Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

WAA 6 BOOS OO IIB AH KUNAYAALA BARTAMAHA MARKASKA CEELASHA BIYAHA QIIMAHOODA QOF WALBA AYA AWOODO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @kamalali79
    @kamalali79 10 місяців тому +1

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @kamalali79
    @kamalali79 10 місяців тому +1

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 10 місяців тому +1

    Walashis wadoyin badan oo ladhisay oo gobolka banadir ah wey ku wacanaan lahayeen ineynu daawano sida degmoyinka hodon oo dhowr dawdo laga dhisay iyo wardhiigley iyo cabulcaziiz iyo kaxda iyo waaberi bal markad fursad hesho qac inooga soo sii thanks

  • @cabdixakiimcaseyr5543
    @cabdixakiimcaseyr5543 9 місяців тому

    walaal waad ku mahadsanthy hawsha aad bulshada u heyso. waxaan ku talinayaa in guriga kasta oo iiba warbixintiisa aad ku soo dartaa kirada guryaha aaggaas ku yaal. Mahadsanid.

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 10 місяців тому +1

    Hada ka hora la so geliyo lacag yaru ahaye 11 xay aheday

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 10 місяців тому +1

    WEEK KA HOR 8 KUN AA DHAHDAY AJMALEY MAXAA WAAYE KOW IYO TOBAN KUN

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 10 місяців тому

    Masha allah.

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 10 місяців тому

    Markazka meesha muqadisho ugu fiican

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 10 місяців тому +1

    Meeshan takfiir keliyaa degan waa inaad dadka u sheegta adeer uru iyo dad aaminsan fikirkaada ayaa meeshan degan

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 10 місяців тому

    Asc habo allaah ha ku dhowro allaah dartiis ayaan kuu jeclay

  • @user-bj7cf2fn3f
    @user-bj7cf2fn3f 10 місяців тому

    Waa boosas wanaagsan
    Qiimo dhimis ma leeyihiin

  • @user-bi8nr4dg6p
    @user-bi8nr4dg6p 10 місяців тому

    Asac