WaayoJoog: Gudagalkii Hargeysa 31 May 1988 Mujaahid Weere.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • #WaayoJoog: Guda Galkii Magaalada Hargeysa 31 May1988 Mujaahid Weere.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika #CBATV

КОМЕНТАРІ • 54

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 роки тому +6

    Axmed mire he is hero isaagaa ka qiima maxweyna kasta he is our hero

    • @mohamedabdikadir6939
      @mohamedabdikadir6939 Рік тому +1

      axmed waxa uu la mid yahay mujaahidiinta kale, tusaale mujaahid kasta aaga reerkooda ayuu ka dagaalamau

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 2 роки тому +6

    Fadlam maxamed weere ka wareyso dagaalkii buuraha e galbeedka 1984 o u ka qeyb galey soda plz wareysiga

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 2 роки тому +2

    Mujaahid dhab ah hadad rabto waa ninkan muj.maxamed weere o ka mid ahaa dhalin yaradii naftoda u hurey dalkooda iyo dadkoda alle cimriga ha u barakeyo

  • @proabdi8100
    @proabdi8100 2 роки тому +4

    Raga ku woodi adka S N M
    Inti dhinatay rabi ha u naxaristo
    Inta nool na c C iyo cibado suban alleh ha ku sugo

  • @musehersi1384
    @musehersi1384 Рік тому +2

    Anigu qoladiu xasan Ganay iyo guubaabadiisa dhagaysanayasay ayaan ahaa Suzuki sii daba yaacaysay ayaan ku jiray waayo waxaan kantagay New Hargeisa Balrlin waan xasuustaa

  • @fathiyaabdullahi7009
    @fathiyaabdullahi7009 2 роки тому +4

    Waaya joog wuu mahadsanyahey rag xul ah ayaad wareysataane sii wad insha allah

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 2 роки тому +2

    Waad mahadsantiin qeyb labaad ka soo samee mujaahidka isagoo yar buu wadanka dhiigiisa u soo shubaye.

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 2 роки тому +4

    Allah ha xafido Mujaahid Maxamed Weere

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 29 днів тому

    Ilaahay balankii waan ilmeeyay. Weligay sidaas oo kale umaan ilmayn. Weliba hadalkii maxamuud haybe goodhaadha ayaan ku ilmeeyay.

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 2 роки тому +3

    Abaal wayn baan idiin haynaa, mujaahidiintii oo dhan, intii dhimatay Ilaahay Naxariistii jano haka waraabiyo, intiina noolna Ilaahay ha'idin xafido, allahuma amiin.

  • @gudoomiyelabasuul8297
    @gudoomiyelabasuul8297 2 роки тому +4

    Walee markii la dilay maareeyihii wakalada biyaha wuxuu yaalay maydkiidii is gawska xera awra wuxuu ahaa maydkii iigu horeeyay een arko

  • @tasniimhusen996
    @tasniimhusen996 2 роки тому +4

    Codsi wll, maxamed weere sidii faarax ifiso musalsal kadhig iyo ag kaloo badan oo ubaahan in laga ururiyo xogta ama taariikhda wadankan loos.
    oomaray.
    Mahadsanid.

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 2 роки тому +2

    Geesiga...BIRTA...Ah
    S N M
    Guuuul

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 Рік тому

    Illaahay ha Barakeeyo Mujaahid Maxamed Axmed Xaashi Weerre

  • @mukhtaarguraase486
    @mukhtaarguraase486 2 роки тому +2

    Waa raga loo baahanyahay inay taariikh daa ka waramaan maxamad weere

  • @user-wj4hh4et4d
    @user-wj4hh4et4d 5 місяців тому

    Waayo waayo

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 2 роки тому +1

    Mujaahid ku miyaanu dagaaladii Dabadda ee ku dhufo ka dhaqaaqi ,💕

    • @Haamud
      @Haamud 2 роки тому +1

      Wuxuu ka mid ahaa Mujaahiiintii 1984 galay Buuraha Galbeedka. Wuxuu kaloo ka mid ahaa mujahidintii Operation badan ka fuliyey Hargeisa gudaheeda

    • @cabdirisaaqdaahir7884
      @cabdirisaaqdaahir7884 2 роки тому

      @@Haamud maasha Allah Alla ha barakeeyo Mujaahidinta dhamaan

  • @mohamudyousuf8649
    @mohamudyousuf8649 2 роки тому +1

    macha Alla , Weere, wuxuu ahaa raggii geesiyada shaa ee dhiigooda u soo shubay, illahay ha ku barakeeyo.

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 2 роки тому +3

    Weriye...Ilaa iminka waxaad wadataa haldoorka wareysiyo dhaxal gal ah.
    Guulayso.
    Fadlan...Baadi doon Ciidamadii jabay ee Af'weyne barre.
    Haku dhiiradaan taariikhdii dhacday.
    Mahadsanid

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 2 роки тому +1

    Fadlan ka wareyso dagaalkii buuraha galbeed

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 роки тому +5

    Illaahay intii dhimatay how naxariisto taariikhdaa iyo taariikhdii dadkii gudaha kunoolaa ee shacabka ahaaba iyo reer miyigii iyo kuwii tuulooyinka ba hala qoro iyo hooyooyinkii inta laxoogo la oran jiray kacaan baa lagaa dhalayaa iyo ayeeyooyinkii tirada xad la aanta ah lagu xoogi jiray waxaa soo dhan hala qoro si umadu isaga ilaaliso dulmiga iyo xadgudubka xoriyadana loo ilaashado

  • @Ahmedmustafa329
    @Ahmedmustafa329 Рік тому

    Muj weeere alle cimriga hakuu dheeereeyo

  • @abdulahabdi8164
    @abdulahabdi8164 7 місяців тому

    Waa qolama odaygu horta

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 2 роки тому +1

    Mr wariye qaranka waxad u heysa hawl culus sxb lakiin maxamed weere
    nooga reeb taariikhda intan in kabadan aya ku jirta fadlan

  • @hashimmohamedabdi8256
    @hashimmohamedabdi8256 2 роки тому +2

    Waxad ururinaysa taariikh weyn adiguna wada mudantahay.

  • @quruxdatv5722
    @quruxdatv5722 5 місяців тому

    waa kuwii galbeedka waxey ahayeen arab habar awal ayuub laakiin 3dexaad ayaa xoreysey koonfurta iyo hawda waxaa xoreeyey eriporka oo ah meesha hubka culusi yaalo kaliyaa xoreeye sheekadu waa sida

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 Рік тому

    xaruntii ugu horeysay ee SNM waxay ahayd DURIYA , waa aaga galbeed ee wajaale dushiisa, wareysta waayaha xeradaa

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 5 місяців тому

    Wallee faqash nabsigaa wey heleen. 30 sano ayay iscunayeen. Kuwa Somali weyn layaacaya hadhagaystaan mujaahidiintii SNM

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 роки тому +3

    Mujaahid waxaad tahay shahiid nool

  • @farduusibraahim6597
    @farduusibraahim6597 2 роки тому +1

    NABADA IYO XORIYADA AYNU HAYSANO ILAAHAY AYAA INASIIYEY LAAKIIN WAXA USOBOB AHAA MUJAAHIDIINTII SNM GUUUUUUL SOMALILAND GUUUUUUUL SNM

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 роки тому +2

    Tabararka waxaa ka saaray axmed mire baabuli

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 роки тому +1

    Bmka waxa waday dhabar ina awcadi aw Aden oo xaraf kudhashay

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 Рік тому

    Mujaahid noolow cimriga al ha kuu fheereeyo bal ka waran kuwa iminka doomaalinda ku soo duulay hadana fadka kula sheeganays

  • @mohamedkhaliif5081
    @mohamedkhaliif5081 Рік тому

    15:00, daqiiqo,Walaahi waan xasuustaa gaadhigaa wakaalada biyaha ee ay qabteen ee uu weere sheegayo waxay ahayd is-goyska xero-awr halka ayuub restaurant ahaan jiray horteeda,anagoo ciyaala oo aan qaan-gaadhin baanu kasoo yaacnay idaacada halka maqal iyo muuqaal,markaasaaku lakulanay mayd laba nin oo midi mareexaan ahaa oo wakaalada biyaha haysan jiray iyo dirawalkisii,bil amaara dirawalkiisii suunkii baanu ka furanay isagoo mayd ah wuxuu ahaa nin madow oo caato ah,halka ninka wakaaladda biyaha haysan jiray uu ahaa nin buuran oo cad,waxaan xasuustaa jilibka rasaas kaga dhacday oo dhuuxii oo hoorayaa maydka ka socdo….xasuus fog

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 роки тому +1

    And we deteat them again

  • @camaarboy
    @camaarboy 10 місяців тому

    Anigu maxamed weere dagaal arday oo kale ayaa hore ada talownay 1983/3/24keedii baabuli a waanu wadagalay ina more wax tar buu nala joogay siciid cali geydh iyo ibraahim ha liqin iyo ina mireba dugsigi way nagu soo mareen gacma dheere oo ku xigeen ahaa ayaa bilow ilaa dhamaad na hayey

  • @mohamedkhaliif5081
    @mohamedkhaliif5081 Рік тому

    daqiiqada 22:00 ,Maalintaa waxaanu joognay xaafadaha sheedaha,oo xaafad aanu qaraabo nahay u soo qaxnay,ciidan aad u badan baa kayimid xeradii gantaalaha,oo tikniko iyo lugba leh,waxaan xasuustaa walaahi cadiim inaanu maqalnay islaan qaylinaysa oo cadar la odhan jiray,ilayn askartaa sii baadhaynaysa oo dahab bay ku dilayeen,oo intaa ay SNMta weerarkeeda ku socdaan xaafadaha ay sii marayaan bay sii baadhanayeen,wax yar kabaxdi markay islaantii baroor dhamaysatay shanqadhiina go,day iyagoona ay bari iyo beerta ina kirix u dhaafeen baanu soo baxnay oo islaantii aamisiinay,wax yar kabaxdibaa laysku bilaabay muddo yar dabadeed iyagoo lasoo jabiyay oo baabuurtii kasoo yaacay sida ii weere sheegayo ayay na dhaafeen iyagoo mid walba sadex qori degta kusito oo ragii sitay la laayay bay nasoo dhaafeen ilaa galbeed iyo gantaalihii iyo halkay ka yimaadeen LAGA YAABAA KUWII AYEEYO CADAR DAHABKII KA DHACAY INAANAY NOLOL LASOO NOQON.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 роки тому

    Wàa axmed kiaas jamac

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 роки тому

    Qiima badan I mean it

  • @cladiifcabdilaahi5253
    @cladiifcabdilaahi5253 2 роки тому

    Maasha allah mujaahid maxamed weere

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 Рік тому

    Axmed mire wax Yar buuna la joogay tabarka e Ibrahim ha liqin iyo gacma dheere oon habeen meel la noga badalin ayaa Naga Soo saaray dugsiga baabili

  • @TheAwgga
    @TheAwgga 2 роки тому +2

    30 sano kadib hargaysi way biyo laadahay qabyaalad iyo qudhan ayaa lagu dulwareegayaa ninba ninkii uu ka xumaa ayaa umadii reer somaliland u madax ah markaa suaashu waxaa weeye ma waxan ayaa loo dagaalamey

    • @khaalidbinuwaleed8103
      @khaalidbinuwaleed8103 2 роки тому

      Walal waa qabiilka wayo qaran iyo qabiil meel ma wada galay, aynu tashano walal dalkana inagaa leh suldaanka qabyaladaysan, siyasiga danaysta ah, iyo ganacsadaha dhiigmiiratada ah, dhakhaatiirta dhiigvmiiratada ah waa loo tashaday mujtamaca waana koox yar oo kooban oo heshiis ku ah inay inakala dilaan, waynu arkaynaa balse waynu xishoonaynaa

  • @xamsecabdi1730
    @xamsecabdi1730 2 роки тому

    T

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 Рік тому

    Kkkkkk waar maad isku xaarka galbeed hargeisa aad kajartid intaa.
    Xuseen-dheere ayaa idinka soo gaadhay idinka oo colooshu idin dhaqaaqday.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 роки тому

    Xasan Gino ina cirkamiyo

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 роки тому

    Cif Naga adkaana karkaan kartaan karto ma jirto

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 роки тому

    We deteat faqash