AHMED ZAKI ft. HALIMO GOBAAD | Naaska Caashaqa | (official video) 2017

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2016
  • HAATAFSTUDIO

КОМЕНТАРІ • 2,5 тис.

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 7 років тому +299

    INNABA CAADI MA'AHA,
    NOQDA KUWII ISKU NASTOO #NAASKA ISKA NUUGA!
    kudos - Engineer #HA and Team #HaatafStudio
    by far the best...

    • @hamadaboss8855
      @hamadaboss8855 7 років тому +7

      ABDI ASKARI TUBE you funny dude 😃😃😃

    • @ifraaxali9119
      @ifraaxali9119 7 років тому +10

      kkkkkkk wlh wad ika Qoslisay cade

    • @djsjdjhibaaqsudihibaqhanud2440
      @djsjdjhibaaqsudihibaqhanud2440 7 років тому +6

      cashaqu naas buuleyahay qofki nasiib.leh aya nuuga

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 7 років тому +2

      ABDI ASKARI TUBE hhhhhhhh wax khasan ma saqiir baa la nuujin😂😂😂

  • @azmarinozeymno
    @azmarinozeymno 7 років тому +1515

    I'm from Eritrea i like somali songs😉

    • @ekhlasmohammed448
      @ekhlasmohammed448 7 років тому +9

      ኣዝማሪኖ ዘይምኖ and i like tigtini dancing

    • @azmarinozeymno
      @azmarinozeymno 7 років тому +11

      Ekhlas Mohammed oh it's good

    • @happyahmed9629
      @happyahmed9629 7 років тому +14

      ኣዝማሪኖ ዘይምኖ we like you so thanks we are brother always welcom but you understand or .

    • @sumayaabdullahi6891
      @sumayaabdullahi6891 7 років тому +5

      we love eritrea

    • @hanayucuf5006
      @hanayucuf5006 7 років тому +2

      ኣዝማሪኖ ዘይምኖ hfndhifb

  • @othomasmuller1581
    @othomasmuller1581 7 років тому +336

    I a'm from belgium and i like somali songs

  • @mohamedcirro4815
    @mohamedcirro4815 7 років тому +503

    Nasab somaliyeed maaha qofka like ii saari waaya hhhhh khasab maaha hada lacag idinkuma qoraysayse please click

  • @muniirhaadi3501
    @muniirhaadi3501 7 років тому +504

    2018 ninkiii gaara
    heestan waxa daawan doona
    5 million
    😂😂😂😂

  • @anasbahalooz
    @anasbahalooz 7 років тому +1781

    meshan hada u imatay ina comments aqriso like dheh 😂

  • @ibrahimyare7897
    @ibrahimyare7897 7 років тому +456

    i am from somalia i love somali songs😂

  • @hussentray3701
    @hussentray3701 7 років тому +161

    God bluss Somali from Eritrea

  • @alexsvovmarley23
    @alexsvovmarley23 7 років тому +143

    eritrean I like it

    • @axmedxassancali1892
      @axmedxassancali1892 7 років тому +2

      Alexs VOV marley ..I'm married to an Eritrean woman..I'm somali..nice to see u here😁

  • @nasraibrahim7800
    @nasraibrahim7800 7 років тому +49

    Well done inaba caadi ma aha. (Soo naftaydiyo niyadayduba kuma naadshan )

  • @yordalidu9554
    @yordalidu9554 7 років тому +469

    I am eritrean I love you somali music. my friend mahamed bk

  • @liibaanalcadala8033
    @liibaanalcadala8033 7 років тому +251

    ragu sidaada oo kale xoog ma wada lahan ee xambaarid ha nagu barin xalimoyinka lolz

    • @mahad23maxamedsaxiibyaalwa99
      @mahad23maxamedsaxiibyaalwa99 7 років тому +11

      Liiban al cadala kkkkkkkkk kkkkkkkkk waad iga qosli say saas waaye hanagu bariina xaliimo yiinka

  • @nimcoism
    @nimcoism 7 років тому +85

    wooooow, Ahmed zaki xabad uu qaad qaadi karo uu helay culeskii wuu ka reestay Nasteexo iyo idil hhhhh

  • @isaxaaqhannas747
    @isaxaaqhannas747 7 років тому +108

    heestan markaan arkay waxaan ogaaday inay beentahay lama qaadi karo dumarka soomaalidaa
    deedna ana inan aan jeclaa ayaan ba isku tijaabiyey deedna waan qaaday heer sare sidaasoo kale 😂😉😉😉😉😉😂😂😂😂😂

  • @Ina44r
    @Ina44r 7 років тому +11

    WArYaadhahen Wallee Waanu IlbaxNay HadaYnu Somali Nahy Bal Eeg Heesta Imisa 3 Million Ayaa dawaday 😂😂❤️️❤️️😘😘

  • @stardaniels3831
    @stardaniels3831 7 років тому +83

    This is really good could someone translate some

  • @suldansharci3726
    @suldansharci3726 7 років тому +22

    Weedhsame . Maantu udarnaa Xigmad Guur . Naaska caashaqa in aan Nuugo . Waxasi ma heesbaa . Xishooda Nadal Fil Caalamiiin

    • @khadariiman2014
      @khadariiman2014 7 років тому +1

      Maxaad Sameysay bidaarta iska eeg wa awliye yaanu roxanti kugu so fasaxin tooobe dhah

    • @fatushmohamed8168
      @fatushmohamed8168 7 років тому +1

      Maxaad Sameysay

    • @suldansharci3726
      @suldansharci3726 7 років тому

      Fadtuus Fadma wxba Maan Sameyn ▼

    • @cadoduul7132
      @cadoduul7132 7 років тому

      Maxaad Sameysay ... Wuraa naaska marka la nugayo macaan waaye qofyow

    • @shamsaibrahim2515
      @shamsaibrahim2515 7 років тому

      paul scholes

  • @abbaajilaa5054
    @abbaajilaa5054 7 років тому +191

    I like Somalia music bat I don't understand what his say she say I'm from Ethiopia I like really all Somalia music is very nice to me

  • @craxmaansayidfaaraxjeesto8718
    @craxmaansayidfaaraxjeesto8718 7 років тому +14

    Waa Hees Aad U Shidan Waayo Waxay Ka Turjumeysaa Waayo DHab Ah Oo Jacayl, Laakiin Waxaan Ku Dari Lahaa In Yar Asturnaantu Mar Walba Waa Quruxda La Raadiyo Ee Meelaha Kale Laga Baadho Mudan Iyo Mudanayaalba Waan Idin Salaamey Akhyaarta.

  • @ahmedabdillahi836
    @ahmedabdillahi836 7 років тому +94

    Hhhhhh Qof Baa Iga Qosliyey Soo Qoray "Nasteexo Indho Saacadan Gym Bay Bilowday" Hhhhhhhhhhhh
    Laga Yaabaa Walahi

  • @elhajiqararacle5798
    @elhajiqararacle5798 7 років тому +42

    Dumarka Sidaan In loo Qaaday Jeclaa LOl
    Hala Idin Qaadee Maxume Bariiska Iska Yareeya
    Esh Calaa Hees 👌🏼👌🏼👌🏼🔝🔝🔝💯💯

  • @kunkaroon530
    @kunkaroon530 7 років тому +14

    best dhaanto❤
    #gobaad she look gorgeous nd king of style #Ahmedzaki.
    quruxdaa inaan aragno ninki kasoo shaqeeyay baan aad u mahdinayaa #haatafabdi🌹💝👊 thanks

  • @MohamedAli-mv1pn
    @MohamedAli-mv1pn 7 років тому +34

    Nastexo indho & idil Barkhad Nabadey ✋✋✋ Halimo Gobaad Welcome anaaba og inay Naxayane

  • @daljirbuureed8397
    @daljirbuureed8397 7 років тому +8

    zaki anigu heesihiisa waxaan u dhagaystaa marba qalanjo horleh ayuu na baraa oo aan maalmo ku joogno well done guys

  • @Drqool-pg1qr
    @Drqool-pg1qr 7 років тому +51

    Somali ha xishooto tani Waa Waali Iska cad Waa Hoo baaruud

  • @joelado9075
    @joelado9075 7 років тому +341

    i dont understand anything but i love everything in this song

  • @NS-vx7fn
    @NS-vx7fn 7 років тому +4

    thnks ahmed zaki iyo xaliimo gobaad waa markii ugu horeysay oo wiil somali ah oo heesa uu kor u qaaday gabar somali ah well done waa ka baxsateen

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 7 років тому +158

    wiilasheeni way so ilbaxayaan tlh sanadahaan xanbaaroow aaba u kacsan war feeraha isbuunyada ah ha iska qaloocinina 😉😉😉

    • @fatxiyanogwal1751
      @fatxiyanogwal1751 7 років тому +4

      Boqorada mareexaan kkkkkkkkkkkkkkk isbuuunyadha wlhii waaiga qoslisay

  • @abdirasheedfarah6861
    @abdirasheedfarah6861 7 років тому +10

    heesta sida loo Duubay ayaaba idhaafsiisey Ereyada mcnkooda super Hit 💯❤🙌

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  7 років тому +1

      Thanks!

    • @__MIC
      @__MIC 7 років тому

      Abdi Rashiid hala ya hadaadi

  • @abdirizaqshire2627
    @abdirizaqshire2627 7 років тому +153

    THIS IS EPIC. Its The best Somali music video by far and will remain so in a long time. Wow.

    • @ilyasomar1555
      @ilyasomar1555 7 років тому +1

      Abdirizak Shiregaab

    • @Hassan97Mohamed
      @Hassan97Mohamed 7 років тому +6

      Abdirizak Shiregaab this is true this is the first somali song that made 1millon in 1month good job guys huge respect 😍😍🔥🔥🔥👍👌👊✊👊👌💪👏👏👏

    • @abdirizaqshire2627
      @abdirizaqshire2627 7 років тому +2

      Hassan 97
      agreed

    • @hanayucuf5006
      @hanayucuf5006 7 років тому +2

      Hassan 97 bike

    • @AliAhmed-gc8if
      @AliAhmed-gc8if 7 років тому +3

      regaab

  • @iamsomali4620
    @iamsomali4620 7 років тому +32

    wooow inaba caadi maaHa
    lkn ninkan malinba naagti shidan miyu naaskeeda nuuGa tan wa la dalici karaaba nastexo indho wu ka raystaY

  • @zakiwiilficn5676
    @zakiwiilficn5676 7 років тому +20

    naaska caashaqa kuwii iska nuuga Allaha idinka dhigo

  • @domeniqueknoska2941
    @domeniqueknoska2941 7 років тому +7

    wow inaba caadhi maaha halima and ahmed zaki xaga duubista waa the Best duubis ever keep IT up HAATAF STUDIO

  • @younggunner4500
    @younggunner4500 7 років тому +399

    nasteeho indho sacadan gym ayay bilowday kkkkk

  • @qaaniyaofficial2714
    @qaaniyaofficial2714 7 років тому +14

    Hees shidan Ahmed Zaki wa fanaankii sanadka u deserve brohdur weldone , studio haatuf wan taageeraa dhamaan heesuhu soo saaro heer sare.

  • @qalanjoahmed6323
    @qalanjoahmed6323 7 років тому +21

    4:53 wax kale waaye ❤️🔑

  • @allowhooyadaycaafi4
    @allowhooyadaycaafi4 7 років тому +214

    caashaqu halkuu naas kuleeyahay keeda in lanugaa nidarka lagu galee 😂😂😂😂

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 7 років тому +38

    That's what I call Music.. Thank you Ahmed Zaki

  • @abdiftaahomar6544
    @abdiftaahomar6544 7 років тому +13

    1,228.198 views 👌👌💗💗
    2 bil ka dib reply helay soo dhaho inta views ah I wish 3 million

  • @mustafeahmed5702
    @mustafeahmed5702 7 років тому +1449

    Heestani Caadi Maaha Yaqi Hargeisa Nin maqaaaxi iyo Nin Gaadhi wataa way ka socooty maalmahan ba

  • @MrJamaal05
    @MrJamaal05 7 років тому +8

    Wah Wah Ceesh Calaa Hees Waan Ladhacay Naaaska Caashaqa Iga Nuug Aa 😂😂😂😂 War Ha ka Fuqin AHMED ZAKIYOOW Wey NooshahaY Midan Walle xaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaax

    • @witzkhalifa9635
      @witzkhalifa9635 7 років тому +3

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Nasteexo indho Gymka Ha Aado Hada Kadib Wax Uma Yaal meesha 😂😂😂

    • @MrJamaal05
      @MrJamaal05 7 років тому +3

      Wixii Cusub Caalamkaa Jecel Zaki Waa RagediI 5000euro Ayuu Kubixiyay iNuu Tintiisa Dib Ugu Soo BaxaaN Asagaaba Hada New Ah Dib Isku Habeyn Weyn Ayaa Kusocota 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @funny-qv5kb
      @funny-qv5kb 7 років тому

      wwwwwww cadimaha heesta alfanaaan saki and gobaaad

  • @ibrahimaman8992
    @ibrahimaman8992 7 років тому +105

    الصومال الشعب الراقي

  • @cabdicasiisdaahir9741
    @cabdicasiisdaahir9741 7 років тому +27

    midhaha heesta aad ka garataa in uu abwaan culus uu curiyey midhaha. xasan daahir weedhsame

  • @sofiadream4884
    @sofiadream4884 7 років тому +69

    sow gobaadeey hablihii heesi jiray daqada kalamaad bixin

  • @sapnaaahmed7533
    @sapnaaahmed7533 7 років тому +16

    caadi mahan nagihi hore bul allaha ka siiyo 😂😂 viva Gobaad

    • @neimoibrahim5894
      @neimoibrahim5894 7 років тому

      waaaw

    • @najahali3845
      @najahali3845 7 років тому +1

      hhhh sapna waad iga qoslisay viva gobod so cute

    • @asadomar224
      @asadomar224 7 років тому

      sheko cusub

    • @shaxariyadaxafada9752
      @shaxariyadaxafada9752 7 років тому

      sapnaa ahmed 😂😂 gabdhaha ayantan qafiif wye romantic sifican ha la barto hala qad qade😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sapnaaahmed7533
      @sapnaaahmed7533 7 років тому +1

      hhhhh tii buuran biyo kulul iyo liin dhanan arorti cap dhaha lolz😂😂😂

  • @anobmohamed2411
    @anobmohamed2411 7 років тому +33

    bahalka ku murux dheh malinba naag hor leh hadhowna so dheh hadii maxkamad laygu qadi laha danbiga waan qiran lahaa

    • @aasiyoinacabdi4574
      @aasiyoinacabdi4574 7 років тому +4

      Anob Mohamead kkkk😃😃😌😉😆 wixii cusub caalamkaa jacel 😋😋😊zxb ha kaa baashalee no mashquul😃😄😃dooradii cusub asagaa leh☺😜😜ham

    • @ketiachen9884
      @ketiachen9884 7 років тому

      Anob Mohamead 😂😂😂😂😂😂😂alla beerka

    • @sadaqyare4224
      @sadaqyare4224 7 років тому

      kkkkkk yap weye

    • @rugiyahassan3464
      @rugiyahassan3464 7 років тому

      Anob Moh

    • @elmnycollin1508
      @elmnycollin1508 7 років тому

      kkkkkkkkk. Maxaa uga murxunee miskiinka ha kaa shaqaystee dhaaf. lol Zaki waa iga nasiib badan yahay fursadaas hadaan heli lahaa murux iska dhafe haba iga hoolhoolmo. kkkk

  • @abdirizaqshire2627
    @abdirizaqshire2627 7 років тому +22

    Well done my friends X. Gobaad & Ahmed Zaki, cod, lebis, music iyo jilis aad u heer sareaysa. Great job guys. I really enjoyed watching and listening to yall voices. Hat off guy.

  • @khayrecali7194
    @khayrecali7194 7 років тому +10

    Woow, Duubistiinu aadbay u saraysay welldone Haatuf. labada fanaan waxay soo saareeen hees aad u qurux badan. waana heestii Qarniga

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  7 років тому +2

      Thank you very much Mohamed Ibrahim. :)

  • @kabtanfiqqi9971
    @kabtanfiqqi9971 7 років тому +109

    xaliimo gobaad walee naag la qaadi waayo maaha 👍👍👍
    dumar badan aya darta GYM u bilaabay

    • @ruweidemohamed3055
      @ruweidemohamed3055 7 років тому +1

      kabtan fiqqi kitabka yqe ana ka miida

    • @kabtanfiqqi9971
      @kabtanfiqqi9971 7 років тому +1

      Ruweide Mohamed kkkk halkaas kawad dhawaan walagu qaadi doona 👍👍👍

    • @arwacabdi3987
      @arwacabdi3987 7 років тому

      :^);-):-P

    • @xuseennuur2487
      @xuseennuur2487 7 років тому

      ninyahow naas hadduu wax taraayo naas nuugoow waad ka dheregtay mise heestaa lagu macaaneeynaa hhhhh

    • @lail111
      @lail111 7 років тому +11

      ininku nba gymka qabta blyio tamar daran bathiin o luga basto ah.

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 7 років тому +88

    walee reer qawdhan waa dad xadaariyiin ah..... viva reer waqooyi

  • @sacdiyojama
    @sacdiyojama 7 років тому +32

    Auto tunes can make anyone sound amazing, so if you're decent looking and have a dream wanting to become a singer go for it, you can never go wrong. Lakin iska ilali malaha microphonka live uu yahay wayo markaas waa jiiq.

  • @twtwhehshh9078
    @twtwhehshh9078 7 років тому +154

    I like this music
    but am not Somalia, I am oromiya 😍😍😘👍best

    • @Hi-hi7xs
      @Hi-hi7xs 7 років тому +1

      Twtw Hehshh oromiya 😘

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 7 років тому +8

    naska cashaqa
    yaa ilaa dawnya😍2017

  • @jihaanjibril6109
    @jihaanjibril6109 7 років тому +15

    wax badan ban is weeydiyey ninkan timihi way uso noqden siday wax u jiran...... fahana hadda Halimo cusub bala helay iyana ilaa intay ka naxayso ha socoto.

    • @sadaqabdurahim8957
      @sadaqabdurahim8957 7 років тому +1

      Jihaan Jibril waxas waa la beera beerta timaha oo turkiga ku taala baa lagu soo beerta hh

    • @hanihani5607
      @hanihani5607 7 років тому +1

      hahahahahah waxba ka dhacay

    • @Streetcat137
      @Streetcat137 7 років тому +1

      Jihaan Jibril dawooyin ba jira dadka bidaarta leh lagu tala galay oo timaha uso celinaya so maybe kuwaas isticmalay

    • @m0hatamara11
      @m0hatamara11 7 років тому +1

      Jihaan Jibril wlhi yaaaa ninka tina u soo baxdeee😱😱

    • @wiilkashidan420
      @wiilkashidan420 7 років тому +2

      Maya waa abuuray Germany kkkkkk

  • @adityanurzemzem4443
    @adityanurzemzem4443 7 років тому +294

    hala yaapina khamiiska
    carabtuba khamrigay ku cabaane hhhh

  • @kadarali1249
    @kadarali1249 7 років тому +27

    43 days and 1.1M viewers 👻

    • @ilaalyare6017
      @ilaalyare6017 7 років тому +1

      Kadar Ali hes somali oo saan degdega ah loo daawaday majirto dee leesma qaado sow maaha hadii lesqadi laha wa lafirsa lahaa lol hindi copy

    • @sacdiyoomar1438
      @sacdiyoomar1438 7 років тому

      MaSha allah wlhi wxan Ayaaa nin raggeda ka ah runtii nin somli maa saaan dhan ku jal jalecayo runtii

  • @amalswift5691
    @amalswift5691 7 років тому +45

    damn! I don't even listen to Somali songs but this song got me like " woooow what an amazing song" well done to you guys!! the song video is superb! the lady got amazing voice!!!

  • @nasteho100
    @nasteho100 7 років тому +5

    Loooooooove this song, 💖 loving the story and the hah hah hah part 💖 masha Allah huno hataaf si qurux badan ayad oo dubtay aslways 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @elhajiqararacle5798
    @elhajiqararacle5798 7 років тому +5

    Hees Iyo Badh Soo Gobaadey Naaska Caashaqa 👊🏼👊🏼😆✌🏼🔝🔝🔝👌🏼👌🏼💯

  • @ketiachen9884
    @ketiachen9884 7 років тому +141

    waaba sheeko cajib ileen caashaqa na naas bu laha😂😂😂😂😂😱

    • @cadoduul7132
      @cadoduul7132 7 років тому +6

      anish de cuty gyal caashaqa la shegayaba waa nagta naasaha halaga jaqo kkkkk

    • @nometerhowlongittakesiwill1241
      @nometerhowlongittakesiwill1241 7 років тому +2

      anish de cuty gyal hhhhhhhh hhhhhhhh hhhhhhhh

    • @misspamba1
      @misspamba1 7 років тому +6

      anish de cuty gyal keeda un buu nugii😂😂😂😂👍🏽

  • @sowdasabanddskufanta5tasom247
    @sowdasabanddskufanta5tasom247 7 років тому +33

    khamiska lagu dhelayo Fashion miya Yaaaab

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 7 років тому +27

    Aderow Hala kufin bilaaa Caleek Hhhhhhh

  • @dosaadosee8627
    @dosaadosee8627 7 років тому +6

    waa hees shidan heeskani inaba caadi maaha lakiin hadaadan kahelin in aad aflagaadayso ma fiicna qofka khamiiskuna waa dhaqan carbeed carabtuba way ku tumataa ee yaan wax walba diinta lagalinin sxbyaal
    Ahmed zaki&Gobaad waad shidantihiiin best romantic video weyaan.

  • @qimobadanqimobadan8635
    @qimobadanqimobadan8635 7 років тому +10

    Wlhi nin axmad zaki oo kale haka ahado ama haka saqiro aniga nagaha suu u kolkoliya ku jclhy asaga dhana nucii laisku dagali jiray ah xabadana mcn an ku dhahay nastexo indho iyo mr turuko idil bacadka lagusoo dhafay hhh

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 7 років тому +13

    2 bil ka yar ey 1 million views gaartay 👌👌

  • @dahabolula4804
    @dahabolula4804 7 років тому +4

    Aww What a beautiful song 😍❤️ 1 month ban sugaayay hestaan such a gorgeous... My gobaad ❤️ haataf Abdi well done 👏🏻👌🏻✌️😘

  • @mistergoodsir9319
    @mistergoodsir9319 7 років тому +7

    Intii haliimo gobaad ku dakhran like dheh 😂😂😂😂😂😂😂

  • @louliiidahh5164
    @louliiidahh5164 7 років тому +7

    Nice song Hees shidaan respect Halimo Gobad and Zaki 😍❤

  • @mohamedelmi2711
    @mohamedelmi2711 7 років тому +6

    I 😍 love dumarka Somalid se balaayo waxay ku dhigeen badhida weyn

  • @eritrealove4438
    @eritrealove4438 7 років тому +11

    What language and which country plz

  • @faroollemedia9172
    @faroollemedia9172 7 років тому +14

    from Russia I love Somali music

  • @axlaanomar9992
    @axlaanomar9992 7 років тому +6

    Bello sng 👌👌👌👌👌well done both of u guys 😍😍

  • @snowqueen9755
    @snowqueen9755 7 років тому +25

    Aboo boo way iska so jareen mcn ahaa basasha fudeyd lee kkkkk lkni nasteexo dhulka ya ka fujin karo😂😂

  • @boldbaatarbatiredui2857
    @boldbaatarbatiredui2857 7 років тому +24

    1 milyan Oo isaaq ah baa daawatay walee isaaqa waa is caawiyan

  • @goraysports7197
    @goraysports7197 7 років тому +5

    waa hees aan ka helay runti
    axmed zaki fanaan iyo badh

  • @ramlaabdullahi7339
    @ramlaabdullahi7339 7 років тому +2

    wooooooow
    inaba caadi ma aha
    ish calaa hees romantic ah
    well done Zaki N gobeed

  • @babygirlslife4560
    @babygirlslife4560 7 років тому +10

    My favorite song ever!!!

  • @sacdiyojama
    @sacdiyojama 7 років тому +70

    She sounds like Bollywood singer, rather than a Somali singer.

  • @zamzammahammed836
    @zamzammahammed836 7 років тому +2

    subxanalaah ilahay ha idin soo hadeeyo aduunyada safar baa lagu yehee

  • @baashiyare4690
    @baashiyare4690 7 років тому

    waaaaaaaaw haataaf
    gacan yaaan kuu taagay
    fanan ayan rabaa inan noqdo adi dartaa anyway thanks. bro

  • @ayshaabdullsinaan9037
    @ayshaabdullsinaan9037 7 років тому +12

    wow..nice .. I don know somali but i love somali songs ,Maybe because of ma grandma is mix somali and arab ...

  • @khuuriye
    @khuuriye 7 років тому +15

    respect halimo gobaad

  • @mankasharaf8857
    @mankasharaf8857 7 років тому

    woow heestan cadi mahan Aniga wan ku heysta wale zaki qamiiska ad bu ugu so baxaya

  • @zamiirahmed4256
    @zamiirahmed4256 7 років тому +1

    best song ever its so nice zaki iyo gobaad sow naftayday naazka caashaqa inaan nuugnanahaa nidar kuma galin

  • @abdirahmanmohamed8699
    @abdirahmanmohamed8699 7 років тому +5

    wah wah caadi maha ahmed saki wntagera rntii

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 7 років тому +40

    tolaaHi heesta nazaka cashaaqa kamaa dhaargo 😍😍hataaf proH sln sre

  • @abdirizakawaleh3243
    @abdirizakawaleh3243 7 років тому

    waa heestii bajaajta boorama ka shaqaysa waan la dhacay

  • @munaziad4249
    @munaziad4249 7 років тому +15

    most beautiful songs that I ever see in my life good work hatif studio keep it we want to see more from you inshlh

  • @hassanelmi7289
    @hassanelmi7289 7 років тому +8

    dabaska ayaa laga dhigay nastexo hda wxy kashidantay xaliimo gobaad nagadaa dooxu ha qado nasteexo well come halimo gobad

    • @abyanabyan6636
      @abyanabyan6636 7 років тому +1

      Hassan Elmi nasteexo buska dambe ha soo raacdo

  • @MJ_M7
    @MJ_M7 7 років тому +6

    wow nice wlhy one of my fav songs 👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @MohamedAli-gu5pr
    @MohamedAli-gu5pr 7 років тому +1

    masha allah Axmad Zaki and Halimo Gobad Cod ayaa nigu dhamaday allaha niisiyadiyo

  • @queensaafi4225
    @queensaafi4225 7 років тому +6

    kama dhargo hestan Nolaada Halima And Ahmed❤❤❤❤

  • @abdulraheemmohamed6808
    @abdulraheemmohamed6808 7 років тому +13

    am chinese and i love somali songs

  • @bashirmohamed5160
    @bashirmohamed5160 7 років тому +14

    Waaw inaba caadi maahan
    2 months 1 million views

  • @mudanaanbadan5848
    @mudanaanbadan5848 7 років тому

    naaska inaaa nuugna nidir Kuma galin the best song 2017 Hees hooyadeed allow farax na qaadqaado aamiin

  • @medabdillahi
    @medabdillahi 7 років тому

    waw high level good job HAATAFS

  • @sancasemohamed5472
    @sancasemohamed5472 7 років тому +7

    w______________w inaba caadi maaha muuqaalka, codka, midhaha, laxanka, siday isaga daba dhacayaan ayaan inaba caadi ahayn
    saw naruurooy naaska caashaqa inaan nuugnana nidar kuma galin

    • @aasiyoinacabdi4574
      @aasiyoinacabdi4574 7 років тому +1

      Maxaad Sameysay zxb naaska xigmad weyn waaye😋😜😜ee jawiga kaqabso abaha dhakada kawase

    • @munosomali233
      @munosomali233 7 років тому

      Maxaad Sameysay get rock got we going we he ketene vu.we new GBZ not

    • @wijdanahmed4323
      @wijdanahmed4323 7 років тому

      shaariq hamdaad

    • @leylakenadid6199
      @leylakenadid6199 7 років тому

      shaariq hamdaad

    • @qalanjoquman387
      @qalanjoquman387 7 років тому

      Wijdan Ahmed ykmllp

  • @waaisagii2928
    @waaisagii2928 7 років тому +86

    Video-ga heestan Naxtexo indho ha laga qariyo 😂😂

  • @aminhawiya4099
    @aminhawiya4099 7 років тому

    fadlan walaal Zaki khamiiska heesta kadaa waalagutukadaa adooraaliya