Amxaarada iiga Dhaw Somalida, Qaar Baa Lahaa Heesta Muuse Biixi Baa Sameeyey"Abwaan Daaha Gaas

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 чер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 903

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii День тому +6

    Ilaahay Madax ku sheega ka taliya dhulka somaalidq oo dhan ilaahayaw naga qabo oo qaar gaalo neceb oo diintooda jecel noo keen. ❤❤

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 2 дні тому +8

    Abwaan Allah ha ku xafido ee doqontan maad feedhid🤣🤣🤣😲😲

  • @omilahyerug341
    @omilahyerug341 2 дні тому +6

    Walaalahey reer soomaaliland waan idin jecelnahay sikastood noo diidaan waxaan idin leenahay allaha idin caafiyo cadawna allaha idinka qabto

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h 3 дні тому +7

    Waxaan wariyo isku shega sidu ulahadalayo daay waxaabu dhinaca saraya cadawga abwaanku uu mahadsan yahay waa runtii kunjeer amxaara inuga dhawo wa dadki naa badbadiyey wayna mahadasan yihiin Ethiopia masha allaah guul somaliland guul Ethiopia ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @cabdimalikshafi3636
      @cabdimalikshafi3636 2 дні тому

      wariyuhu mar walba cida meesha kamaqan ayuu taageeraa

    • @Farhanab123
      @Farhanab123 День тому

      Hhhh nimayahaw malaha soomaali waad ka baxdeen

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 дні тому +7

    Abwaan.daaha hore usoco geesi qaran❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 3 дні тому +6

    Wa ruunta xaqiiq geesi abwaan good 💯💯🔥🔥🔥🔥❤❤❤❤

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 2 дні тому +3

    Xamar faqashta fadhida anagaa wasna doofaarta doofaartu dhashay een cadawkle oon soomaali land ahayn aan lahayn ana cadawga kaliya een leenahay waa soomaalida talyaanigu wasi jiray

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 дні тому +3

    Riyada Xasan Sheekh: "Fiiri kwaan oo reer Waqooyiga wax ma fahmaayeen ma og tahay. Aniga saxeex ma rabo...sartu waxay ka qurmaysaa waxaan laysku beddelaayo...ictiraafkaan la daba wado...haddii Somaliland la aqoonsado intaan sheegahaynnaa inaan xukunno...geeri aan ka xignaa waxaas"

  • @abdirahmanessa1921
    @abdirahmanessa1921 2 дні тому +4

    Weriye xun inan gumaada on meela siidh ku lahayn horn cable ma waydo

  • @engbashirali9592
    @engbashirali9592 3 дні тому +37

    Majira weriye muqdisho jooga oo odhankara 26 ka juun 1960 somaliland ayaa leh maxaa xamar looga xusaya ? lkn hargeisa canasiirtaasa ayaa joogta ee weriyinimo sheeganaysa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 3 дні тому +2

      Waa dad jahwareer san oon taariikh doodaba ogayn

    • @SahraSouleymanAyanle
      @SahraSouleymanAyanle 2 дні тому +1

      Afsoomalîgiisa fahan ism afgaranaaynabee maxaad fikrkaaga ukhasaariin

    • @Khadarbaashe2024
      @Khadarbaashe2024 2 дні тому

      Beentaa maaha wariye maahee waa wecel inagu dhexnool oo shilimaad ka naawilaya xamar

    • @LST25
      @LST25 2 дні тому +1

      Dee Somaliland waa soomaaliya
      SNM aa waqooyiga haysta

    • @userxmvw031
      @userxmvw031 2 дні тому

      @@LST25 wxasa niyada kudhisatin wa sida jeceshin llkin tasi socon mayso

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii День тому +3

    Kuwan meesha u taliyaa weligood ma joogayaan.
    Goor ay noqotoba somaali way midoobi. Hadii aanay midoobina way wad shaqayn.
    Somaali Africa iyadaa ka talin aayaheeda.
    Oday Somalinder ah.

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel 2 дні тому +1

    Thanks wariye ❤waa suaal aad uwanagsan waxaad waxka waydiisay barito waxa ku dhici doona waxay nowondoontaa sidaa uwaydiisay

  • @Anwar-sb1hw
    @Anwar-sb1hw 3 дні тому +3

    Muslinimo ninkaan kugu dhaqeyn gaal maxasta kuu dhawrayoo,magansataa dharma.

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 3 дні тому +12

    INANKAN YAR EE EDEBTA DARAN EE WADANKA SUULIHIISU WIIQAYA HALAGA SAARO WADANKA IYO MEDIA

    • @abdifarhan8979
      @abdifarhan8979 3 дні тому +1

      Adeer wadan ayuu kula leeyay kaligii mudwaadin

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 2 дні тому +2

    Soomali Somaliland baa ugu xoog roon
    Hadii Ethiopia haragaysa qabsato reer koonfurku ma jirayaan 😂😂😂
    Adeer anaga ugu xoog iyo dadba badan soomali
    Maah anaga kuwa loo hiiliya waa idinka

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 3 дні тому +2

    Somalida rabta inay somaliland kala jar jaran rer rer isugu diran humarka s/land ka xun 24 hours dagalka nagula jira UN ta waxay ka lahayen calamku wada arkayen ku nocas ah Ethiopia nooga dhaw

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 дні тому +5

    Heestaas waxay ceeb iyo fadeexad ku tahay Muuse, xukumadiisa iyo inta samaysay iyo inta qaaday. Soomaali waa walaalo Axmaarana waligooda noogama dhawaan karto. Siyaasada iyo hinsiyada iyo walaalnimada yaan la isku khaldin.❤🇸🇴☝🏿

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 дні тому +3

    NIBYOW CIYAALKAN SUAALAA MA CADAWAGAA U SOO SHIIBAA ABWAAN CIYAALKAN YAANEY MAR DANBE KU WAREYSAN

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 3 дні тому

      waar waa faqsh weriyaa sheenu Abwaanad iyo fanaaniinta ayaa dhaama

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 2 дні тому +2

    Hasax sheeq isaga xasn ahmaran isxigna nin kan abwanki wa geeeesi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 дні тому +2

    Somaali bada ha ka cabto haday ka xun tahay aqoonsiga Caalamiga ah ee Somalilaand, haday ka xuntahay iskaashiga siyaasi, amni iyo dhaqaale ee ka dhexeeya Somalilaand iyo Ethiopia. Dhinac walba Ethiopia iyadaa nooga dhow Qurum Garamta Abgaal, Mareexaan, Majeerteen, Ogaadeen, Raxanweyn, Jareer, Reininle iyo jin iyo jaan Garoowe ka bilaabma oo ku dhamaada Kismaayo, waxa noogu horaysey 1960. Horteed Ismaanu aqoon, isumaanu safrijirin, waxba maanu kala iibsanjirin. Laakiin Ethiopia juqraafi ahaan, dhaqan ahaan, dad ahaan ayaanu qarniyo isugu xidhnayn. Awowyaashayo ayaa Nazareth ku aasan oo aanu u niqiin haadaamo. Dadka degan Hargeisa ilaa Jigjiga, ilaa Dirirdhabe oo aanu u naqsan Adari oo aanu ka soo iibsan jirney geedo Adarida iyo xawaashka waa dadkayakii, waa dad aanu dhiig wadaagno oo Isaaq iyo Dir ah, waa dad aanu af, dhaqan, isir iyo diin wadaagno. Dadka kale ee Xabashi, 60% waa Oromo Dir ah oo 90,% Muslim yihiin. Amxaarada intooda badan waa Kristaan Injiilka haysta oo aanu isirka Kushiti iyo Semitik wadaagno. Waa dad Tigrey ilaa Gondar iyo Baxri Daar weligood degana oo taariikhda Geeska Afrika aanu wadaagno
    Waa dadkaa aanu isu egnahay ee Diinta samaawiga haysta, qaarna ilaa Nagaashi iyo Hijradii Kowaad ee Cusmaan Bin Cafaan, Illaahay raali ha ka noqdee, Muslim lahaa. Amxaaro iyo Tigrey waa dad Geeska Afrika abidkood aanu wada deganayn, aanu wada deganaan doono oo aanu ku khsban nahay in aanu wada deganaano oo aanu iminkaba 33 sanadood amni, ganacsi iyo iskaashi naga dhexeeyo. Colaadii diinta ku dhisnayd ee qoloba qolada kale ku "jihaadaysey" waa laga soo gudbey, waxay ahayd colaad xagjirnimo, iyo jahli ku dhisan oo meel kale laga soo hurinaayey. Colaadaa waxa lagu bedeley jaarnimo wanaagsan, nabad, ganacsi iyo iskaashi. Diinta Islaamku waxay leedahay Yuhuud iyo Kristaan iyo Insaankuba waa adoontii Illaahay, waad la mucaamili kartaa hadii aanay diintaada, dalkaaga iyo naftaada tacadi ku samaynayn. Caksiga Ethiopia Reer Somaalia ilaa inta la ogyahay waxa ku dhexjira quruum colaad noo haysey qarniyo oo cawaannimo iyo wax ka daran dugaagnimo ku dhaqanta oo aanad af iyo dhaqan aanad Somaali ku suuraynin. Waa dad anaka oo aan xumaan iyo colaad u hayn na neceb ee dhulkaa barakaysan ee Illaahay na dejiyey ee nasiiyey nagu xaasidaya oo nagu damaaciyaya oo mar walba dagaal nagu soo qaadayey ilaa qarnigii 18naad oo halhays u leh " gaalo ayaad tihiin waanu idinku jihaadaynaa" . Waa beenood. .Muslim Sunne ah oo Shaafici ah Ahlul Bayt iyo Aal Haashim ku abtirsadaanu nahay. Kuwaa Daruud iyo Somaalia colaadaa ay doorteen ayaanu la qaadanay oo waa qaxay ka helaan. Diin, Somaalinimo iyo dadnimo waxba nama dhexmari karaan. Sida abwaanku sheegay 100% waxa ka wanaagsan oo aanu aaminaynaa kuwa 33 sanadood jaarnimada wanaagsan, nabada iyo iskaashiga la wadaagayney waanaanu sii xoojinaynaa. Ethiopia fuulaan naguma aha, oo damaaci naguma ah dal iyo dad. Waaba dadkii markii daalinkii, daaqiyadii Daruud iyo qabiilkiisa oo lugta ku wata Somaalia nagu soo duuleen ee diyaaradaha, madaafiicda iyo tawaangida nagu isir xasuuqeen ee qaxootiga diyaarado iyo tawaangi ku rryadeen, waa kuwii naga reebay ee na badbaadiyey ee na soo dhoweeyey. Waa kuwii hubka aanu isku xoraynay na siiyey. Abaal weyn ayaanu u haynaa !!!

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 3 дні тому +3

    Wariye ma ahee waa daba dhilifkii qadaad waynta

  • @karymali3771
    @karymali3771 3 дні тому +3

    abwaan wa runta gessi qaran keep going

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 2 дні тому +1

    Oday marqaansan aan arkaa oona waalan subxanallaah intee aan ku neceb nahay duriyada allow umada qaar qalbiga u nadiifi

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 3 дні тому +2

    Somalinimo haday jirto maxaa somaliland ama isaaq loogula dagalamayaa bal c noo sheega waa nacayb isaaq ama somaliland

  • @bashe3051
    @bashe3051 3 дні тому +21

    Stop your silly questions and don't bother him! This ABWAAN is sincere to his lovely Somaliland country. Somaliland guul iyo gobanimo ❤ 🤍 💚

    • @mohoali1393
      @mohoali1393 3 дні тому

      Wll ma nihin dee ma qasabaa ethoupia wllahyo ah diid am dilac somali waa cadageen kuwaad wöhi bilaahi tolahaa doqon bilaa gasho a uun baan fahmine

    • @shaficali5991
      @shaficali5991 3 дні тому

      You are people filled with resentment and have lost your senses. You cannot achieve statehood that way. What is Somaliland, what are its borders, and who believes in it. 25-8-2023

    • @bashe3051
      @bashe3051 3 дні тому +1

      @@mohoali1393 Xaarmajo marku laha Ethiopia walaalo yaan nahay sodigii sacabka utumayay! Waar faqash, huwan, iyo qadaad weyn waxba iskuma nihin! Ethiopia waa walaalo nahay..

    • @Xadiyoluula
      @Xadiyoluula 2 дні тому

      Qooti baa tahay xaaran yahow

    • @shaficali5991
      @shaficali5991 2 дні тому +1

      @@bashe3051 Isaaqii aan aqqney walee waala iiga danbeeyey ragu way isdilijireen wana heshiinjirney muuse lakin manta ceebta uu idin badey caqligiina siduu ugu cayarey ayaa kadaran malinba reer ha idinku sheego . Waxaan tajeyn Garxejis oo ah reerka caqliga iyo garadhada aad fahmikarto in marka ay xilka idin qabtaan aad miyir sandoontaan heego waa idin cebeysey wana idin caydheysey

  • @farhannuh6174
    @farhannuh6174 3 дні тому +8

    On Behalf of Somaliland, I apologize we are two different countries, however we are not enemies that is immoral, we can't be enemies with fellow Muslims, and Somalis, we have our differences, that doesn't mean we are our enemies. I am Garxajis and Somaliland, I feel this way, Somaliland is it's own country and will never join Somalia, ever again. However that doesn't mean we hate Somalia.

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 2 дні тому +2

    اللّهمّ صلّ وسلّم على نبيّنا محمّد

  • @omarfarah586
    @omarfarah586 3 дні тому +2

    Waxa uu cabbiray waxa dhammaan reer Somaliland ku jira

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 3 дні тому +3

    EYGAN YAR EE MAKARAFOONKA SITA FAQASHTII OO SOO TAAGAN OO MAANTA ISAGA OO HARGEYSA JOOGA DIFAACAYA TALISKA FAQASH EE DHISAALAN MEESHA LA YIDHAA MUUQ-DISHO.
    NOOCAN OO KALE WAA IN LA KHAARAJIYAA SI DA’RTU UGA NABGASHO SHARKA FAQASHTA.

    • @aarlibaax8422
      @aarlibaax8422 2 дні тому

      Hooyada la lawes jaahil jaahil ducuf amxaar waa cadowga koobaad ee SOMALILAND waa cadowga dalkayga diintayda dadkayga dhaqan kayga oo adigu u tag kolay Makhnuud abaaso ah tahee oo liitee

    • @aarlibaax8422
      @aarlibaax8422 2 дні тому +1

      OROD U TAG AMXAAR BAAD CAADHAQSAN TAHEE HAKU WASAANE MAAN GAABKII KU DHALEY WASE

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 2 дні тому

      @@aarlibaax8422
      ADIGOO FAQASH AH IYO AMXAARO
      MIDKEE XUN !!!!!!!?????
      JAWAABAY: FAQASH BAA XUN.
      HADDII AANAY AMXAARO NOO HIILIN XILLIGII CASUUQI MAANTA MUU JIRI LAHAYN QOF REER SHEEKH ISXAAQ AH OO ADUUMKA KU NOOL!!!!!!
      LACNAD BAA KU TAAL FAQASH IYO AABEHEED IYO ADIGABA MAKHNUUD YOHOW MUJRIMKA AHI.

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 3 дні тому +13

    Thank you abwaan Daha for saying what 99,99% of Somalilanders think ! Waa hees historical aah love it walahii 🫡💚🤍❤️💚🤍❤️ and I wanne send you money walahii where can I do that ?? Please send me the contacts of the abwaan!

    • @ifrah6473
      @ifrah6473 3 дні тому +1

      Please contact him to his personnal phone he really deserves it

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 3 дні тому +1

    fannaaniinta aad sidii addoomada u sheeganeyso miino ayaa ku xirtay sidaasbaadna oo tiin baad u abuurtay oo saacaddii ay heestaadi qaadeen ayay soo soomaaliya ka soo xirmeen adiga iyo iyagana itobiyaanka ha u heeseen maanta ka dib soomaal waad ka dhimateen fannaan iyo abwaan siyaasad lugaha la galay waad ceeboowdeen alle haydiin raxmado

    • @aaminoabdi8158
      @aaminoabdi8158 2 дні тому

      Kaalayoo liq aduu bal bambada aad sheegayso qarxi bal cida Ku dhimata ha la arkee

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 3 дні тому +2

    Kani Maaha Weriye Ee Waa Ey Huwan Ah

  • @africanqueen8687
    @africanqueen8687 3 дні тому +12

    Our poet proud of you keep going. Happy Independence Day 💚🤍❤️ 🎉🎉🎉

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 3 дні тому +19

    Somalia soomali baa leh waqooyi waa soomali 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 2 дні тому +1

    Wariyaw adigu hadaa iibsantahay oo aad cadawga somaliland jeebooda kujirto🤮👎kadaa du,aala haaga xunxun eedhanka kararan abwaanku waaxor waana runcad halkiisu 👍👍👍

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 2 дні тому +1

    Inshaa allaah maanta dambane isku meel wada gala maanta aakhiro

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp 2 дні тому +6

    I totally agree with my brother I am not Somali but Issaq and I recall during the faqash genocide of Issaqs Ethiopia opened it doors and gave a refugee to my people the issaqs and Ethiopians are my brothers and sisters so please Mr. Media man don’t try to push somalisim in our throats
    Somaliland forever

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 2 дні тому

      Does not matter if you agree or not; no one cares about you for holding grudges for nearly 40 years; you can hate Somali people as much as you like, but unfortunately, you cannot affect Somali people and Somali as a country; it is your loss you are only showcasing your pitty fullness. The only so-called- Ethiopians you have contacted were Somali people. The only Ethiopian people have for you is complete domination, subjugation, and elimination; you are ill-informed; you do not know the history of Somali People and Ethiopians. We fought against their Empires to never come to our sea and land for a millennium, so please learn a little bit of real history.

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 2 дні тому +4

    Geesi qaran Mansh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤gesi qaraan

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 3 дні тому +1

    Reerkan habar yoois qashanba ka buuxa dadka daaha gaas caaya waa habr yoonis waxay ka xun yihiin ninka kooaxda yar hasta
    Wuu diiidaya qabiiil ugu jawaaab
    Ay wadani saamayso

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 3 дні тому +1

    Guuuuuuul iyo.gobanimo somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim itobiya 🎉🎉🎉🎉
    Hanolato guuuuuul iyo.gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 3 дні тому +4

    💚🤍❤️ Abwaan Afkaaga caano lagu qabay Trueeeeeeeee ( Danbaa xaasidkaaga tidhi kaguur cadawgaaga xune malihin cadaw Xamar kadaran ) Shacabka wanaagsan maaha lkn siyaasiyiinta iyo inta neceb horumarka Somaliland kahadlaynaa Jaarkiiyoow

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 3 дні тому +7

    Yarkaa wax waraysanaya wadanka halaga qabto, waa Faqash

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 2 дні тому

    Waa runtaa abwaan daaha inankan ku waraysanayaa siyaasad ayuu ka sheekaynayaa mana oga inaad daafacayso dalkaagii

  • @ahmednaasir
    @ahmednaasir 2 дні тому +1

    Esh cala Abwan iyo Aftahan wu buufiyay yarki microphone ka la hos ordayay

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 дні тому +4

    Mishkilad kale ma taal somaliland waa caruurtaa microphone ka iska qaadatay,Abwaanka ,fanaanka ,wariyaha ,inuu dhex ka noqdo dawladnimadiisa oo garoowe iyo muqdisho laga bixiyo shahaadada yaa u sheegay,

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n 3 дні тому +4

    Somaliland guul ❤❤❤itoobiya guul ❤❤❤❤itoobiya our brothers somaliya waa cadawga somaliland ❤❤❤❤❤❤well come our brothers saxafada somaliland waa soomaliya waana cadawga somaliland

  • @abdulkasem1398
    @abdulkasem1398 2 дні тому

    Abwaan Gaas si wacan ayuu u dhigay. Dad badan oo reer Somaliland ayaan fahansanyn in Somalia ay tahay enemy #1 of Somaliland. Nin jiritaanka Somaliland diidan Amahaar ayaa ka dhaw. Very true.

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 2 дні тому +1

    Wariyaal iyo muwaadiin munaafiqiin ah baa jooga Somaliland dadka hala soo ururiyo
    Haragaysa iyo burco ayay joogan dadka xabaalo wadareed aan ku aasno
    Reer Somaliland

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 3 дні тому +34

    Somaliland yar yarka wariye sheegahayan ee afkii cadawka ku hadlyaa hala qabto

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 3 дні тому +2

      Wariyayaal maaha

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 дні тому +2

      Waryaa ma anigoo Kula Diin ah Kula Af ah Kula Dhaqan ah Kula Diir ah , Kula Qoomiyad ah Ayaa Amxaar iga xigsanesaaa 😢😢

    • @Opp_Man
      @Opp_Man 3 дні тому

      The problem is our government its not doing its job to control these bastards

    • @Sumayo987
      @Sumayo987 3 дні тому +1

      ​​@@Jaalejaale12haa ayaan amxaar ka doortay miyaanan intaas aad sheegtay ba kula ahayin markaad diyaaradaha ila dhacayisay ee amxaaradu igaka reebayisay weliba aanad sidaas ku joogine aad tiri dhulbahante iyo gadabiirsay aan ku kicino adeer ayinu kala qoomamo la,aano

    • @jamaalxuseen4518
      @jamaalxuseen4518 3 дні тому +2

      ​@@Jaalejaale12 ilmada yaxaaska ee qubaaysan waanu idinku fahanay 😂😂😂

  • @rudwaansulub4835
    @rudwaansulub4835 3 дні тому +6

    Ayaan daro kolba abwaan ku sheegba kaba qaada oo amxaato maxaa ii kenay waa bila mabdaa hunguri uun

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 дні тому +1

    Masha alllllah daaaha gaaas nolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤geeesi nolow nolow❤❤❤❤❤

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 2 дні тому +1

    🎉abwaan daaha gaas legend ❤

  • @khadarhassan882
    @khadarhassan882 3 дні тому +4

    Geeesi halkarra noolow abwaan❤❤ yarkan faqashta u niikinaaya hala xidho kalabka

  • @muuseabdullahi8400
    @muuseabdullahi8400 3 дні тому +6

    :Daaaahaa geeesi Geeesi dhalay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-wr7cv3xn1b
    @user-wr7cv3xn1b 2 дні тому +1

    Noolow abwaan waxaad sheegtay waa run

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 2 дні тому +1

    Wariyaasha halaga bilaabo cadowga Somaliland badhkii Somaliland buu jooga wax la aqbali karo maah
    War dadkan aan layno
    Maxaan ka eegnayna bal kan yar ee wariyaha eeg

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 3 дні тому +16

    Silly questions he needs more training about it how to ask questions politely

    • @hodhomawel1812
      @hodhomawel1812 3 дні тому

      Don't worry he is one of traitors.Most of them they ask silly questions

    • @Opp_Man
      @Opp_Man 3 дні тому

      this reporter is getting paid to ask those tilted questions. I blame the government for not holding these so called reporters to professional standards. Look at one of the silly questions he asked 'ppl are asking themselves whether his pockets have been filled by the government'

    • @hodhomawel1812
      @hodhomawel1812 3 дні тому

      ​@@Opp_ManI agree

  • @zamzammohamed9313
    @zamzammohamed9313 3 дні тому +4

    ❤❤❤❤geeeesi anaaga kujecel walal nolow❤❤❤❤❤ waad difaacday dalka❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 дні тому +1

    Wariya hugunguri aya kaga jira inu xamar tago. Allah reer Somaliland gormay tosayan oy ogan donan in xamat dadka joogaa ay ka daran yihin yuhud.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 дні тому +1

    Abwaanku wuu saxsan yahay. Somali caqli xun ayaa jirta ee Abwaanka ka hadha. Wariyaha ku sheega akhlaaqda saxaafada hala baro. Dadka ay wareysanayaan waxaan kula talin lahaa in aanay u ogolaan wariye hadal aan asluubta saxaafada garaneyni inuu wanjalo. Ninka aan nolol kula doonayn walaalkaana ku dhahoo samo kuma banaana

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 3 дні тому +9

    Halgamaa abwaan daaha gaas nooloow caqliga iyo cimrigaba alla hakuubarakeeyo

    • @farahosman920
      @farahosman920 3 дні тому

      Ninkaan shilin tuugsi ah buu muuse biixi ka rabaaye adiga maxaa ku wada.oo daskaaga ooga cararaysaa

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 3 дні тому +17

    Suaalo wasakha ayaad ninka weydiinaysaa .

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 3 дні тому +1

      Waaa qaadad weyn isgu malha

    • @jamaalxuseen4518
      @jamaalxuseen4518 3 дні тому +1

      Wllhi ninkaa wariye isku sheega ah anu xabad baan ku dhufan lahaa waayo wa wax cadawgiisa kalkaalaya

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 дні тому +2

    MUSLINIMO NINKAAN KUGU DHAQAYN MUU NIMO KHAASA GAAL MAXASTA KUU DHOWRA OO MAGANSATAA DHAAMA ADEER XABASHIGAA KA DHOW SOOMAALIDA SHEEGAYSO

    • @sahramohamed3380
      @sahramohamed3380 3 дні тому

      xabashigu waa kii ina nabad geliyey markii diyaaraddihii wadankii aynu wax la lahayn ina garaacayeen.

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 3 дні тому +1

    Kuwan yar yar ee microphone nada Sita horta ma faqashtay u shaqeeyaan mise waa fruukh aan somaliland u dhalan bal inankan sida uu Abwaanka u waraysanayo u fiirsada!!!

  • @rajoo532
    @rajoo532 3 дні тому +3

    Manshallah wa nin goan leh oo warkisu cadyahay. Cadawgisa loma tilmamaayo, Gulaystaa.

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 3 дні тому +5

    wariyahan nijaas weeeye unsubscribe Somalilanders this tv
    wariyaaasha tababara nio inteydaan microphone loo dhibin
    af wariye ba kuhadli maaaayoh
    wxd modah in losooo dhiibay sualaha af xumadiiisah
    abwaaaan daaaaaha gaaaaasa

    • @jaybfariidoz41
      @jaybfariidoz41 2 дні тому +2

      Cunsuri qofka kaliyee fikirkiina nijaasta ah ka hor imaada waa wariye xun miyaah waxaa ninka abwaanku sheeganaya kuhadlayana ama usameeyeyna waad ku qanacsantahay caqligaga iilaahay saas kadhigay dadka cuqdada ku haysa kanadiifta ah amaan hakaa helaan 🤬🤬🤬

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 3 дні тому +1

    Isaaq waligood ba axmaaro iyay sheegani jirteen wax cusub maha. Isaaq nasabiyad male . Guul Jamaahiirta SSC of Somalia 🇸🇴 🇸🇴💪💪💪

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 дні тому

      wlahi waa lakal baxay, isaaq taariikh xun baay marayan oo nasbiyada ah balse ma oga

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi 3 дні тому +1

    Somaliland Congratulations to my people of my country, the Republic of Somaliland, we have reached the threshold of recognition and soon we will become the great Somaliland that will occupy the Horn of Africa, and Israel will not be inferior when it passes through there💚🤍❤️🫡👍

    • @shaficali5991
      @shaficali5991 3 дні тому

      a nation cannot be built on resentment and deep-seated grudges. A single tribe cannot become a government.

    • @YuuAden8
      @YuuAden8 2 дні тому

      One tribe can not become a government never ,, never happened in history too ,,

  • @ibadoartan303
    @ibadoartan303 3 дні тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Waa runtii axamaarakaa noo
    Gadhow

  • @Xasmas
    @Xasmas 3 дні тому +5

    100% Support ❤ Waa sax heestoo Guul Gobanimo Somaliland ❤ Ethiopia 🇪🇹 & Somaliland ANDHI ( 1 )

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 2 дні тому

    Wariye Guuleyso waliga cayayaank war koda dhag jalaq ha Usain?????❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MrsamadoonNewsAndREACTIANS
    @MrsamadoonNewsAndREACTIANS 2 дні тому

    Amxaar Markuu Inantaada Hooyadaa Iyo Xaaskaaka Kugu Hor Gufsadaan Hanoo Soo Calaa Calin Amxaaryow

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 3 дні тому +7

    Kani weriye maaha ee waa cbb

  • @ugasougaso6091
    @ugasougaso6091 3 дні тому +4

    Maansha Allah Daaha Gaas noolow Geesi cadawgu derbiyada ha jiidho

    • @zoomaliboi8241
      @zoomaliboi8241 2 дні тому

      Alaa igasareeyee hadii aan dalxoreeye ahay beeyraq daar ayaan idinku rusheey lahaay gaaladii fircoon dhalaad tihiine maxamad siyaad waxa aad soo wedeen ogaay markoow ini leeynaayey qabxayehey amxaartaa

  • @Filbiri
    @Filbiri День тому +1

    Qofkaani waa xabashi isqarinaya mana matalo dadka reer somaliland.

  • @AbokorAli-io9qs
    @AbokorAli-io9qs День тому

    ❤❤❤Ninkan Waa Patriotism Wlhi Caadiya Fifa Somalilanders Only

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 дні тому +4

    30,000 oo ciidan Ethiopian ah baa jooga somalia gudaheeda 20 sanadood oo madaxtooyadooda degan xasan sheekhaas iyo Mid kasta oo koonfurta 200 doorataba ilaaliya xasan sheekh kilometer 4, ma gaadho ciidanka Ethiopia iyo Amisom, airportkiisaa isagoon Amisom ilaalinaynin xasan sheekh ma gaadhi karo.

    • @gebblet8364
      @gebblet8364 3 дні тому

      Wa caqli xumo dhul Itoopiya ay mamusho lasiiyo.

  • @Deeqayuusuf-rc6mg
    @Deeqayuusuf-rc6mg 3 дні тому +5

    Daaha gaas waa somalilander dhaba

  • @yonismuse7727
    @yonismuse7727 2 дні тому

    Afka soomaaliyga waanku heesnaa adiygu soomaaliy ma tihid mayaaa

  • @user-ed2xt6yn5j
    @user-ed2xt6yn5j 2 дні тому

    Abwaan waxan kaa codsanaynaa anigoo kuhadlaya codka shacabka jecel Somaliland, hees soo samee aad runta ugusheegayso, caadaqaataysasha, wariye isusheega ah ee dalkooda, burburintiisa, shilimaadka dhaafsaday, fadlan hees usooqaad kuwaas, islama khajilayaasha ah, ee damiirkoodii shilimaanyar kubedeshay.

  • @abdishakurhassan2659
    @abdishakurhassan2659 3 дні тому +5

    Dagaalkii Gooje Cade baa sii fogeeyay IIDOORKII Qayilaada madax martay, XABASHI Madax Hadal Galo Malahane Madax GUMAC galo bee leedahay baan maqli jire, same like IIDOOR Xoog baad kusoo noqon doontaan Ama Xabashi soo dhaweesta ama ISrail walahi in eeysan SOMALIA idinka jari karin ee Barjeeska yuu idinla fogaan!

    • @Boqoldhaan
      @Boqoldhaan 2 дні тому

      Ina dhilo Ethiopia waata kugu ilaalisa somaliya gudaheeda waxaad awood haysay waad I tus tay mxaa kuu hadhay idinkiibay amison idin ilaalisaaye kolna taagta kolna tamartaa

    • @abdishakurhassan2659
      @abdishakurhassan2659 2 дні тому

      @@Boqoldhaan Tabarta iyo taagta aad sheegeyso Gooje Cade bee kugu celin laheyd, waana u hadal egtahay Ilmihii Moorgan wecelnimada ku dhalay in aa ka midtahay adiga iyo Abwaan isku sheegaan Ilkaha huurada leh lol

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 3 дні тому +3

    Ilahay ayaa runta jecle abwaanku uu ku qaldanyahay

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 2 дні тому

    Waxaan ku tilmaami karaa NASABAD WASAQEYN iyo DOONIS HALOWDAY, marna AMXAAR iigama dhawa XAMAR. Tani waxa ay fureysaa dhan aan wanaagsaneyn in dhexdeenu aan kala xigsano AMXAAR waana ay muuqataa.. Taariikh qurxoon oo aanu leenahay ayay doonayaan in saacado ku wasaqeeyaan laakiin ma aha mid shaqeyneysa.

  • @ayaanshire-ed9og
    @ayaanshire-ed9og 3 дні тому

    Itoobiya ma asxaan bey magal galyo kuu siisay soomaaliya burburkeedaa iyada dani ugu jirtaye, Yaa Allah aqliga iyo garashada ha inaga qaadin.

    • @RodaArab
      @RodaArab 2 дні тому

      Maxaa naga galay somaali burburkeeda, kuwa magan galyada nasiyay ayaa cid walba naga xiga

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 дні тому +21

    Abwaan afkkaga caano lagu qabay runbaad sheegtay, Amxaarkii ka reebay markii maatadeena diyaaradah faqashtu eryanayaan ayaa kun jeer nooga dhaw cadowga Qadaadweynta Somalia.

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 3 дні тому +4

      Waar amxaarku jnagamuu reebine qawaaniinta caalamiga ayaa sheegaya in dadka qaxaaya dalka ay ku qaxaan aan laga celin karin,bal e waxaaba mingistu iyo siyaad bare ku heshiiyeen in SNM la xasuuqo siyaad barena loo soo gacan geliyo,,,sheeko gaabaan aya laydinku akhriyay anigu waligay somali amxaar ku bedelan maayo

    • @user-oe3bw7gv1x
      @user-oe3bw7gv1x 3 дні тому

      Maaha soomali oodhan waa kuwa reer konfureedka kuwa xabashidu dhaantaa

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 2 дні тому +1

      @@user-oe3bw7gv1x wll xabashi amxaaro xun oo gumaysiga somali ku caan baxay iyo dadka somaliyeed inooma sina

    • @AhmedMohamed-uf9bx
      @AhmedMohamed-uf9bx 2 дні тому

      Heesta jaceelka iidoor iyo axmaar yaa sababay 😂 Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina
      Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂

    • @giirecarab3365
      @giirecarab3365 2 дні тому

      Intaad leedahay waalay dilay aqoonsi kaa dheer.😂

  • @caraboday9074
    @caraboday9074 3 дні тому +7

    Abwaan xigmad iyo murti ilaahay siiyay geesi hambalyo

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 3 дні тому +1

    Daaha gaas wu busaradaytey 😂😂😂

  • @DaQeera
    @DaQeera 3 дні тому +2

    Dameer amxaarku Haku dhabo

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 дні тому +6

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo abwaan daahe ninrageed ninrageed dhalay buuf cayayaanka keep going

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 3 дні тому +1

      Nin rag wxo ku yahay amxaro jacel miya gar teyn waley dulhante madax niga garac wale ina lef leftan amxaro

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 3 дні тому

      Nin kan somaiya mah wa amxaro asga amxaro ah

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 3 дні тому +4

    Daaha gaas nin culus buu ahaa oo somali ah qalbi wanaagsan lkn maanta daaqaduu ka baxay

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z 3 дні тому

      Waayo ma runtuu sheegay, Ilaahay adiga iyo cadowga haka xifdiyo 👏👏

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 3 дні тому

      @@user-ud6fs8ut7z cadowgaaad khalad fahantee cadowgu waa itoobiya iyo amxaaro sinjigaaga garo dhiiga lagaa qaadye

    • @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay
      @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay 2 дні тому

      Soomaali yaad u taqaan?

  • @mhassan3002
    @mhassan3002 День тому

    Waligoodba qoladaasi gaalay u adeegi jireen ingriiskii ilaalo adeegayaal iyo jaajuusiin bay u ahaayeen umad kafaan badan ma arag soomaalida kale xumaantooda masheegaan anigaana og waxay ku sameeyeen amaba hada ay ku samaynayaan

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 2 дні тому

    Yaap waar ya Alllah yaqaan oo naga qabta kuwan caqligu fooraro ee gumaysi u yeedhanaya
    Alllah ciil badanaaa
    Alllow naga so gaaadh kuwan
    Umada hogaaminaya

  • @user-wr7cv3xn1b
    @user-wr7cv3xn1b 2 дні тому +3

    Xaasidka xabashaa ka dhow waxaanku leeyahay yuhuudigaa ka dhow

    • @Farhanab123
      @Farhanab123 День тому +1

      Adu malaha yuhuudi ku dhex qarsoon ayd tahay

  • @shukrihassan1398
    @shukrihassan1398 3 дні тому +8

    Heestan qalbiga reer SOMALILAND oo dhan ayay cabirtay.

    • @hudayassine8852
      @hudayassine8852 3 дні тому

      What's the name of the song

    • @shaficali5991
      @shaficali5991 3 дні тому +2

      Qalbiga mawaxaa lagu cabiraa cuqdad iyo Amxaar in la amano somalina laga cararo. Shaley markii muuse hubki iyo cidinkina kasocararey sow taad irisamale shegateen o amaneyseen mantana ma amxarbaa dhinacee idin raacnaa walal bal.

    • @hudayassine8852
      @hudayassine8852 3 дні тому

      @@shaficali5991 thank you 😊

  • @khalidyuusuf7835
    @khalidyuusuf7835 2 дні тому

    Noolow Abwaan waa runtaa waanan kugu tàageersanahay heestan oo run ah

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 2 дні тому

    In SHA ALLAH DAGAL DIIYAR UNOQDA QAXA DIYAR XUNOQO 77😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢😢😢

  • @munayasin3451
    @munayasin3451 3 дні тому +8

    woow masha allah abwaan daahe gaase geesi qaran

  • @abdiali319
    @abdiali319 3 дні тому +6

    Wariyahani waa Huwan ugargaara Wadani

    • @Ayaan_wadaani
      @Ayaan_wadaani 2 дні тому +1

      Doqoonnaan garganey wuxuu ku hadlayo war Muse tuug iyo uu gar gare ayad tihiine dalkii wad kale dirteenee ilaahay dalka ha idinka qaabto .saqiidiin yahay.

  • @user-ir3kh1gg6j
    @user-ir3kh1gg6j 2 дні тому

    waa dhaabta abwaan daaha cabdi gaas ku garaac xamar iyo xaasidka haanbalyo HAANBALYO AWAN DAAHA CABDI GAAS WAA RUUN AXMAARBA KA DHAW

  • @IdkIdk-tv6lj
    @IdkIdk-tv6lj 3 дні тому +1

    Nink wariyaha waxuu isleedahay views ayaa somaliya kaga helaysaa laakiin waad tilmaamantahay