HADIIBA AAD DAARUSALAAM DHUL DEEGAAN AH KARABTAY BOOS KAAN SI DHAQSAA UGA FAAIDEESO MEEL FIICAN BU..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 10

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 2 місяці тому +1

    Ani mesha akteda daganahay waxana sugaya marku 2000 noqdo waana rajeynaya waayo lacagta ma heesto, dhulkana wusii raqiisa marku deganka sii fido insha Allah

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 місяці тому +1

    Mahadsanid

  • @husseind7942
    @husseind7942 2 місяці тому

    Masha allah.

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 2 місяці тому +4

    Dhulka waxa qaliyeya waa idinka oo lacag waaliah saarta malinkasto qiimaha ha igala hadlina dalaley imanka alaha idiin soo ciliyo

  • @dhugasho
    @dhugasho 2 місяці тому

    Qaab cajiiba ayaad usoo tabisaa🎉🎉🎉🎉

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 2 місяці тому

    Dhulka wuu sii raqiisa lacag ma jirto qof wax gato ayaaba la la,yahay dhulka waxaa qaaliyeeya waa dalaaliinta lacag waali ahna weysaartan 3 Kun ilaa 5 kun iyagaaba saarana dadka dalka ka maqan waa kuwee u jecel yihiin waayo wadciga iyo jawiga boosaska lama socdaan.

  • @HussainJunior
    @HussainJunior 2 місяці тому

    Walaal meesha laga rabay inaad dhulka iibka ah aad dul istaagto cabaar oo sharaxaad badan naga siiso sii waadix ahna dhulka 4 geesood ka soo sawiri lahayd baad kaamerada masaajidka iyo cirka la aaday, xaafadana nagu soo wareejiyey.

    • @AflahTech
      @AflahTech 2 місяці тому

      Sababta waa in delaalada kale aysan arkin, ama aadan toos adiga u aadin, oo qofka soo bandhigay uu meesha sidaa uga baxo😊

  • @fadumahassan5493
    @fadumahassan5493 2 місяці тому

    Mashallah thank you abaayo, Abaayo shismaha imisa ayuu ku kacayaa qiyaas ayaan nuskiiba? Jingadse hadii laga dhiso kiro ma lagu helaa waana imisa? Aad baad u mahadsanid tahay

  • @fe8445
    @fe8445 2 місяці тому

    Guryaha qaar wadada inay soo galeen baad moodaa. Dadka caynkaas u dhaqma oo caadaystay wadada inay soo galeen ha la saxo.