5:30 waa runtii mujaahidka aha u naxariiste markaydido naftu waxwaliba iyada ka xoog wayn ku darsoo markaad xaqa ku dirirayso waxa kuu sakhirma wax kasta oo kuula muuqda ma dhacdo
Waxba reer bari ha ku dawakhin waxay isku haystaan libaaxyada isaaq, been bay iskugu sheekeeyaan, ma oga in ciidankii ugu quwada weynaa somali uu deganaa galbeed.
Muj Daahir Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo. Midhihii halgankiina ayaanu maanta hadhsaneynaaa
ilaahay hawnaxariisto mujaahidintii dhamaan tood
Alle ha u naxariisto
Ax, rabbi ha u naxariisto dhiigoodii ayaanu maanta hadhsanaynaaye
ilahay haku naxaristo
Ilahow janada gee aamin
Allahyow u naxariiso janada gee
allaah hawnaxariisto
jano fardowsa alle ha geeyo aamiin
Jama Sweden iyo ninkan maxaa isaga cod iyo saasaanba eeg
5:30 waa runtii mujaahidka aha u naxariiste markaydido naftu waxwaliba iyada ka xoog wayn ku darsoo markaad xaqa ku dirirayso waxa kuu sakhirma wax kasta oo kuula muuqda ma dhacdo
C
halgamamaagan hadalkiisa waxaa ka muuqata in reer barigu ka hor fahmeen reer galbeedka halganka
Halganka galbeed laga bilaabay jabhadii ugu horaysay Snm 4aad bay ahayd 1978 kornayladii ugu horeeyay hargaysa katalaabeen ilaa maxamed kaahin 3sano ugu horaysay galbeed ayuu kadgaalamayay iyadoonbariga halganku aad uga socon dhagayso maxamed kaahin barnaam8jka xasuus reeb Hctv isagaa maxamed kaahin afkiisa kasheegaya waxaan iska sheeganayno maahee
Waxba reer bari ha ku dawakhin waxay isku haystaan libaaxyada isaaq, been bay iskugu sheekeeyaan, ma oga in ciidankii ugu quwada weynaa somali uu deganaa galbeed.
Inamada SNM wada hoog dagaalan bay ahaayeen