Maanta ay finalka ciyarta galmudug io hiirshabele ay ciyarayan ayaan heestan soo booqday inshaalah hiirshabele guul guul inshaalah inta iga danbaysa love dhac❤
Marwaan waan Ku salaamay wlla Heesta laxanka 100/100 Ereyada abwaan dab jaceyl afkaada caano lagu qabay 100/100 Musicka furunle nin weyne 100/100 Heesta muqaalkeeda soo habey Waana ku salaamay sxb codkaada allaha Ku deysto aamiin ❤❤❤
Wiil warsan staar🐅🐅 saxiib alle ha ikaa xafido Heestan waqtiigii ey ku haponeed bad daha ka qaaday mss cali gaduud oo ku leh wll weligaba kor ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Heestan waa.markii 100 iyo waxa kabadan aan dhagaysanayaa Reer hirshabele waa heesta i baratay Waana hees meeqan sare le Reer Hirshabeele. Mar uun waan idin iman Haragysa Somaliland ❤🎉 ayaan idinka soo salamayaa Like Hirshabeele 🎉
Legend marwaan yare waad u kala kicisay reer Hershabeele
Waan kuwadanaa hadaan nahay hirshabeele
Wajibee ku tahay asiga kasoo jeeda hirshabeele🥰
From Jalalaqsi io Bulaburde🙌🩸Yabar Madaxweynaha Hiiraan Fadhoow Salaama io Dhamaan Xawadlahii Leyga Beroow❤️🙌
Badalweyne
bulaburde Jalalaqsi Matabaan Maxaas Ceelcali moqokori
Xawaadle 🌴🌴🌴❤🙏
Ceelcali iyo bulaburte intay o wadata Darisk idinka tugsan waligay ma ark 🤣🤣🤣
@@queenliiza7704 dadka waa walaala wada degan Ceelcali, Buula Barde Iyo Moqokori meel ma kala jiraan xaalada deji
Xabad baan futada kaaga dhufanaa wllhi CEEL.CALI marka shegtid 😄🦁🐪🤟
@@queenliiza7704 hhh tugnimo ma ahn ee wa wada dagna byo🤣lkn walgu kala badnyhy xl ubadan dariskena one love
@@ziyaamaxamuud2086 aad iyo aad
Hirshabelle gaaaar 💚▫️💙markoo ina adeer kaa fanaan yhy waa sidaa warsangalinimo ❤🔥🆎️🤴❤💪💪💪💪💪💪💪
Dhiga biyo Ma,ahn Warsan,starnimo
Somah dhigi dhuuxa warsan star cali gaduud cano geel ka cab
Force wrsan ina ader🎉🎉
Ok
Warsangeli🇱🇸🆎️ nimo dhiiga from Faqay ilka yar🇱🇸🦁
Jah wilkeygii codkaaga caano lagu qabay from xawaadle, guul reer hirshabeela 😍
runti wan u hampalyenaya rer hirshabele dhamantod wa dadkeyga somaaliyed somaalinimo❤🇸🇴🇸🇴💪 from gedoland🇸🇴🇸🇴
Thnks alfanan Marwaan from Dagmada ceelcali Hiiraan HİRSHABELLE somalia ❤✊
Heesta cidbu uqadey hirshabele makadhihikaro waxbakaqaldan
Ceelcali my home
@@naimanaima2527 Hiiraan iyo shabelle ma cid kaligeed leh baa jirta🙄hirshabelle waa maamul goboleed cid kaligeed lehna ma jirto
😂😂😂😂😂❤❤❤😊😊😊😊😊😊
Cadale ,warshiiq,raagecelle,mahadaay,aadan yabaal,cali gaduud dhul boqortoyo abgaal cismaan ❤🆎🆎🆎
Yas queen
Nac NAc MacaaN; u r Right Afkaaga caaNo IyO mALAb Lagu QabaY
Dhiigah 🆎️👸💋
🧡❤💯
@@ikraanmuxudiin8545 deecanka😁
0:51 Kala Baro Gayiga oo Goorsan Arag aad Garwaaqsatidee Mahadaay Gucleey oo Caliguduud ku Caana Geel Cadalana Uguur Raaga Ceele Gaar Cadleey Ha Gaabin Guri Aadan Yabaal Goobtii Warsheikh Balcad Guudkeeda ❤🎉 Yaa Salaam Walalaha Mudulood Hiraab Nimaan Mudulood La Dhalan Baa Dayacan From Galmudug Hobyo, Xarardheere, Baxdo, Cadaado, Nin Saleebaan Madarkicis Hiraab Ah 🫡 Muduloodka Miisaanka Lahoow 🎉❤ Sanadguuro Wacan Hirshabelle 🎉
same blood nahay wall
Hirshabelle ❤️ From Ceelcali 🐪 🇸🇴 Gobanimo Marwaan Yare
Dhiig biYo ma aha 🆎🦁 dhul dadkiisa ciida kabadan❤️
❤❤❤❤❤❤❤💔💔❤❤❤
Hambalyo reer Hirshabeelle from puntland🎉😊❤
👊👊👊👊👊
Welcome
Mahadsanid mcneyyy
You welcome 😘 quruxey ikra
Thanks Gobta from Hirshabeele🇱🇸🆎️🦁
Wax kastoo la dhagysto quraanka alle ugu wacan
😑🖐🏼
Wilkii abgaal oo dhulkiisi u nimcadi tilay hees marinaya one hirshabele family ❤️😍🙏
Dhul badacadde ku jiro
@@kingahmed8839 Yaa la dhahaa inteeysa dagaan?
Wlh ano rer borama hadana hestan way i cajabisay AB will ayan idinka jeclahy igu duceya Aminta raciya gacalow❤
Inader cida kusoo dhawoow hawiye dhan dumashidood thy allh haydin mideeyo from Hiraab Hg🥺♥️✋
Dumaashi soo dhawaaw anigoo 🆎️ ah ayaan samaroon saciid gabar ka jeclahay from boorama
Maxa heestan AB bis siyey xl aba kaga badan dhulka la tiranayo ee AB kulaha kk
Omar dab jacayl & Furinle Two Legends Sokle Marwan Yare Salaan Sare 🙏💥💫🙋♂️❤
Maanta ay finalka ciyarta galmudug io hiirshabele ay ciyarayan ayaan heestan soo booqday inshaalah hiirshabele guul guul inshaalah inta iga danbaysa love dhac❤
Heestaan Lov Aaku Ahy Anigoo hirshabele udhalan One love xbbiyl From Mr Girl 😩❤️👑
Jah waan qiroday cali gadud cano geel ku cab🆎🆎🥰🥰🎤🎤🎤🎤codkagag allha ku dhoro wilkena marwaan yare ❤️
I,m from galmudug but this singer voice is on🔥🔥
Legend marwaan yare come back bro vv hershabeele 🆎🆎❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Wiil warsal gali 🆎❤🎉😍❤️
Cali gaduuud markan maqlayy waan qiiroday 🥺 warsangali Nimo 🥺🆎️❤💕
Masha Allah Legend Ayaa Tahay Masagawaay iyo Ceeldheer Ayaa ka Tagtey ⭐️⭐️⭐️❤️❤️❤️
😇😇😇
The Best song my blood bro fanankeena marwaan yare wan kuwata hori usoco🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Jah waa qiroday wlhi guri adan yabal mi home txn ina aderkey 😩❤️🥺
Dhiiga💋🩸💉
@@sabiriincabdullhisabniisha3486 deecaanka😁
@@sumayosusu sas waa😁🤣🤣
Anga mise adiga shibb iska dheh waa nagu kiciyey gob gob dhshay nahy
Guri aadan yabal ma magaalaa
Heeskan wuxu ahan dona midka heesahaga ogu laxanka macaan 🎤Ⓜ️🖤
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍🤩🤩
Cadale 🥺🦁❤🔥
heesteni thanks marwan yare From Baladweyne ❤❤❤❤
Ayyy igarkeyna guri adan yabaal 🆎️🆎️🆎️🆎️❤❤🤴🤴
Jalalaqsi bulaburde baladweyne dhul badacadde thanks abwaane.
Yalukala yabin hhhhh
Ayy my brother hees hees dhaaftay wlhi keep going walalkey marwaan yare 🆎
marwan best music somalii Amzing offcial 🔥🔥
Marwan waa halyay runti from wecesle cade from galgudud 🥰😢💋harti igu darsa yarkan 🤣intana waa kaftan wlalakey keep going
Muqal bey wac neyd wallahi soo amazing 🤩 ereyada laxanka lagend weyn #omar_dabjacayl ❤
Hirshabeele🇱🇸🆎️🦁❤gaar From Cali Gaduud jah🥀Cali Gaduud ku cab caano Geel🐪🥀Warsangeli🇱🇸🆎️🦁❤
Fanaanka Warsangeli🇱🇸🆎️🦁
Madaxweeynaha Warsangeli🆎️🇱🇸🦁
👍
Warsan gali waa qaran
nin Qaaliya Marwaan Yare One Of my Favorite singers
Hirshabelle beledweyne gaar 💪❤ hiiraan iyo shabelle oo hishiisha ilaahow dadkayga mideey hirshabellenimo
Viva Abgaal cismaan ❤from hg
❤❤❤❤❤ dhiiga guuleso viva HG
Dhigah 🩸💪🏿❤️
Www dhiiga ikcy hdaa abgl wasngli ahy masajid cali gaduud io adan ybal io cadale dagaa ader 💪💪💪💪
Mawaan Yare Maasha Allaah habo HIRSHABEELE waad ka tuntey waa heesta Sanadka 100%🍇🍇🍇🍉🍓🍒🍊🍌🥭🍏🍐🍑🍆🥑🥝🫐🍀🍀🍀🍀 Waa goob Dalxiis lagu gaari karin iyo Barwaaqo😍😍😍😍😍😍😍
Hirka my home 🥺 from Hartiga amarka adag 🆎️
Harti🆎️🤍
Marwaan waan Ku salaamay wlla
Heesta laxanka 100/100
Ereyada abwaan dab jaceyl afkaada caano lagu qabay 100/100
Musicka furunle nin weyne 100/100
Heesta muqaalkeeda soo habey
Waana ku salaamay sxb codkaada allaha Ku deysto aamiin ❤❤❤
Legend reer tolka waa ka dhistay
Reer tolkeyga barwaaqo hor mar ban idin rajeynaa ❤️❤️❤️✅
HIIRAAAN STATE YAA HALKAAN KAJOOGO LOVE U MARWAAN🇸🇴💔
Hiiraa state from xl🩸✌🫂
Samaroon weno hagarbaxeen
Erayada Dab jacayl
Music Furinle🎸
Laxanka Omer dab jacayl
Mulkiilayasha fanka🎤
Thanks gobtii irirsamale
💖ayy fanankena afkad cano lago qabay💋💋💋From raga ceele 😍😍
Free Hirshabeele 🥰🥰 The lagend Marwaan Yaxye Maxamed Cadow ✌ caaway reer Hirshabeele aan idiin arko 🥰
Diyaar nahy
Wiilkena ina yahye mohamed caddow
Xaadir
MarWaaan Yarre Keeeb Going Pro ......🤴🙏
Wiil warsan staar🐅🐅 saxiib alle ha ikaa xafido
Heestan waqtiigii ey ku haponeed bad daha ka qaaday mss cali gaduud oo ku leh wll weligaba kor ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
hir.shabelle gaaar 💚▫️💙markoo ina adeer kaa fanaan yhy waa sidaas 🆎️💪💪💪🙌💪
Ceel-cali, Baladweyne, Buulo Barde, Jalalaqsi, Jowhar, Buq Aqable
Gaaljecelnimo❤️👑🐪💪
Gaaljecel Power💪🦁🐪👑❤️
Saa waa ❤
Ya beenta usheeg jowhar sxb langaab tahay iska xuro ogaadeen horte gaal jacal wayaa dhul abgaal cismaan hadii diid webiga igu darana amuusa danyeerta langaabta
Riyoo ku jirta jowhar orad kismaayo soo xuro so markas wada hadla xafaad degan tahiin inta badan waxa degan warsangeli abgaal cismaan
@@mohamedmusse941 Soo ooy heee 😂
Markii Gaaljecel lasheegaba dad beey meel xanuuntaa😏
Kabteyda kuuma Gashee Haku kufin waryaa😏
Geeljecel Empire🐪👑💪🦁❤️
Gabar qurxu badan iga raali noqo hadii ku xumo inadaart 100 Quran Kareem ku salaam walaaha nahan waan isa dhalan reer gobnimo ka soo jeeda
❤CeelCali❤ gibliyo dhaantada ku gooy xaruntiii thank you marwaan yare
Gobtii warsheikh dhulka isku garaacaya dadkeygii😭❤😍🥰
LEGEND MARWAN BEST SONG 🤭💝💯✨️
Ayyyyyy marwaan waan kudanaa hershabele gear mahady
Al fanan Marwan yare madaxaa no sarantahay from dagmada cel cali ♥️💫♥️🖐️
Heees taaan wa anatherlevel laga mahadli karo cod erayo Axsan wa igu socote dhiga ikaceeee ❤❤❤ reeer Hirshabele ismujiya
Baladweyne, Matabaan, Buulo-Burde, Maxaas, Ceel-cali, Muqokori, Jalalaqsi, Mukeyle, Farlibax
Dhulkii Geesiyada Xawaadle🦁💪🏻
Hiiraan oo dhan
Woow fanaan cod mcni iyo deganan at gabni isku darsaday wa marwan👏👏👏👏👏👏💃💃💃
Marwan yare on other Level ❤😊
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Jah kuweyga
❤❤
Heestan waa.markii 100 iyo waxa kabadan aan dhagaysanayaa Reer hirshabele waa heesta i baratay
Waana hees meeqan sare le
Reer Hirshabeele.
Mar uun waan idin iman
Haragysa Somaliland ❤🎉 ayaan idinka soo salamayaa
Like Hirshabeele 🎉
Marwaan yare Baydhabo janaay hal hees kusoo ammaan:)
Waaw dhigi biyo mahaa blcd guud ka ka eeg🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 hirsha beele la magaaran tnx pro
The legend marwan from puntland 💙🤍💚🇸🇱
this is the best singer Marwaan Simply fast growing artist🔥
Waaaaw
The best thing in this world is the Qur'anu alkareem
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰
Woow woow this is the best song eyero laxan iyo cod music 🎼markaan oo kale gaalada waxe dhahaan Mama mia El magnifico
Hirshabele dhal boqortoyo dhiiga legend ❤
Inta shabeellada dhexe lagu xusey iga badan wolow ey iga maqan tahay magaaladeenii jowhar 🤩🤩🤩🤩🤩🤩
Masha allh wilkena afkaga cano iyo malab lagu qabay ilahay haku xifdiyo ❤️❤️❤️❤️ walalkey macan
Jah mnsha allah dhiiga biyo mha blhi my king 🤴❤🙏♥in bdn kuma wyo ina adeer mcn sharaf iyo karaamo igu war ebad dhiigow ❤💖💞
Ereyada iyo laxanka Omar Dabjacayl dalyaqaan somaliyeed Reer Borama waa gob#Somaliyeed
Hirshabele dhuux❤
Ax yaa hees laxankaa idilay wlhi tolow yaa laxankaan ku laray heestaan anoo ah wiil raage ceelle mahadaay cali gaduud cadale waan idin salamay cida baladweyne ceel cali jalaqsi dhamaan reer hiirshabeele
Masha alalh my dhiga marwaan yare hees iga dheh ❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯
اغنية جميله اهنيك يا مروان ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Jah cali gaduud ku jcliya abti❤️🔥
Hirshabele❤❤
Wow my tolka viva warsan star ❤🆎❤️🔥
Hirshabeele gaar my dhiiga 🆎️🆎️💪💪
Ninkaan horta soo dhulbahante maahan kin jaamac isku cid maahan. Thank best song woow hirshabeele gaar
Kkkkk ninkaan abgaal waaye
Home hiiraan b/weyne🌴❤️
Adanyabaal my dhiig💉❤🥰🌎
King 🤴 best song marwaan yare ❤️😍🤴hirshabeele ❤
Wow wow CEEL.CALI 🔥❣👏
Cadale iyo warsheikh dhulkii hooyadey🌴 🌊 ❤
Abwaan Dab jaceyl caadi maahan wlh♥️
Waaaw legend keep going bro marwaan yare
Legend heees mcn hirshabeelle💯♥️🇸🇴💪
Guri adan yabaal kah dhiiga🥰🥰
Dhulkii xawdle❤
Ayy hirshabele hesba ku dhacday❤❤❤❤
Inta Reer hirshaballe love I saar from badacadde
Hirshabele nimo from 🆎️🩸❤🥺✌
Startboy marwan yare 🆎❤️❤️
amazing wlhi sxb key mar waan yare
waaan ku taa geee raaaaa wlhi zxb 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
luf you ♥️♥️
❤❤❤❤❤❤❤ aylove abgaal simaan ❤❤❤❤❤❤
Mahadaay
Cadale
Aadan yabaal
my Home🥰🆎️gaal nimo🤍👊
Xl power ree hirshabeela io hiraan
Nio noga celi Heeskala oo hiraan from Allagumar dhaheysa
Anigo u dhalan ayaan iska jeclahy form isaaq 😍
🆎️ dumashiyal waa idhin salamey❤🤴👸🥀🙏🙏