Culimada ka xishood aad looguma degdego culimada, waayo wixii ay sheeegi karayeen way sheegeen waase la dhegaysan waayay, imisa jeer baan usoo taagnaa soomaalidu iyaduun baa wax isu ahe ha la is ixtiraamo , mida kale kuwan yiri xabashi baa na xigta dee waa aqoon laawayaal khaniisiin ah, anigu daaha gaas iyadoo futadiisa weyn la xantaan ogaa, kaas wax ha ka soo qaaadin cid ku raacsani ma jirtee
Wadaadow dagaalka Ictisaam kaagu ku ku hayo Somaliland ka hadal marka hore ,Falastiin ALLAH YANSURHUM inshallah .Falastiin ilaahay dhibta haka saaro mujrimiinta Sahyuuniyadana waa lala xisaabtami inshallah.
Sheekhow taariikhda dhabta ah ee reer Binu'Israel waad ka been sheegtay oo meel soke ayaad ka bilowday back to 3000 years ago please. Nabi Muuse iyo Fircoon wixii dhex maray iyo siduu Ilaah uga soo furtay Fircoon una engejiyey badda cas and etc.
Falastiin waanu kaxunahay waxa ku dhacay laakiin miyaanay ka horayn in uu waxa Somaliland cadow ku soo duulaya in uu ka hadlo. Waxaan arkay in uu taa iska indha tirayo Somaliland weligii isagoo afkiisa Soo mariyey yaa arkay waa maya waa isaga waa Dirir, nimankan waa Ictisaam ma rumaysna Somaliland, Sheikha aan arko ee magaca Somaliland si fiican u difaacaa waa Sheikh Berberawi oo ka difaaca murimiinta Ictisaam iyo Sheikh kale oo magaciisa aan liqay oo hebel Dheere ku jiro oo reer Hargeisa ah.
Maansha Allah ❤ falastiin ilaahay ha dulqaada cadowga ku habsaday
Masha Allah sheikh Moustafa alle cilmiga iyo caqligaba ha ubarakeyo
Mashalllh jaskallahu khayr
Falastiin iyo islaamkoo dhan allaha noo garGaaro❤
Masha allah
فضيلة الوالد الشيخ مصطفى حاج إسماعيل هارون ❤
Mayeee waa somaaliyaa waqooyìgaa somaluya dad ka daadagaa
Haaayè
Yard uu ugaa waramwetsaa oo yaa uud. Àah
Intaanad. Taariikhda. Falastiin. Ka. Sheekayn. Waxa. Haboon. In. Aad. Taariikhda. Somaliland. Iyo. Halka. Uu. Maanta. Dalku. Marayo. Aad. Ka. Sheekeyso
Nacas nolosha ka dhacsan thy somaliland yaqana dintada iyo tarikhdada baro.
Sh burco ❤
Meel. Soke. Weeye. Taas. Soomaaliland. Waa. Iska. Meel. Yar. Oo. Dad. Yar. Degan. Yihiin. Waa. La. Heshiin. Karaa. Any. Time. Markas. Ika. Ilaw. Aduunkuu. Kugu. Xidhayaa viyo. Soda. Aduunku. U. Kala. Socdo
🌏🔥🔪🗿🕶📲🛌🕳🇮🇱👔👏😉😷👌🕋🕌🐺🌅🌄🔒👃☎🗡👀 gbdhaha firiya qudus dhaxdisa kuaoqaden
Sheekh Mustafe maxaad wax uugu sheegi weyday Muuse Biixi iyo reer somaliland markii ay yidhaahdeen Xabashi baa Xamar iga xigta. Falastiine waxba uuma qaban kartid dawladihii carbeed ee kaa cilmi iyo dhaqaale iyo tiraba badnaa waxba wey u qaban kari waayeen balse oohin bay lafooraraan sidii islaan goblantay😂
Culimada ka xishood aad looguma degdego culimada, waayo wixii ay sheeegi karayeen way sheegeen waase la dhegaysan waayay, imisa jeer baan usoo taagnaa soomaalidu iyaduun baa wax isu ahe ha la is ixtiraamo , mida kale kuwan yiri xabashi baa na xigta dee waa aqoon laawayaal khaniisiin ah, anigu daaha gaas iyadoo futadiisa weyn la xantaan ogaa, kaas wax ha ka soo qaaadin cid ku raacsani ma jirtee
Wadaadow dagaalka Ictisaam kaagu ku ku hayo Somaliland ka hadal marka hore ,Falastiin ALLAH YANSURHUM inshallah .Falastiin ilaahay dhibta haka saaro mujrimiinta Sahyuuniyadana waa lala xisaabtami inshallah.
Bacac
Nacas Niicla ah OO wakhtiga la joogaba aan la cocon
Sheekhow taariikhda dhabta ah ee reer Binu'Israel waad ka been sheegtay oo meel soke ayaad ka bilowday back to 3000 years ago please. Nabi Muuse iyo Fircoon wixii dhex maray iyo siduu Ilaah uga soo furtay Fircoon una engejiyey badda cas and etc.
Falastiin waanu kaxunahay waxa ku dhacay laakiin miyaanay ka horayn in uu waxa Somaliland cadow ku soo duulaya in uu ka hadlo. Waxaan arkay in uu taa iska indha tirayo Somaliland weligii isagoo afkiisa Soo mariyey yaa arkay waa maya waa isaga waa Dirir, nimankan waa Ictisaam ma rumaysna Somaliland, Sheikha aan arko ee magaca Somaliland si fiican u difaacaa waa Sheikh Berberawi oo ka difaaca murimiinta Ictisaam iyo Sheikh kale oo magaciisa aan liqay oo hebel Dheere ku jiro oo reer Hargeisa ah.
😂😂😂😂 somaaliland nabad haysataa alxamdulilah dhaha cadawna malahee idinka un laabtiina xaadha walaalayaal
Jeegaantu mayagaa cadow ku ah umada soomaaliyeed ee muslimka ah mise ayagaa duulaan lagu yahay dad dulmaya dadkii soomaaliyeed ee ay degaanka wada degenaayeen oo ay gaalo iyo xabashi qudhin leh kadoorteen qalbiga gashadeen jacayl daraadii sheekh mustafe kamuu hadal waxaas oo dhan ee waa ka aamusay yahuud iyo falastiina waa kasheekaynayaa
Masha allah