Qisaddii Saca lawgu magac daray Suurada Al-Baqara | Ninkii dilay adeerkiis ee uu fashiliyay sacu!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: / waaberimedia20
    Instagram: www.instagram....
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

КОМЕНТАРІ • 74

  • @DirisleAbdi720
    @DirisleAbdi720 Рік тому +25

    The best person ever the most knowledge shine created prophet Muhammed scw

  • @axmettbarre9690
    @axmettbarre9690 Рік тому +8

    noosoo badi qisaska quraanka allah haku sharfee

    • @abdidahirisse1998
      @abdidahirisse1998 4 місяці тому

      Qisaska ha oran walaal ee dheh QASASKA waayo qisas waa sheekoiyonka run iyo benta isugu jira. Laakiin qasasku waa kuwa runta ah .mahadsanid Allaha ku dhawro.

  • @nimcomohamed1503
    @nimcomohamed1503 Рік тому +6

    Waan jeclahy suuradan ilaahey haifududeeyo inaan ifdiyo ayaan wadaa xifdinteeda iyo tafsiirkeeda idoo soo duceeyo wllo yaal in ilaahey ifududeeyo insha allah 🤲

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Рік тому +5

    Mahadsanid walal. Waa qisada ugu cajiibsan reer Bani israa'iil.

  • @nimcohasan276
    @nimcohasan276 Рік тому +5

    Maasha allah walaal waad mahadsantahay waan xiisaynaa qisooyinka quraanka noosoobadi insha allh

  • @mubaarakcali1138
    @mubaarakcali1138 Рік тому +19

    Sooqor salliga nabiga ﷺ

  • @shaakirkayse1610
    @shaakirkayse1610 Рік тому +4

    Keep going pr0 Cabdirahman

  • @fadmahasan5335
    @fadmahasan5335 Рік тому +5

    Mahadsanid Bare aad iyo aad

  • @zaxaneofficial1775
    @zaxaneofficial1775 Рік тому +15

    Ku sali Nabi Maxamed scw 😢

  • @abdinaazirmaxamednuure4416
    @abdinaazirmaxamednuure4416 Рік тому +4

    Sorad kasta fisir magac yada soorada plz wll

  • @ibnunucman5368
    @ibnunucman5368 Рік тому +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🍃

  • @maankacade6954
    @maankacade6954 Рік тому +1

    JazaakaLaah

  • @Ali-yusuf95
    @Ali-yusuf95 Рік тому +1

    Maasha Allah soo badi sxb playlist gooni u sameey

  • @totalfootball3576
    @totalfootball3576 Рік тому +1

    Thanks ustaad

  • @zakimahamed7608
    @zakimahamed7608 Рік тому +1

    So badi ustaad fadlan Qisoyinkan.

  • @hassanhusseinjama3237
    @hassanhusseinjama3237 Рік тому +1

    Ala hku sharfo wlle mcn

  • @cabdiraxmaanmuxudiin9752
    @cabdiraxmaanmuxudiin9752 Рік тому +1

    Mahadsanid Wll

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Рік тому

    Mashallah jazakallah kheer Abdi rahman Omar

  • @mohayare1515
    @mohayare1515 Рік тому +1

    Ma. Saxp allaha ku xafido

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 5 місяців тому

    Maasha Allah

  • @muscab8581
    @muscab8581 Рік тому +2

    wadmahad santahay sxb😊 wan sugaaye qisadaan

  • @AGUUN
    @AGUUN Рік тому +1

    Wll mawduucaan oo kale soo badi waa mu'hiim 😍si aan ubarano diinteena 🥰

  • @malcomeismaaciil
    @malcomeismaaciil Рік тому +4

    It ,s a sweet story thank you my brother

  • @bashirtosane9323
    @bashirtosane9323 Рік тому +1

    Mahadsanid Abdirahman waaberi

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому +1

    Alle mahadii weye

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @kidschannels4536
    @kidschannels4536 Рік тому +2

    wllo meeshii ay ku dhamaatay sheekadan maad sheegin iyo wixii lagu sameeyey wiilka adeerkiisa dilay

  • @mohamedkaamilofficial5348
    @mohamedkaamilofficial5348 Рік тому +1

    Masha allah

  • @Deeqow
    @Deeqow Рік тому +1

    Thanks

  • @Hikmawi1
    @Hikmawi1 Рік тому +3

    I missed this 👇
    Magacaygu waa cabdiraxmaan cumar
    Halkanina waa waaberi media 😁

  • @Sumayaise
    @Sumayaise Рік тому +2

    Shugran wlala sare

  • @Keam__05
    @Keam__05 Рік тому

    Ustaad M.a🥰

  • @Abu_Canab
    @Abu_Canab Рік тому +1

    Qisadii asxaabul kahf kusoo xadal please please please please

  • @shaadiyaharir1841
    @shaadiyaharir1841 Рік тому +1

    First 💛❤🧡
    Waaberi

  • @haashimbashiir485
    @haashimbashiir485 Рік тому +1

    Noo soo badi qisooyinka quraanka

  • @somalifacemedia1100
    @somalifacemedia1100 Рік тому +2

    Wll qisaska quraanka xalqado nooga soo samee mahadsanid wll

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 Рік тому

    Mahadsanid wllo

  • @abdalle3483
    @abdalle3483 Рік тому +1

    waxaan aad sheegayso maaha wax quraanka kuso arooray, israa'iliyaadka naga daa wll

  • @abdilleayub4642
    @abdilleayub4642 Рік тому +1

    Cilmigaan oo kale dadka usoo gudbi walal

  • @yaxyemaxameddalmar2528
    @yaxyemaxameddalmar2528 7 місяців тому

    Subxaanalaah

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed6198 Рік тому

    Allah akbar

  • @duale4234
    @duale4234 Рік тому +2

    Ibnu Cabaas Mufasirul Qur'aan Video Inooga soo diyaari, Cabdiraxman Cumar Sxb Idam ALLE waa lagu raaxeysanayaa Qisadiisa marka Loo geeyo codkaaga aadka Usareeya waxay noqon doonta Video-ga loogu daawashada badanyey ee bartaadan aad soo dhigto Ina Tix geli fadlan Mahadsnid.

  • @akramofficial9512
    @akramofficial9512 Рік тому

    Qisoyinka nocan marka ka hadleso muqalada galada haso qaadan wa iga Taalo

  • @aliwaliadenbeyleh1178
    @aliwaliadenbeyleh1178 Рік тому

    ❤❤❤🎉🎉🎉😢😢😢

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Рік тому +1

    Inaankan somaliyey 300 haka gaadhsiyo 300 🎉 dadka aqoonta inooso tabinaya aynu xoojimo

  • @crahmanmaxamed6240
    @crahmanmaxamed6240 Рік тому +1

    Zpx turkiga joogaa halmar iisoobooqo🥰

    • @Shaadiyahassan5970
      @Shaadiyahassan5970 Рік тому +2

      Wllo fadlan iska kay cafi qalbiga ayaan kaa xantay
      Wxa qalbigeyga kuso dhacay hdan ku sheegi waxa waye
      O hdad jogtana mxa ka macna 😩
      Fadlan I cafi wll

    • @verygoodboy5724
      @verygoodboy5724 Рік тому

      @@Shaadiyahassan5970 MashaAllah qif aad uficanaa tahay intee joogtaa waaba kaahelee hhh

    • @crahmanmaxamed6240
      @crahmanmaxamed6240 Рік тому

      @@Shaadiyahassan5970 waa ku cafiyay baayo mcn

    • @crahmanmaxamed6240
      @crahmanmaxamed6240 Рік тому

      @@verygoodboy5724 ankara zxp

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 Рік тому +1

    qofka dilay duqa nomad sheegin sxb

  • @mohamedxusen2484
    @mohamedxusen2484 Рік тому

    Sxp maalmahaan mxaa ka socda falastiin

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 Рік тому +2

    C S W❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Рік тому

    Qiso nabi muuse

  • @abdikadiribrahim7643
    @abdikadiribrahim7643 Рік тому

    Wll barnamich kaso diyari sidu ushaqeyo interneka

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Рік тому +2

    Wax ka baro cyrptocurrency!.Aniga wax ma iibinayo.🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑
    Waxaan idinla wadaagayaa coinka polygon waa crypto, waxuu qaymihiisa ahaay 2021 0.01 cent sanad kadib wuxuu gaaray $2.92 halkii xabo.Marka hadii aad 10000 xabo heysan laheed markuu ahaay 0.01 cent, tusaale ahaan aadna iska iibin laheed markuu gaaray $2.92 waxaad faa'iidi laheyd $ 29,200. Laakiin dhalinyara badan oo somaliyed war umahayaan suuqan. Walina fursadahii oo kale way jiraan.

    • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
      @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 Рік тому +2

      Courses dhamaystiran nala wadaag Dee walalo

    • @sahrocrypto9621
      @sahrocrypto9621 Рік тому +1

      @@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 walaal waan idinla wadaagi doonaa insha Allah, laakiin nagu soo biir youtubekega waxaad ka heli kartaa casharo badan mahadsanid.

  • @cabdikariimbaashe9954
    @cabdikariimbaashe9954 Рік тому +1

    Zxp scholarship free nooso duub sanadkan baxaynaa pls 🥺🫶

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Рік тому

    Masha allah