Waayajoog:- Q2aad: Halgamaa Faysal Dheere iyo waayihiisii SNM.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Barnaamijka #Waayojoog:- Q2aad: Halgamaa Faysal Dheere iyo waayihiisii SNM.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 84

  • @muusemaxamed2342
    @muusemaxamed2342 2 роки тому +10

    Alle haw naxariisto muj Maxamed xaji Muuse Harag Waafi wuxu dhintay 26 Feb 1988

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 2 місяці тому +2

    Hambalyo hambalyo mujaahid faysal dheere inti dhimatay ilaahay ha unaxariisto inta nool cimiriga ilaahay ha u dheereeyo ha la sameeyo sanduuq dhaqaaale oon ku taageerno mujaahidiinta inta nool ita dhimatayna ehelkooda ayaan ku caawin la hayn guuul guuul snm guuul qaranka soomaaliland

  • @MubarikHaybe555
    @MubarikHaybe555 2 роки тому +11

    Maxamed Xaaji Muuse Haragwaafi Alle Haw Naxaristo legend never Die

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 2 роки тому +3

    Ilaahay magacaaga ha raajiyo faysal dheere geesi geesi dhalay ayuu ahaa,wuxuu si weyn uga qeybqaatay xoreyntii dalka

  • @cabdilahiyuusuf3261
    @cabdilahiyuusuf3261 2 роки тому +1

    Alle ha u naxariisto mujaahid Maxamed xaaji muuse Haragwaafi isaga iyo raggii kale ee aan ka dhacayn.

  • @mohamedeid22558
    @mohamedeid22558 Рік тому +1

    Muj.Faysal Dheere Legend ALLE haku Dhawro
    Mohamed Hajji Muse Haragwaafi. ALLE HA U NAXARIISTO

  • @mohamudmohamedabdiwahab6483
    @mohamudmohamedabdiwahab6483 2 роки тому +7

    Faysal dheere wuxuu ku dhaawacmay.
    Khaatumo
    Burco
    Seeto ama ceeg bil cile isaga iyo General Axmed mire maxmed nuux
    Wisil
    Gunbur libaax
    Goraya ood
    Oodweyne
    Waxa ka badan inta la qaban gaadhay ee illaahay badbadiyay
    Isaga iyo raagii lamidka ahaa

  • @rooblemuusecabdidable
    @rooblemuusecabdidable Рік тому

    Geesiga birta ah muj faysal dheere alle haku barakeeyo adeer sharaf kunoolow adiga iyo aabo iyo qaarkaloo badan anaalban idiin haynaa ilayskaa kuwii shidoow abaal baan kuu hayaa 💚🤍❤

  • @MohamedAhmed-zn9jc
    @MohamedAhmed-zn9jc 2 роки тому +17

    Hbnkii snm burco ku dishay kabtan falso waan xasuusta saldhiga lagu hor dilay 10 jir suuqa ka shaqstan ahaa faqashtu waxay odhan jireen dalka marka laga dhameeyo qudhmista waad ka baxysa inankaga yare basaski

    • @saynababdi4263
      @saynababdi4263 2 роки тому

      BIRIIJKA BURCO AGTIISA AYAA LAGU DILAY AYAANTII BURCO LA SOO GALAY

    • @raage6364
      @raage6364 Рік тому

      Anigoo 40 cisho jiray ayaa familyga yaga naag faqashoon jaar ahayn nasoo dacwaysay waa nala xidhay markii miiska op laysaatay buu yidhi kabtan falso yidhi tolow maku istaagaa waa qudhmis soo korayee waalidkay baa iiga waramay
      Ismbuuc kamaysoo wareegin markii snm tu soo gashay isagiina ladilay

  • @mohamudmohamedabdiwahab6483
    @mohamudmohamedabdiwahab6483 2 роки тому +11

    Taariikhdu waa buur
    Biyo qaadi karinoo
    Baryo lama illaawee,
    Illaahay adna cimriga hakuu
    Dheereeyo danbigaagana hadhaafo
    Wllo, faysal toban jeerbaa lagu tiriyay dadka dhintay lkn illaahay baan ka dhigin, taariikh badanina way ku duugantahay

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 2 роки тому +6

    Geesiga...BIRTA...Ah
    S N M
    Guuul

  • @user-ey2hk7zu7b
    @user-ey2hk7zu7b 10 місяців тому +1

    Mujahid faysal m.m.(f dheere)salaan qaali ah kadib taariikhdii halgan ka dadka aadka ulasoc da ayaan kamid ahay .waxaan iswaydiiyaa oo aan faysal waydiin lahaa mujahid cabdi muxumed fayer goormuu shahiiday sarakiisha kale iyaga waad kashakayseen badankoodu xilayadii ayii shahiideene allena haw wada naxariisto dhamaantood.

  • @SacadAbdi-go9hq
    @SacadAbdi-go9hq Рік тому +1

    Mujahid faysal dheere aad baan usalaamayaa❤

  • @muusemaxamed2342
    @muusemaxamed2342 2 роки тому +5

    CBA TV Ururiya Taariikhda SNM

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 2 роки тому +2

    Harag waafi illaahw u nxriiso waa mid kmida shakhsiyaadkii hormoodka u ahaa halgankii dib ulso noqoshda jmhryda somliland

  • @SacadAbdi-go9hq
    @SacadAbdi-go9hq Рік тому +1

    Mujahid faysal m m faysal dheere salaam qaali ah iga gudoon hal kelmad ahi ima dhaafin yaa baa igasoo hadhay Abid Kay ma illaawi doono dhacdooyinka yaabka leh

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 роки тому +1

    Muj. Faisal Dheere Waxuu ka soo Hadhay Goosan Nukhbada SNM .Reer Xaaxi ah oo Debed meer ahaa ..oo Kolba Sarkaalka Is Miidaaminaya Sida Dhegowayne .Mire. M.Ali ..Arag..Wafi iyo Qaar badan oo uu Caawa Tirinayo ....Sara Joojin Jirey ..6 Jeer buu Dhaawacmay .... Alla yarxama intoodii badnayn..... Q.2aad,,

  • @farduusibraahim6597
    @farduusibraahim6597 2 роки тому +2

    SNM WAA geesiyaashii dalkeenan somaliland xoreeyey ilaahayna wuu lajiray snm ta wayo 10 nin ee SNM ayaa jabinayey 500 ee faqasha guuuuuul SNM guuuuuul somaliland

  • @abdirashiidismaaciil3834
    @abdirashiidismaaciil3834 8 місяців тому

    Mujahideen FeysaL maxamed Maxamuud aad baaN u salamayaaH 🎉 awoowe

  • @deeqguled4066
    @deeqguled4066 4 місяці тому

    anaa.burco joognayoo.waxay.ahayd.1986.halkaa.halasaxp

  • @cabdikariinmaxamed1206
    @cabdikariinmaxamed1206 20 днів тому

    Ilaahaw kuu na naxariisso adeero mmaxamwd xaaji muuse haragwaaffi maxad usoo halgantay dalkan maanta ina kaahin iyo biixi mujahidnimo noo sheegtaan iyagon maalin.ay ku leeyihiin malmaihii snm aan la garaanayn

  • @khalidhusein8410
    @khalidhusein8410 2 роки тому +2

    alle haku xafido adeero

  • @SabaaxAhmed-lz4dh
    @SabaaxAhmed-lz4dh 8 місяців тому

    Mnsha Allah wall wax badan ayad nala wadzgtay

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 роки тому +3

    Mujahidiintii snm ilaahay haw naxariisto dhamaantood

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 11 днів тому

    Muj xassan kafaara Miineystey weyn Hyonisa Mse cabdale Ahaa SNM tii waaweyneyd. Wuu noola beridhaweyd

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 2 роки тому +3

    waa taariikh layaable

  • @ayaanmahubo5291
    @ayaanmahubo5291 3 місяці тому

    Abit waxad tahay geesi nin waayosojogay cafimad iyo cimridheer Alleh kuwaydiyey inti dhmatayna Alle Jana fardowsa hakwrabiyo

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman 2 роки тому +4

    Awoow alle cimriga iyo caafimaadkaba haku dheereeyo

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 2 роки тому +2

    Abaalkiina Allah uunbaa gudi kara

  • @user-ey2hk7zu7b
    @user-ey2hk7zu7b 11 місяців тому

    Mujahid:faysal,m.m.(faysal dheere)salaan kadib hal eray ima dhaafin taarikh kawarranka mujahidka dee dhacdoba dhacdo kasii daran ,dhaygag iyo yaab baa igasoo hadhay abid kay ma illawi doono dhacdoyinka!, rag aad uda yar bay ahayeen oo alle barakeeyey,waxaad keenteen xorriyad daa buuxda ee aan maan ta kunaa loo nayno hadaba aan ilaashano isudul qaadano!!.

  • @faysacali5907
    @faysacali5907 11 місяців тому

    Alle hu naxarasato mujahadaka

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 Місяць тому

    WAAR MUJAAHID HA ODHANINA ..WAA DAGAAL DHEXMARAY ISAAQ IYO DAAROOD ..SOOMAALIDA KALE WAXBA KAMAY AHAYN WAA LA ADEEGSANAAYAY

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 2 роки тому +5

    qisada hooyada iyo ilmaaha yer ayaa ugu xanuun badan marka laleeyahay naftu waqti bay leedahay waa sidaa mesha maxaa dulmi ka dhacay 43 qof oo rayida oo qoxootiya dil subxana allaah ninka a.casis laleeyahay haduu noolyahay hala qisaaso

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 2 роки тому +2

    Waa geesiyadii

  • @cabdulahimohamoud
    @cabdulahimohamoud Рік тому

    Taariikhdii Aadan saleban mar qudha maad weydiin mujaahidinta Aad waraysanaysid

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 2 роки тому +1

    Goob joog baan ahaa habeenkaa ilaahay igu ogyahay

    • @turaabiofficialchannel1138
      @turaabiofficialchannel1138 2 роки тому

      Vido iska soo duub sxb

    • @badrinr5345
      @badrinr5345 Рік тому

      @@turaabiofficialchannel1138
      maxuu soo dubaa harag wafi mujrim dowladisa ku jabhadeye ayu ahaa

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 Рік тому

      ​@@badrinr5345 kwrn kuwa caruurta iyo hooyada is xabaarsan dilayey

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 11 місяців тому

      ​@@badrinr5345dawlada marku isir dagal si badheydh uu qatay ayu mujrim jabhadeysan noqatay marka sax bu aha dagaalkas
      Awoowgayga oo miskiin xoolo dhaqato snm mu dilayn faqashtii ba dilay marka dadka dawlad been sanka haka mariiyin

  • @TheMohadam
    @TheMohadam Рік тому +1

    Mujahid ku laha? Somali Somali dilayo?

  • @somnews6954
    @somnews6954 2 роки тому

    Isaaqu Waa cunsuri ina Mujaahid kii kaliya ahaa ee ku jiray qabiilka kale Gudabiirsi Cabdiraxmaan cali taariikhdiisa kama sheekeeyaan

  • @saynababdi4263
    @saynababdi4263 2 роки тому +1

    NINKANI RUNBADANAA ANIGA OO TEENAGER AH BAA KU JIRAY DADKII HALKAA U QAXAY ROOBAA DA AAYAY WAXAA LAGU LAAYAY ODAYAASHII REER BURCO ALAMSAY IYO WALAALKII JAQAFSAYNA WAY KU DHINTEEN IYO DAD BADAN OO KALE

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 9 місяців тому

    Ma dhambaa

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 8 місяців тому

    Abaal ayaanu kuu haynaa Mujaahid

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 4 місяці тому

    Nin dad laayay muxuu cadaab sii qorshaystay

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 2 роки тому +1

    Nin dadkiisii laayey doqoniino weynaa

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 2 роки тому +2

    Harag waafi yaa diley qaabka U dhintay muu sheegin

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 2 роки тому

      Wuu sheegay qaybta kowaad kasoo daawo.
      Waraysigu waa taxane xidhiidhsan..

  • @bashiirducaale6008
    @bashiirducaale6008 2 роки тому +1

    Haveenkaa waan joifey runtii weete mustafe

  • @yaxyecabdale
    @yaxyecabdale 8 місяців тому

    P

  • @maxamedcali5256
    @maxamedcali5256 Рік тому +1

    I'

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 2 роки тому +2

    kuwani waaduli maaha inlaga halo waxyaabaha siraha ah xusuus hadey tahey qoraal halasameeyo laakiin kolba ninbaalawareysanayaa waaqalad

    • @kandarabi927
      @kandarabi927 2 роки тому +1

      Oo maxay qalad ku tahay sow tani ba taariikh maaha?

    • @axmedcali2285
      @axmedcali2285 2 роки тому

      Muxu qalad ku yahay?

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 7 місяців тому

    Asc inantaa yar wax danbe oo karma ma argteen

  • @cllahihuseen6531
    @cllahihuseen6531 Рік тому

    Inanta halbaafiyo

  • @abdirahiimalimohamed2732
    @abdirahiimalimohamed2732 Рік тому

    Isaaqa ileen isaga umbaa isleen jiray

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 2 роки тому

    Asc.
    Halgamaa ha ahaado ,laakiin waxaa isweydiin mudan dadkii shacabka ahaa ee ku dhinta dagaaladaas dhiigoodii ma wax kama jiraan baa?
    Waxaan dhammaanteen ognahay in ilaahy dhiiga qofka islaamka ah agtiisa ku weyn yahay,marka qof sidaas lagu dilay ama reer hebel xagee dhiigoodii la saarayaa?

    • @saynababdi4263
      @saynababdi4263 2 роки тому

      DAWLADII HORORKA AHAYD EE UMADA CUNTAY CABDI CASIIS CALI BARENA WAA SIYAAD INAADEERKII RUMA ILAA GEDO AYUU KA SOO DAGAAL TEGAY

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 2 роки тому +1

    MUJAAHIDKANI MA HJ MIYAA TOLOW MISE HY SIDAAN FILAYO WAAYO AAGA UU JOOGAY AYAAN KA QIYAASAYA

    • @ahmedcabdirisaaq6539
      @ahmedcabdirisaaq6539 2 роки тому +3

      Waa h.yoniz haragwafi izku reer yihiin zxp. Wana raga znm ugu muj:badmaa xaqiiqtan

    • @kaareburburiye
      @kaareburburiye 2 роки тому

      @@ahmedcabdirisaaq6539 waan garanayaa haragWaafi inuu ahaa badhul baahante lkn mujaahid Kani isna ma HY ahaan ayaad kawadaa MISE isna waa badhulbaahante??

    • @ahmedcabdirisaaq6539
      @ahmedcabdirisaaq6539 2 роки тому +1

      @@kaareburburiye mayee muuse cabdale

    • @shucaybcabdiraxman8917
      @shucaybcabdiraxman8917 Рік тому

      Waa nin habar yoonis oo reer cilmi ah.

    • @mohamudmohamedabdiwahab6483
      @mohamudmohamedabdiwahab6483 Рік тому

      Waaa habaryoonis

  • @cabdilahiyuusuf3261
    @cabdilahiyuusuf3261 2 роки тому

    Laakiin se muu sheegin taariikhdu goortay ahayd

  • @amina1273
    @amina1273 2 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @xasanmohamoud600
    @xasanmohamoud600 2 роки тому

    Ė

  • @kabacalaf4737
    @kabacalaf4737 2 роки тому

    Ninka wariyaha ah saxaafad muu baran miyaa oday reer u sahamiyaad moodaa

    • @user-pi2xt1ev2q
      @user-pi2xt1ev2q 6 місяців тому +1

      Wariyuhu aad buu ugu bisil yahay shaqada weriye nimo waraysiga uu qaado aad baan uxiiseeyaa.

  • @najjahmajjid4354
    @najjahmajjid4354 Рік тому

    Bal dhulkas xuduuda ku teedsan inta ciidan qaran jogy kwrn manta qoladan landta shegnaysa ciidan xududed ma u joga o sida ay puntland xududeda ciidan ugu wada jogo dhanka Ethiopia bal mxa uga arrina

    • @yaxyemustafe8138
      @yaxyemustafe8138 Рік тому

      xaga. Ethpia waxa. kadan aha SOOMALI. AYAA SADEX. MAALIN. SOODHWX ZOCONAYAAN

  • @muusemaxamed2342
    @muusemaxamed2342 2 роки тому

    CBA TV Ururiya Taariikhda SNM