Gabyaayada isaaq waa sheegayaa kuwa Daaroodna nin baa yidhi buu ku leeyahay. Salaan carabey iyo Mataan cidoodba sheegtaye ma waxaad ka bakhayshay Cali dhuux aadan iyo sheekadii muuse faarax iyo madaxgeele baad tiri nin baa saa yiri. Iidoor ma daahiro.
Haikal Academy Maya adiga ayaa qabyalada soo hadal qaaday. Lkn adii aad jeceshay in lasheego waxa aad leedihiin waxa ka horaysa in ad adigu iska sheegto
Labadiina waan idin salaamay. Runtii waxaa jira sharci ah marka aad xigmad ninkale soo qaadanasid inaad magaciisa ku xustid. Jeclow ama ha jeclaan. Xuquuqda la haanshaha weeye. Caalamkale ganaax ayaad la kulmasaa hadaad xigmad qofkale soo qaadatid adaan magaciisa ku xusin. Waayo dad badan aan aqoon ayaa u qaadanaya inaad aduu leedahay. Tusaale Video gan Horncable ayaa duubay oo xuquuqdisa leh. Ogolaanshaha Horncable la'aantii hadaan UA-cam soo gesho Cinwaankaygaba waa la iga xidhayaa waayo xuquuqda la haanshaha ayaan ku xad gudbay. Taas waxaa ka dhigan gabayada iyo xigmadaha uu soo qaadanayo Cali Ri'seenyoon iyo Yuusuf shaacir. Somalistar anuu masoo bandhigan kari waayin mana odhan tv isaaqna ha isoo bandhigeen lakiin waxaan diidey in nin xigmadiisa iyo gabaygiisa TV laga akhriyo magacisana aan la sheegin waa tuugonimo. Lakiin waxan ogahay inaadan fahmayn waxaan ka wado waayo qolyihiinaas Iidoor cadiifada iyo Daarood nacaybka ayaa waxkasta idin kaga wayn.
Yuusuf shaacir waa ninki uu hadraawi Alle hawnaxariistee yidhi raga gabeyga iga dhaxli doona isaga ka kow ah❤
Inta TikTok ka soo aragtay like ii saara
😂
😂
Maasha Allah Yuusuf Shaacir waa taariikh yahan muhiim u ah Soomaali Alle ha xafido Aamiin.
Dictinory Of the Somali Man
Yuusuf Abdile Osmaan❣️
Aad iyo aad yuusuf shaacir waa nin xusuus caajiba leh taariikh yahan waa ninka kaliya ee idaajaa badali kara
بوركت يايوسف شاعر
yusuuf ilaahay khatumo San ha ku wafaajiyo
Yuusuf Shaacir Yaa Salaam Waa Xaafidul Sugaan Waana Abwaan. RABBI haku Daayo Sxb
Wuxuu ka mid yahay abwanada fara ku tiriska e dalkeena ku hadhay alle haku sharfo apwaan yusuf shaacir
rag culus is helay waaa abwaan yuusuf shaacir iyo abwaan cali seenyo,,,barnaamijyada caynka kale aad noogu so badiya xikmad iyo waayo aragnimo badn laydinka faa'iidaya
.
.
Doobka Hargaysa
masha allah
Ibraahim Maxamuud .
Allaha u naxariisto Salaan Carrabay abwaan qiimo badan ayuu ahaa.
maasha alaah abwaan yuusuf shaacir alle hakudhawro
Masha Allaah yuusuf shacir ale ha ku dhawro wa tusale nool💓💓💓🥰
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw masha allah illaha ha daaaayo abwaaan yuusuf shacir runtii waaa abwaaan jiro
{Hadal waa sarbeebiyo hawlsafin waayen heeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
}
Masha allah rag culus
Anaa mudan anaa midho ku dheer layhormarimaayo waa wuxuu manaayuhu dhacay maalintii hore eh isku madhanay miidhii cabdi iyo madaxii daauude iyagana magoolkii dhimay magaca waynaaye inaga mankii naga idlaa miiganaan jiraye waxyar oo la maaraykaraa madhiyay iidoor
Faarax nuur alahayoow kuu naxariiso waxyar oo la maaraynkaraa madhiyay iidoore mar uunbay manaayadu dhacdaaye maanta kala hoyda
Masha Allah Yuusuf Shaacir Abwaan Salaama Rabbi Haku Xafido
mansha allah yuusuf shaacir nin rageed
👂👂👂👂👂👂👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻shaacir raga hada gabya waa safka hore xagayga ilahay haku xafido
Masha Allah ale ku dhowro
Yuusuf iyo Cali 💓💕💪
Maasha aalah abwaano qaaliya oo is helay
Barigay abwaanada iyo saxafiyiintu caadiga ahaayeen weeye
alle ha daayo abwaanka
Yussuf shaacir alahayow cimriga kuubarakeey
masha alaah abwaan yuusuf shacir
Yuusuf Cismaan Cabdille... (Yuusuf SHaacir)...
Gelary 5:44
Awoowgay xasan tarabi allow Godka u nuur iyo intii kale dhimatayba
alle ha daayo
Abwaan yusuf shacir Tariikh dahabi ah bu ka sheekeyay
Masha Allaah Rag waakuwan iyo inyaro lamida waxakale waxumbo iyo waxaas kitaabkalaadaya
Yaa jooga halkaan.?
Abwanka adban usalaamaya waxanaleyahy kalmad ansomali ahayn nagailaali sida " istaadhay"/huriyay ba luqadena ah o malaha kamaqal macaanlahyd aniga iyo inbadano ilaaleg waxan udawanayna inan tarikhda iyo fasaaxada luqadena somaliga sifaacan ubaran.
Msha allh waa falanqeeyn qiimi badan
Masha alaah runti waa lama miisaan culus
Maxamud xasan Caraale
Masha allah
Aadbaadtaariikhuhaysaa❤
rag waxaagana sii wixiisana u daa❤
Masha allah very smart man Masha allah
Barnaamij kan 2ninoo waayo araga is helay abwano ah aftahano
Maansayahanku qabiil Uma eego maansada was ka sareeyaan daarood isaaq masha Kuwait makhaayadaha fadhiya Kumana qaybiyaan 4.5
Cali seenyo isna ma hawlnyara oo wa abwan dhab ah ... yusuf shaacir qalbigan ka salaamay gacani wa miskiine 😢😭✍️
11:00 inta ugu mucsan
Mansha alah
11:00
Waa laba abwaan oo qiino badan
Masha allah thank you for story
Waa kuwan ragii dhaqanka yaqaanay
wacad goboraale waawixii garordaadje kadhacay
Nice story this interview in Minneapolis where this happened
Maxamed
Geel la isku dilo waa waxa aduunka naga reebay qabyaalad
waan taageera labada ninba
Maalintii cumar daahir isku laayeen cayaartA
Taariikhda niyohow goob Bari iyo Koofurba
Idinkuba dharaar balaadhwaydun dhacamuhuba way istiiriyaan dhawrta celiyaaye dhiigii hore uun samane soo dhufanayaa
Mafadal baan ka abaal gudaa mise ragii dhinatay baan uga abaalgudaa waaa dagaalkii solomadw xasan cabdile iyo reer hagar
Bal niyaw sheekadaa ma hysa
Adkyl
Ninku haduu gabaya yaqaano waa gabayaa
beerta loo abuuray gabayga yaa kuaqrisan jiray oo kudhagri jiray afmaal dhaamaanti
Gabyaayada isaaq waa sheegayaa kuwa Daaroodna nin baa yidhi buu ku leeyahay. Salaan carabey iyo Mataan cidoodba sheegtaye ma waxaad ka bakhayshay Cali dhuux aadan iyo sheekadii muuse faarax iyo madaxgeele baad tiri nin baa saa yiri. Iidoor ma daahiro.
Haikal Academy soo ban dhigta dee miyaydan wixiina soo bandhigan karin
Haikal Academy ma xididkii qabyaalada ayaa durba ku dhaqdhaqaaya. Ilaahay haku caafiyo.
Haikal Academy
Maya adiga ayaa qabyalada soo hadal qaaday.
Lkn adii aad jeceshay in lasheego waxa aad leedihiin waxa ka horaysa in ad adigu iska sheegto
Labadiina waan idin salaamay. Runtii waxaa jira sharci ah marka aad xigmad ninkale soo qaadanasid inaad magaciisa ku xustid. Jeclow ama ha jeclaan. Xuquuqda la haanshaha weeye. Caalamkale ganaax ayaad la kulmasaa hadaad xigmad qofkale soo qaadatid adaan magaciisa ku xusin. Waayo dad badan aan aqoon ayaa u qaadanaya inaad aduu leedahay. Tusaale Video gan Horncable ayaa duubay oo xuquuqdisa leh. Ogolaanshaha Horncable la'aantii hadaan UA-cam soo gesho Cinwaankaygaba waa la iga xidhayaa waayo xuquuqda la haanshaha ayaan ku xad gudbay. Taas waxaa ka dhigan gabayada iyo xigmadaha uu soo qaadanayo Cali Ri'seenyoon iyo Yuusuf shaacir. Somalistar anuu masoo bandhigan kari waayin mana odhan tv isaaqna ha isoo bandhigeen lakiin waxaan diidey in nin xigmadiisa iyo gabaygiisa TV laga akhriyo magacisana aan la sheegin waa tuugonimo. Lakiin waxan ogahay inaadan fahmayn waxaan ka wado waayo qolyihiinaas Iidoor cadiifada iyo Daarood nacaybka ayaa waxkasta idin kaga wayn.
Mataan ciideed saw daarood maaha mxaa kaa qaldan
Mnsha allah