Wararkii u Danbeeyey Garaadadii Dhulmahante oo Ay Ka Dhex Bawaagtay Puntland oo laga soo Horjeestay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 години тому +4

    Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️

  • @Khadramaxamuud-m3y
    @Khadramaxamuud-m3y 4 години тому +3

    Alahaw naxariisdo nasrulaah iyo intii dhimatayba

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 години тому +1

    Somali waxa ragaadisay Qabyaalad taana horumar laguma gaadho

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 години тому +1

    Reer slandnow ninka dadka dalka iyo diinta u daacada taageera ninkii kalena ka fogaada aabahaana ha ahaadee

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 години тому +1

    CARABTI, OO U DALLACAY IN AY KIS SANUUD AH, DALKOODA IYO DADKOODA KU BADASHAN.

  • @seed3966
    @seed3966 26 хвилин тому

    Asc riwaayadeyste wararka iska hubi awoowe bahasha iska aayar fadlan 😎😎😎

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 8 хвилин тому

    Xasan nasrulaah ma tegey geesibuu ahaa rabow u naxariisto

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 години тому

    Masiibo idinku dhacday Yuhuuday
    Subxanallah
    Qiyaamihii ayay soo dedejisay waayo Dulmigii ayaa batay

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Годину тому

    War qofkaan Cod Xumaa Subhana'Allah. Ma afkaa Ubuuxo Odaygaan Marqaansan. Caku Idoor Dabacayuun 🤣🤣

  • @salebanfarah2497
    @salebanfarah2497 3 години тому

    Adeer haku odhan marakudheg ma yuhuuda ayaad taageersantahay

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 3 години тому

    Kolay wuxu ahaa shiico qudhuley

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 12 хвилин тому

    Asc waxaan kugula talinayaa wararka saxdah soo daa mansha allah waad fiicantahay

  • @FaizaEisa-u7l
    @FaizaEisa-u7l 3 години тому

    Hhhhh ala jecela inay arkaan garado ihaya war hawareerina. Guuuuul ssc khaatumo

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 години тому

    Kkkkkkkk wariyaha afsomaliga

  • @samirr546
    @samirr546 4 години тому

    Ma nifaaqnimo ayaa hadii aanan ka nixin shiicada raafidada marka cadow kale dilo!!!!

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 3 години тому

    MAREEYKAN IYO YUHUUD,
    WAA IN LOOLA DAGAALAMO
    #QAAB,
    #KU DHISAN SHAREECADA
    #ISLAAMKA,
    KUDHISAN.
    .... KHAASATAN,
    SIDA AY URURADA
    #XAQ U DIRIRKA AHI
    ULA DAGAALAMAAN,
    #SIDA TALABAAN IYO AL-SHABAAB IYO XAMAAS IYO XUUTIDA,
    IYO WALIBA QAAB ISLAAMI.

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 4 години тому

    Nacaskan feedhaha weyn waa lagu guuray.

  • @AbdiAbdilahi-ze2sy
    @AbdiAbdilahi-ze2sy 2 години тому

    maansadiishantarad

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Годину тому

    Xisbiga Huwanta iyo Argagixisaa Wadani waxba uma yaalaan Berbera ciidankii uu ku laayey buurta Gacan Libax ee Jabhada Ciro Cambe dishay waxa ugu badnaa reer BERBERA markaa cod ka helimaayo labada tuug ee Ramaax iyo Cabdallah Sandheere Tuug naraha ka waraabiya waa jidhxun xagii loo badnaa u maca salaameeya kilaabta.

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Годину тому

    Munaafaq

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 4 години тому

    Ha is daba saqlayso.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 години тому

    Ina kaarshe

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 3 години тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 3 години тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidmohamed1675
    @saidmohamed1675 4 години тому

    Allahu naxaristo shiikh xasan nasrullah

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 години тому

    Huwnatii wa udhamaty Wlee Mr Gala ayaa Cunha iskaga duubay alshab tooda
    Ethiopia waarkeda UN kucadaysay Wle

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Годину тому

      Beenaha aad isugu sheekeeysaan iyo saad isugu camirtaan waanu kuqoslnaa anaga.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Годину тому

    Doorashada maantu maaha doorasho waa AFTI iyo MASIIR la mid ah kii lixdankii 1960 ee calankeena tuuray markaa ninka taas oo kale doonayaa ha doorto xisbiga huwanta Wadani ka doonaya Somaliland horumartana labada xisbi UCID iyo Kulmiye kala doorta waa xaaraan in cadowga Somaliland cod la siiyo kuwa isbedel doonka doonayaa waa kuwii Cabdirisaq khaliif tuugii golaha baarlamanka ahaan jiray kursigaa saaray ee garab taagnaa xataa isagoo Laascanod jooga ayey lahaayeen wuu inoo maqan yahay , ma waxa isbedel doon Hersi huwan iyo Ina Xashi oo wadanka dhacay 40 milyan oo dollar midna mashruucii Xumbaweyne ee Dacarbudhuq waa ninka cunay ina Xashi iyo kii madaarka Hargeisa makaasaa isbedel doon ah, tuugtii laga soo eryey Kulmiye ayaa ku leh isbedel doon bal aan idiin sheego dawlada ay u dhistay inana reer Somaliland ah xisbia huwanta Wadani.
    Wasiirka Cadaalada waa Cadaala
    Wasiirka khaarajigu waa Ina Cumar Dool
    Wasiirka difaaca waa Oofwareen
    wasiirka lacagtu waa Mohamoud Hashi
    wasiirka Daakhiligu waa Cade Gude
    Wsiirka diinta waa Coldoon Shabab
    Wasiirka daakhiliga BabuLaahi
    Bal dawladaa xisbiga huwanta Wadani ka warama????????????????

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 години тому

    DHULMAHANTE WAA IN AYNU XOOG KU SOO CELINAA DHOWAAN

    • @aniga7280
      @aniga7280 Годину тому

      Hhhh oo maxaynu ku falnaa dad aan ina rabin

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 4 години тому

    Gaal dilay shiici waa labo cadaw oo sunnigu leeyahay oo is jafaya.

    • @Khadramaxamuud-m3y
      @Khadramaxamuud-m3y 4 години тому +1

      Shiicadu ma argagixisaa hadaase suni nahay maxaan istaraa

    • @jaamacfaarax2375
      @jaamacfaarax2375 3 години тому

      @@Khadramaxamuud-m3y
      Yuhuud iyo shiico lavaduba waa u cadaw shareecadii nabi muxamed lagu soo dejiyey.
      Labo cadaw oo is jafaya weeye ha socoto hawshu.
      Ilaahayow cadawgayaga cadaw kaafiyo ha noo waayin.

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 3 години тому

      Muslimka imika sheecada aya wax iska dhicisa sunuhu wa wada daciif la iska maalo