Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
1983kii gabaygaa koobka, kaakiga iyo koofiyaddu waa hirgal.✔ 👏
Abwaan maxamed liibaan ismaaciil ALLE ha barakeeyo
Anigoon ahayn somalilander hadana waxaan qirayaa somaliland inay tahay hoyga suugaanta iyo dhaqanka waana tagersanahay inbadan cimirigiin jir Citiraafka somaliland lama haysan karo anigu waaa u saxiixay anigoo horey gabay ugu tibaaxay
Thank u Cali seenyo for letting us see diz. Adidas iyo abwaankaba. Kani waa xul.
Ma sha allah.. gabyaa cajiiba oo aad umurti badan weeya ilaahay caqliga hakuu dhawro..
cali seenyo waa xusuus dhawr socda.
Waayo arag culus weeyi abwaan ku
Atam Awckkk
Garanwaa =keligii noole Waayo dhirtii kaloo dhan nolol uma oggola
Aad ayaan u daneeyaa aqoonta iyo cilmiga shinni dhaqashada. Runtii aad baan ugu farxay markaan arkay hees hawleedka shinnida. Mahadsanid abwaane.
abwaan cabqariya oo indheer garad ah weeye
Abwaan culus weeyi
Abwaan iga dheh
See a8
HAL ABUUR HADAAD MAQASHO WAAKAN ALLE CIMRIGISA IYO CAAFIMADKA ALLE HA U FUDUDEEYO
Waar ninkani jiilasheena maanta, waa inoo hiiliyey ee yaan intaa lagaga hadhin.
1983kii gabaygaa koobka, kaakiga iyo koofiyaddu waa hirgal.✔ 👏
Abwaan maxamed liibaan ismaaciil ALLE ha barakeeyo
Anigoon ahayn somalilander hadana waxaan qirayaa somaliland inay tahay hoyga suugaanta iyo dhaqanka waana tagersanahay inbadan cimirigiin jir
Citiraafka somaliland lama haysan karo anigu waaa u saxiixay anigoo horey gabay ugu tibaaxay
Thank u Cali seenyo for letting us see diz. Adidas iyo abwaankaba. Kani waa xul.
Ma sha allah.. gabyaa cajiiba oo aad umurti badan weeya ilaahay caqliga hakuu dhawro..
cali seenyo waa xusuus dhawr socda.
Waayo arag culus weeyi abwaan ku
Atam Awckkk
Garanwaa =keligii noole
Waayo dhirtii kaloo dhan nolol uma oggola