Am Malyun kkkk Mussow..I remember you kkkk Waayo-waayo kkk wu gabbobey kkk Riwaayada waxa la odhan jirrey : "Habar diidan da'deeda iyo jacayl aan dammaaneyn" sahra Ahmed/Abdiqaadir Hirsi Yamyam/me Malyun/Ibrahin Aden Nux (Ibrahin Laangadhe - ninki reer Hargeisa ah aya garran e- Waxaanu ka dhigney Hargeisa/Barbara/Sheikh/Burco...It was a good time.. That was Hargeisa/Somaliland..Waayo-waayo
weli ma jirtaa cid wax ka qortay buugtaas dhaqanka ah ee abwaan Muuse Cali ku dardaarmay . Hadi ay jirto buug ku saabsan dhaqanka iyo sidii loo kala bixi jiray iyo xeerarkii dadka afsomaliga ku hadla fadlan hayla so o socodsiiiyo. Mahadsanidiin .
Waa nasiib-daro in wax-garadkii soomalidu u dawarsi tagaan jabouti oo muddo dheer u ku amarku taag-leeyo. Waa wax laga xumaado in ay Ismaaciil ammaan kala duldhaco, iyada oo ay ujeedadeedu tahay anfac-doon.
Dadkaba garxajis baa laga yaqaaney se maanta iyagi ba saaxada kuso noqdey.Imiso haad ka carar ayey na bareen Tv-da reera kale gaar ahaan SLNTV IYO HCTV.
waraysiyadi aanu naqanay waa kas wariyuhu waa inu waqti siiya qofka uu waraysanayo thanks cali seenyo
Waan xasuusta Muuse Cale Faruur Barnaamij buu ka soo deyn jiray Radio Hargeisa. Quruxda Geela ayuu aad ugu sheekayn jiray 1970s-1980s
waa dhaqanyahan allaah ha dhawree
Muse Cali faruur maskaxdiisu si wacan Bay u shaqaynaysaa 90 buu jiraa ilaahay ha kuu Siyaadiyee safka hore ee salaada ha ka bixin
Yaasiin Hassan
Aamiin Aamiin
Mashalah ilahay cimriga ha ubarakeeyo abwaan muuse cali
Laba abwaan oo qaaliya iyo tvga saaba waan idin salamaya
Masha allah muuse cali faruur waxn kugu xasusanynaa,barnaami qaaliga ah ee radio hargaysa kabaxa murtida mnta iyo muuse cali faruur.
Mash alaa
Masha allh muuse cali faruur iyo abwan cali seenyo wariye nimadu waaa sidan qofkaadwaraysanayso wark masug muu sena dhaqanka halagala hadho
Aad ayay xusuustiisu u awood badan tahay Muuse. Alle ha shaafiyo hadda wuu xanuunsan yahee.
Murtidii manta iyo Muuse Cali faruur. Barmaamijka xasuus fican. Allaah ha ku xifdiyo
Abwaan sare weeye muuse cali faruur ilahay ha unaxariistee inkasta oo u noolayhay wili!!
4 biood kadib baan usooxiisey hadana😒
Mashaa Allah Barnaamij aad u xiiso badan
Ninka Caruurtiisa Libaax abti uyahay
Aniga makyunvwaxaan joga canada
dadbaa abwaannada iska sheegtee ninkani waa abwaan dhaba alle ha u danbi dhaafo muuse cali faruur alle ha xafido
Kk kkkkkkkkkk Dhaga odaygu waa asalkii hh
Am Malyun kkkk Mussow..I remember you kkkk Waayo-waayo kkk wu gabbobey kkk Riwaayada waxa la odhan jirrey : "Habar diidan da'deeda iyo jacayl aan dammaaneyn" sahra Ahmed/Abdiqaadir Hirsi Yamyam/me Malyun/Ibrahin Aden Nux (Ibrahin Laangadhe - ninki reer Hargeisa ah aya garran e- Waxaanu ka dhigney Hargeisa/Barbara/Sheikh/Burco...It was a good time.. That was Hargeisa/Somaliland..Waayo-waayo
Allah cimriga hakuu dheeraayo, maxaad wax usoo joogtay, waayo waayo, anigu ruwaayaddan ma maqalba , iska daa inaan galo
Wlee waxaaad u soo joogtay wakhtibadan cimri dheeer
mansha allah ali ahmed raabi iyo muuse ali faruur dee laba abwaan baa is helay baynu odhan karnaa hhhhhh
Odhankara maa hee
Weeye baa tahayee
#AbWaaN Muse Ali Faruur long life
Dhaqankii oo qof ah
Masha Allaah wariye qaliya
Maansha Allah muuse Cali faruur iyo Cali seenyo waa abwaano iyo taariikho lkn anigu kolay waxba iihasoobaxsy wsraysigan heestaa uguhoraysa ee uu yidhi sahra axmed waxan Ku arkay buug lagaqoray abwaan tuugtarabi ee hangool abwaankaasina anaa sameeyaye ayuuyidhi ee halkaa halayga soosaxo
weli ma jirtaa cid wax ka qortay buugtaas dhaqanka ah ee abwaan Muuse Cali ku dardaarmay . Hadi ay jirto buug ku saabsan dhaqanka iyo sidii loo kala bixi jiray iyo xeerarkii dadka afsomaliga ku hadla fadlan hayla so o socodsiiiyo. Mahadsanidiin .
tixraac > video ga sare, marku marayo
30 minutes
Muuse Ali Faruur
Waliba heestaa kinsi xaaji aadanbaaa kuluuqaysay dhaheen qolyahaa buugaa hangool qoray sidaasay dhaheen
Qoodh muuse cali faruur
Intu libaxyo waydiinayo muu waydiiyo raggi hore wuxu maah maah ka hayo.
Guuleed xaaji, Axmed koore Jaan, Ducaale aftaag , suldaan Diiriye iyo Dhalin Ileeye.
Labada sheeko ee too Magan Gaabo iyo tii Haad Qadiye iyo Xirsi Amaan.
Gabayaagii hore
SAAB TV runtii maanta waa TV GA qudhee la odhankaro waa dhex oo umada afka soomaliga ku hadashoo dhan ayuu udhaxeeyaa
Wareysi Qiimo badan,,
Ali Weriye weyn baad tahay, Muuse waa Abwaan weyn, cimri dheer 2diina,
Arrinka siyaasadda inaad ku darto may ahayn, malaha Ismail baad ka baqdeen
Waa nasiib-daro in wax-garadkii soomalidu u dawarsi tagaan jabouti oo muddo dheer u ku amarku taag-leeyo. Waa wax laga xumaado in ay Ismaaciil ammaan kala duldhaco, iyada oo ay ujeedadeedu tahay anfac-doon.
LAJANTI
Doqon cali seenyo
Xidha wuu baqee
Malyun degene o canada joga
waan iska kaftamayay waxba hay qoraaalkayga hayaku mashquulina anigu mayhi dadka dishootaye hhhhhj
Hhhhhhhhhhh wlhi beerka I casaady adeerkay dhagyso waxaaa laga yaabaaa suldaaan ku ordaaya madaxtooyada in uu ku jiidhaa laga yaabaa ahhhhh
Kkkkkk
Kuu kaa af soomali badan yahay
O
walaahi waa wariye
heersare ah
cali seenyo dee qabyaaalada jooji maxay garxajis uunbad waraysta anigu cidkale maan arage saabtv bahasha shaadhka lagma saaro
Yasin awad hhhhhh nio bahashu maxay lafaha kaagashay
zaed Izmai
kkkkk kkk anigu dadka makala jecli waxban saxayay aeeyo
Yasin awad way fican tahay zhp inaynu wax saxnaa lkn bahashu inaga reeban libaax hhhhh
Dadkaba garxajis baa laga yaqaaney se maanta iyagi ba saaxada kuso noqdey.Imiso haad ka carar ayey na bareen Tv-da reera kale gaar ahaan SLNTV IYO HCTV.
Yasin awad kkkkk
ali seenyo ninwax badan og weeye
saabtv waa cusub yahay in laysku badhxiyo dadka waa muhim lkn
anigu waxaan arkay OO daawaday Abwaan dacar OO kaliya intuu wareystay xaga abwaanada'' markaa uma arko qabyaalad