Scw waan joogna balse waxaan rajaynYa in qoraalkaga Cumar Inshar Ku delete Garayee rajaynaa waayo Nebiga Sharafta Badan N.N.K.H ayaad Like ku doonaysaa
@RashidAbdullah-fs6eymaso hanunte walah wxay abaha iyo wxa shegeso illah lama dhalin isagana cid musan dhalin ❤قل هو الله احد الله الصمد لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا احد
Ogaansho wa UA-camrka kaliya 2019 ila 2022 video yadisa wax in aan ka faido gulleyso Omar inshar o ku magacdher OGAANSHO Like isar hada aragto qoralkeyga pls
Dukaan ayaa ii furan waan gadi jiray wuu iga dhamaaday daraad ayaan shirkadii aan ka gadan jiray u doontay nasiib darro waan ka soo waayay xalay ayaan tv carabi ah ka arka youtoubka oo dhahaya waa xaaraan runtii allaah ayaa mahad leh
@Rashid Abdullah ilaahy usoo laabo wll muslim nimadaadinkusoo laabo abaha waa muslim hooyadaa wa muslim awoowgaa wa muslim oo kuligood nebi muhamed ayay aaminsanyen mxaa cristian nimonkuu geeyey ma walidkaa ba kaa caqli badan
Aad baad u mahadsantahay walaal marwalbe bulshada waxaad la wadaagtaa muuqaalo tayo leh oo bulshada wacyigooda kor u qaadaya khayr badan alle haku siiyo
Buskut kaan habeenki ayaa caanaha ku cabi jiray marka jifanaa aada ujeclahay ee ogaanshow waxan cml ha so gudbin noh😂😂😂😂thanks bro waka iska dhafena insha allah
Shalay Baan cunayay ba aa ilaahow no dabidhaf bukudka ugu macaan waye ee aan ugu jeclahay nu la macaan qurbaha waa lagu hogay xaa kamancan xaranta subxanalah
Asc ogaansho wxaaan kaa codsanayaa inaad muqaallo noogu sameeso waxbrshada herarka kala duwan iyo xalada somalia oo buug bis ARDAY la xifdisiiiyo aan wax bratico aaan laheeyn tedakalle 12 maado oo aan kubaxeenin luqdadada onaa laguu barayo sidii aad ku heli laheed shaahddo aan hadhooti ku shaqen karin
AAN ARAGNOOH INTA QOF EE JECEL SUUBANEHENA SUU ISAGU INOO JECLAAA ❤🕋🕋
Nabiga ha ku qarabanin! Istaqfurulleyso 33 jeer.
scw
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
Scw
Scw
Aawey dadkii nabiga jeclaa Ku sali Nabi Maxamed scw
Scw scw scw ❤️
Scw waan joogna balse waxaan rajaynYa in qoraalkaga Cumar Inshar Ku delete Garayee rajaynaa waayo Nebiga Sharafta Badan N.N.K.H ayaad Like ku doonaysaa
Scw scw scw
scw scw scw
SalallaAhu Caleyhi wasallaam
"رَبَّنَا لاَ تُؤَاخِذْنَا إِن نَّسِينَا أَوْ أَخْطَأْنَا رَبَّنَا وَلاَ تَحْمِلْ عَلَيْنَا إِصْرًا كَمَا حَمَلْتَهُ عَلَى الَّذِينَ مِن قَبْلِنَا رَبَّنَا وَلاَ تُحَمِّلْنَا مَا لاَ طَاقَةَ لَنَا بِهِ وَاعْفُ عَنَّا وَاغْفِرْ لَنَا وَارْحَمْنَآ أَنتَ مَوْلاَنَا فَانصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ" 🤗❤
Commentigas waqti galise wlhi👏👏👏👏
Amiiiiiin yaa Allah
Allahuma Aamiin 😢
Aamiin yaa rabi
Zxp waxada ka soohadasha gusha ganacsiga nolsha
2015 ayaan ogaaday inuu xaaraan yahay, caruurtayda iyo dadkaan aqaanay aan gaarsiiyay.
Jazaakallaahu khayran ustaad Cumar Inshaar
Maxad dadka uugu soo baandhiigi weeday markaa wakhtigaa 🤬😡😡
@@SOOMAALIY-1960 xaguu kusoo bandhigaa Isaga caan miyaa intii uu gaadhsiin karayay oo ah dadkuu garanayay wuu u sheegaye
@@SOOMAALIY-1960 oo xitaa haduu soo bandhigi lahaa , yaa rumaysan lahaa , soomaali wax kasta oo loo sheego wax ma qaataaan , markaa kolay iminka dambi kuma lihin , ileyn maynaan ogayn
@Maxamad /| dadkee???😳😳😳 malaha qoraalkayga maadan fahmin, dadkaan aqaanay waan gaarsiiyay, hadaad u jeedo UA-cam kaasi video sooma dhigo, lkn waan kadaawadaa oo keliya.
@@wlldeeq5599 waad mahadsan tahay jawaab fiican
اللهم تقبل صلاتنا تامة وغفر ذنوبنا عامة
الحمد لله على نعمة الإسلام والإيمان
@Rashid Abdullah maxaad ahayd???
الهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك🤲🏽🤲🏽
Waan hubaada kareeb aniga maqalkiisaba hada igu horaysee ralina noqo kalmadasna waad isticmaashaa Wan hubaada Mahadsanid by Ibrahim xuseen
Aamen
اللهم آمين يارب العالمين
Walaal Muraad Baan Leeyahay Ee Halaisoo Duceeyo Inuu Allah Iisahlo ♥️
Alllah Hakuu fudddyo wll
Hadu khayrkuu yahay allaha kuu dudu deeyo
Allaha ku fududeyo wllo
Raabi haku sahalo amurahaga
ogaanho like isaar qofkii ugu horeeyey ee dawada ahqy🤣
War naga aamus qof weyn oo ku naxsan baad tahaye😅😅😅
Like ta ma lacag bad utaqaanaa wax ku taraysa kkk
@RashidAbdullah-fs6eymaso hanunte walah wxay abaha iyo wxa shegeso illah lama dhalin isagana cid musan dhalin ❤قل هو الله احد الله الصمد لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا احد
Mar horaa ogaaday alh waligayna ma cunin alhamdulilah
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
Aamiin
Waligey ma cunin buskutkas alx ilaahow gaaladan dhagartooda naga badbaadi🙏
Zidokle wlhi alx
Ogaansho wa UA-camrka kaliya 2019 ila 2022 video yadisa wax in aan ka faido gulleyso Omar inshar o ku magacdher OGAANSHO Like isar hada aragto qoralkeyga pls
لا حـــــول ولا قـــــو ت الا با للــــــه.❤
Allah Ha caafiyo inta xanuunsan
جزاك الله خيرا يا أستاذ عمر
Magacaygu waa khadar mohamed ku nool dalka France run ahaantii Ani waan cuni jiray buskudkan ahase ahaatee markii aan arkay fariintaadan ku aadan inuusan xalaal ahayn waan iska dhaafay wll Omer jazakallah khayr😭👏
جزاك الله خيرا
We love you our Somali journalist ❤
😱Yarabi nogargaar mahadsanid walal
😂wax aan timir iyo sabiib ahayn oo mcn ba macuno shaki dartiis😭😂
😂😂😂 waa islabaxsatey wale
😂😂😭ani OREO intaan jacayl ka qabo buskulkaa waxan so iibsan jiray boxyo 😭
@@Hamthahappyy anixataa wan isticmalaa ila imaka
Maasha Allaah waad nasiib badantahay.
@@ubahdhool8158 adoo ogaaday inuu xaaraan yahay maa sii cunee 🤣🤣🤣🤣
اللهم إني أسألك عملا نافعا ورزقا طبيبا وعملا متقبلا
Walalkeen hala gaarsiiyo 800k_1million
Sababtoo ah wuu u qalmaa hore u soco wallalkeen jasaakalaah
Jazakallah walalkena inaga soxubiya wax walbo xaran ah barakallah
Macalin Eebe haku deysto Wax badan ayaan kaa Faaidney Mahadsanid
Alx weligey ma cunin
Buskut soober lee cunaa 🙏🙏🙏
Xalaal-miiradnimada dhamaystirankeda ayay kamid tahay in la ga tago qaar ka mid ah waxyaabaha xalaasha ah....
Mahadsanid wll cumar
جزاك الله خير اخوي ❤
Alxamdulilaah waligey macunin wlh ilaahow Naga ilaali wixii aan diinteena ogoleen🤲
Omar inshaar waxaa tahay 1 one somali youtuber dhanka dhiiri galingta iyo dhanka muuqaalada tayo leh m. Allah tnx
Shukran Akhi
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
The first person who can see from🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Alhamdullilah Oreo mar walba tuhun baan ka qabay hadana post-gaan ayan arkay waana kasii diday🤗💯
Dukaan ayaa ii furan waan gadi jiray wuu iga dhamaaday daraad ayaan shirkadii aan ka gadan jiray u doontay nasiib darro waan ka soo waayay xalay ayaan tv carabi ah ka arka youtoubka oo dhahaya waa xaaraan runtii allaah ayaa mahad leh
wax badan ayaan raadiyey si aan wax ugu darsado lkn ilaahay mahadiisa marna ma helin alxamdullilah😍
Mahadsanid wll
Runtii cilmigaan kaafa iday MA aha mid inta lagu soo koobi karo Mahadsanid ustaad Allah Haku Sharfo WLL Omar inshar
ربنا يسهل الأمور 🤲🤲🤲
Jazaakallaah,intaan cunay illaah naga cafiyo adna ajar iyo xasanaat allaha kaa siiyo waana sii share garayn doonaa InshaAllaah
Thanks OGAANSHO,
Inta igumaqan Xisaab maleh wllhi 🤕🥺🥺😳😳😳☠☠☠AstaghfiruAllah SubxanaAllah WalxamduliAllah La ilaha ila Allah Allahu Akabar😭😭😭Allow nagacafi Ogaan umaanan Cuninee Allow Naxariistada iyo Jacelkaaga inoogunaxariiso Awood malihin oo dhaciif beynu nehee🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Anigaba kulamid ayaan daraaddaan ayaan cunayey ilaahayoow naga cafi
Sido kale lkn ogaal Uma cunin waliba anigo joogo dal islaam ah so ey ku qorayaan halaal😥😥
@@nabaddoone1465 Adigoo si fican u hadli kara maxaa laqeylinee hada kumaba maqlooyi in ad jirto iyo inkale kuma aqaan marka tartiibso heedhe😳😳🤔🤏😎👋👋🤗
Waligeyga ma cunin alx waqti fican waad iila wadaagtay shukran omar inshar
Muqalkan Marka arkayay Oreo cake gacanta ku heestay...thanks mudane hader waba tuuray🤣😂
Maaxaad ka had laysaa waar
Buskutkan kaliya mahan waxa xaranta ee galadu dadka xalasha ku gaado wax walpo xagooda kayimadoh xaraan bey u badanyhin oo hilib doonfaar ama subagiisa wax kasto kuadaran tusaalo ahan kaniiniga qalajiyaha xta walaga shakisanyhy
Wallahi subax walpo aa scholka u qadan jiray allaha naga cafiyo dhamanten
Xalay aa igu dambeesay wllhi Al-Jazeera aan ku arkay wa naxay 😢
@@abdullahimoahmedsh1772 aniga xtaa wlhy xalay baa iigu danbaysay 😢
Anba wa uqaadan jiray xataa hada wxa islahaa soo gado kwrn😲
Mahadsanid 🖐️
Muddo ayaan cunaayay Buskut kaan Oreo runtii aad ayaan u jeclahay aad ayuuna u dhadhan macaanyahay balse laga bilaabo maanta xaaaraan ayuu iga yahay wax shaku galay ma qurux badno
aad ayaad u mahadsantahay Ustaad Omer Inshaar Jazaakalaah Kheyr
@Rashid Abdullah maxa ka hadleysaa😒😒😒
@Rashid Abdullah ilaahy usoo laabo wll muslim nimadaadinkusoo laabo abaha waa muslim hooyadaa wa muslim awoowgaa wa muslim oo kuligood nebi muhamed ayay aaminsanyen mxaa cristian nimonkuu geeyey ma walidkaa ba kaa caqli badan
M.a mowduuc wanagsan weeye waad ku mahadsantahay wll Omar Inshaar
Maantay anaa Ugu Horeeyo Pin Waa idin Salaamay Team Ogaansho❤️
wanka qaday
Waan lagaa qaaday
Waan kaa qaadney bro
Lagaa qaad
Salaamullaah sxb
Alle cilmiga hakuu barakeeyo
Allah iga cafiyo hal mar kucuny buskut kaan
Aad baad u mahadsantahay walaal marwalbe bulshada waxaad la wadaagtaa muuqaalo tayo leh oo bulshada wacyigooda kor u qaadaya khayr badan alle haku siiyo
Waad Mahad Santahay Omar wll Alleh haku barkeeyo Buskudkan waan Cuni jiray 😭😭🙏🏾
Waancunay
Walaahi
Mahadsanid wll sida aad noo ogeesiise alx weligey ma cunin buskudkaan
Alxamdulilaah weligay ma cunin lkn waa rabay in an cuno.. hadii shaki ku jirto xalalnimadiisa waa ku salamaa oreo...
Wad mahadsantahy ogaansho
Subxanalah wale buskutkan wan ka dharagnay ilmhayga side u jecelyihin ka yabana rabiyow na cafi
Ani waligay macunin mashallah
Haadduusan fiidyogan iso gareen xaraantan waxan ku haminayey inan cuno.
Aad iyo aad baad u mahadsantahay waana sababta aan ogaansho ugu xidhnahay.
Keeps goings my brothers Omar inshar another's levels ogansho interests people's 💪😍💯
What the hell is this 😳
Are you okay 😂?
Wallh balhi waligey ma cunin waba necbahay sidu u egyahay kama helin Alhamdulilah
Subxanallaah wll allaah hakubarakeeyo dadwaynaha dadkooda way ilashadan anagana wax waliba waan iska cunnaa majdsanid wll
Ishiiiiish. Walle wan kadhargay. Aniga iyo Ciyalkeyga. Mana ogeyne Allaw naga Cafi
Alle haku sharfo wll 🥰
Waxad kaso hadasha wll nutella 🤟🏾 😋
Chanelo badan wan ka dhagey satay
Runti waxan ku qanca hadalkaga dadku waxay howl yareysta wax bulshada mana facad ule wey yareustan waxa yalaha qar baad adigu wakhti galisaa badi dadku la yar yhya 🤜
Guleyso wll
Thanks
Waa ka dharkay saan ucunaayi lkn Maalin hore arkay aljazeera ka hadlyso waa naxay ba😂
(Ilaahayow naga badbaadi dhagarta iyo sheydaannimada kuwa gaaloobey oo xaqqa beeniyey dastuurna ka dhigtey beenta iyo baadilka ). 😱😭😭😭🥺🥺🥺
إتقي الله حيث ما كنتم
Alhamdulilah waligay ma cunin 😢
Wlhi waaban jeclahay biscuitkan oo hada maba xaaraan baa 😯 😯
Alxamdu llilahi waligey ma arkin buskut nucan ah
Walal aad u mahadsantahy wlhi malmahan dukaanka lagu xaraashaayay kartoon dhan so qaaatay hal box ka danbeeyo waana tuura insha Allah
Alhamdulillah weligay afkayga ma gelin buskud ka wanba necbahahy amarka illahay.
Hal mar ayaan cunay nolosheyda oo dhan 🥺🥺
Alx waligeey ma cuniiiy wyo Buskud Oo dh ma jcli xitaa kn cadiga ah Oo xfdaha lgu kariyo Alx🤲
Buskut kaan habeenki ayaa caanaha ku cabi jiray marka jifanaa aada ujeclahay ee ogaanshow waxan cml ha so gudbin noh😂😂😂😂thanks bro waka iska dhafena insha allah
Wah hadii lagu dhahay xaran waye
Maa dhib kugu ah
Maxaa hely 😂
@@khadiijohassan8454 qoralka wada aqri kk
@@calibulshaawi5671 kkk niyow bahalkan wa jecla wlhi😂
Msha Allah
Thanks bro sida aad nogu bararujisay dhagarta gaaladu no mleegayso wanu si share-gryn dona clipkan 🙏🙏👍
Shalay Baan cunayay ba aa ilaahow no dabidhaf bukudka ugu macaan waye ee aan ugu jeclahay nu la macaan qurbaha waa lagu hogay xaa kamancan xaranta subxanalah
Subxanallah allow nacafi 🤲🤲
Welcome back ❤
Waa isku dal dalay wlhi Aad u jeclaa Oreo Shake xataa 🥺🥺🥺🥺
🤮🤮🤮
Inaa wadan gaalo kucuntaa daran balse wadan islaam ah lagama ogolo inaa lasogaliyo asoo xaraan ah. Wee kala duganyihiin ee shirkada dhahdy
Waxan ku sugana hay France lkn buskud kan waan cunay man firinba wuxuu yahy bismilahi raxmani RAXIM allha na cafiyo
Asc ogaansho wxaaan kaa codsanayaa inaad muqaallo noogu sameeso waxbrshada herarka kala duwan iyo xalada somalia oo buug bis ARDAY la xifdisiiiyo aan wax bratico aaan laheeyn tedakalle 12 maado oo aan kubaxeenin luqdadada onaa laguu barayo sidii aad ku heli laheed shaahddo aan hadhooti ku shaqen karin
Waxan rajeynaa inuu soo smayn doono insha allh aad ayey no anfaci doonta
Insha Alh wn rajen inu noga so hdlo aad noo anfici
وعليكم السلام اخي الكريم
War wankadharkay wlhii 😢😢
😆😆😆😅
Ilaah hakaa dambi dhaafo
@@nuurahassan9470 amiin ❤️
@@nuurahassan9470 waxaaadan ogeen dambi kuma lihid wll allaha naga ilaaliyo dheh 😊
Thanks bro
Subxanallah 💔😥 Allow naga cafi in badan waanu daldalnay 😥😭🙆♀️
Kkkkk 😅😅😅🤣 anaaba ugu daran ....
What about abu walad mr inshaar
شكرآ
Waligey maba arag inaan cuno iskadaaye Xamar mayaalo😀😂😂😂
Waa yaala ma arkin dheh bas😂
Galkacyuuba yaalaye
Kan aan u naqaan Buskut Abu Walad ma ahan miyaa
Alhamdulilaah waligey ma cunin intaa xasuusto
Waan cuna Allo ii cafii gabar aya us aya UA-cam keda ayey so qalisey waxeyna dhahdey waa Halal
Al xamdu lillah aniga weligay ma cunin buskutkaan allaa ku mahdsan
Thanks ustaad omar xaaskayga aad ujecel lakiin ma cuni doonto caawa laga bîlaabo bi idnillaahi karem
Malin ba wiil isiyey markan saa u jabsady ba mid kle isheagy inu haran yahy wana tufty alhamdulilah
Hada Waxyar kahor ayaan ku shiitay caano iyo buskut kan wlhi alle hayga dambi dhaafo ma ogayn dibna uma cuni doono inshalah Jazakallah wlal omar inshar
Jasaakalaahu khyr wll shahaadada halal nimada sheegata mawduuc ka soo diyaari cida bixisa io cida la siiyo
Mahadsanid wll omer
waad ku mahadsantahay paraamijyada wax ku oolka ah aniguse yaman baan dukaan ku iibiyaa ma sii wadi karaa iibista buskan mise waan joojiyaa inshaar
Waan cunayi