To all the somalilanders of today this is one of the real front line mujahidin not the over rated commanders , pay respect to his offspring for life . That's the price we have to pay. No compromise.
Faysal xabaar mariwaa waxa u ahaa mujaahidintii ugu geesisana waan maqlay in badan magiicisa iyo rag mujaahidana o ka sheekaynaya waxbaa soo maray film ayaa laga samaynayaa tarikhda
WAAR ILMADERAYAL RAGII DALKA USOO HALGAMAY INTII DHIMATAY ALA JANADII HA GEEYO LAKIN KUWA USOO DHAWACMAY EE USOO SILCAY EE FAYSAL KANI KA MID YAHAY CID OG OO ABAAL KOODII GUDAY MA JIRAAN. WELIBA SIILANYO IYO MUSE MIDNA WAX MA TARIN EE INAGU WAX MA TARNAA. BAL NAMBARKISA HADAA HAUSAN II SOO QORA PLZ
Hooyo cajibsana 3 malmood ayey cidlo uso lugeysey iyado bahal iyo colaadiba jirto
Allow hoyoyinken u naxariiso😭😭
Xilkaagii waad gudatay mujaahid
Jasaaka Allah khayran walaalkayow
ragaasoo kale wali waain loo qoraa musahaar joogto ah bilwalba
To all the somalilanders of today this is one of the real front line mujahidin not the over rated commanders , pay respect to his offspring for life . That's the price we have to pay. No compromise.
Faysal xabaar mariwaa waxa u ahaa mujaahidintii ugu geesisana waan maqlay in badan magiicisa iyo rag mujaahidana o ka sheekaynaya waxbaa soo maray film ayaa laga samaynayaa tarikhda
Waxay ahayddgaraaro qadhaadh oo halgan dhab ah lasoo galay!
Waxa isweydiin leh dadka maanta u dagaalamaya Farmaajo ee hunguriga siistay qadiyadii ay SNM waxaas oo nafhuris ah usoo galeen!!??
iisooqora feysal xabaal mariwaa nobrka ( T LI FOONKIISa) lacag baan usoodirayaa
Asc wll.ninkaas haddii aanad helin waa kuu doonayaa,haddii aad heshayna waa wanaag.mahadsanid
@@dhaxalreebtv7535 uduun dee ileen wali mahaysid qof ujawaabaye
Layla hadaad madax banantahay yurub joogto fariid ayaa fariida dhashee iisheg mel aan kalasoo xidhiidho
Allahu Akbar
Allaa weyn, ninkii aaminaa awood leh.
Alaah haku. Xafido ujaahid
Ninkan taariikhda soo martey
Waa taariikhda ha filimada laga matalo
ragani wax ey mudan yihiin inta nool in ey kunoo laadaan nolal raaxaleh image caruur tooda cases kooda guru loo dhisaa ninwalba degan ka uu kasoo jeedo cashuurta laga siiyaa xaqooda waayo waaragii dhalinyarada aha eeinoo hurey naftooda in ey cadowgii nacabka ahaa eefaqashta inaga xoree yaan sharaf ayey inaga mudan yihiin dhamaan tooď qurba joogta reer soo maaliland waa in eynu caa wino ragii inoo soo hal gamey xaqmaaha in feysal cali waraabe iyo ciro ey guru dhistaan oo lacag lasiiyo faqash ayey ushaqey naayeen walibain laxiro ayey aheyd ceebtooda markaasey waliba faqashta uuwax kasheegaa feysal cali waraabe isagoo faqash ahaa uf
Aad iyo aad wl
Alle caqliga ha ku barakeyo waa Ragii Cadowga Inaga Kiciyey
WAAR ILMADERAYAL RAGII DALKA USOO HALGAMAY INTII DHIMATAY ALA JANADII HA GEEYO LAKIN KUWA USOO DHAWACMAY EE USOO SILCAY EE FAYSAL KANI KA MID YAHAY CID OG OO ABAAL KOODII GUDAY MA JIRAAN. WELIBA SIILANYO IYO MUSE MIDNA WAX MA TARIN EE INAGU WAX MA TARNAA. BAL NAMBARKISA HADAA HAUSAN II SOO QORA PLZ
Lagayaba manta inanu wax daryeela kuqabin dadbandan xaqodi kumahayan halganka walhi hadan wanta wakhtigaa lasocon laha ooxilhayo xaqisa waangudile
shinbirtaasi hooyadii ayay uso kaxaysay walaahi waa mucujiso
Waa ragii faqash xaarka cusiiyay
Alleh ha ku xafido
Good job
Walahi wa tariikh
Ninku wuu xanusanayay allow caafi tamartiisuna ma.wnaaagsana
Thanks.
Somaliland Hardliner allwo dawur
viva soomalilnd and snm
Kaahin ka jaahee
Ragani waa ragii adeeradaa ka kaaji kari waaween hhhhhh
Ma aarsadana waa adoo kale
Walaahi dalkan dhib badan ayaa loso maray qaarna way isakag raxaysnayaan
Qoloma ayuu ahaa mujaahid kaasi tolow
Dee waa nin garxajisa oo habar yoonisa
Saxartirre hore usocda sii wada mujahidinta siiba kuwi buraha
D
Saxartire, waxaad umada u reebteen taariikh dhacal gal ah. Laakiin sii daaya dhamaan wixii taariikh ah ee Snm ku saabsan gaar ahaan kuwii buuraha ee halaaga badnaa
Yaa masaakiin idoor tukaafad
Walba mujahed haku sheegeen
Kuwii gumaysan jiray sow
Anaga maaha
siilkii hooyada bad gumeysanjirtey waa kuwii kaasarey dalka faqashta
Kaahin kajaahee
Ragaasi waa ragii adeeradaa hurdada u diiday kadibna daadka raacsiiyey ee ciidaa ka dherag
Ma aarsade waa adoo kalee
Kkkkk ku raxayso sidaay abaha iyo adeerada SNM gu gashay afweyne isago qoxotiya ayu musqul dheexdeed ku dhintay
Shimbir Alle u soo diray dheh
Waa agoontii kacaanka weeyan oo meelkasta niic LA taagnoy adeer siyaad annagaa eryanay dee oradoo xabashiisa dulfadhiso
Mujaahid kulahaa walee cadaabtii Allah kusugaaysa adiga iyo waxii Muslim laayeyba 👹👹👹