darood dhul anay somali kale ku noolayn bay doonayaan ( axmed bashir)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 225

  • @AliAli-ey5ic
    @AliAli-ey5ic 3 місяці тому +10

    Intii cuqdadda Daariod qabtey ayaa meesha isugu timid..

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 3 місяці тому +8

    ADEER ALLAAH IRSIQ MEEL KALE HA KAA SIIYO. NASIIB DARO QABYAALAD WAYNAA ILLAAHOW KHAATUMO XUMO HANAGU DILIN AAMIN.

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 3 місяці тому +9

    Daarood meesha somali kanooshay

  • @ibrahimcabdulaahi8757
    @ibrahimcabdulaahi8757 3 місяці тому +10

    Subxaanalaahi adigooo da,daa ah ayaad qabyaalada kawaramaysaa kac oo masaajidka gal

    • @FardussYussuf
      @FardussYussuf 3 місяці тому

      Walaal odaygan waa oroomo somali mahan aniga arkay asago af oroomo ku hadlaya ha moodiness qofki af somali ku hadlaba somali

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 місяці тому

      ​@@FardussYussufFATAALKAN DAROODNIMADU DISHOOTAY, QABYAALADIISTAHA AH, ILAAHAY KUMA TUSIN!!!!!!!.MUNAAFAQADAASI, WAA WAXAANU SOMALI KU NACNAY!!!!!!.

  • @fadumogeesood2826
    @fadumogeesood2826 3 місяці тому +2

    Bismilaahi Alhamdulillahi Allah Akabr Somalia 🇸🇴 is for Somali. Oromo and Canfar are trying so hard to divide the Somali people but they forgot that we understand their tactics because we taught it them. SubhanAllah Bismilaahi for their evil eyes. Somalia without Daarood is nothing because we care the land and people.

  • @djibworld
    @djibworld 3 місяці тому +4

    Doqon nabi muuse ayaa habaaray, hadii gumaadkii ciise Diri iyo Hawiye midna u gurman ee daarood u gurmaday ammaan ayey mudan yihiin ee aflagaado m mudna

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 місяці тому

      MA DAAROOD BAA CID DAN KA LE??????.CIDNA UMA DANAYNAYAANE, KILILKAA 5AAD BAY KU MAGACAABAN YIHIIN, OO AY DIFAACAYAAN!!!!!!!.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 3 місяці тому +1

      Dhulkan daaroodba usaxiixay ugu horayntii canfar iyo tigray huradada ka kac

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 3 місяці тому +4

    Su aal Dhulka daarood hawiye iyo Isaaq la isku daro harti baa ka dhul wayn😊

  • @MoussabSaid
    @MoussabSaid 3 місяці тому +13

    Darood waa boqortoyada somali Wayne

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 3 місяці тому

      Jeberti yibir Daarood meel isir ku leeyahay lama yaqaan. Somali waa DIR AJI & SAB . SAB & AJI. HAWIYE waa Qoti - OROMOOF Laangaab ah weliba . Isirka Jeberti yibir doono meeshad ka tim

  • @Asha-p4q
    @Asha-p4q 3 місяці тому +8

    Farah malin is the best

    • @AdamOsman-gz3df
      @AdamOsman-gz3df 3 місяці тому +1

      He is the best fool

    • @mellowyellojello6520
      @mellowyellojello6520 3 місяці тому

      Yes, he’s and all Somalis are proud of him ❤❤❤❤❤

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 3 місяці тому

      ​@@mellowyellojello6520 jeber yibir Daarood plus Gays makhnuud proud of him 😂

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 3 місяці тому

      Yeah. Is the best Gay Homosexualism activist Jeberti = yibir Daarood

    • @mellowyellojello6520
      @mellowyellojello6520 3 місяці тому

      Qoti dholka qoda Somali matihi😂😂😂

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 3 місяці тому +3

    Shayqaal anaga diin nama barin !!
    Badeeco qaaliya ayeey iibin jireen
    Waa dhiigshiilo !!.

  • @Asha-p4q
    @Asha-p4q 3 місяці тому +4

    Viva Ogadeen and cissa

  • @HassansheikhNoore
    @HassansheikhNoore 3 місяці тому +2

    War ragan ma aqirad kasheykenesan mise adun

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 3 місяці тому +2

    I like Darood waa laga cabaaday.

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 3 місяці тому

      3th immigration Jeberti= yibir Daarood is boiling. Jabkii Jeberti 1921 & 1991 . Jabkii 3aad wa soo socda

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 3 місяці тому +2

    Waar Sheekadu si ay idinka gadanto si caqliyan ah wax usoo bandhiga.Laakiin Daarood waa Marti baad leedihiine xagay Marti ku yihiin?.Faarax Macalina ha kuqaldamina

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n 3 місяці тому +4

    Guul iyo gobanimo Ciidanka beesh dir❤❤❤

    • @bulohus8548
      @bulohus8548 3 місяці тому

      Acuudu billaahi Mina shaydhaani
      Rajiim Kuwaan Cawaan Sanaa !!

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 місяці тому

      ​@bulohus8548 FATAAL, MARKA AY DAAROODNIMO, ETHOIPIA ILAA IYO KENYA ISUGU HABAR WACANAYAAN, WAA XALAAL??????.

    • @soofehirre1380
      @soofehirre1380 3 місяці тому

      Dir haduu ciidan leedahay maxaad ciise ugu hiilinwaydeen

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 місяці тому

      @soofehirre1380 DAAROOD UUN BAAD DAWLAD DEGAAN KA U HAYSATAA?????.FIDNADA IYO JAAHILNIMADA DAAROOD WAA TAAS!!!!!!.WAA WAXAAD OGADENIYA UGULA BAXDEEN, MEEL.SOMALIDA KALE IDIN LA JOOGTO!!!!!!

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 3 місяці тому +1

    Waxaa lahelay daawo loo cuno qofkuu hayo cudur daarod.
    Waxalaga heli karaa hargeyso iyo burco.
    Fadlan dadka qabo xanuunkas darod nacebka ah plz kaso radsada dawadas.

  • @hawonur9734
    @hawonur9734 3 місяці тому +1

    Doqon Nebbi Musaa ( CSS) ayaa habaaarey.

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n 3 місяці тому +3

    Dirko ha midoobeyen midnimo dir Waa inla sameeye. ❤❤❤❤

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 3 місяці тому

      Dir haddii aay dhalasho tahay may u hiilliso Ciisaha aay Canfarta xasuuqeeysa ee aay Wiilasha Daarood difaacayaan?!

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 3 місяці тому

      ​@user-ex9qq4bs9i Daarood ku Dad islaam ah ayay isku Diraan . Somalia ayay ku caano maaleen. Dadkan waa Muslims ☪️. Heshiis & dhexdhexadin bay u baahan yihiiin. Ciise waxa ka waalay CUMAR geele

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 3 місяці тому

      @@NOREDIN666 wixii hadda ka dambeeya Daarood Ma kala jeclaan doono Axmaaro iyo Dadka AF SOOMAALIGA KU hadla ee Axmaarada ka fog xagga Nacaybka Daarood :

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n 3 місяці тому +3

    Jaarso waa Rag ❤❤❤❤

  • @abdirahmanrashid9138
    @abdirahmanrashid9138 3 місяці тому +1

    Xasuusun war ninkan somali ma aha ee taas ogaada

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 3 місяці тому +1

    Daarod bey somalinimadu ku hadhay, kenya iyaka xakuma, Ethiopia iyaka xakuma somalinimadu hashaqaso, cisse iyo daarod hanoladan💪💪💪💪 qofkastana wey ujilib dhigi qoti, Candho qawan, axmaaro hakala hadhina💪💪💪😂😂😂🤣🤣🤣

  • @fahiimaabshir5792
    @fahiimaabshir5792 3 місяці тому +2

    Nin Daadqaaday xumbo cuskay

  • @hamdiabdimohamed6715
    @hamdiabdimohamed6715 3 місяці тому +1

    Kusali Nabiga scw

  • @farhiyohared4695
    @farhiyohared4695 3 місяці тому +1

    DADKAAN WA DAD LOO TABARAY IN AY NACAYB ABUURAN HA LA ISKA JIRO WAA JAAJUUSIIN DAGAAL ABUURE YAAL DULAYSAN OO DARAAG DI LOODAY

  • @flegend194kenedid9
    @flegend194kenedid9 3 місяці тому +1

    Kuwan ma Oromo miya

  • @abdiosman5819
    @abdiosman5819 3 місяці тому +1

    Ninkan waa Canfar ma aha Jaarso

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir 3 місяці тому +1

    Waar Weli Qayladii Mawadaan
    Maakhirland iyo Darwiishland Dawlad ayaanu Noqonaynaaye Kabaydhe Landtii Waysii SaQiirtaye
    35 Sano Ceel Riiga Maydin Sookordhin English ku Anaguu NayaQaanaa Qoladii Hashiiska Lasaxeexatay Maakhirland
    iyo Qoladii Xabada kuriday Daraawiishland
    Markaa Warqadiinii Waa Soconwaydey Nasta Waxba meesha kumahaysaan

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 3 місяці тому

    Ninkaan waa oromo waa bashiir

  • @Saada-b8y
    @Saada-b8y 3 місяці тому

    Afar O'Day oo sakhraamiin ah wax oo waxba aan ahayan.

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 3 місяці тому

    Ragan waawayn waxay ku sheekaynayaan bal eega oo dhagaysta waxaan jirin oo afuufaya ? adeer dabadhilfnimaada gaalada iska dhaafa Somali wa idin la yaaban tahay ?

  • @AbdukadirSulfe
    @AbdukadirSulfe 3 місяці тому +1

    Wale Dadkan Cuqdad somaliyed Ayaa Heysa Adeer Hawiye Ama Ha Is Dilo Ama Ha Is Daye Waa Reer Isku Jecel Oo Aan Wax Cuqdad Ah Isku Qabin Hawiyena Somali Uma Bahna Marka Aad Adinko DIR IYO daar,ood Ah Ku Hogamineysen Itopianka Adeer Rag Wax Iska Dhiciyan Nahaye Umada Iska Ceeliya Surre Dir Anaga Nagama Ahan Waa Reer Aan Abti Uu Nahay Uma Bahna Surre Jarno Waxey Tahay LA aqoon iyo Umad Kalo Cuqdadeysan

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 місяці тому

    Soo maali way la DEGAAN.DAAROOD.MAAHA TAARIIKH AHAAN.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому +1

    Albaabadi ayaa ku soo xirmay
    Dhul illaahay ku beerin ayey raadinayaan .
    Daarood waa Nation waligiinba calaacala 😅😅😅

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 3 місяці тому

      Jeberti = yibir Daarood. Meel uu ab & isir ku leeyahy lama hayo. Jabkii 3aad ba ku socda. Shaydanka Geeska Africa. Gacan bir ah aya lagu qaban . Insha allaah. Muqdisho. Hargeysa. R FREE from JEBERTI = YIBIR DAAROOD . We working on Jigjiga free noqoto.

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 3 місяці тому

    ABAGADHIHIKAWARAMA DHALASHADI SOW DHULBAHANTE IDINKAMANAN SARI

  • @Asha-p4q
    @Asha-p4q 3 місяці тому +1

    Doqon Ahmed bashir

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 3 місяці тому +1

    Jaarso qadh muun waxaa dhulka kasintay wwaaa beelwaynta gari koonbo

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 3 місяці тому

    DAROOD LAANTI SOMAALIBA MAJIRTEEN V-V

  • @khadarmaxamed2489
    @khadarmaxamed2489 3 місяці тому +1

    Boqor tooyo waa ta sidaan loo xanto darood guull

  • @abdikadirOmar-i7o
    @abdikadirOmar-i7o 3 місяці тому +1

    Waa rag was waynoo been isu shegaya

  • @deeqajama6313
    @deeqajama6313 3 місяці тому

    NoorAli haa odagaan waa oromo

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 3 місяці тому

    Waryaaraha haddii qolo dhul Laga qaaday nareexaan baa dhul Laga qaaday oo dhuusa mareeb lagasoo baaciyey war maqabtaane

  • @abdinasirshire7766
    @abdinasirshire7766 3 місяці тому

    Nin wayn oo madhan, Ma istaahishid in lagu dhagausto

  • @ihabdi4051
    @ihabdi4051 3 місяці тому

    Waar wax makaa celinaa
    Doqon yahow

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Saada-b8y
    @Saada-b8y 3 місяці тому

    Darood la'aantii waxba ma tihiin iscuna oo iscalaliya is huwanta. Uf iyo kir la idin yidhi.

  • @Saada-b8y
    @Saada-b8y 3 місяці тому

    Dartii duntay, Viv D5.

  • @aisha3989
    @aisha3989 3 місяці тому

    Daarood ugu imoow daar camiran dawlad nimo soomaali jacayl wadaniyad horomar cizo iyo karaamad wixii intaa kasoohadhay noogu imaan maysaan cidii nacas numo noolatimaadana abaalkiisaan marinaa taasna waa raganimo.daarood soomaali way jicel yihiin cuqdadna maqabaane war idinkuna cuqdada iskasara oo il nadiifa iyo caqli saliima isticmaala

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 3 місяці тому

    Daarood hadaanu somali ku jiri lahayn somali gablan bay ahan lahayd

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 3 місяці тому

    😂😂 orom duuf leh oo dadkiisa oo dhan ay ka tuugsadaan magaalooyinka soomaalida maxaa ka quseesa soomaaliya.?

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 3 місяці тому

    Ninkaan waa oromo waxuu taageeraah canfarta oo ciise buu lahaa hala laayo soomaali buu isku diriyaah

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 місяці тому

    Bal rerka raas caseryr ila raas kamboni Nfd iyo somali galbeed degan ,miya marti ah?Tolow kuwan hadlaya maxey noqon!ws rerka kaliya rer walba o somali ah cunaqqbteyn kara!iyagana ugu dhul badan !Gacanta adan goyn karin wala dhunkada✅️

  • @yusufabdirahman6655
    @yusufabdirahman6655 3 місяці тому

    War meesha maxaa Naargale Hadlaya

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 3 місяці тому +1

    Oromadii baa isu jiibineysa. Kkkk

  • @salmaomar-m1v
    @salmaomar-m1v 3 місяці тому

    Ogadenku wuu difaacayaa walaalkood Ciise
    Taariikhbaa jirta ma kala haraan 2 daa reer

  • @Mohamed100ize
    @Mohamed100ize 3 місяці тому

    Kan Oromka ah maxaa Somali dhex geshay.

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 3 місяці тому

    War dadkan isaq oo dhan ma matelaan ee yaan looqaban darood

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 3 місяці тому

    Meeshaan cuqdad baa biyo dhigtey 10/18 gobol ayeey soomali dagan yihiin

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 місяці тому

    Waxa ka dambeya faarax dhaac nimanka haleyska celiyo dira dhulkama qadan karan hoyadoda lawasaya uskaga uskagu dhallay

  • @malakaaay
    @malakaaay 3 місяці тому

    Odeygani waa amxaar . ayaamihii qabaa isha somalida lakala barayey baan tick tock live ku arkey isagu laguma yqaan buu is leeyahay 😂😂 sirdoonka amxaarada

  • @Madaxey-r2f
    @Madaxey-r2f 3 місяці тому +1

    Soomaali uusan Daarood ku jirin sidee bay u ekaan lahayd Iidoorow?! Oromo un bay ahaan lahayd soow maahan?! Waddan uu leeyahay cidda dooneeysa waa Iidoor, Daaroodna Soomaali buu badbaadinayaa!

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 3 місяці тому

      Sowtaad muqdisho xabashiga keentay

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 3 місяці тому

      @@nuurnuuraan8624 Muqdisho waa la keenayaa ciddii gacan ka geeysan karta, qab Qabashada Cawaantaa didday!

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 3 місяці тому

      Cawaan didday cid kula celcelisa in loo raadsado waa Caadi, Muqdishana waxa Itoobiya lagu eedeeynaya wax ka xun baa ka socday, welina ka socda!

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 3 місяці тому

    Farax ma ogola in bada somalia la iibiyo .

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 3 місяці тому

    QOTIGAN AYAA SOMALI LAHADLAYSAA WASBA QOTI ADOON AMXAAR AH OROM TUUG BUU DHALAA AMXAARKA AYAA

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 3 місяці тому

    ASC ISSAAQ baa waxay leyahiin DAAROOD Baa manirety bal waalida eega waa Aduunyo gadoon

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 3 місяці тому

    War ninkan keeyatiga ah cidna ha uqabanin

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 3 місяці тому

    Farah macalin waa gessi Somali afka dhanka ugajeediya ano Ogaden ahayn ayaa nileh ❤❤❤

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 3 місяці тому

    Kaakay ma isaaq Baad tihiin

  • @deeqajama6313
    @deeqajama6313 3 місяці тому

    Somalidacadah ninkaan waa oromo afsomaliga bartay

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 3 місяці тому

    War soomaaliyeey qabyaalada katago

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 3 місяці тому

    Farax macali magareysan waligiin cuqdad baad in dishay

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 3 місяці тому

    Adiga waa lagaa shakiyey cida aad tahay Somali Uma eka .
    Adiga howl kuuTaal ma aha.

  • @IB_Adam
    @IB_Adam 3 місяці тому

    Odeygaan foosha xun ee Oramka ahi muxuu Somali ka rabaa?
    Ninkii ciirtaada dhama ayaa caydaada yaqaan!
    Qoti iyo ilma jaama qaad ayaa meesha isugu yimid!

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 3 місяці тому

    Kaalaya naga qaada dhulka aad sheegaysiin nijaasyahay, ninkan waa Oromo, Oromana waxaa loo yaqaan dhabar macaan

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 3 місяці тому

    Hadaba colaadii waxaa dhex galey dowlada galmudug oo waa la xalinayaa ee Jaarso Oromo arimaha somalida ka dhex bax

  • @Saada-b8y
    @Saada-b8y 3 місяці тому

    Agaadeen absame waa dad gob ah oo geesiyaala. soo ka had dartiin duntaye waa inta xun ee dadka isku diraya uf iy akhas.

  • @Mohamed100ize
    @Mohamed100ize 3 місяці тому

    Kan Oromo maxaa ka galay Somali.

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 3 місяці тому

    Islaantan hadlaysa iyo odaygani waa beenaalayaal wax wax hagaajinaya oo dal iyo dadba dhisayaa waa daarood .

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 3 місяці тому

    Canfana waa la tirtiri very soon 🤣🤣🤣🤣

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 3 місяці тому +1

    Ayaamihii kheyrka lahaa ka fiirsada

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 3 місяці тому

    Wax.dir.la.yidhaa.ma.jiro.ee.doontu.yeyna.idinla.degin.ciiso.dirà.waa.adimanche.cAnwar.u.son.raacay

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 місяці тому +1

    Laba beenaale

  • @soofehirre1380
    @soofehirre1380 3 місяці тому

    Waa niman waalan oo beenaalayaal ah

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 3 місяці тому

    Adeer madtan tayaashad isaga xaadhane amusa bal nosheega meesha Somalia meel ayan dagin majirto.magii isaqa wa idinna dir ku meersanahat isaaq meh

  • @NaasrirCabdi
    @NaasrirCabdi 2 місяці тому

    Asc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ihabdi4051
    @ihabdi4051 3 місяці тому

    Nimankani xaggay joogan
    Viva D5

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 3 місяці тому

    After that qoti baa lagumaadi 💪💪💪💪🤣🤣🤣

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 3 місяці тому

    Waanu idin garanay reer qudhun samaale dad aan nasabad lahayn baa daarood ku waashay

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 3 місяці тому

    Daarood dhulkiisa ayaa ku filane , daarood dhul ha siinine kiisa ha u soo gudbina .
    intiina hadlaysa ee somali falanqaynaysay waxan idin leeyahay car dhulkiinu ha idinku filaado .

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 3 місяці тому

    Oromo af ka mataqaano 1 enef d 2 dds 3 ssc 4 butland 5 jubaland 6 waa daarood

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому

    Ahmed Bashir abti koleyba iddoor Waad leyneysn lkn waxan kushegayaa inan kula rabo wadada aad cagta saar tey aa badda adiga ayaa dhamo iddoor aa qabso koley wad xasuqi doontaa ye

  • @fatmaabdullah87
    @fatmaabdullah87 3 місяці тому

    Raga waxay rabaa ha ku hadlaan lakiin waxaan rabaa inay dumarka tashadaan oo ay ka hor yimaadaan waxa shodaayo qabiilka ee aan sameeyo urur dumarka ha tashtaan waa inay dhashooda ay ceshtaan waan daalnay saan u dhaleynay ee aan tashano

  • @SaidDjama-wl7hu
    @SaidDjama-wl7hu 3 місяці тому

    Bachir wa Abou lahab ee issako ma jarsa kahayso ee Somali haku dalin wa wa darrood

  • @AxmadtayyibSaciid
    @AxmadtayyibSaciid 3 місяці тому

    Kkkkkkk dadka waalwaalan.Iska marqaama.

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 3 місяці тому

    Kaalay dir iyo daarood goormay is qabteen

  • @SaidDjama-wl7hu
    @SaidDjama-wl7hu 3 місяці тому

    Darorku mou ni wasay anogo dire manga no issa wa darod ba hire adigou oroma that ee fid nada joji

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 3 місяці тому

    Qotigan jarso afka qadhmuun isku qabo futo dhilif ku sacabka hakutumaan😡😡😡

  • @ismailjama9452
    @ismailjama9452 3 місяці тому +1

    War ilayn tanoo kale

    • @FardussYussuf
      @FardussYussuf 3 місяці тому

      Walaal odayagan darood waxka sheegaya waa oroomo bal maxa somaliya dhaxdeeda ka galay

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 3 місяці тому

    Subxaanalaah odayaal iyo habro hilmaamay geeridii iyo qabrigii labada mitir ahaa
    Ma waxay qabtaan bey waayeen juhalo isu timid oo soshal miidiya helay 😂😂😂😂😂

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 3 місяці тому

    Kk

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 3 місяці тому

    dad cuqdadaysan

  • @MohaHusen-j6f
    @MohaHusen-j6f 3 місяці тому

    Orom soomali kala guraaya wa tan ookaleeto