Walaal Gabar muslim ah aytahay inaad rag dhaxgasho mabanaana midakale muslimiin sax ah ma aha dad qabuur barakeysanayo ee wa shirki ee gafagoo mahadsanid wll
yarku waa runtiis meesha waxba kuma jiraan 😂😂😂 waa cajiib clipkan dadyowga aduunka ku nool kala duwanaanshahooda dhinac walba ayaad ka dheehanaysa runti, keep up the good work team coach maryama 👏👏
Adigu inaad camaradaada qaadato ood alaabta/goobaha aad booqanayso ka duubato ayaa ka wanaagsan in uu inan ku daba sido. qofku mar mar wuu ku caawin karaa oo wuu kuu qaban karaa. qisadii nabi muuse iyo hablihii xasuuso. yaa horaynaya raga iyo dumarka.
Alle ha u naxaristo mujaahidiintii diinta u soo halgamay
Masha Allah alleweyn oo waaxida
Qalbi raga waa cebe ha dhex galin gabdh muslimad ahbaad tahe teda kle waa qurafad in quburaha la barakesto ee haka ag dhawaan
Masha ALLAH musliminta meel kasto e ay joogaan ALLAH ha xafido
Walaal Gabar muslim ah aytahay inaad rag dhaxgasho mabanaana midakale muslimiin sax ah ma aha dad qabuur barakeysanayo ee wa shirki ee gafagoo mahadsanid wll
Waaqalad dad qabuuro barakaysanaya yaaaab
Qubuuraha in la booqdo waa sunadda nabigeena scw
فمن ترك سنتي فليس مني(من أمة محمد)
inaa ku cibro qaadato oo aakhiro ku xasuusato loo ogolaaday ee saan mhn@@sayidcali2873
Waa wahabiyo ❤ kuwaas diidam@@sayidcali2873
Madame coach Maryanne keep going your work with
Aad ayaad u mahadsantahay wllo
Coach maryam hore u soco wll,gabadhyar oo fariid ah
Macha Allah coach Maryam oo kusoo laabatay
رحم الله سعد بن ابي وقاص
رضي الله شكرا علي قوة اتصالكم المعلومات للناس مع شرح
سبحان الله والحمدلله ولا إله إلا الله وألله أكبر لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم allaah sareeyay ayaa xumaan kanasahan ☝️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Amazing and informative vedeo. Keep up the good work coach Marain.
From somalind
Subxanallah wll gabadh muslimad ahaa tahay raga inad dhexgasho maaney kugu adkeen
Subxaana Allaah inanta miyeey xishooneeyn xageey raga udhex gali.
Acuudu bilaahi minisheeydaani Rajiim
Waxaan waa shirki
Muslim sax ah ma ahan
maashalaha wll hore usoco coach maayan
Alle haku xafido wll Lkn wll Maryam meeshan ragaa kubadan inaad saa'id udhexmaquurtaana sharciyan ama diiniyan uma haboona markaa is uruuri wll waayo waxaad turjume utahay hablaha somaliyeed baad fariin ka gudbinaysaa walow aad tahay gabadh aad uwanaagsan oo akhalaaq wacan 100kiiba 💯 hadana basharbaadtahye dadaal
لا اله إلا الله محمد رسول الله الدعاء خاص الله تعالى ❤الأنسان يدعوا لغير الله هو الشرك 😢
Masha allaah walalahy qali ilaahay haysin ka abaal mariyo, nooso badiya bideoyadan o kale. Mahadsanidiin
Wa sax qaburaha oo loo duceyo 🎉🎉🎉
Mnsha Allah
Quruxdenii oo cago leh ayad thy
Keep going sister 🎉❤
Walaal kheyr allaha ku siiyee gabadha sax
Asc marka hore waan ku salaamay,marka labaad,keep gowin and you doing wounded full job
Maryam maan shaa alah,markasta waxaan fiirsadaa barnaamijkaaga,
Maashaa allaah walshy guulayso❤❤❤❤❤❤❤❤
Horay usoco wllshey Aad bay uqurxoon yihiin muuqaladaadu horumar wacan ❤❤❤❤
Waa si yaradii sheekh aw nuux
Masha Allah bless you
Alle walaal qaali wallaahi weli xishood baa kugudambeeya walaal tan shaqo fiican maa,ahan waayo shaqadaan xihaab ma,ogola waa shaqo aan wanaagsaneyn ugu dambeynna kugaarsiineysa inaad dharqafiif ah xirato waayo hadaad xijaabkasfa
Frist comment from muqdisho❤❤❤
Waad mahadsantahay wll
❤maasha Alaah. MUSLIM CHINA❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wallo siirada Saxaabada baro❤
Coach maryam waa kusalamay macalimadaydi English ka❤
Subxanallah Illahay Subxana watacala ayaa xumano dhami ka nazahan
Waa masajidaha shiicada quraha caabuda subxanallah waa shirki
Alaha soo hanuuniyo
yarku waa runtiis meesha waxba kuma jiraan 😂😂😂 waa cajiib clipkan dadyowga aduunka ku nool kala duwanaanshahooda dhinac walba ayaad ka dheehanaysa runti, keep up the good work team coach maryama 👏👏
Inaa lilaahi wa inaan illayhi
Waa shirki sida suufiyada qabuuraha caabuda allaah kamagan galnay
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Masha Allaah ❤
Coach maryama 👍
Waa qalad qabuuraha OO lagaa barakistooo
Waa shirkiga sufiyada wadankena ay kuhayso Waligiin ba ilaahi wax ladabawada sida mushrikinti qureysh, ilaahi waxan karajeynaya inuu towxidkiisa cizeeyo.
Maryaneey abaayo waan kujeclahaa❤❤❤❤
ALLAH ha ku dhawro wll
Allha is one ☝️ 😢❤
Asc,walal haddii ilaahay yiraahdo badi ,(wixii ka qaldan allaha u toosiyo).
Yaa rabi ❤❤❤
Very good video ...
Mashalh kusoc abayow cadii matihiid
I like your attitude, calm and collected. I can only wish to have a girl like you dear❤.
Barakaysi mxaya
Islaam saxa maaha qabri oolabarakaysto wa gaalnimo acdubilaah
Adiga wll muslimiinta hadhibin
Wll xage kala soo xariirana 🙏
Kusoco yarta🎉 shidan mashallah ❤
Allaah hasoo hanuuniyo way dhunsanyihiin
Dadkani qubuuraha baryaya waasideee waa dhaqankii Yasuda wadaaan😊
Qubuur barako ma taallo ee kufri iyo gaalnimaa taal . Rabbi u towbad keena oo keligii barya asagaa inaku filan .
Adiguna barako malihid
@afarnugaal barakada ilaahay baa leh .
Masaajidka allha libaano❤❤❤
سبحان اللّه ، هذا لا محلّ له مِن اإسلام،
بل هي عبادة الأوثان.
Walala saxabiga ku dugan waa qaxbinu waqaas sacad binuwaqas ma aha saas u fahma
Gulayso wll ❤
Meesho waa xero khuraafade abaayo maabad iskadhaafit danbe lee kaa soo raaciye
Waxan shiriki abyo
اللهم إنا نعوذ بك من هذ العمل أي الشرك بالله.
ما شاء الله
Dear maryama, which visa did you apply to travel to China??! Hopefully you answer me thank you 🙏
Walhi waan kanaxay khurafaadka ay meesha kuhayaan oo ay kadhigayaan diin
Wa maqaamkiisiiye u illaali adeero waa.guachao sow ma aha
Waxaani ma banaana wllo maryam
Waxaanan aad ugu mahadnaqaya inanka camerada oo sfcn diinta ugaranaya
Maaha alah wad mahdsantahay
Alle Halaga Baqo
Ku Wan qabuuraha Caabudaayo
Masha Allah
ھاد شرك سبحان اللھ
Walaal yaar maryan wax wanagsaan maaha waxaan waa shirkiii melahaa masgiida saxadaa soo kaliii please
Hore u soco abyo❤❤❤
Subxaanalah war meesha maxaa khuraafad ka muuqada qabriga ayay kabarekaysan yahayan sidii suufiyaashi Somaliadu
M.a❤
Maashalah
Good
Mn sha Allah
Ilahey hahanuuniyo
Wuu soo gaareen asxaabta nnkh ayaa ilaa Chinese gareen iyagon dagaal ku tagiin
Gabadhaan Fariidda ah u saara SBCRP, Like ans ma Fallow.
Coach maryany mxaa isi jidi waydey nio😅
Ustaad maryama hadey macquul tahy ina kulahadla rabaaa meela kalasoxariirana magaranayo igu caawi taas waa mahadsanthy
Gbr baa ahay ustaad sharaf
From 🇩🇯☪️
Maryaney wllo WAxad nooga Soo sheekysaa nolosha guud ee china
Jamacadaha waxbarashadooda sidee waaye no soo ogoow please sister
Tubul lillah this shirk😢
All qli noso badi videos ka
Waad mahadsantahay wll.
Cameramanku mainu qubuuraha burburiyu utagay meja? Malaha wa sirdonka al shababta
Ganacsiga raba aniga warkisa shiine waxaan kujeclaado lahelimaya isleye
Adigu inaad camaradaada qaadato ood alaabta/goobaha aad booqanayso ka duubato ayaa ka wanaagsan in uu inan ku daba sido. qofku mar mar wuu ku caawin karaa oo wuu kuu qaban karaa. qisadii nabi muuse iyo hablihii xasuuso. yaa horaynaya raga iyo dumarka.
Magaaladani magaceed?
Wlshy Maryama waxa tahay wlshy sharaf badan aan jecelnahy diin iyo dhaqan leh wll ha noqdo hadafkaaga koobaad markaad baranayso luuqadaa inaad anagana na barto dadka saynu ugu gaadhsiino diinta oo uga jeedino ilaahay qayrkii inay baryaan.
Maryan ❤Goorma tagtay china🇨🇳 😩😫🥺
M..a walahi muqaladada add uu jeclhy ina dawdo noo so badi
Maryam waxad ka so Hadasha waxbarashada dalka shiinaha sida ay tahay ado mahadsan
Sidan ay samaynayaan diinteena ma.ogola
Ayyy maŕyam qurux ❤
Gabaryahay anigu hada ayaan kugu so biiray wanu ku salameynaa iniga iyo dadka magaladeeyda caabudwaaq