SABABTA AAMINO CABDILAAHI ISAGA FASAQDAY CABDI QEYS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 99

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Рік тому +7

    CABDII QEEYS ISAGAA SABAB U AHAA IN LA XIDHO OO DOWLADA CAAYI JIRAY MARKUU JEELKA GALAY OOY AMINA IN MUDAA SUGTAY WEEY ISKA FASAQDAY OO CABDI RAXMAAN DHEERE OOY KALA TAGEEN SAHRA AXMED BEEY ISGUURSADEEB DIIN KA XAARAAN TININEEYNEEYSANA MAJIRTO ..ILAAHEEYBAANA KA DHIGAY RAAS WEEYN OO BALAADHAN MAANSHAA ALAAH. CABDINA INAADEERTII BUU GUURSADAY WAX DHIBA OO JITAA ADEER MAJITO.FANAANIINTU AYAGAA ISAGUURSADA ISNA FURA

    • @ilyaasmaal742
      @ilyaasmaal742 Рік тому +2

      HAA HADALKAAGU WAASAX KAAKIIN ARIMOODBA WAYKAA KHALDAN TAHAY C/RAXMAAN DHEERE WALGII SAHRA MA GUURSAN. AAMINA IYO SARA HADAAD TAQAANO DADKA WAY ISKA XIGEEN WAY WALAALOOBEEN ILAA HEER. SAXIIB AAN CAADI AHAYN. TAKALE CABDI QAYSS WAATEE INAADEERTIISA UU GUURSADAY. EE FANAANADA AH MA JIRTO. OKY

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 Рік тому

    CIMRIGA DADKU WAA WAX YAR GAAR AHAAN DUMARKA XADHIGA AB WAANKA OO BATAY IYO CALAFKOODA OO INTAA KU EEKAA AWGEED ALLE AYAA U BANEEYAY DADKU IN AY IS GUURSADAAN HADII CALAFKU DHAMAADANA LA KALA TAGO CEEBNA MAAHA LABADA NINBA CARUUR AYAY U DHASHAY SHARAFNA WAYKU LEEDAHAY AAMINA C/LAAHI CABDI QAYS WAA INAADEERKAY YAAN LAGU MASHQUULIN DADKA WAAWAYN AYEEYOOYINKA AH IYO ODOYAASHA DHAQAN XUMADA HALA JOOJIYO. SUBXAANALLAAH.

  • @xasancabdulaahi3362
    @xasancabdulaahi3362 Рік тому +3

    Magaca ruta ah waa barni cabdilahi
    Jabuutina ka wada heesi jireen
    Walina duuban laga heli karo raadio djebouti

  • @abdiqanimohamudraage8838
    @abdiqanimohamudraage8838 Рік тому +2

    Hhh abdiqays wa adeekay waan lafadhiya hada waxaan dhagaysiiyay warbixintan beenta ah hhh saacadbu qoslayay sababto ah waa war sal iyo raad toona lahyn waana been waxa fiican inaad wax run u eeg sheegto aamina been ayu kashegay manay dalbadan fasaq balse si caadi ah ayay ukala tageen

  • @xaawojaamac9642
    @xaawojaamac9642 Рік тому +2

    Haday Iska fasaqday wey guursan kadhaa warya xikmad noo keen

  • @jiilaalblog6920
    @jiilaalblog6920 Рік тому +2

    KEEBAAN LA HURDAA GACANTU RAAXA DARANAA,WAA QISO CAJIIB AB

  • @maxamedgessi1994
    @maxamedgessi1994 Рік тому +7

    Heesta gacantu raaxo daranaa waxaa sameeyay abwaan xasan ganey waxayna ku jirtay riwaayadii bidaari sibiq bay kugu gashaa

    • @anabmusa7112
      @anabmusa7112 Рік тому +2

      Maxamed Gessi abwaan Xasan ganey waa nin habar awal Cabdi qays na waa nin habar awal ah labada abwaan sacad muuse marki ay bada ku dhacday waxay marwalba ag joogi jirtay Xasan ganay riwayadi meteladeeda waxa loogu sameeyay in nin aanay jeclayn la joogto jacaylkeedina godob ay ka gashay laakin cabdi qays ma jecla in u sheekada la so bandigo waayo laba caruura ayay u leedahay ilaa iminka mar borama lagu waraystay waxay tidhi Xasan Ganey iyo Cabdi qays ayaan heesahooda dhegaysta

    • @fanaxcabdi1912
      @fanaxcabdi1912 Рік тому

      44Ugaas

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Рік тому +1

    Beenta umada aad u sheegayso jooji Abwaan Cabdi qays wu ka qiimo badan yshay nin naag cidla uga dhaqaqdo calafkoda kala dhamaday aflagadada jooji ccaruurtoodi ba nool oo aralada jooga

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Рік тому +4

    Waan maqlay nin keedii xiran inay guursaday nin ka danbe ee hodan dhalay

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 Рік тому +5

    Waryaa waxkale mawayday

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Рік тому +3

    Subxaan Allah fasaqu Waa jiraa lkn Waa in ay jirto xaalad la isku fasaqo

  • @ahmedjibril1040
    @ahmedjibril1040 Рік тому +1

    War ama sheeko aanad wax ka ogayn dadka ha sheegin waryaa.

  • @ahaa1200
    @ahaa1200 Рік тому +2

    WAR NINYAHOW AAMINA ABDILAAHI HEESTA GACANTU RAAXO DARANAAAA WAA LAGU QIYAAMAY

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 Рік тому

      Waxba kama jiran heestani ruwayada ay ku jirtay qisada ruwayada ayey ku kobneyd

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 6 місяців тому

    waar waeyi ku saxsaniid fasaqa ayi qaadatyi

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 Рік тому +1

    Kan warka sheegayaa war ma hayo

  • @mastardacaadismaacil
    @mastardacaadismaacil Рік тому

    Abti fanaanada aamina c/laahi waxay caruur isu dhaleen fanaankii c/raxmaan dheere

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому +1

    War bad ha dabbaalan waxaadan xaqiiqdeeda ogayn

  • @dawand6946
    @dawand6946 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Рік тому

    Qeys Quuqle Qabiileyste Ah Ayuu Siyaad barrena waa uu Dulqaatay waayo wuu Sii daayey ka Dib maarkii uu la kulmay qaar ka mid ah madaxdii Dowlaaddii kacaanka oo Isaaq Ahaa!!..scww.

    • @anabmusa5603
      @anabmusa5603 Рік тому

      Moxamedmire
      Siyaad bare iyo kacaanka aaad sheegayso reer shiekh isaaq ayaa wasay Siyaad Bare suuli Nigeria's ayuu ku dhintay dowladisina reer shiekh isaaq ayaa liqay

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej Рік тому

    Haddii ay iska fasaqday wey guursan kartaa. Meesha waxaad ku soo qortay iyadoo laqabo iney guursatay.

  • @Beylling
    @Beylling Рік тому

    Waa sheego runti Cunsuriyad badan oo haab gabil isgu diir aa marka jooji waxyabaha beenta badan

  • @husseinhandule
    @husseinhandule Рік тому

    xeerka qoyska ayaa so baxay markii la xidhay cabdi qays,,
    in naagtu iska furi karto ninka

  • @faysalxasan7116
    @faysalxasan7116 Рік тому

    Heesaha ka dib ayad dhalataye haka bixin tarjumid khaldan wa hadaad aabe iyo hooyo leedahay

  • @ahmedalimmashaa1769
    @ahmedalimmashaa1769 Рік тому +1

    Haddii aad been sheegayso wax runta u dhaw baa la sheegaa. BEENAALE. Ehlu naar baad tahay, aakhirona waa ay ku sugaysaa.

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому

      DAMEER DHEGA XIDHAN BAA TAHAY,IMINKA MAXAAD INOO SHEEGTAY.

  • @maxamedbashiir6155
    @maxamedbashiir6155 Рік тому

    Adigu xagee ka heshay.xogtan labda qof ee aad.ka hadlayso labdii qof way nool yihiin waana ceeb inaad sheeko oo mala awaala aad sooduubto waa ihaano iyo duli nimo inaad reer isqabay oo kala tegey aad ka hadasho xataa hadii ay jirto inaad ka hadasho waa kugu ceeb iyo nusqaan

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому

      Xigta ehelka Cabdi qees ila wadaagay.in laga hadlana ceeb maaha waa Public figures...Taariikhduna ninna ma doonto,ninna ma diido,waa minguuriye wixii dhacay oo tagay.

  • @mastardacaadismaacil
    @mastardacaadismaacil Рік тому

    Noloshu waa jacayl jacaylkuna waa farxad farxaduna waa jano

  • @axmedcabdi1680
    @axmedcabdi1680 Рік тому

    Wax kaloo ka hadasho ma weeyday

  • @MrWadhaf
    @MrWadhaf Рік тому +1

    Fake news

  • @mohamedahmedmohamed1587
    @mohamedahmedmohamed1587 Рік тому

    Waxba maad sheegin.

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 Рік тому +1

    Waar kuwani ma itoobiyaan ayey noqdeen.

  • @maareeye1344
    @maareeye1344 Рік тому +1

    Been baad ka sheegtay dadkan iyo fankaba heestan markii la sameeyey c/raxmaan dheere iyo aamina wey is qabeen caruurna wey lahaayeen,ma haysid sheekada

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому

      Maareeye ma barnaamij kale baad ka dhageysatay cid tidhi ma jirto way is qabeen marka heesta la sameeyay ee qisada heesta soo baar sida loo sameeyay iyo cidda ay quseysay

    • @maareeye1344
      @maareeye1344 Рік тому

      @@bulshadacusub heesta aad soo qaadatay waa ruwayaddii ninba timo xamar waana bilawgii 81 kii c/raxmaan cismaan maxabe ayaa la yiraa c/dheere wuxu ahaa koodii xoogga dalka jeneral/daa'uud,aamina waberi waxay fantastic ka bilawda Djibouti xiligii (we&no) ask anyone somali musicians thanks

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 Рік тому +1

    See ku ogaatay

  • @abdimawliid4981
    @abdimawliid4981 Рік тому +2

    Been ayaad sheegaysa wax aanad ogeyn ayaad ka warameysa

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому

      Bal inoo sheeeg markaa waxa jiray

    • @saidmohamed1641
      @saidmohamed1641 Рік тому

      RIWAAYDA HASAN GENEY LKN HEESTA WAA C.QAYS.SOO OGAADA.KKK

  • @xuseenxajiadaan5818
    @xuseenxajiadaan5818 Рік тому

    War beenta daa markaa waxabaqaba cabdi qays heeska ayqaadayso

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 Рік тому

    Yaa kUFASAXAY IN AAD HALkAN AaRIMA QOYS KASHEGTIID, WAR XADGUDBKA JOOJI, CAFISNA WEYDISO

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому

      Yaa kuu fasaxay adigu adigoo jaahil ah wax aadan aqoon comment ka bixiso.

    • @abdikadirahmed9540
      @abdikadirahmed9540 Рік тому

      @@bulshadacusub garac garac dhalay oo dumarka koob shah karaadiya low life scum

  • @monagoth
    @monagoth Рік тому +1

    Waar nin eeba ka baqaya.
    Maanad ahayn. Ma ogtahay in qays iyo aamina caruur isku leeyihiin. Beentaa aad samaynaysaa way kugu soo noqon doontaa

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому

      SAMSAM Taariikh dhab ah oo dhacday oo goobjoog loo ahaa oo riwaayado iyo heeso laga sameeyay miyaad dooneysaa inaad dafirto,Cabdi Qeys iyo Caruurtiiba maalin cad bay ka dhaqaaqday

    • @saidmohamed1641
      @saidmohamed1641 Рік тому +1

      @@bulshadacusub waxaa saméyay heesta go'ayaa ila huwadey.C.qays

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому

      @@saidmohamed1641 sxb Heestaa Xasan ganeey baa sameeyay Riwaayaddii Bidaari Sibiq bay kugu gashaa bay ku jirtay

  • @mohamedmaygaag2844
    @mohamedmaygaag2844 Рік тому

    Waar xishoo waxaanad garanayaa ha ka sheekayn beentu waa ceeb

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Рік тому +3

    War Allh kabaq iska daa benta

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 Рік тому +2

      @@anabmusa5603 adigaa hooyadaa gogal dhaaf kugu dhashay oo garacad weli garaneeyn ee is baadh😓😓😓😓 ninka waa keeys iska furi karaa oo diintu weey o goshay hadii aadan biil iyo galmo lagu heeysan mudo 6 bilooda inaad iska fasaqdo waxaana kuu banaan inaad guursan karto ninkaad doonto aamina cabdilaahi iyadaa nacday cabdi qeeys waxeeyna guursatay nin tolkeeda ilaaheeybaana u baneeyey oo u barakeeyey. Maxaa laga sugaa nin jeel kujira oo isagu dawlad dhan daandaan sanaya weey ku saxsaneeyd ineey wakhtiga iskaga lumin nin hadii eey iyada jeel gasho ama xanuunsato ama dhoofto aanan sugeeyn bageey wakhti iskaga kumin ..😠😠😠😠 hibaase iyo ciil kama baxaan cyqdadbaa dishay iidoor afku dhogor

    • @anabmusa7112
      @anabmusa7112 Рік тому +3

      @@nadiamohammed5330 naaya dhilo yahay afqadhuunka meesha kala tag
      Naa iyada oo maherki cabdi qays ku xidhan yahay aya waxa la yidhi lugaba way isku qaban wayday oo weliba laba caruura ayay u haysay Ayaan iyo Mustafe ayay u haysay hantidisa way haysatay iyadaa laga dhergay iyadoo ninkeedi jail ku jiro balse maxuu u qabtay ninka tolkeed ah cabdi qays isagaa Djabuuti fanaaninta ku daray isagaa hargaysa keenay oo fanaanta ku daray weliba riwayadisi gaal iyo hablow geelow yaa leh magac ayuu u yeelay wax waliba way dhacan oo xanuun baa imankara xabsi baa imankara waa aduunyo laakin labada qof in ay isku samraan ayaa waajiba macal galada ayaa waqtiga adag ku kala tegin iyaduna marki ninkeedi jail galay ayay lugaa isku qabsanwayday ku dar so oo laba nin oo is gaadhaya may ahayn cabdi qays waa abwaan wuu heesa laxanka ayuu sameeya wa actar waa nin qurux badan oo aamina cabdillahi waa naag fool xun naago ka qurux badan ayuu marku jailka ka so baxay guursady waa nin dhalada oo reer shiekh isaaq ah habar awal marku jailki ka so baxay waati daba carataysay cabdiraxman dhere ma iyada laba joogi jirtay meelaheeda aya iska mari jirtay oo weliba marku cabdi qays hansal siin waayay Xasan ganey ayay ag joogi jirtay iyada oo cabsi qays uga dhowaynayaa Xasan ganey iyo Cabdi qays na waa il madeer Cabdiraxman dhere inti la qaxay ee cabdi qays Denmark tegay ayay borama kula noolayd. Waxaad tidhi dowlad buu isku dandan saday haa oo weliba waanu duminay reer shiekh isaaq ayaa liqay dowladii Siyaad Bare ee wax aad uga xuntahay miyaa jira? Heest naftaadiyo jacaylkuna xabaal iyo ninkeed loo kala teg noqotaye waxa la qaadaysa inaderted hibo Nuura cabd qays ayaa laxanka iyo midha leh iyo music ba

    • @anabmusa7112
      @anabmusa7112 Рік тому +1

      Nadia Mohamed
      Waatan heesti cabdi qays isagaa reebays
      ua-cam.com/video/W1m3CHPbLH8/v-deo.html

    • @anabmusa7112
      @anabmusa7112 Рік тому +1

      Nadia Mohamed waxa maanta hiil idinka baahan inanta ay habaryarka u tahay ee kilaabka lagu dilay ee naagtu qurarada ku jarjartay ee gaaladu ku daawanayaan ee umada illahay ka wada qayliyeen dilkeeda inta aad islaan 70s siilkeeda ilashan wayday iyada oo ninkeedi jail ku jiro
      Hodan Xaashi waa inan gadabiirsi ah Aamina cabdillahi ayaa habaryar ruma u ah Canada ayaa night club lagu dilay naag cad ayaa qurarad ku jarjartay oo iyada oo mayda tima intay qabatay dhulka jidaysa oo galadina ku qoslayaan aduunki aragagax wada yihin sidaa arxan darada ah ee lo la dhaqmay taa yaa hilkaga bahan mee gadabiirsi
      Aamina cabdillahi ayaa habaryar u ah oo ay walasheed dhashay hadaba dhilooy ha igu walan aniga islanta siilkeeda ayaad ka hadlaysaa waatan inantu Hodan Xaashi illahay ha u naxaristo inantan yari waa gudabirisi tan ayaa hiil idinka bahan Fanaanada aamina cabdillahi ayaa habaryar ruma u ah walasheed baa dhashay hadaba mee gudabirisi aniga ha igu waalan wax runa weeye oo islaatu tarkhdeeda weeye waa la wada ogyahay Hodan Xaashi ayaa hiil u bahan
      ua-cam.com/video/39UcShFL2w8/v-deo.html

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 Рік тому +1

      @@anabmusa7112 hadii eey aamina cabdilaahi habar yar u tahay naaha ineey qabiilkeedu gadabiisi ahaato mana hubtid xitaa ineey tahay isaaq ee bal wax hubi Mida xigta hadeey kalaab tagtag ooy gaalo lacaweey neeysay iyadeey jirtaa xitaa in lagu tukado meeydkeeda waa in leeyka hubiyaa👎👎👎Aan u soo noqdo fanaanadiina khadra daahir ma og tahay ineey garacad aheeyd ooy aabaheed aheeyn ninka eey sheeganeeysay ma og tahay ineey fanka u soo gashay AXMED XALI CIGAAL oo xaasa laga kari waayey oo markuu tumadho uga dhergey hargeeysa iskaga tagey ooy siilkeeda la daba carateeysay ilaa eey dacwo ugu tagteg siyaad bare oo uu ka codsaday inuu guursado ninkeey u waakatay was axmad cali ma og tahay ninco degan tanaad tiraahdaan waa ninco afweeyne ineey siilkeeda daba wadey ninman badan oo SNM ah oo aaneey xitaa garaneeyn inanteeda curad aabaheed taasaa hiil idiinka baahan oo nool oon garaneeyn aabaheede ordoo DNA kaqaada intii nin eey lasoo tumatay. Gabadhan canada lagu dilay iyadu waaba eey dhimatayee--'hadaad u baahato intaa iyo in kabadan oo isaaqa oo fanaaniintiinaa waan kuu hayaa war bixin tooda halka aad kaga madhquusheen aaminoo cabdilaahi nin la xidhay ooy ka tashatay iska furtay guursateyna inaadeerkeed

  • @kayseismail6935
    @kayseismail6935 Рік тому

    Waxan uu ninkani akhriyayo xaguu kakeenay ruwaayadii bidaar iyo nimba tima xamar ayuu kuqoofalayaa beenaale

  • @axmedmataan4443
    @axmedmataan4443 Рік тому +2

    Inanteeduna waa sidoo kale

    • @ubax7758
      @ubax7758 Рік тому

      Wad dhaqan xuntay waarya wax hubso😡😡😡😡

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 7 місяців тому

      Saqajaan af xun baa tahay. Nadal fi caalamin

  • @MrWadhaf
    @MrWadhaf Рік тому

    Sheeko khaldan weeyi. Labada fanaan badhtamihii lixdankii ayay isku guursadeen Jabuuti oo labaduba fanka ka bilaabeen

  • @maareeye1344
    @maareeye1344 Рік тому

    Dib ugu noqo heesaha hashii awrkeeda diidaa awr kale ku roortaa agartala dab laga saar????? iska hubi waxad sheegaso kkk

  • @maxamudcumar520
    @maxamudcumar520 Рік тому

    beenaale ayaad tahay