Africani tv
Africani tv
  • 757
  • 2 422 414

Відео

habarjeclooy anigu wax danbe oo an idin qarinayaa ma jirto ( nuura afcas )
Переглядів 4867 годин тому
habarjeclooy anigu wax danbe oo an idin qarinayaa ma jirto ( nuura afcas )
baabulahi iyo baashe c kabadhe oo xisbigii kulmiye sheegay in u dhacayo
Переглядів 2708 годин тому
baabulahi iyo baashe c kabadhe oo xisbigii kulmiye sheegay in u dhacayo
somaliland iyo ethiopia hormar iskaashiya ah yeelanaya ictraafka kadib
Переглядів 1,3 тис.8 годин тому
somaliland iyo ethiopia hormar iskaashiya ah yeelanaya ictraafka kadib
dhulbahante ma waxa u doonayaa in u warsengeli badda laasqorey ka qaado Dood kulul
Переглядів 1,7 тис.12 годин тому
dhulbahante ma waxa u doonayaa in u warsengeli badda laasqorey ka qaado Dood kulul
safiya tusmooy ilma adeerada bad ka cabanaysaa ee somaliland ictraaf keeda maxaa gurigaaga keenay
Переглядів 7 тис.15 годин тому
safiya tusmooy ilma adeerada bad ka cabanaysaa ee somaliland ictraaf keeda maxaa gurigaaga keenay
reer somaliland ow muxaafid iyo mucaarad ba dad walalo ah baynu nahay ( hiilqaran)
Переглядів 98415 годин тому
reer somaliland ow muxaafid iyo mucaarad ba dad walalo ah baynu nahay ( hiilqaran)
gabar karbaashtay dumarka cadaanka guursada ee hadana aabayasha somalida ah caaya
Переглядів 74318 годин тому
gabar karbaashtay dumarka cadaanka guursada ee hadana aabayasha somalida ah caaya
baabulahi oo xisbiga kulmiye u hanjabay
Переглядів 40518 годин тому
baabulahi oo xisbiga kulmiye u hanjabay
garxajis ow hadaad dhacdaan cidna ha eersanina
Переглядів 3,8 тис.20 годин тому
garxajis ow hadaad dhacdaan cidna ha eersanina
somaliland dagaal waxba waa lagaga qaadi waayay marka in iyaga la isku jabiyo ayaa la raba !
Переглядів 9252 години тому
somaliland dagaal waxba waa lagaga qaadi waayay marka in iyaga la isku jabiyo ayaa la raba !
puntland oo madaxdii la kala afduubanayo
Переглядів 3,5 тис.2 години тому
puntland oo madaxdii la kala afduubanayo
reer kii jaamac siyaad xoreeyey banu nahay gala dagaalka ma maqashay qac ba se ka yeedhay !😂😂😂😂
Переглядів 2,6 тис.2 години тому
reer kii jaamac siyaad xoreeyey banu nahay gala dagaalka ma maqashay qac ba se ka yeedhay !😂😂😂😂
dhulbahante oo ku faraxsan dagaal ka dhex qarxay Asadiano iyo siciid dannay
Переглядів 1 тис.2 години тому
dhulbahante oo ku faraxsan dagaal ka dhex qarxay Asadiano iyo siciid dannay
warkii safiya tusmo sheegtay war ka duwan oo borama laga so sheegay ( huddalanders)
Переглядів 17 тис.4 години тому
warkii safiya tusmo sheegtay war ka duwan oo borama laga so sheegay ( huddalanders)
safiya tusmo cidi gurigeeda gubtay si deg dega ha lo so qabto ( mr baabulahi)
Переглядів 1,1 тис.4 години тому
safiya tusmo cidi gurigeeda gubtay si deg dega ha lo so qabto ( mr baabulahi)
fikooni xasan oo somaliland midnimadooda ki farxday
Переглядів 3 тис.4 години тому
fikooni xasan oo somaliland midnimadooda ki farxday
nacasnimadu ma fiicana ciidagle ow baabulahi oo saaka ciidagale la hadlay
Переглядів 6764 години тому
nacasnimadu ma fiicana ciidagle ow baabulahi oo saaka ciidagale la hadlay
darwiish 77 oo hambalyey somaliland iyo dood ka dhalatay oo an gacanta la isla gaadhin
Переглядів 10 тис.7 годин тому
darwiish 77 oo hambalyey somaliland iyo dood ka dhalatay oo an gacanta la isla gaadhin
MASAR oo ethiopia hubkeedi ka yaabtay oo somalia isaga carartay
Переглядів 1,8 тис.7 годин тому
MASAR oo ethiopia hubkeedi ka yaabtay oo somalia isaga carartay
ururkii horseed oo gor gortan cusub kulmiye ka doonaya cod
Переглядів 4,7 тис.7 годин тому
ururkii horseed oo gor gortan cusub kulmiye ka doonaya cod
masar oo is dhiibtay markay aragtay ethiopia in ay airportada somalia in ay xukunto
Переглядів 7 тис.9 годин тому
masar oo is dhiibtay markay aragtay ethiopia in ay airportada somalia in ay xukunto
garxajisku laadheeraysanaa 😂😂😂😂( baabuulahi maftuux)
Переглядів 1,3 тис.9 годин тому
garxajisku laadheeraysanaa 😂😂😂😂( baabuulahi maftuux)
habar awaley ninkan aad abtiga u tihiin ee 30 sano codka doonayey codka siiya sanadka ( m kismanyi)
Переглядів 7009 годин тому
habar awaley ninkan aad abtiga u tihiin ee 30 sano codka doonayey codka siiya sanadka ( m kismanyi)
fariin ku socota reer somaliland
Переглядів 1 тис.12 годин тому
fariin ku socota reer somaliland
buuga kulmiye waan akhrinaynaa lkin qof walba ishiisa u macalin ah ( gobdeeq )
Переглядів 1,7 тис.12 годин тому
buuga kulmiye waan akhrinaynaa lkin qof walba ishiisa u macalin ah ( gobdeeq )
khaatumo socon weyday oo guryihi shacabka la baadhanaya ( garaadka sool)
Переглядів 1,9 тис.14 годин тому
khaatumo socon weyday oo guryihi shacabka la baadhanaya ( garaadka sool)
askari ethiopian ah oo sheegay in ay gobolka gedo u qabsanayaan aargudashadii 1977kii
Переглядів 66814 годин тому
askari ethiopian ah oo sheegay in ay gobolka gedo u qabsanayaan aargudashadii 1977kii
madaxweyne kasta oo somaliland ah xaq bu inoogu leyahay in ay nu faanino ( sanduura somali)
Переглядів 1 тис.14 годин тому
madaxweyne kasta oo somaliland ah xaq bu inoogu leyahay in ay nu faanino ( sanduura somali)
gabar majeerten ah oo ogaaden la hadashay
Переглядів 3,6 тис.14 годин тому
gabar majeerten ah oo ogaaden la hadashay

КОМЕНТАРІ

  • @Musicmusic55711
    @Musicmusic55711 9 хвилин тому

    wadani hal wadaa u furan inay ssc ku biiraan hadii kale weligood sidaa baa loo abyuus gareen muuse iyo habar jecel baa gumeysan khaatumaa garxejis u roon runta waa meeshay awood iyo ixtiraam ka heli karaan ceerigaabana caloosha harti bay kudhex jiraan awood kuma hayaan laakiin waa loo ogalaan lahaa haday khatumo kusoo biiraan

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 30 хвилин тому

    Waa been Kani dhulbahantte ma aha ee waa garac

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 49 хвилин тому

    Dhibtu waa kulmiye, ilaa lagu tuuro SOMALILAND ma midoobsyso

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 53 хвилини тому

    Garxajis inuu garacyahy waa la iisheegay garacna ma xishoodo

  • @AichaIsmail-z5g
    @AichaIsmail-z5g Годину тому

    Hambalyo farmajo & groupe Ssc& waddani 😂😂😂😂 habar yonis baybaay

  • @mataanahaahmed429
    @mataanahaahmed429 Годину тому

    Waa beeenalayaal

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 Годину тому

    Maa shalaah soomaalilaand whannooolaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanabdi4200
    @maryanabdi4200 2 години тому

    Afkaaga malab lagu qabay, Habo caafimaad dedeg ah Allah ku siiyo aamiin, madaweynuhu ma Sandaqada Safiyo tusmo ayuu yaqaamaaba wax ka weyn ayuu masuul ka yahay ee Awdal weydii oo cayda iyo camaareynta la doono cayda Isaaqa waxba ku heli mayside waxan laga baqan Dagaal baa jira waxaad rabto samee Safiyaa

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 години тому

    Intii GD ahayd ayaa xumaan ku heshiisay

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 години тому

    Suxufi a bashir Jsl guuuuuiuul

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 2 години тому

    I love you edo 😂😂😂😂❤

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 2 години тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 години тому

    Wallahi inanay jsl cid wax Yelaysa jirin ilahayba wata

  • @AmranDolal
    @AmranDolal 2 години тому

    Meesha xabasha ayaa isku yimi oo ka hadlaysaa 🤣🤣🤣🤣

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 2 години тому

    Suul cawro cawro iska qabta intaanu Sacayaga dhiin idinkaga dhigin oon la idin midha midhaysan. Xirsi iyo ina Xaashi iska qabta waa daneystayaal tuug ah oo naftooda wax la raba

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 3 години тому

    Ilahay waxaan kaga baryaya in af ka aad beenta kasheegayso in maskaa jaqo garac falastiina oo qudhmay baad tahay waa balan wax kale ayaad ismoodeen markii tuuladooda qadh muun looga soo tagay way waasheen bal soogal dhul isaaq in jir yay in tudhashay marba heego mid qaylinaayaa oo ay in yarsiisaan waxaad dhahdaan wadani cay waar heegooy waaxaasi waxba kutari mayso kolba mid gaajoodishay in yar siiya walee waxaa raadinaysaan waad helaysaan qushaash yaw

    • @munahassan8131
      @munahassan8131 52 хвилини тому

      Heego maxa ku haysan ninkan dhulbahante wax ku dheh ee wax idinka sheegayo

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 3 години тому

    Waxaad donayso sheeg laakiin adigu is sheeg cidaa tahay iyo cidaad heshiiska la gashay heshiiska iyo cidaad xilka u ahaaysid iyo jagada aad haaysid iyo hadaad majority maad xoog ku qabsatid...laakiin sidii sii baqti baad u egtahaye bal is cadee

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 3 години тому

    Kkk haddaanu nahay beelaha somaliland cirro ayaanu u codeyneynaa inaad riyooto waxaa ka horeeya inaad seexato kkk adigu miyaanad han lahayn markaad tahay arab mise xiniinyo salaax ayuunbaad ku jireysaa

  • @bilemoha5753
    @bilemoha5753 3 години тому

    Hhhhhh paspotka Soomaali weyn iyo afka soomaaliga inoo daaya hargaysana aniga kulabadlayaaa leh.

  • @bilemoha5753
    @bilemoha5753 3 години тому

    Ok SSC MEEE mideeda kale aqoonsi baad kuwaateen balse waala wadanoogaaa

  • @XassanMaxamed-u2p
    @XassanMaxamed-u2p 3 години тому

    Thanks

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 3 години тому

    Garaadlaawayaasha ma’aamino ku yar iyo kuweyn.

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 3 години тому

    Kaa raysanaye Khatumoxumo somaliya u guur, dhulbahantaha xalaasha ah ee dalkooda aaminsan ayaa sool Somaliland u soo hadhi…

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 3 години тому

    Jaamac baadi DNA malaga qaaday wali

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 4 години тому

    Safiya tusmo way fududay

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 4 години тому

    Masha'alla fariid caqli badan nooloow jiroo joog

  • @Hooda36
    @Hooda36 5 годин тому

    Masha'Allaah Sister❤ well said 👏 🙌 👍❤ illaahay cafimad❤ hakusiiyo guul iyo❤ gobanimo Soomaaliland❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @farahroble9961
    @farahroble9961 5 годин тому

    Guul somaliland ❤

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 5 годин тому

    Shalom Axmed Bashir 🎉

  • @VoughtBlackNoir
    @VoughtBlackNoir 5 годин тому

    Soomaaliland guul guuuul guuul guuul❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 5 годин тому

    ILAA AYNU XIRSI IYO XAASHI AYNU ISGA TOOGANO WAXBA INOO XAGAAGI MAAYAAN

  • @QoobjalowQoobjalow
    @QoobjalowQoobjalow 5 годин тому

    Waa iidoor dhulbahante iska dhigaya

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 6 годин тому

    Citisaam ayaa xiniinyaha Haya.

  • @Musicmusic55711
    @Musicmusic55711 6 годин тому

    naag gurigeedii la gubay oo naag kale u kala tirineeso waa cajiibka cusub naago is dareemaa la arki jiray bal maanta tan hadii gurugeeda lagubi lahaa ka wara saan may u hadlili lahayd waa maya reer waqooyi cadownimada iyo dareen xumada waa waxa loo ictiraafi la aanta ugu wacan tanoo kalay caalamka arkaan ismana oga iyagaaba is kashifa what kind of pple they are markaasaa no to these kind of pple for ictiraaf iyo wax u dhow anoo kale oo cadaanka lashqeeyo markaan arko tanoo kale cadaankaan u turjumaa look at this pple sick

  • @QaliifNuuraxmed
    @QaliifNuuraxmed 6 годин тому

    Wll.cidgaara.usheeg.oo.hoos.udhig

  • @abdiwahabDahir
    @abdiwahabDahir 6 годин тому

    Alle ha ku caafiyo inaader

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 6 годин тому

    Mash Allah ❤❤❤

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 7 годин тому

    What are u talking about

  • @banadir5032
    @banadir5032 7 годин тому

    Asc walaalo sifiican oo bilaa turxaana baad wax ugu sheegtay gabadhaa tusmo laakiin caloosheeday ka hadashay

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed 7 годин тому

    AHMED BASHIR GEESI QARAN...ETHIOPIA AND SOMALILAND WIN ......❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa
    @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa 7 годин тому

    💚💚💚💚💛💛💛💛💚💚💚💛💛💛💛💛💛💚💚💚💛💛💛💛💚💚💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🟩🟩🟩

  • @user-hn1ty2cw9e
    @user-hn1ty2cw9e 7 годин тому

    Waxbaa baalah iga yaacay 🐎🐎 qalasyo ayaa muuse meel iska mariyay 🐎🐎muuse isaaqow awlaadiinii waydiiya gacmaha kabaha ku qaatay

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 8 годин тому

    Waar nacas maangaab ah oo aan waxba aqoon ayaad tahay ee iska aamus oo ha ceebeyn reerka sharfta leh ee Arab.

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 8 годин тому

    guul qaranka soomaaliland guul itoobiya

  • @KhadarAli-y2w
    @KhadarAli-y2w 8 годин тому

    Ahmed zxb runsheg nimadada ❤❤❤❤❤❤😂❤😂😂❤

  • @KhadarAli-y2w
    @KhadarAli-y2w 8 годин тому

    Sxb❤ run sheg illaa runlow

  • @KhadarAli-y2w
    @KhadarAli-y2w 8 годин тому

    Wll gedkii daawoda ahaa muriinga miyu aha horta siden ku dalban kara

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 8 годин тому

    Masha allah Ayaan qaali ale ha ku caafiyo aamiin yaa rapi ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MaryanAbdi-n8d
    @MaryanAbdi-n8d 8 годин тому

    Fariidi iga dhalatay invader dumaashi baby baby babi cadawga mouse

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 8 годин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊😊