WARAR CULUS: US | JABUUTI | INDIA | IRAN | ISRAEL WAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 чер 2024
  • WAR CULUS: 'JABUUTI OO TILAABO WAYN OO HORMAR QAADAY', KAALAY ISKA ARAG
    ‘Julian Assange is free’: Wikileaks founder freed in deal with US
    Assange to plead guilty to one charge of espionage and return home to Australia after decades fighting US extradition. WikiLeaks founder Julian Assange will plead guilty this week to violating espionage law in the United States, according to court filings, in a deal that will end his imprisonment in the United Kingdom and allow him to return home to Australia.
    Assange, 52, agreed to plead guilty to a single criminal count of conspiring to obtain and disclose classified US national defence documents, according to filings in the US District Court for the Northern Mariana Islands.
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 71

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 дні тому +13

    AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 дні тому +3

    Wcs aqyarta mashaa❤❤❤allaah rer jabuti❤❤❤ilove jabuuti❤❤❤❤

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 дні тому +1

    ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 2 дні тому +2

    #MOHAMED AWALE IISKA SAX BACKGROUNDKA MUQALKAGA ...NIIN CULUS WAAN KU WADHANA...@ABDIXAFID WAX KALA QABO INA ADHEER❤

  • @imamabdi224
    @imamabdi224 2 дні тому +1

    Ilaaahow shiicada barakee way fashiliyeen maraykankii

  • @user-wx7eg6ve5o
    @user-wx7eg6ve5o 3 дні тому +2

    Thanks, I like how you admire your community

  • @Shamsoxaaji670
    @Shamsoxaaji670 3 дні тому +2

    Mashaa Allaah Cabdixafid iyo Cawaale

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 3 дні тому +3

    Maasha alaah habbo cabdixaafid maxamuud horo u soco fariid baa tahay asc

  • @reemali6728
    @reemali6728 3 дні тому +2

    Aad baan idin salamaYaa adiga iyo maxamad cawaale waana idin soo dhaweynayaa galab wanaagsan❤❤

  • @axmedfaarax6259
    @axmedfaarax6259 3 дні тому +3

    Cabdi xaafidow jabuuti miyayna ahayn shantii soomaaliya soomaaliland maxaad ug diidantahay dawladnimo wariye dhaxdhaxaadna waad tahay mise qabyaaladii majeerteen baa ku haysa waa kaftan

  • @dahirwarsame4896
    @dahirwarsame4896 3 дні тому +1

    ASC sxb

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v 3 дні тому +2

    Saxiib miyaad wayday cidkale ninka m cawale dad adan baakaga Tegan waayo waa cunsuri bukah oo reero kamid ah somalida aad uneceb

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji 3 дні тому +2

    Qoritaankeeyga Ayaa Dheer Waa idin Salaamaa dhamaantin

  • @user-cf4mv5bv5x
    @user-cf4mv5bv5x 3 дні тому +1

    Maashaa allaah,laasamaxallaah dheha ineeysan fashilin walaalaheen jabuuti,hoonkookta afrika ayaan urajeeyneeynaa.

  • @user-pk5uh5np7f
    @user-pk5uh5np7f 3 дні тому +2

    Asc Abdi hafid soo badi wararka Israel in sha Allah Thank you

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 дні тому +2

    DAKKADAAS, WAA UMMU RASH RAASH WA BAD AY FALASTIIN KA XOOGEN.

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 3 дні тому

    #Ustaadka sodhawoow dheh si gobonimo kudhehantay 👍

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 дні тому

    Salaan sare wariye Abdihafid iyo ustaad Mohamed cawaale iyo bahda BRTSOMALITV.

  • @abdiazizali6198
    @abdiazizali6198 3 дні тому +2

    Brit TV waan Soo dhowaada qabiir Maxed cawaale Soo dhowow

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 дні тому +1

    Doolarka waa in la Soo afjaro isticmaalkiisa waayo waa lacag gumaysi

  • @reemali6728
    @reemali6728 3 дні тому +2

    اللهم النصر اخواننا في فلسطين يارب العالمين اللهم امين❤❤❤

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730

    ☝️ MASHA 🤍 ALLAH 💐 TABARAKALLAH ☝️🤍💐

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 3 дні тому +3

    Been Tv & cabdi Cunsuri

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 дні тому +2

    Et Somalie Land doit être libre

  • @user-er4id9sw2v
    @user-er4id9sw2v 3 дні тому +2

    Gaalo jabkeeda way qarsataa

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 3 дні тому +1

    S/A Abulhafiz, please can you invite somali intellectuals who also Islamic historian

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 дні тому +2

    🇫🇷

  • @DiranehHassan-ie8hl
    @DiranehHassan-ie8hl 3 дні тому +1

    Mohamed wa agonyahan rere Djibouti

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 дні тому +2

    Le président Djibouti doit dégage 😂❤

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 3 дні тому +2

    Ismaciil Omar Geele intuu Joogo jabuuti horumar gaari mayso waa akhmaq xaadid ah

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd 3 дні тому

    Aamii ilaahy hanoo rumeeyo

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730

    ☝️ MASHA 🤍 ALLAH 💐 BARAKALLAH ☝️ FIIK 🤍 my 💐 brother ☝️🤍💐

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 дні тому +2

    🇫🇷🇩🇯🇸🇴

  • @MarshalDaniel-gx7vu
    @MarshalDaniel-gx7vu 3 дні тому +1

    wan qoslay labo jaaaajuuuus oo isku caamira🤣😂😂🤣

  • @user-zk5qk6kg2k
    @user-zk5qk6kg2k 2 дні тому

    Abdixafid waydii maxay mushaharku uga habsaamaan shaqaalaha

  • @fadumajelle3220
    @fadumajelle3220 2 дні тому

    Mareykan waa in nin walbo dantisa ka raacdaa waana gumeysi dadban

  • @user-zk5qk6kg2k
    @user-zk5qk6kg2k 2 дні тому

    Awaale waa cafis raadis

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 дні тому

    Turkiga badaha maamulayey xaggee joogeen sowtii qarniyada 14aad , 15aad , 16aad , 17aad , 18aad 19aad 20aad ay dawladaha Britain , France Spain iyo Portugal badaha adduunka ilaa America iyo Australia maamulayeen ilaa maantana adduunka ku hoggaaminayaan . Xaggee ku yaalleen badaha Turkigu maamulayey ma samada ayay ku yaalleen

  • @dahirwarsame4896
    @dahirwarsame4896 3 дні тому +1

    Suaal an ku weydiiye Somalian maxah ad macaarad ugutahay adjgu waxaad tahay wareye waxaalarabey dhaxdhaxaad inad noqotit sxb????

  • @maxameddeeq8364
    @maxameddeeq8364 3 дні тому +1

    Hadee abdihafiidoow walale noomaydan sheegin waxa ay tahay hormarka ay ku talaabsatay jabuuti maanta maxay tahay waxa ay sameeyeen bal soo sheeg inta faahfaahinta aydaan galin

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 3 дні тому +2

    Soo daa warka😂

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 3 дні тому +1

    CUNSURI

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 дні тому

    Hanbayo waan Soo dhoweeyey heshiiska iiraan iyo India waxba kama khuseeyaan maraykan india Maaha dal wax loo yeedhin karo markaa hanbalyo ayaan leehay

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 дні тому +1

    Et Somalie Land tu fais quoi.???

  • @user-zu7yy7pr1s
    @user-zu7yy7pr1s 3 дні тому +2

    Great

  • @user-ki5fi9vj7t
    @user-ki5fi9vj7t 2 дні тому

    Xayeysiiska kugubadan Camii!!!!

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 3 дні тому

    Maalgashiga dalkeenna ee dhanka warshadaha .beeraha. kaluunka si aanu u noqonno Ecports dadkeenuna shaqo uga helaan islamarkaana dhaqaalaha waddanku u saldhigto. Waa iga wacyi gelin arrin muhim ah weliba cabdi xaafid bal mar hantiilayaal somaliyeed kol ku casuun si aan uga faa iideysano mediaha dhinaca horumarka waddankeenna.

  • @kadarahmed9574
    @kadarahmed9574 3 дні тому

    Kalay iska arag cxafid

  • @farxaanmaxamed4978
    @farxaanmaxamed4978 3 дні тому +2

    Asc waan hanbalyaynayaa president ismaaciil cumar geele horumarka uu u soo hooyay umada reer jabuuti iyo soomaaliba

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 3 дні тому +5

    Maasha alaah maalintii 26 jun 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍❤️❤️❤️😂 soomaali hamidoowdo ha israacdo cawaga gudaha iyo kan dibadaba alaah ka qabto Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi asc

    • @hawakarshe7904
      @hawakarshe7904 2 дні тому

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 3 дні тому +1

    Djibouti… n’est rien une poussière… c’est et mon garde ta religion pour toi 😂

  • @user-fv3ce8tn1x
    @user-fv3ce8tn1x 3 дні тому

    marunba miso wariyo

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad 3 дні тому +1

    Adiga ayeey kula weyn tahay

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 2 дні тому

    cajuuska xunka ah ee Ismaciil oo meesha dhaafa mooye waxba kama soconayaan

  • @theruler411
    @theruler411 2 дні тому

    Warkii qaxootiga daarood 😂😂😂😂

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 3 дні тому

    MUCAARADKU MAAHAN INUU KASHAQEEYO INUU MAAMULKA MEESHA JOOGA TUSO SHACABKA BALSE WAA INUU SOODHAWEEYO HORUMARKA AY LATIMAADO MAAMULKA XILKA HAYA

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 дні тому +1

      Kuwa Xamar yiraahdo unukaa leh inay taageeraan iska daaye wax walba oo wanaagsan way beeniyaan hadii madaxweynaha uu ahayn Hawiye
      Waana Sababta looga farkaraayo in Magaalo madax Laga badalo Xamar

  • @gttty708
    @gttty708 3 дні тому

    Wali ma fahmin arinta jabuti ee aad falanqybaysaa, mawducu wuxuu yahayba kamad hadal ee waxad bilawdeen falanqayn

    • @gttty708
      @gttty708 3 дні тому

      Cidii fahanty Ha ila wadaagto

    • @safariexpresstv
      @safariexpresstv 2 дні тому

      Wad mahasan tahay. Djibouti waxay dhisiyaan warshad shiidaalka lagu safeeyo. Djiboutian government is planning to build a refinery in Djibouti city.

    • @gttty708
      @gttty708 2 дні тому

      Thans

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 дні тому +1

    Tolow refeneriga Sifeenta Shiidalka D.Jabouti Shiidalba Malahee Ma Shiidalka Somalia ee Goordhow lasoo Saarayo Miyey Isu Diyaarinee Iney Ku sifeeso Jabouti Cajiib

  • @ducaalea1918
    @ducaalea1918 2 дні тому

    Cabdixafiid iyo Saxaafadda kale ee Somalidu Dictator Ismail Omar ayey ka xaaraan. CAR FALANQEE ISMAIL OMAR 21 SANO DJABUTI KU KAADSHAYEY! KUMA DHACDID!