Asc Nadaara Macalinka Weeyn iyo Xulufadiisa hadana Dunida laga Celin dhibta Dunida ma hari doonto ilaaheey ayaan ku Daweey nay wax kale Ma awood nee ilaaheey ha naga baxsho Aamiin Aamiin Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin iyo Xaaji Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Wa jimco nabigeena scw hala badiyo saligiisa bishan na wa rajab ajarka iyo xasanaadku wa labo jibaar. Kuwii ka fa iideysta alle hanaga dhigo aamiin ya rabbi.
Waa Jumcuhi ugu horeysey bisha barakeysan ee Rajab aan u duceyno Falastin Ilahey Cadoga haka dul qaado Suuriya, Yaman iyo Suudan Allh ka qabto iyo inta kale lala damacsan yhay dhibaato
USA WAA TUUGO CIRAAQ WAXAY KU SAMEEYEEN AYAA LA OGAA MAALIN KASTA WAXAA LA DHUUQI JIRAY 13M OO FOOSTO HALKA LOOGU TALAGAY WADAMADA SHIDAALKA SOO SAARA IN WADAN KASTA UU SOO SAARO 2M FOOSTO 20 SANO AYEY SIDAA WADEEN HANTI LAGU QIYAASAY 23TIRILYAN AYAA CIRAAQ LAGA XADAY OO SHIDAAL AH
Masha allaah Aniguba Nadaarow ma , ngeyn in ay shidal leetahay suuriya,lakin waxaad no bayaamisey war dad badan aan ogeyn sudeyd oo kale mudane mahasanid. W nadaara
Sida xaqiiqda ah wax an like ahayn oo nalaku qabo malaha xoolo naga baxaya ma aha dhigeysiga wararka fiican ee runta ah wa in liketa oo taabasho keliya ah in an u quuri weyno weriye nadaara wana Ceeb in uu markasta na xasuusiyo
darbiga waa la soo taabtay yacni dhibkasta oo foolxumaa oo dadyowga islaam soo mareen ha iska ilaawaan diintooda kaliya oo ay qabsadaan ayay ku badbaadayaan insha allaah,
Waan jeclahay in aan mar walba dhageysto 3 barnaamij waana u share gareeyaa asxaabteyda waxaad tahay nin aad wax noogu soo tabiyo Allah ku xafidi Nadaara ❤❤❤
Awalba tuuga ayey ahayeen 🇺🇸 USA iyo UK iyo gaalo dhan wadanka islaamka way dhacayeen waan tuugo waxay u burburinayaan oo isgu haystaan waa inay xoog wax ku helaan Allah naga qabto tuugada
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar aamin
Amiin yaa rapi😢
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Asc Nadaara Macalinka Weeyn iyo Xulufadiisa hadana Dunida laga Celin dhibta Dunida ma hari doonto ilaaheey ayaan ku Daweey nay wax kale Ma awood nee ilaaheey ha naga baxsho Aamiin Aamiin Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin iyo Xaaji Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Xuutiyiinta 💪 🇾🇪 💪 🇾🇪 💪 🇾🇪 💪 🇾🇪 💪 guuli 👌 ♥️
Wa jimco nabigeena scw hala badiyo saligiisa bishan na wa rajab ajarka iyo xasanaadku wa labo jibaar. Kuwii ka fa iideysta alle hanaga dhigo aamiin ya rabbi.
Scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw ❤❤❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Khyr Allaha siiyo reer suuriya
Waa Tuug macalinka weyn waanaxadaw
Waa Jumcuhi ugu horeysey bisha barakeysan ee Rajab aan u duceyno Falastin Ilahey Cadoga haka dul qaado Suuriya, Yaman iyo Suudan Allh ka qabto iyo inta kale lala damacsan yhay dhibaato
illahayow ka qaabo yaarabi
Ilaahy duumo ha ku dileee oo ilaahy ceelasha ay ku fadhiyaan ha ka kiciyo oo dadka xaqa u leh ha siiyo axmed shareec
Wcs wrx wariye Nadaara Tv 📺 jumco mubarak ilaahey haka dulqaado reer falastiin dhibatada,Israel masiibo deg deg ah ilaahey haku salido
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين يارب العالمين
Waa guul uso hoyatay reer suriya
In xogtaas la helo
Yaarabi awoodaada ugargaar reer falastiin iyo dhamaan muslimiinta
Cadhowga Allow jabi musliminda gull guull Allah siyo
Umdy islmak ay ❤ musilmk.ay dhamantey ❤alle ha mideyo ha xafido madaxad fcn ha siyo amin
Maasha allaah tel aviv alkubra xuutigii masoo salaamay😂😂😂
Erayga MACALINKA WEYN waa eray bixin weyn, mahadsanid Mudane NADAARA
Bonne année Nadara tu es le meilleur
Meeshu ileen shiidaal buuxdey masha allah tabaraka laah
Maxaa tabaaraka laah eh mareekan dhameeyay tan iyo 2014 meelahaas iska joogaa
Ilaahey ha jabiyo America doofaarada tuugada ah ha laga saaro Syria 🇸🇾
Team nadaara Likta 👍 taabta intaa daawaneyso iska sii taabta,,,
nadara hore u soco😊😊
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤❤ inchallah 🙏
Nadaara tv waxaan leeyaha nasrigii alle ayaa uyimid siiriya ee an u duucano
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza oo culeeska ka dulqaad yarabi 🇵🇸
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
USA WAA TUUGO CIRAAQ WAXAY KU SAMEEYEEN AYAA LA OGAA MAALIN KASTA WAXAA LA DHUUQI JIRAY 13M OO FOOSTO HALKA LOOGU TALAGAY WADAMADA SHIDAALKA SOO SAARA IN WADAN KASTA UU SOO SAARO 2M FOOSTO 20 SANO AYEY SIDAA WADEEN HANTI LAGU QIYAASAY 23TIRILYAN AYAA CIRAAQ LAGA XADAY OO SHIDAAL AH
Ruushku muxuu.imika.u sheegayaa.isaguse.muxuu.gurayey.asad.agtiisa❤❤❤❤❤❤
Guul xuuti reer Yemen 🇾🇪
❤❤❤❤❤ good news
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
Asc nadaara tv jimco mubaarak
Alle noma sahlo shidaalka sidan okale mahino
Hadaan aan midoowno cidna wax nagama.qaadan karto lkn hadii kuwa somali ah soo horkacaan ayaa lagu maamulanaayaa
Imanka allha kaqado oo masibo haku dhacdo maraykan iyo isreal dhulka allha lajaro
Guul reer qaza ee Palestine 🇵🇸
Wcs.nadaara tv
Guul.falastin gaza.iyo dalada.cusub.suuriya.xuuti.weenu.israa iil.alyom.❤❤❤❤❤❤
Amiin amiin amiin yaa rabi
Waxaan ka shakiyey sida siriya loogu dagaalamayo macalinka weyn muslimiinta Alaaha ka badbaadiyo amiin
Gawasdhidu.maxey.jiidheen.maxaase loo sheegi.waayey.dhimashada...ee.banaan.ku.rida❤❤❤❤❤
Somalia shidaalkeda inta lagasoo saraya wuu sugi layahay macalinka weyn 😂😂😂
Masha allah wa qani souriya
USA - ILAAHAY MASIIBO HA KU RIDO , WAA KIBRAY LAAKIIN TA ALLE AYEY NOQON DOONTA .
Maraykan iyo waxa lasocdaaba hakujihaadaan rerr suuriya ka ujebiyay waa maraykan
ASC nadaara alha Ka qabto muslimiinta iyagaaa cadaw isku ah wey Iska dhamaaaneysaaa dhibaatadaaan Insha alllh
Great news as always Thank you
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
nadara tv hore u soco❤❤❤❤
Mareykanka,waa,iney.iska.cayriyaan.heshiiskana.u.jaraan,aadaana.dhinaca.ruushka
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
Syria is rich nation who had natural resources. Good luck.
Allaha guuleso falasatina
Wcs wr wbr akhii subax wanaagsan 🎉🎉🎉
allaaha akbar allaaha akbar alloow guule muslimiinta oo dhan
Arab illah dhul Qani ah kudeeqay plz gaal buuryo qab iskadhuuqa
❤❤❤❤ runtii mareeykan wagaall gaalna markasta waa qaacin tuug qiyaano hada waa in gacanbir ah laguqabto
Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin
Tuug waye markan illahay hajabiyo isaga iyo yuhuudaba, muslimintana midnimo awood allaha siiyo
Waa sugaynaa waxa dhaca inta aan nool nahay insha Allah
Ku saliya nabiga ❤
Maraykanka halaganaaxo induuhayday
Illaaho jebi gaalada oodhan maraykan iyo yuhuud ugu horayso allaah ha jebiyo
Allaha guuleyo falasatina
Waxan kayabana markan maqlo. Celasha shidalka Syria
Mamodijirin ceelal shaqeya😱 illeyn waba dalhodan ku aha qayradkisa😱😱 .
Allow kadulqad cadawga.insha allah
Masha allaah Aniguba Nadaarow ma , ngeyn in ay shidal leetahay suuriya,lakin waxaad no bayaamisey war dad badan aan ogeyn sudeyd oo kale mudane mahasanid. W nadaara
Thanks
Mashaalah
Sida xaqiiqda ah wax an like ahayn oo nalaku qabo malaha xoolo naga baxaya ma aha dhigeysiga wararka fiican ee runta ah wa in liketa oo taabasho keliya ah in an u quuri weyno weriye nadaara wana Ceeb in uu markasta na xasuusiyo
scwb jumco mubaarik awalba tuugey ahaayeen faransisna iyo Engaris haka reebin
A.s.c.
Nadarow markasta.waan.dawadaa.lkn.wanisak.ilobaa.ee.rali.ahow
Allaah Akbar
Wcs wrxm nadaara tv
Asz c. Shidaalka suuriy. dawladii bishaar xafad asad
Asc maashacal ❤❤❤❤❤
Aniga waxaan leeyahay Hagantaal maaheyne Nugantaal ayow ahaay yuhuudeey🤣😅😂🤣😅😂🤣😅😂
ASC nadaara tv subax wanaagsan
Intaanan fuursan ayaan like saaraa si,aan hadhoow u iloobin
darbiga waa la soo taabtay yacni dhibkasta oo foolxumaa oo dadyowga islaam soo mareen ha iska ilaawaan diintooda kaliya oo ay qabsadaan ayay ku badbaadayaan insha allaah,
MASH allh
Aniga waa yaabay markasta ma hal gantaalaa xuuti israiil iyo xorteeda uma naxariistaane asaga maa u naxariisanaa
Waan jeclahay in aan mar walba dhageysto 3 barnaamij waana u share gareeyaa asxaabteyda waxaad tahay nin aad wax noogu soo tabiyo Allah ku xafidi Nadaara ❤❤❤
Jimco lamid ah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
Waaba. Taajiriine Suuriyanku shidaalkooda
Nadaarow mar horan ku dhahay Macalin ha dhihin ee dheh Burcadka weyn Baaba' Allah ka dhige
Waxaad rabto dheh macalinka wayn Dan kama laha waxaad dhahdaba meel walba xogiisa ayuu ku joogaa 😂😂😂
America hooshka ha lagu qaado ha laga saaro dhulka islaamka
Walale waad mahad san tahiin qoloyinka idaacada haysta sida fiican aad warka u qeebsateen
Mashaa allaah
Hay
Walaikum salaam warahmatullahi wabarakatu
Waa wax la iska fahmi karo sababtoo ah cid si macna la aan ah meel iskaga fadhineeysa majirto
Allah akbar Allah akbar
Alle hajabiyo mareykanka iyo israa iil
Hawhaw, amerikan wa budhcad
اللهم جعل رايةالمسلمين هي العلي وراية الامريك هي السفلي
Mx kle oo eey liibiya,Ciraaq, iyo suuriya.
Somalia number 50 meeqo sano ayeey deganyihiin yaa og wx eey ka qabtaan
Suuriya illaahay ayay qabaan kaligoodse ma ahan waa wadan kastaa oo laburburiyay ayaa laga dhuuqaa macdanta iyaga uguma horeyso.reerkaan maalin kastaa dhahaya hal gantaal ayaa hawada soogalay waana ka hortagnay dadkeenana waa isbuurtaan laasim fii shey wax lee jira kkkkkkk waxna kuma dhaco waxna madilo sidaas ayay kawadaan❤❤
اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد
Macalinka weyn allaha ka kiciyo suuriya
Wad mahadsantahey
Jumca mubarak