GANACSI SUUQA SOOMAALIDA LOOGA BAAHANYAHAY! 🥛 🐪🛵

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 тра 2023
  • Waxaan halkan idinkula wadaagaya qaab aad bilaabi kartaan shirkadd awooda in 24 Saacadood caano dhay fresh ah loogu adeegi karo macaamiisha guryaha iyo meheradaha ba.
    Magaalooyin badan oo aan maray kuma arag shirkadd Caanaha guryaha iyo meherada ugu gaysa dadka! Tusaaale ahaan Shirkad 24 saacadood aad caano fresh ah delivery kuugu keeni karta Gurigaaga. Ganacsigan oo noqon kara Nooca Subscription based model Business oo ah Ganacsiyada macaamiisha joogtada ama soo noqnoqda leh ayayn Jimcaha ka hadli doonaa InshaAllah la socod wacan Beri.
    Ka Iibso PDF ka 👉 payhip.com/b/vLIBA
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/Zakariye127

КОМЕНТАРІ • 162

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  Рік тому +23

    Fadlan Like saar Muuqaalka 👍 Haday shirkaddo 24hr Caano fresh ah Guryaha keena jiraan hoos igula wadaag.
    Jimce wanaagsan

    • @abdihakinahmedhassanwarfaa333
      @abdihakinahmedhassanwarfaa333 Рік тому +2

      Walaal buugii Poultery farming ka inaan iibsado ayaan doonayay nambarkii muqdisho waan wacey wuu dansan yahy. Xagee baan ka helaa buugaa

    • @husseinmohamedhussein1264
      @husseinmohamedhussein1264 Рік тому

      Ustd zakariye waxaan raba inaa ku weydiiyo sida loo diyaarin karo calafka xoolaha oo nafaqeysan caanaha geela tayo u yeesha badana muqdisho waa laga helaa caano geel lkn wa xaraar sababto ah waxey cunaan geed yahuudka geed talaalka iyo qashinka magalada maxa lagu xalin karaa arinkaas

    • @zakiyehaliguedi1844
      @zakiyehaliguedi1844 Рік тому +1

      ​@@abdihakinahmedhassanwarfaa333 0 . 4bnf

  • @mohamedabdoo1406
    @mohamedabdoo1406 Рік тому +6

    Channelkan waxaan soo galay asagoo marya 5k masha Allah mantana 130k above ayuu marayaa wanaga hala dhiiri galiyo .

  • @Worldly_work
    @Worldly_work Рік тому +2

    Sirta mustaqbalka ku taajiri Laha mid ka midaa fashilisay
    Dadka caqliga badan wax YAREE tilmaamsadan IDEA 💡

  • @EngBiixi
    @EngBiixi Рік тому +1

    Waan Dhamaystay Mahadsanid Ustaad.

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 Рік тому +1

    Masha Allaah tabarakallaah xaqiiqatan waa figrad qurux badan

  • @ibrahimguedi2305
    @ibrahimguedi2305 Рік тому

    Jazaakalaahu khayr walaal Zakaria.

  • @mukhtarahmed7055
    @mukhtarahmed7055 Рік тому

    Waa dhamaystey mahadsanid Allah ha ku barakeeyo

  • @cabdiraxmanxashi6663
    @cabdiraxmanxashi6663 Рік тому

    Msha allah wlo sakariye shukran allah haku barakeeyo wax badan ayaan kaa faaiday

  • @rukiadakane5067
    @rukiadakane5067 Рік тому +1

    Khayr allaha ku siiyo, sida aad noola wadaagaysid fikradaha ganacsi runtii fikrado badan ayaad dadka u soo bandhigtaa,qofkii ka faaiidaysanaya waxtar u leh.
    Waan dhamaystay muuqaalka,mahadsanid🎉

  • @musesharif8683
    @musesharif8683 Рік тому

    Ustaad mahadsanid

  • @senyogalaal4074
    @senyogalaal4074 Місяць тому

    Great Idea 💡

  • @omarimo1513
    @omarimo1513 Рік тому

    waa figrad ganacsi oo fiican, mahadsanid.

  • @MustaphaMohamed
    @MustaphaMohamed Рік тому

    Mahadsanid wll

  • @aminahassan9240
    @aminahassan9240 Рік тому

    MashaAllah Eedo Zakariye hire uso and good luck ❤

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    Maaash allah

  • @hodanabdi5352
    @hodanabdi5352 Рік тому

    Sakariye mahadsanid wll nin wanagsan ayaa tahy ❤

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e Рік тому

    Waan ku salaamay zakariye hore uso

  • @AhmedIbrahim-xq1cf
    @AhmedIbrahim-xq1cf Рік тому

    Waan dhamaystay shukran wll

  • @sahalkhalif6023
    @sahalkhalif6023 8 місяців тому

    M,a hora usoco

  • @Lascanod.
    @Lascanod. Рік тому

    Masha Alaah 🌸
    Ad bad umahadsantahey!

  • @abdullahimohamed5336
    @abdullahimohamed5336 Рік тому

    Zakariye wll aad baad u mahadsantahay wlhi maankeena wax badan ayaad ka badaleysaa masha.allaah waan dhameystey muqaalkan si toos ah

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 Рік тому

    Mahadsanid walal

  • @khada917
    @khada917 Рік тому

    Masha Allah ustaad zakariye aad ayaan kaaga mahadcelinayna sida aad fikradaha dahabiga noola wadaagtid🙏

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 Рік тому

    Masha ALLAH

  • @mohamedalijenyo9711
    @mohamedalijenyo9711 Рік тому

    Mahadsanid walal wan dhamestay

  • @user-ic5mu1uw8t
    @user-ic5mu1uw8t 6 місяців тому

    Waan dhanesatay

  • @abdirisaqmohamed6811
    @abdirisaqmohamed6811 Рік тому

    Thanks bro waan dhamaytay

  • @Ahmedhassan-ro1th
    @Ahmedhassan-ro1th Рік тому

    Thanks wll

  • @ahmednorjama-np4pi
    @ahmednorjama-np4pi Рік тому +4

    Maasha allah waxaad tahay nin la jecel dadkiisa iyo dalkiisa waxa walbo la jecel allah kugu guuleeyo waan dhameeyay daawashada isa

  • @naskaproduction9354
    @naskaproduction9354 Рік тому

    Waan dhammaystay keep going

  • @rodaegeh1079
    @rodaegeh1079 Рік тому

    MaashaAllaah

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 Рік тому

    Ustaadow waa mahadsantahay

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru Рік тому

    Manshaallah Manshaallah ilaahey ha ku xafido ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-ig7xs7kq3f
    @user-ig7xs7kq3f Місяць тому +1

    Waa dhamestay

  • @fatahmohamed8423
    @fatahmohamed8423 Рік тому

    Waan dhameeystay mahadsanid

  • @mahamuddayib6793
    @mahamuddayib6793 18 днів тому

    Mnsha alh wan dhamaystay

  • @user-nt9ss4vl6r
    @user-nt9ss4vl6r Рік тому

    Masha'allah

  • @greenlandascape
    @greenlandascape Рік тому +1

    Waan dhameystay❤❤❤

  • @NimcoMuuse-sz9ti
    @NimcoMuuse-sz9ti Рік тому

    Waa mahadsantahay sakariye waan dhamaystay

  • @xafsaabdullahi7512
    @xafsaabdullahi7512 Рік тому

    Waan dhameystay walaal jasaakallahu kheeyr

  • @cabdisamadcaruso5242
    @cabdisamadcaruso5242 Рік тому

    Masha allah wan dhamaystay zxp

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif9831 Рік тому

    Thanks

  • @Bashiirfaarah
    @Bashiirfaarah Рік тому

    Sakariye waad mahadsan thy wll sida wanaagsan ee figradaha wax galka ah aad bilshada ugu soo gudbineyso

  • @ikhwaikhwamog6932
    @ikhwaikhwamog6932 3 місяці тому

    WAA okey

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ Рік тому

    Finished 9:19 Wa Alaykum as-Salam Wa Rahmatullahi Wa Barakatuh

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 Рік тому

    Masha allaah ❤❤❤❤❤

  • @sahayboy8886
    @sahayboy8886 Рік тому

    Waan dhamaystay pro keep going

  • @abdirisaqalimohamed1087
    @abdirisaqalimohamed1087 Рік тому

    Waan dhamaystay, waad ku mahadsan tahay macluumaadka ganacsiga.

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ Рік тому +1

    0:01 Wa Alaykum as-Salam Wa Rahmatullahi Wa Barakatuh

  • @marwankimil2559
    @marwankimil2559 Рік тому +1

    Wa dhageystay

  • @xamsexiis7217
    @xamsexiis7217 Рік тому

    Ustaad alle haku barakeeyo wan dhamaystay
    Alle haku barakeeyo walaal runtii wad noo faa'idaysay wanad ku mahadsantahay walaalo wan ka faa idaysan doona fikradahaas aad sida bilaash ka ah aad noogu soo gudbinayso alle misaan kaaga xasanaad ka haku saaro dadkaagii iyo dalkaagii ayaad wax taraysaa oo aad u faa'idaynaysa alle haka abaal mariyo khayrkaas aad nagu boorinayso

  • @eng-khadarosman1266
    @eng-khadarosman1266 Рік тому +1

    Waan dhamaysataya sxb

  • @amalhope42
    @amalhope42 Рік тому +1

    Anaa ugu horeeyah maalinkastaa waan dhameystaa ganacsiga soo dhiigtid

  • @Hamze-Ladane
    @Hamze-Ladane Рік тому

    Waan dhamaystay sxb, waanad mahadsantahay

  • @Aidarus-Abdullahi
    @Aidarus-Abdullahi Рік тому

    Waan dhameystay Eng: Zakaria video ga

  • @Joya11
    @Joya11 Рік тому +3

    Abaalkaaga janno wll Zakariye i.a Waxaan bilaabi Rabaa Ganacsi Fikir kiisa adiga leedahay I.a haddii uu ii noqdo mid guuleysta ifkana baaqi ku sii ahaano i.a Waan kula soo xiriiri doonaa Wll mahadsanid Big Respect🙏

  • @cabdulahicumar2238
    @cabdulahicumar2238 5 місяців тому

    Waan dhamadtay

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 Рік тому

    Likta waa iga horeyasaa waan dhamaystay

  • @ram6296
    @ram6296 Рік тому +1

    Asc. Waan dhammaystay walal , waana ka faa'iidey. kheyr Alle haku siiyo.

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 Рік тому

    Ilahay hakaa ajar siiyo wll sida quruxda badan eed bulshadaada oogu faaiidayn hayso shugran laka

  • @johoremedia8692
    @johoremedia8692 Рік тому

    waan dhamysty

  • @Simanyysf
    @Simanyysf 26 днів тому

    Waan dhamestay sxb

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 Рік тому

    Wan dhamastay mahadsanid

  • @samiirociise5130
    @samiirociise5130 Рік тому +1

    I finished

  • @yousufqalbiaxmed8132
    @yousufqalbiaxmed8132 Рік тому +2

    walaal Mashruucan waxaa ka bixi kara jeeb weynayaasha Needs almost half a million do

  • @iqromaxamed5430
    @iqromaxamed5430 Рік тому

    Asc sakariye wlle mahadsani 1 mar ayaan ku sooweydiiyay wadna nosoo jawabtay shukran wlle qaali saki

  • @kilasm4994
    @kilasm4994 9 місяців тому

    Xagee lagaala soo xariiri karaa adoo mahadsan.

  • @khadargiire3779
    @khadargiire3779 Рік тому +1

    Wan dhamaystay

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 Рік тому

    Waan dhamaystay jazaa ka allah kheyr walal sekeriye from London waanan kula soo xidhiidhayaa walal waan intrest garaynayaa

  • @fuaadibraahin
    @fuaadibraahin Рік тому +1

    Waan dhamaystay

  • @jaamacjoof962
    @jaamacjoof962 2 місяці тому

    Waa mar afraadkii aan videoygan dhamaysanayo

  • @fatoumamaal5424
    @fatoumamaal5424 Рік тому

    Bon soir j'adore vos idées se possible de repondre merci

  • @mohamedyuusuf8749
    @mohamedyuusuf8749 Рік тому

    Markasta waan dhamaysatay

  • @Maryan-vv1rc
    @Maryan-vv1rc Рік тому

    waan dhameystay

  • @kaytin-fx
    @kaytin-fx Рік тому

    qalabka iyo qiimahooda iyo mesha laga helayo mana la wadagi karta ustd adoo mahadsan

  • @engRaajix
    @engRaajix Рік тому

    Waan dhamaystay sakariye

  • @ahmedwali230wali3
    @ahmedwali230wali3 Рік тому

    WA MAHADSANTAHAY

  • @abdiwakiil2263
    @abdiwakiil2263 Рік тому +1

    End off

  • @dalxiis989
    @dalxiis989 Рік тому

    Waan dhamaysatay

  • @user-qv2po6fx5o
    @user-qv2po6fx5o Рік тому

    Oka

  • @caynidaahir1689
    @caynidaahir1689 2 місяці тому +1

    Waan dhMeestay

  • @sacadsheekh1521
    @sacadsheekh1521 Рік тому

    Marwalba waan dhagaysta figradaha ganacsii ee aad soo bandhiigto

  • @Ayandagaan
    @Ayandagaan Рік тому

    Wd mahadsan tahay wll wn dhamaysanay videos

  • @bashirmohamed3846
    @bashirmohamed3846 Рік тому

    Waa dhamaystay

  • @ahmedkontonle8762
    @ahmedkontonle8762 Рік тому

    Waan dhamaystey

  • @SafaadiSumaadi-es5xf
    @SafaadiSumaadi-es5xf Рік тому

    اتممت

  • @ibraahimsalaad4957
    @ibraahimsalaad4957 Рік тому +1

    Kama daalo waan daawada mahadsanid sxp

  • @apdirashiidalli7321
    @apdirashiidalli7321 Рік тому

    Waan dhamystay

  • @aliidlemoh3440
    @aliidlemoh3440 Рік тому +1

    Mahadsanid talooyinka wanaagsan
    2018 illa hada ayan ku dawadaa wll
    Mahad ha kaagadho 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Muuqaalkandhugo2024
    @Muuqaalkandhugo2024 Рік тому

    Wan dhamaysty

  • @farhansaleban6162
    @farhansaleban6162 Рік тому

    Waan dhamaystay daawadashada

  • @dimplequeen6297
    @dimplequeen6297 Рік тому +3

    Waan jeclahay wlhi in aan gacansi billaabo oo aan shaqaalenimada kabaxi waligayna waan ku hamin jiray lkn qarash baanan meesha kuhayn 😢

    • @farhanjama7345
      @farhanjama7345 Рік тому

      Qof lacag haysta fikradaada la wadaag oo share ku noqda! Keligaa waxba ma qaban kartid.

  • @KhadarAhmed-xt5rh
    @KhadarAhmed-xt5rh Рік тому

    Waan Dhamaysty

  • @khadarsheikhmahamud1652
    @khadarsheikhmahamud1652 Рік тому

    abaalkaaga janno alle haka yeelo warbixino iyo dhiiri galin joogto ah ayaad nala dba joogtaa

  • @fananD5lubi
    @fananD5lubi Рік тому

    M.a

  • @mohamedshdayib8126
    @mohamedshdayib8126 Рік тому

    Waan dhamaastay

  • @AhmedAli-tc6iv
    @AhmedAli-tc6iv Рік тому

    Mishinka wa la raba

  • @cirosky8477
    @cirosky8477 Рік тому

    Sxp waxan karaba hada heyso booka beeraha ka hadlayo mahadsanid

  • @BashiirMuxumed-ft9gf
    @BashiirMuxumed-ft9gf 6 місяців тому

    Asc wll waxaad iisoo sharaxdaa insha allah kaganacsiga khudaarta sida lii macaan saytuun rumaan canbe laf iwm insha allah

  • @somaliupdateofficial2812
    @somaliupdateofficial2812 Рік тому

    Aad baan udhageystay oo aan dhuuxay mahsnid wll