala kacay, Go'aana lagu qaatay in Reer Sheekh Isaxaaq la dagaalamaan Soomaali oo iska dhiciyaan ama ay dhamaadaan, sidaad ayaana dagaalkii lagu galay
Keyse Amare dhidigu waa ayo? waxa layidhi sida aad isutaqaan ma aha ee waa sida laguu yaqaan! dad waxaa jira aan u aqaan dhabara weyn fadal dheer ba masayro dir cuno bal dad kaa sheeg adigu, dhidig dadka aad ku tilmaamayso waxaan u aqaan dad geesiyaal ah deeqsiyaal ah dhaqan iyo xishood leh! dad raacle xadaarad leh; tolkay waan kala aqaanaa. nin waxa tara tolkiibaa oge mana kala taqaaniin,
@@ijoxasan9132 Dhidiga waxaa la yidhaa INTII REER SHEEKH ISAXAAQ AHAYD EE LA JOOGTAY UNA SHAQEYNEYSAY SIYAAD BARRE, waana intii aan ka qayb gelin halgankii SNM..... markaas Qabiil wal oo reer sheekh isaxaaqaba qaarbaa kaga jiray..magacana waxaa u bixiyey General Cabdicasiis Cali Barre oo ay Siyaad Barre ilmaadeer ahaayeen..
Waa runtaa sxb...waa kuwii intay qaarkood isa soo dhiibaan Radio Hargeysa ka hadla la odhan jiray, ee odhan jiray qaaxo caydh iyo talaxumo ayaa taala ee hadhawna la qori jkray Guulwadayasha ee dumarka iyo islaamaha ka dhex mashxaradi jiray. Maanta kuwii ayaa jooga wlhy oo astura la yidhaadaa Allah idinma asturo.
Liban saylici axmed 2023/04/14 kuna began 23 Ramadan 1444 hargeisa somaliland xafada jameco weyn saqdhexe habenimo ayan dhagaysnaya ale haw naxariste mujahid abwan faylasof maxamed ibrahim warsame hadrawi alle haw naxaristo isaga iyo dhaman mujahidinta gabayga u ku xusayba
Khamiis 18 april 2024 hargysa xafda October alle haw naxariisto adeer hadraawi iyo dhamaan inti dhulka noo xorysay❤❤❤❤
Allaw jannee adeerkay maansadan 1989 kii baa lagu dagaal galay guulna waanu ka dheefnay❤ SNM allaw intii dhimatayba hoygooda janno ka yeel, dhaxalkii dhiigooda iyo dhuuxoodii baan maanta ku hurdaa.
Gabaygan daalalay waxa la tiriyay september 1987 oo ku beegnayd 7 bilood ha hor gude galkii dalka wa mid ka turjumaysa halganki iyo dagaladi xaqu dirir ka aha ee SNM iyo Faqash
Sidaad ugu faraxsantahay gushada wa inaa adna aqbashaa guusha reer sool ka gaareen dalimintii dhigoda xalashaday
@@aminojaamac5363war ideenka is Cunaay bal Waa laa ideen eegi waliga dofaar maa dahiro allah naga kiin saray Alxd
Maxay gadheen iyagiiba na baryayee
Galab Arbaca Ah 24/Aug/022 6:15 Makhribnimo Hargeiza Somaliland Degmada 31ka May Xafada Isha-borama Rabi Naxriisti Jano Ha,ugu Deeqo Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame ( Hadraawi ) Nin Aan Mardambe Siduu Isagoo Kale Soomaali Uga Dhashaa Ay Adagtahay 😭😭😭😭 Faataxada Aynu U Marno Walaalayaal 🤲🤲🤲
Gabriga allaha u waasiciys insha Allah
Amiiin
Ex isha boorama wan u xiisay wlahi😢 allo anoo caafimaad qapa igu soo celi
@@sakariyeabdi9046ma timi❤
Allah ha u naxariisto hadraawi iyo dhamaan maytideenii ba aamiin 🤲🤲🤲
هدراوي رجل ناضل بقلمه ولسانه ضد الظلم ، كان صوت الشعب، غني للأم ، للمراه والوطن. الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله والشعب الصومالي الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون
Å
Abwaankayagii Sharafta Lahaa Alloow Unaxariiso Isaaq Raga Kadhashaa Waa Haldooro Suugaan yahana Magac Iyo Maamuusna Reeba Ilayn waa dad nasabee alloow daa
Allah ha u naxariisto aabihii af somaliga, naxwaha iyo murtida somaliyeed Allahuma aamiin 🤲 tolow malag yaaba in uu somali ka dhasho hadraawi oo kale mustaq balka 🤔 Allah yaa rahma
Allah ha u naxariistee maansadan wuxuu tiriyey Sep 1987 kii. Waxaana noqotay hubkii ugu culsaa ee psychological ka ahaa ee SNM ku dagaalgashay Afweynana ku jabay.
Waa gala dagalka oo kale waa eraygii uukujabay muuse oo kale guulo isku eeg😊
Gabaygan wuxuu Abwaanku (AUN) soo bandhigay 1987. May ahayn 1988.
Gabey❌
maanso✅
Abwaan mohmed ibraahim iyo mujaahidiintaa kale ee maansada ku jirtaba alle naxariis baan u waydiinayaa inta noolna alle ha dhowro midhihii halganka waanu haynaa Alxmdulilah 🙏
Subxaan Alle Naxartii Janno Ha Ka Waraabiye Maansadaas Daalaley Waaa Mid Maanta Taagan Oo Duulaanka Soomaaliya Ay Inagu Heyso ee Waliba Qeyb Reer Sheekh Isaxaaq Kamid Ahi So Hor Boodayaan Waa Mid Taagan
Waxay soo baxday maansadani 1987kii ilaahay ha unaxariiste abwaanku barigaa wuxuu sheegay wax dhici doona sida in maryaha dumarka lagu hoos dhuuman doono weyna dhacdayo waakii morgan iyo saraakiishiisii xijaabada kaga baxeen hargaysa waxa kale ee uu sheegay in ragga saraakiisha si walbay u dhuuntaan madfaco la tegi doono weyna dhacday
Dalin walbaa oo dadka dulmiyaa ama diric buu kubaxaa ama kabuhuu gacanta ku qaataa oo wax baa balihiisa yaaca
Illaahoow kuu naxariiso adeero macaane janatul firdoowsal aclaa hakaa waraabiyo 😭😭😭😭
Da'dadeed u talisoo
Ugu damac fogbaan ahay
AUN mohamed ibrahim warsame Abu hadra
‘’Da’ da’deedo taliso ugu damac fog ban ahay’’. Abwaan Hadraawi Waa Abwaankii Soomaali ugu af gobadsana😊. Alla YaRaxma. 19/09/23🇪🇹🙋♀️.
Qoladiinan ka waramaysaa, taariikhda iyo nuxurka Beenta ka daaya...Maansadda DAALALEY may ahayn Dhaliil kacaan ee waxay ahayd Dagaal Gelintii Reet Sheekh Isaxaaq, waxaanay ahayd 27-07-1987 iyo shirkii SNM ee ka dhacayey magaalada Herer ee Ethiopia, markaas oo qaar Isaaqii Dhidigii la yimaadeen in Siyaad Bare lala heshiiyo, oo Ahmed-siiraanyo oo ahaa gudoomiyihii SNM laga dhigo Ra'isal Wasaare..kadib markii Hadraawi tiriyey Maansadan Daalaley ayaa shirkii lagu kala kacay, Go'aana lagu qaatay in Reer Sheekh Isaxaaq la dagaalamaan Soomaali oo iska dhiciyaan ama ay dhamaadaan, sidaad ayaana dagaalkii lagu galay
Keyse Amare
dhidigu waa ayo? waxa layidhi sida aad isutaqaan ma aha ee waa sida laguu yaqaan! dad waxaa jira aan u aqaan dhabara weyn fadal dheer ba masayro dir cuno bal dad kaa sheeg adigu, dhidig dadka aad ku tilmaamayso waxaan u aqaan dad geesiyaal ah deeqsiyaal ah dhaqan iyo xishood leh! dad raacle xadaarad leh; tolkay waan kala aqaanaa. nin waxa tara tolkiibaa oge mana kala taqaaniin,
@@ijoxasan9132 Dhidiga waxaa la yidhaa INTII REER SHEEKH ISAXAAQ AHAYD EE LA JOOGTAY UNA SHAQEYNEYSAY SIYAAD BARRE, waana intii aan ka qayb gelin halgankii SNM..... markaas Qabiil wal oo reer sheekh isaxaaqaba qaarbaa kaga jiray..magacana waxaa u bixiyey General Cabdicasiis Cali Barre oo ay Siyaad Barre ilmaadeer ahaayeen..
Waa runtaa sxb...waa kuwii intay qaarkood isa soo dhiibaan Radio Hargeysa ka hadla la odhan jiray, ee odhan jiray qaaxo caydh iyo talaxumo ayaa taala ee hadhawna la qori jkray Guulwadayasha ee dumarka iyo islaamaha ka dhex mashxaradi jiray. Maanta kuwii ayaa jooga wlhy oo astura la yidhaadaa Allah idinma asturo.
@@aliseedi4247 Ali Seedi
qaar isasoo dhiiba maan arag ee qaar jidgooyada loo diro kayaaca ayaan maqalay oo gurmadka ciidan ka uga herbaydha.
Waaa sidaaa waa dagaal galin xata miyeydan fahmin erayada la adeegsanayo
tabtii uu maansada ku sheegay ayay nqotay allah ha unaxariisto 1988_1991
Boqorkii maansada maxamed ibraahin warsame saciid hadraawi geesi Alle ha ku naxariisto waa maansadii daalalay dagaalka sii shiday
Allaah u naxaristo M.i.hadrwi allow qabriga u nuur
Alleh ha unaxariisto qof la mida somali ma soo marin
Abwaan intaan noolahay Somaliland baan u noolahay waanan u dhimanaya hadii nin soo eego nabadaaad noo dhaliseen❤
Habeen Isniina 26 August 2024, xaafada Xero Awr, Hargeisa Somaliland. Ilaahay u u naxariisto Abwaankeenii Hadraawi.
Saaxiib ka bedel Taariikhda Maansadda Daalaley.. waxay Ahayd
July 27, 1987 kii...Shirkii SNM. ee Magaalada Harer, Ethiopia
Allah haw naxariisto hadraawi halyey xigmad badan Allah siiyey ayu ahaa
Hadraawi ilaahay ha u naxariisto oo janadiisa haku macsuumo inshaa alaah aamiin
Ilahey haunaxaristi marxunkas wuu ficnaa janadana alahakugalsho ader wuu ficnaa alaa jecladay
18 Augustus laba sano ka dib geeridii abwankii umda alle haw naxariisto😢
Ilaahay ku dhawro abwaan hadraawi geesi dagaal culus baad la gashay adeero faqashtii
Alle ha unaxariisto Abwaan faylasuufigii umda adeer janadii firdawsa Alle ha kugu janneeyo
Allah hawnaxariisto muj Abwaan Hadraawi
الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته كان صوت الشعب البليغ الذي لم يكن له المثيل ابدا أنا لله وأنا إليه راجعون
Abwaanka allaha u naxariisto wax kale garan maaye
Alle haw naxariisto Somali Shekespear
Liban saylici axmed 2023/04/14 kuna began 23 Ramadan 1444 hargeisa somaliland xafada jameco weyn saqdhexe habenimo ayan dhagaysnaya ale haw naxariste mujahid abwan faylasof maxamed ibrahim warsame hadrawi alle haw naxaristo isaga iyo dhaman mujahidinta gabayga u ku xusayba
Daawaday bishii 7/24/2024 ilaahay hakuu naxariisto nacayb ayeey igalisay wadan sidan loogu soo halgamay
Allow unaxariiso abwaan maxamed ibraahim warsame hadraawi 😪
Dhabad iy Goldogob iyo Digtee awrayaal iyo Duban baa ku dhaartay waa meshaa ku soo hanna qaaday Adduunyo.
Allow kuu naxariiso. Legend
Maansadani waa maansadii Faqash dagaalka lagula galay. #History.
Alle hakuu Naxariisto adeer😢
Salaasa haben habeenada iiga duwaan
Allah haku. Naxariisto Allah goodka haku nuuriyo 😭😭😭😳
23 Jul 2024 sacadu 3:24mn
IlaaHaY Haku naxariisto
ABWAANKII UMADA
MAXAMED IBRAAHIM WARSAME HADRAAWI
Allah hawnaxaristo abwaan aan jeclay ayuu ahaa lkn alla naga jecladay😭😭😭😭
Ma aqaano digashada
Hadaan lay dardaar warin
Allah rahma camu
inaalilah waar bal waxaa afkiisa kadhacay faqash xabad waa kaga kululaaa
mashaa alah hadraawi allah ha u naxariisto
😂
Alle ha uu naxaristo ❤
Taariikhda uu abwaanku tiriyay maansadan waxay ahayd 1998 kii maansadani waxay ka mid ahayd maansooyinkii ay adeegsan jireen jabhadii SNM ee ka dagaalami jirtay goboladii waqooyi iminkana loo yaqaano somaaliland ereyo badan oo ay lahaayeen Hadraawi iyo Gaariye waxaa lagu qori jiray gidaarada ama darbiyada magaaloyinka burco iyo Hargaysa..
Jabhadihii snm iyo kuwii ssdf waa ay qabsadeen goboladii ay kasoo jeedeen hase yeeshee jabhadahaasi markii dambe ayagaa dib isugu noqday oo dib ugu dagaalamay waxaana dhex maray dagaalo sokeeye oo aad u qadhaadhaa gaar ahaan gobolada waqooyi iabhadii snm dib ayay isu dileen ayaga oo ku dagaalamayay xukunka iyo maamulka
Ilaa maantay taagan tahay subxanallah taakhdu way soo noqnoqtaa
Aun geesi ayuu ahaa
M I w hadraawi❤️
Alle naxariistii jano hasiiyo
Walee waala digital faqstii abwaanka
wuxuu yidhi nabi dooran baan ahayn wuu danbaabay abwaanku
Halgan iyo umadiis ilaah waa u rumeeyey riyadoodii
Hadaf_____________power.........>>>>)..☆☆☆☆☆☆☆▪....》》》dheer....guul.i.wali
Ilaahay haw naxariisto Aamiin
Illhay haku naxariisto abwaan😢
Abwaan maxamed ibraahin warsame hadraawi Ahn
Allah hownaxariisto abwaan haadrawi
Allah naxariis jano hakawaraabiyo
Alaha u naxariisto abwaanka
AX انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وعف عنه ووسع مدخله وكرم نزله ونقه بسلج ولماء ولبرد 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ax
Ax
#WALEE_BEDELKAGA_LAMA_HELLO
Wlhi rukun iyo tiir baa inaga baxay waxn idha ma aqani
Alle ha u naxaristo
Alle ha u naxariisto
Ilahau ha ku naxaristo
Hadrawi muxu. Wax ogaa😢.
Alle hau naxaristo awoowo
Dakharkiiba toban noqon
Alle how naxariisto.abwaan kii zoomaliyeed
ilaaahay ha u naxariisto
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين
plpppppĺ
lln
òooòppppppppppp
Alow u naxariiso aderky
Axsan Abwaan
Wiilkii hamigisu ahaa aqris shaqo guur cidisa udadalay oo ficis kaficnaa dhididkisa lagudilay xaqisii ladabolay islan jirin dowlad muslina jiri ilahey haqabto amin yaa rabi yaa raxim asc
Alla haw naxriisto
Iaahow u naxariiso.
Ilaahayow dadka kuwa ueg oo dadka dila oodhaca oo kufsada saqiir inan dhexdhexad ayeyo gabowday omuslimina xaqodiina la aasay wiil yar oo cidisii hantay asaguna hami lahaa haduu guryahay hadi eyshaqo tahy hadii aqris tahay waladily xaqisi waldabolay
Alle haw naxaristo abwaan hadraawi iyo dhaman inti dalka uso halgamay ninka doonidaydi kla dagay hankiisaw anba doonidadi kala dagay hankaygi
Rabi Haku naxariisto 😢
Allow u axariiso
Alaah ha unaxariisto
Alle godka haku nuuro
Alaha u naxariisto amiin
Allaha ha u naxariisto
Maansadii halgankii SNM
ادم عمر ادم عيديد
Mansadu waa 1987 ee maaha 1988
Hadraawi AHN wuxuu ahaa jaamacad nololeed oo nin waliba kulliyadda iyo facultka uu doono ka baran karo.
Yaa dhagaysanaya kadib kolkii Soomaalilaan laga saaray Laascaano iyo dhammaan SSC. 25/08/2023.
😂😂isku eega maalmuhu from naag habarjecla gulysta walalyal nina yanu dulmi ogolan
@@Nagma-1d usheeg. kudheh. Inaad. faka. Anagu. Leenahayy 😂
Tuu ka gabayay iyo laascaanood isku mid maaha subxanallah
Ssc cid dulmisay ma jirto. Iyaga is cuney. Isaq ha lagu. Dhigay. Cid somaliyed lagu dhigay ma jirto.
Philosophy'muhammad Ibrahim warsame Hadrawi rasuul soomaaliyeed
Rasuul maxaad uga jeedaa ?!
Subaxanallah waad danbabtay ee illahay u tobad keen wll
Qamaan bulxan i think he's more than phylisophy dadka waxba ma hubsanayaan.hhhh
❤❤
Inta qaab ee hdal loo dhigo mid qudhi kama maqna hanjabaad wax sheeg dhhar ......
Manta Ana takan ha gablanto aduunyadu
Da'ada manta joogta haddii loo kitab
Dayo , waxa ay daaqdo mooyee, wax
Deeqa la waa
9:09 🔥
Alow kuu naxriis
Ma didee hargoolow
Ha igu tumin durbaanada
Iyo daasada madhan
😮
runtu waata halka muuse kusocda
Fulay hanoqon
Muse. Wala tuhmaya. Rag. Cadow. Kalkala. Dadka ku diraye. Wlhi wa nabad doon
9:48
Bal ogaadeenow xagee baad ka socotaa adigaa la hayste ah soomaaliya ma shaqo kuma lihid,mana degtid kenya iyo Ethiopia na basaasku waa adiga ka dhinaca kale ka soo jeedaa waa adiga (Home les)baad tahay kaan u dhintay ee u dagaalamay baad tahay kii (1954)kii yidhi Anaga Ethiopia Ayaanu raacnay,ee,ku wacad furay siyaasiintii Ay ka midka Ahaayeen (maykal maryama ,m ibraahin Cigaal,Axmed keyse x ducaale iyo waftigii ay hogaaminayeen,kuwii yidhi,xayle saleese iyo Ethiopia ayaanu raacaynaa baad ahaydeen,(1977kii)kuwaanu xoreyneyney ee hadana basaasiinta ahaa ayaa ahaydeen maantana weli sidii baad tihiin,indha adayga iyo xishood darada Aad Arin soomaaliyeed kaga hadlaysaan maad idinku sharaf ku yeelataan,dhulka Aad beenta ku fadhidaan ayaa laydinka kicinayaa jigjiga iyo kismaanyo ugu horeeyaan,run ayaana lagu kala baxayaa