5 GANACSI AAN LOO BAAHNAYN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
    Muuqaalkan waxaynu kaga hadlaynaaa 5 Ganacsi oo Soomaalidu aad u fureen la iska koobiyeeyay. si fursad cusub oo dheef leh loo abuuro waxaynu halkan kust gudbinaynaa 4 mashruuc oo wax laga faa'idi karo hadii xooga Ła saaro.
    📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/c...
    🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool

КОМЕНТАРІ • 102

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  2 роки тому +23

    Ganacsigee isleedahay baan ka tagay oo suuqa Soomaalisa aad ugu badan?
    Like & Subscribe muuqaalka hala ilaawin 👍

    • @KADER1140
      @KADER1140 2 роки тому

      Warshadaha yaryar casharo kaso diyaari bro

    • @aqoontaadakobci7703
      @aqoontaadakobci7703 2 роки тому +3

      Kaalmo shidaalka

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 2 роки тому +3

      Ganacsiga bakhaarada quutal daruuriga iibiya waan kula arkay inay fashilmeen waxan kudhexjiraa more than 12 years of experience, insha alah dhawaan waan ka digoroganayaa.

    • @davidadams6944
      @davidadams6944 2 роки тому

      Wll email ma leedahay?

    • @talosametech1495
      @talosametech1495 2 роки тому

      Wll macquul matahay In Laba ganacsi mar kaliya aad bilawdo balse caqabado in tee leeg ayaa kusuu waajihi kara
      JAWAAB WACAN thanks.

  • @jamaljeego2753
    @jamaljeego2753 2 роки тому +11

    Waxad xaq u leedahay 1m in lagu gadhsiiyo waayo wax na anfacaya ayd halkan nogu so gudbisa bahdayada ganacsiga jecel anba horumarka. Please sakeriye hanaga caajisin noo so badi mahadsanid 💯

  • @macrufhis7439
    @macrufhis7439 2 роки тому +7

    Best somali youtuber in motivational❤ keep going brother
    Talk about next vedio in a small businesses that can make a little money 🙏❤

  • @abdisalanibrahim2196
    @abdisalanibrahim2196 2 роки тому +5

    2022 Ganacsiyo cusub kaama heyno zakariyoow waa sugi la'ahy zxb

  • @cadawe
    @cadawe 2 роки тому +4

    saxiix waaye ustaad walahi aniga sanadkii tegay furay pharmacy hadane waan wadi wayay oo sida aad sheegtay waqti badan buu u bahanyahay faida ahaana ma badno thanks

  • @raaxoabdiali5068
    @raaxoabdiali5068 2 роки тому +2

    M.a guul ustaad waa arina loo bahan yahay in is bedel ku sameeno suuq oo wax cusub la keeno

  • @bushracacdinuurcumar9382
    @bushracacdinuurcumar9382 2 роки тому +9

    Anaa u horeeya cwa 🥰mhdsnd wll waxaana bilaabay business online ah insha allah in aan guul bdn ka gaaro ayaan rajeenaa 🥰

  • @ABDIRIZACKARK
    @ABDIRIZACKARK 2 роки тому +4

    M.a arrin loo baahnaa baad ka hadashay sxb Zakaria soo badi ganacsiyada aan loo baahneyn iyo kuwa bedelkooda geli kara anyway thanks sxb

  • @bashirtosane9323
    @bashirtosane9323 2 роки тому +1

    Mahadsanid zakariye dabcan halkani waa jaamacad haddaan soo koobo xogta aad soo geliso

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 роки тому +3

    Alle haku barakeeyo Wll zakariye big respect my brother

  • @hoorulain5527
    @hoorulain5527 2 роки тому +3

    I love that salt idea.i have always wanted sea salt.

  • @haw_6060
    @haw_6060 2 роки тому +1

    الحمدلله ربِّ العالمين

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 роки тому

    Asc maansha allaah illaahey ha ku ciseeyo tellphonka hoos inoogu soo khor jzk Qayran,

  • @TAMED4
    @TAMED4 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad zakariye

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 роки тому +1

    Shukran zakariye

  • @alinoribrahim8448
    @alinoribrahim8448 2 роки тому +2

    zakariye aad baa u mahadsanthy wllo

  • @garjaw7
    @garjaw7 2 роки тому +3

    Daacadnimada wejigaga ayy ka muuqata. Masha allh. Allha ku xafido

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 2 роки тому +4

    SAKARIYOOW Ganacsiyada waxa dilay waxaa 1 ka ah ; is-dul degga. Yacni tusaale Farmashiyada suuqa hoose isugu tegayaan xaafadihiina waa lasoo cidleeyay. Waxaa yaab leh dadka waxa is dul dhoobay .

  • @kiimochannel
    @kiimochannel 2 роки тому

    Aynu dhiirigelino walaal zakeriye wuxu soo gudbiyaa muxtawa naafic ah eebe ajar haka siiyo.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 роки тому

    Jazaaka laah khayr

  • @MohamedYusuf2000s
    @MohamedYusuf2000s 2 роки тому +1

    Mahadsanid

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 2 роки тому

    DHAMMAAN arrimahaan aad ka hadashay waa sax waana dhan runtii.

  • @abubakarhussein9302
    @abubakarhussein9302 2 роки тому

    Walale wallahi waanka helay taladada iyo aqligaga

  • @hannadiamond3643
    @hannadiamond3643 2 роки тому +2

    Asc wll Sakariye wxn rajaynaya inad fcnthy wll wxn dawaday one year ago vedio aha ood kga hdlaysay fursadaha dhaqe ka banan hargeisa, wxn kla baxay fikrad aan is idhi wd bilaabi karta hase ahate walid iyo wll ba wxy igula taliyen inan radiyo fikrad kle suuqa gaabab bdn ba yaala balse dumar ahan iguma haboona shaqoyinkasu wxn wll ka codsan laha inad ila wadaagto ganacsiyo ka bnan suuqa hargeisa oo ah wx loga bahanyhy mglada thank you 😊

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 роки тому

    Masha allah mahadsanid.

  • @motimacade1
    @motimacade1 2 роки тому

    Mahadsanid ustaad

  • @toosiye3032
    @toosiye3032 2 роки тому

    Alle ha ku barakeeyo wllo

  • @EconomicHooyo
    @EconomicHooyo 10 місяців тому

    Alla. Riiyadaydi halkas bay ku luntay. I'm a pharmacist and was hoping to open a high quality pharmacy in the home land. Laakin hada wax kale ban ku badali.

  • @maryanaliwarsame4287
    @maryanaliwarsame4287 2 роки тому +1

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @EngCayni
    @EngCayni 2 роки тому +2

    Asc
    Sakariye adoo mahadsan waxaan kaa codsanaynaa in aan nala wadaagto afkaaraha ganacsiyada yaryar ee qurbaha ka jira dalkase aan laga hirgrlin.

  • @ibraahimmahamedmahamud5170
    @ibraahimmahamedmahamud5170 2 роки тому

    Waa runtaa szp thanks

  • @abdirazaksheikh2512
    @abdirazaksheikh2512 2 роки тому

    SHAQO WACAN bro sakarie mahadsid

  • @kulmiyemacalinmahamuud6282
    @kulmiyemacalinmahamuud6282 2 роки тому +2

    Mudane Zakariye aad ayad umahadsntahy ustaad
    Spare parts ka moto pajaajyada iyo qalabka dhismaha iyo schoolada private yada ah

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 2 роки тому

      Fadlan business Kan aad Buu u jiraa waa sida pharmacy ga

  • @motivational5star
    @motivational5star Рік тому +1

    Ustaaaad program talk to me 45 min ma shaqeynayee halkeen kla xiriraa
    Thnks

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Рік тому

      Haa walal waa jiraa adoo fariintan xusaya igala soo xidhiidh
      Consultzakariye@gmail.com

  • @mahamedibrahim2713
    @mahamedibrahim2713 2 роки тому +1

    Ganacsade waa xaqiiq sxb

  • @alinoribrahim8448
    @alinoribrahim8448 2 роки тому

    thnks

  • @amiin3805
    @amiin3805 2 роки тому

    Masha Allah walal aad baad umahad santhy

  • @wacaneozil7647
    @wacaneozil7647 2 роки тому

    Tnks

  • @farxancabdiaadan8114
    @farxancabdiaadan8114 2 роки тому +2

    Wll wxd ka soo hadashaa sida biyaha roobka looga faaidaysto?
    _Qarbadka biyaha lagu kaydsado maxa xog nooga haysaa?

  • @fikradkaabe
    @fikradkaabe 2 роки тому +1

    Big idea 💡

  • @abdiahmed1448
    @abdiahmed1448 2 роки тому

    Inta badan waxa la dhoofiyaa shahado iyo baritan bay rabaan lkn waad ku mahadsantahay sida wanaagsan aad fikirkaada noo ku soo gudbisay.

  • @abdullahialiabdullahi3420
    @abdullahialiabdullahi3420 2 роки тому +3

    Walal emails ka laguuso diro noogaso jawab. Marhore ayan farin kuuso diray walina jawap kama helin

  • @motivational5star
    @motivational5star Рік тому

    Ustaaaad program talk to me 45 min ma shaqeynayee halkeen kla xiriraa

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 роки тому +2

    Waad mahadsantahay walaale fursadaha banaan ka sakow research ga aad samaysay ee ah waxyaalaha aan suuqa looga baahneen inaad noo soo badisid.

  • @amb2524
    @amb2524 2 роки тому +1

    Wad fahantay Somali shaqadooda
    Maba gartan shaqooyin ka cusub so daraaseya

  • @nastehomahdi5199
    @nastehomahdi5199 2 роки тому +1

    Gulayso aboowe

  • @ibraahindaacad1683
    @ibraahindaacad1683 2 роки тому

    Sakriyo intaaa Ad shegtayba wayjiraaan wana xaqiiq

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx Рік тому

    Estimationka wa ok but reality aa taal hlkaan

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx Рік тому

    Pharmacy
    Cawrwo dhar
    Maqaaxi
    Petrol station wa 4 .meel e ugu bdn
    Carwo elcetroic wn kugu raacay iyana

  • @DuffanAxedMuxaed-nv1vt
    @DuffanAxedMuxaed-nv1vt Рік тому

    TAG NIO MAXA LA FURAA HADAAA

  • @cabdicaziizmacaaneeye324
    @cabdicaziizmacaaneeye324 2 роки тому

    Walal qali Sidee Kula soo xidhiidhi karaa😔

  • @suberyare8645
    @suberyare8645 2 роки тому

    Milixdeena waa sax tan dibada laga keeno waa kimko maha milix saxa

  • @abdialasow1188
    @abdialasow1188 2 роки тому

    Masha Allah shukran sakariya sxb bar namijkan wad asibtay aniga waxan is aragnay nin sameyay bar namijka cusbada ka sameyay hobyo markuu Mel dhexe marinayo Aya waxa kadul qaday shirkadaha wadanka ugu wawen mid kamida dagal iyo dacwo badan kadib wuu iska dhafay ninkan Waliba wuxuu ishegay inuu helay dad badan oo kula shirkobo barka sxb waxa fican in fikirka ganacsi lafiriyo hadba dhinaca laga sijeedo

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 2 роки тому

    Zaki likta waa iga horeyasaa lkn email ka kama jawabtid ka soo jawaab emailka

  • @realboy1947
    @realboy1947 2 роки тому +2

    Asc wllo wxn rabaa inaa ganacsi sameyo wxn rabaa qof aan share kula noqdo. Qofkii diyr ah ha ilaa so xariro

    • @xalimaabshir2872
      @xalimaabshir2872 2 роки тому

      Xage lagala so xirirayaa

    • @realboy1947
      @realboy1947 2 роки тому

      @@xalimaabshir2872 halkaan wllo

    • @ZUGAAL940
      @ZUGAAL940 2 роки тому +1

      Walahi zhp aniguba sidaado oo kale ayan ahay oo qof aan ganacsi yar isla bilaawno ayan raadiyaa
      Teeda kale maxa fikrad heysaa zhp ?

    • @realboy1947
      @realboy1947 2 роки тому

      @@ZUGAAL940 sxp luuqa imow what'supkaga iso qor

  • @mudanetayib9536
    @mudanetayib9536 2 роки тому

    Wlll bal waxaad soo radical figrad ganacsi oo somalida ku yar janisa

  • @cagmadhige6588
    @cagmadhige6588 2 роки тому

    First🇸🇴❤

  • @mahamedyuy3582
    @mahamedyuy3582 2 роки тому

    Xita ku travel ku tar iyo shobinka

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 роки тому

    Cirbido leskuduro ditorada qalinka bixiyan makahadashid dariqyada lafadhiyo oo darogadi kusobiriyen

  • @xogsiin
    @xogsiin 2 роки тому

    Waxaa sidoo kale soo badanaya shirkadaha adeega isgaarsiinta bixiya iyadoo aan baahi badan oo loo qabo isgaarsiinta aysan ka jirin wadanka.

  • @xasanhanadmascuud8839
    @xasanhanadmascuud8839 2 роки тому +2

    Zakariye walal wan kusalamay marar bdn ayan coment kugu su,alaha waxan rabay inad iga caawiso warshada tomatada ama shiishhida lagu sameeyo iyo mida baakadeesaba waxan la xidhiidhay qolyaha somali transbort ee turky jooga waxay i weydiiyeen faahfaahin iyo nooca aan unaahanahay sawirkiisa anigana ma haayo sawir iyo faahfahin ayaan ku dhahay marka wll faahfahin ayan kaa raabaa waliba meel aan kaagala so xiriiro hadaad isheegi karto gmail kaaga fariin wan kaaga so diray walina jawab ima aadan so dirin wll please 🙏 iga caawi arintaas

    • @KADER1140
      @KADER1140 2 роки тому

      Wll alibaba baad ka helaysaa iyagoo scales kala duwan leh qiima ahana 8k ilaa 15k ayaa ku kaafin kara sawiradana aad ka helaysaa hadad diyaar u tahay

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 роки тому +1

      Walal arimaha wershadayntu wax si fudud la isu waydiin karo maaha waxay u baahanyihiin team khabiir wershadeed cilmi baadhis, xog raadin safaro, raasamaal capital iyo dhaqalaha qofka furanaya iwm. Markaa walal dabcan qorshahaagu haduu yahay rasmi oo mashruucan oo kale ugu yaraan Turkiga oo kale $240,000 dollar ayaa lagaga soo heli karaa balse Wakhti iyo dhaqaale ayay u baahantahay in loogu howl galo.
      Dabcan dad consultant oo howshaa kaala shaqeeya ayayn u xilsaaro karaa balse waa inaad xagaaga so rasmiya diyaar u tahay.

    • @xasanhanadmascuud8839
      @xasanhanadmascuud8839 2 роки тому +2

      @@ZakariyeCaawiye walaal warshadaha sidaa u weyn ma awoodo lkn kuwa yaryar oo shaqo abuur lagu bilaaabi karo ayaan ubaahanahay mashruuuc aad u wayn ma ahan waxa aan dooonayo insha allah

  • @indhouroon2611
    @indhouroon2611 2 роки тому

    Magaalo aan aniga jooogo waxaaas dhan kma furna walal somali kumawa laha wax ganacsi ah marka waxyaabaha aad soo wada sheegtay 3 baa iga anfacday shugran walal sidaa mar walba noo dhiiri galiso

    • @sayd5301
      @sayd5301 Рік тому

      waa xagee magaladee

  • @AbyanCwali23890
    @AbyanCwali23890 2 роки тому

    waxey warshada ku talaa xinlabi

  • @geediyareofficial982
    @geediyareofficial982 2 роки тому

    Wall Zakariye Like & Subscribe isii wll

  • @ismaciilxasanmaxamed683
    @ismaciilxasanmaxamed683 2 роки тому +1

    Mahad sanid

  • @mohamedmadar8566
    @mohamedmadar8566 2 роки тому

    Sekeriyow fekrado badan baan hayaa , balse dhibaatadu waa wixii dalka ama debadiisa waa kuwo gabaabsi noqonaya hadaan beeraha wadankeenu sida muuska oo kale joogto loo helin.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 роки тому +1

    Waa laas Academy oo idin leh ua-cam.com/video/3nBniurUC0o/v-deo.html Wax barta aan barwaaqo gaadhnee

  • @Umomryama
    @Umomryama 2 роки тому

    Milixda se loo beeraa

    • @muqaaldeegaan375
      @muqaaldeegaan375 2 роки тому

      Lama beero wll biyaha bada la fadhiisiya kadib biyaha aya uumi baxa milix uunba u imaaneysa

  • @shuebmohamudabdi7952
    @shuebmohamudabdi7952 2 роки тому

    Walaal zakariye waxaan rabaa I aad ii soogudbiso xog kusaabsan machiinta biyaha safeeso.water softener iyo price keeda iyo meesha lagahelo

  • @abdimahadduceysane4909
    @abdimahadduceysane4909 2 роки тому +4

    Ustaad wxaaan heli karaaa kalluun lkn suuq dibada ah ma heyno wxaan aqaana kalluumeysato mogadishu illaa kismaayo marko

    • @hamdahassan4902
      @hamdahassan4902 2 роки тому +1

      Ilhay hakugu guleeyo lkin ha dalin wll ilaa aad ka helaysid hawshaa cid kula facan qabata

    • @abdimahadduceysane4909
      @abdimahadduceysane4909 2 роки тому

      @@hamdahassan4902 insha allh wllo kheir ayy noqoneysaa

    • @mohammedyasin1051
      @mohammedyasin1051 2 роки тому +1

      Sxb aniga ayaa dubai joga kaluun noce ah ayaad hysaan qimo noce ah ayaadku iibisan hadaan halkan suuq uga helno kawrn

    • @abdimahadduceysane4909
      @abdimahadduceysane4909 2 роки тому

      @@mohammedyasin1051 nuuc walpo badeena yaalo hadaad suuq u heyso sooraadi hadi nuuuc gooni ah larabana waaa diyaar ganacsatadeena kalluuna ma dhoofiyaan

  • @somalitiktok7799
    @somalitiktok7799 2 роки тому

    sxb somalida copigu waa diyaar
    markiiba faarta koopiga ayaa ku qabanaya

  • @motivational5star
    @motivational5star Рік тому

    Ustaaaad program talk to me 45 min ma shaqeynayee halkeen kla xiriraa

  • @motivational5star
    @motivational5star Рік тому

    Ustaaaad program talk to me 45 min ma shaqeynayee halkeen kla xiriraa