MARWAAN YARE | KAMA DAALAAN | New Somali Music 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 198

  • @marwaanyareofficial7642
    @marwaanyareofficial7642  3 роки тому +200

    Hey Guys welcome to my channel Marwaan Yare official please subscribe and thumps up:)

  • @naxowofficial1337
    @naxowofficial1337 3 роки тому +14

    Heesaha marwaan ...furinle marku utumo aaad baan ooga helaaa runti....cajaaaib sey isuguso baxayaan💥💥

  • @hibohassanahmed9842
    @hibohassanahmed9842 3 роки тому +38

    King of songs 🎤🎶marwan yare keep going🏃‍♂️🏃‍♂️ brother ❤from jabuuti jaano 🇩🇯🙏

    • @cabdifatah34official77
      @cabdifatah34official77 3 роки тому

      Wadan yar haku sheegin janno

    • @idrissmouna6438
      @idrissmouna6438 3 роки тому

      @@cabdifatah34official77 🤐🤐🤐🤐🤐🤐🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 for ever Djibouti is jaanoooo

    • @sagaldahir9382
      @sagaldahir9382 3 роки тому

      Reer jabuutiyan ku heesaha somalida miyay fahmaan wll🥺

  • @ibraahimcabdisalancumar2921
    @ibraahimcabdisalancumar2921 3 роки тому +29

    Manta wan ugu horeya bal like ta isara wllyall

  • @murtimidadalotube601
    @murtimidadalotube601 3 роки тому +7

    Furinle heesta gacmaha ula tagay

  • @arafoahmedarafoahmed3807
    @arafoahmedarafoahmed3807 3 роки тому +7

    Marwaan yare nin aantageero ♥️♥️

  • @muztaphzomali1039
    @muztaphzomali1039 3 роки тому +7

    Wewe marwan yare legend

  • @sadamovich823
    @sadamovich823 3 роки тому +4

    the only somali singer i like he's sngs keep going lenged 🎶

  • @munasarfarxanchannel4865
    @munasarfarxanchannel4865 3 роки тому +6

    Lgnd marwaan yare🥰🤴❤

  • @Kdfuber
    @Kdfuber 3 роки тому +2

    dabjacayl waa legend wlahi heesa uu sameeyo dhulka maba dhacaan marwaana waa wiil hoog mucjiso ah

  • @Ladifa39
    @Ladifa39 3 роки тому +2

    Marwaankyga keep going🥰😍🤩

  • @qalbitaajir5942
    @qalbitaajir5942 3 роки тому +4

    🔥 lyrics
    Inta dumar iyo
    darmaan ugubeey
    Joogta dunidaba
    Amaal dahabooy
    Waad ka duwantaho
    Doorki noloshaay
    Daal tiraad tahay
    Qurux daahira
    Oon dafiri karin
    Iyo dabacsani
    Dulqaad iyo samir
    Dabci fiicani
    Wa dushaado
    Deeqsan baad tahay
    Koris....
    Dhaayo deymada
    Kuso daawada
    Kama daaalan
    Il doogsigaaage
    Amal kugu degay
    O damashaaad
    Farxad dugashada
    Da'im mahad naqay
    Inta doobiyo
    Aha ruux diran
    O dal iyo dibad
    Darta so maray
    Doonistaaduna
    Amal dejiyaay
    Maanta diirsaday
    Qalbi daxal iyo
    Diif jacel qabay
    O dareen dhaba
    Diyaar kula ah
    Baad daweeso
    Amal darejada
    Duubka ku xidhay
    Koris 2x....

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +7

    The one nd only marwaan yare

  • @khadraaxmed1362
    @khadraaxmed1362 3 роки тому

    Waaw dhaaya daymada........

  • @princessamaalhassan3279
    @princessamaalhassan3279 2 роки тому +1

    Mi fanan

  • @amalmohamud9210
    @amalmohamud9210 3 роки тому +1

    Magaca i deqa😍

  • @fardowsoaadan4029
    @fardowsoaadan4029 3 роки тому +1

    Legend marwan yare

  • @khaalidyaasinafrika89
    @khaalidyaasinafrika89 3 роки тому +2

    Keep going pro

  • @luuldagan7827
    @luuldagan7827 3 роки тому +3

    Marwaan yare wiilkeyga samigiis

  • @kingrajaa3326
    @kingrajaa3326 3 роки тому +1

    hit song 🔥🔥

  • @sacdiyomohamed7301
    @sacdiyomohamed7301 3 роки тому +1

    Away heesta kasugenay

  • @maankaherochannel7803
    @maankaherochannel7803 3 роки тому

    Mi lovely fanaaan👑👑👑poqorka fanka

  • @cabdidaahircabdidaahir8187
    @cabdidaahircabdidaahir8187 3 роки тому +2

    Marwaan yare

  • @amiinjeele9155
    @amiinjeele9155 3 роки тому +1

    Wxaan sugnaba waa heesahaaga libaax lagu waaye

  • @nicimamattan7768
    @nicimamattan7768 3 роки тому +4

    Alfana plz hees naciima ah wan ka sugayna hadad rabto eraayada ana ku siin hun0 dee🤣🥰🤍

    • @dheymanofficial7882
      @dheymanofficial7882 3 роки тому

      Waw so qaaday hestas yutupka ku qor heesti naciimo marwan

    • @nicimamattan7768
      @nicimamattan7768 3 роки тому +1

      @@dheymanofficial7882 tnkiz zxp qali hye igu hale🥰

  • @ibraahimabuukarali5969
    @ibraahimabuukarali5969 3 роки тому +3

    Hey marwaan waxaa kaa codseynaa heestaan in aa muqaal noogu yeesho

  • @lm-ui9ks
    @lm-ui9ks 3 роки тому

    M.a 🥰🥰❤

  • @warsankusow7080
    @warsankusow7080 3 роки тому

    Magaceyga hees iigu soqaad walalow😘

  • @nasteexomaxamed7382
    @nasteexomaxamed7382 3 роки тому

    🇸🇴❤🇸🇴💪🤴👌

  • @Whizmario-td6oh
    @Whizmario-td6oh 3 роки тому

    Fananka aan hesehesa kadalen king of voice big fan for u walal video kaso same weey qarxe taan ana huba walal codsigena no tex gale plz👌

  • @youngdinho8710
    @youngdinho8710 3 роки тому

    Tagyero buxo ayan kuaahay

  • @relaxingminecraft614
    @relaxingminecraft614 3 роки тому +1

    ____________♡🚩

  • @sabriinadahirfidow9517
    @sabriinadahirfidow9517 3 роки тому +4

    Www zxb horeey uso ku tageera......azxbta....subscribe ta halii saaro Dee

  • @Iseyougtr62
    @Iseyougtr62 3 роки тому +19

    Bro dadka dhan waxa eey ku leyihiin keep going lakin aniga waxaa ku leyahay wax ka duwan oo ah heesuhu aduun iyo akhiro wax kuma tarayaan codkaaga noogu so gudbi quraan adiga oo ku aqrinaayo waxaa rajeyna in aa wanaaga ka qadato hadalkeyga 👍

  • @abdimaalikayshka2432
    @abdimaalikayshka2432 3 роки тому +26

    Marwaan yare legend waalayabee heesta gabigeegaba lagama sheekayn karo keep going my brother fananka nagu qaaliga ah marwaan hore usoco brother heestii qarniga iyo Cod CAJIIB ah Layaab Layaab Marwaan Yare Noolow Bro 💯💯💯💯💥💢🤘🤟🤞✌

  • @xasanaccess7086
    @xasanaccess7086 3 роки тому +14

    Qurux saaida oon ladafiri karin
    deeqsan baa tahy
    Loveta ha ila dhaafina 😘🤘

  • @amalfaarah6549
    @amalfaarah6549 3 роки тому +13

    Amalo dhan isku so ururiya meesha 😍😍

  • @zackde1174
    @zackde1174 3 роки тому +15

    poqorka fanka horey usoco❤🥰from norway🇳🇴

  • @xmadisaciid5076
    @xmadisaciid5076 3 роки тому +11

    Hayey Cabdi cajuun mesha sogalay hhhhh intana waa iga kaftan raali ahaada

  • @mohandek
    @mohandek 3 роки тому +12

    Boss is always legend MARWAN is come back✌💪

  • @shinecade1145
    @shinecade1145 3 роки тому +11

    Marwan yare legend of legend 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @muraadajs6064
    @muraadajs6064 3 роки тому +4

    Marwan zxb aaway hesti waqtiga ha iska siin

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 3 роки тому +7

    Furinle🔥

  • @apo4417
    @apo4417 3 роки тому +5

    Anaba ugu horeye malaGa saray hezta 👀😡

  • @nimconalka1111
    @nimconalka1111 3 роки тому +7

    MARWAN wll guleyso fanaan cod leh intatahay anaa kuu qiray bowe

  • @Abdollahi7
    @Abdollahi7 3 роки тому +8

    Marwaaan yare kegendry🔥

  • @soumeya806
    @soumeya806 3 роки тому +12

    Marwan yare another level 🙌😘👏😊

  • @FAAD21
    @FAAD21 3 роки тому +3

    Amal waa walashey iga yar heestan wey uqalantaa

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 3 роки тому +10

    Golden voice waku salamay

  • @mohamedsaid6968
    @mohamedsaid6968 3 роки тому +6

    Anii Tii Hore Aad Saarte Daawanaye 🤣😂 Maxa Kaledahay 😂

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 3 роки тому +6

    Marwaan Yare Legend Aylmer Legend ♥️🤴

  • @MuqaaloCusub
    @MuqaaloCusub 3 роки тому +8

    Marwaan yare legend

  • @ahmedkhadar2965
    @ahmedkhadar2965 3 роки тому +3

    All Best From Marwaan Are From ABWAAN DAB JACEYL 🔥🔥🔥🔥♥️♥️💋💋

  • @Khalieth17
    @Khalieth17 3 роки тому +4

    i love somali people From algeria 🇩🇿🇸🇴💯❤😍

  • @maanyuproductions903
    @maanyuproductions903 3 роки тому +7

    Another hit ✔✔

  • @iftinsuudi8931
    @iftinsuudi8931 3 роки тому +4

    Marwanka hirgalay❤️👊

  • @trueliving-ww1li
    @trueliving-ww1li 3 роки тому +5

    Keep going marwan yare

  • @abdullahiyaasinaxmad9431
    @abdullahiyaasinaxmad9431 3 роки тому +4

    Come back Marwaan

  • @sabirinmaxamed46
    @sabirinmaxamed46 3 роки тому +3

    Woow marwaan yare fanan aan taaageeeo❤

  • @nafisahassan5880
    @nafisahassan5880 3 роки тому +4

    Marwanyare always marwan yare😍😍

  • @Updyy
    @Updyy 3 роки тому +3

    Ogow waxa jira hablaha wajiyo badan qaar lahoo wanagaba ugu daroo🥺hesta noso fasax wllka 🤩🥰

  • @mii_miilove333
    @mii_miilove333 3 роки тому +3

    Kaama daalo eebow🤣😜

  • @ubaxeyfarah4838
    @ubaxeyfarah4838 3 роки тому +5

    Legend marwaan yare

  • @maxamedsacidbkofficial2225
    @maxamedsacidbkofficial2225 3 роки тому +3

    HADAA DAN BEEESO LOVE ISAR

  • @abdullahimohamed6546
    @abdullahimohamed6546 3 роки тому +5

    Legend marwaan

  • @halimaalihalimaali7325
    @halimaalihalimaali7325 3 роки тому +3

    Ala cisag hees iga dheh keep going pro

  • @zakariyeabthithahir9052
    @zakariyeabthithahir9052 3 роки тому +3

    AMAL MOHAMED APTHI FARIIDA ZHANKAROONTA AH💫💯💙

  • @Fatima-ff-e
    @Fatima-ff-e 3 роки тому +4

    A beautiful somali boy with a sweet voice,🤴🏽👏🤩 🎤🎧🖇🤟💫✨

  • @mustafmk9184
    @mustafmk9184 3 роки тому +3

    MARWAAN WAAKUWATAA GAR IYO GARDARO

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 роки тому +1

    Cumar dab jacayl inta taqaana
    Like iisara nio

  • @zainahaliz5919
    @zainahaliz5919 3 роки тому +2

    Marwaanoow Indhuhu Daawashadaada Kama Daalan😍😍

  • @wllmoha4751
    @wllmoha4751 3 роки тому +2

    Farst comanti 🙏🙏🙏🙏🙏🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️👍👍👍👍

  • @midabsanali539
    @midabsanali539 3 роки тому +2

    Machallah brother keep going tre bell chanson vraiment beau voix super coll mn frère du sang 🤩🤩😘🥰

  • @caashocuud434
    @caashocuud434 3 роки тому +2

    Magaceygii amaal mahadsanid marwan yare 😇🥰❣🥰

  • @musalsal.
    @musalsal. 3 роки тому +1

    Frist comont fadlan iguso biir

  • @marwamaxamed1126
    @marwamaxamed1126 3 роки тому +2

    Keep going pro tagero buuxa❤💋

  • @fatuushbbe3902
    @fatuushbbe3902 3 роки тому +3

    Hees iyo bad🌺♥️

  • @amalhassan2271
    @amalhassan2271 Рік тому +1

    Wowwwww😍

  • @anhaarahmed4361
    @anhaarahmed4361 3 роки тому +2

    Amaleeeeeyy♥👑

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 2 роки тому +2

    The besst song 😍😘🎧

  • @sirsamale546
    @sirsamale546 3 роки тому +1

    Waar abti Marwaan wllhi fankaagii furunle ayaa kor u soo qaaday 👌😍

  • @waziirabdale2339
    @waziirabdale2339 3 роки тому +1

    UA-cam update-kan danbe ee uu sameeyay ee xitaa heesaha aanad download gareysan Karin ilaa aad iibsato, tolow ma aniga uun baa arkay mise waa Layla qabaa.

  • @cabdiwaliibraahinbarqadle6983
    @cabdiwaliibraahinbarqadle6983 3 роки тому +1

    Wllkey mcn Legend Marwan yare Guleeyso🤝🥰🥰🙋‍♂️❤🇸🇴

  • @zamzamqurux1156
    @zamzamqurux1156 3 роки тому +4

    iam from somaliland ilove Somali songs especially marwan yare

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 3 роки тому +1

    Marwaan yare wey horosoce✨✨💥👌

  • @samirahennabeauty780
    @samirahennabeauty780 3 роки тому +1

    War hadad dad wx gala tiin iso heesa bilacalek wn ooyi raba 😂

  • @xamdaaadan2407
    @xamdaaadan2407 2 роки тому

    mashalaha codkagu waa mcn hore usuuco musuul sare waan kusalamya

  • @alhazzanyfaarah9476
    @alhazzanyfaarah9476 3 роки тому +1

    Heestii waqtiga ha siiin maxaa ku dhacay marwaanow

  • @faisalahmed9925
    @faisalahmed9925 3 роки тому +2

    First ahy 🔥❤

  • @cizzowmama1446
    @cizzowmama1446 3 роки тому +1

    Frist comment my boy hormar wacan

  • @jilaajaaniswayay7852
    @jilaajaaniswayay7852 3 роки тому

    All fanan marwaan yare tageero lambar wan ku ahay

  • @samiirmoha8915
    @samiirmoha8915 3 роки тому +1

    Wooooow

  • @mii_miilove333
    @mii_miilove333 3 роки тому

    King 🤴 of songs innaba caadi maha 💿 codkada siiba heestan ku celceshtaa wa malinta 3xad kadaali la ahay bro marwan yre

  • @adanofficial3784
    @adanofficial3784 3 роки тому +1

    Niyow codkaaga inuu mcn aahay waan kuqireee lkni Hal sual hooyaada miyaa Kudoceysi ooo kudahthe codkaaga ibso

  • @shacniali7647
    @shacniali7647 3 роки тому +1

    Best fanan ❤️❤️💯💯💯Marwaan yare

  • @abbaz77
    @abbaz77 3 роки тому +1

    Waa dalabkii happy girl😛😛😁

  • @warsankusow7080
    @warsankusow7080 3 роки тому

    Ax ya cod marwan yare 🥰

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 роки тому

    MarwankeNa
    🤴🤍

  • @warsankusow7080
    @warsankusow7080 3 роки тому

    Marwan hestan Amal wankamasere

  • @daadirmohahassan3876
    @daadirmohahassan3876 3 роки тому +1

    Poqrki fanki🧡💙