Aac. Waa run oo lama aamini karo Xassan Shiikh iyo kooxdiisa. Tan kale Xassan Shiikh ma aha madaxweyne. Xassan kuma habboona madaxweynaha soomaali-weeyn. Xassan Shiikh ma istaahilo in uu mar dambe qabto shaqo Dowladeed.Sababtoo ah Xassan waa nin an soomaaliya iyo soomaaliba u soo kordhin wax wanaaga,wax uu qaribo ma aheee.
Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤
WARIÝE XASSAN WARIYE MA AHA WAA GUULWADE XASSAN LAALUUSHKA AAMISAN THANKYOU!!!
Aac.
Waa run oo lama aamini karo Xassan Shiikh iyo kooxdiisa.
Tan kale Xassan Shiikh ma aha madaxweyne. Xassan kuma habboona madaxweynaha soomaali-weeyn.
Xassan Shiikh ma istaahilo in uu mar dambe qabto shaqo Dowladeed.Sababtoo ah Xassan waa nin an soomaaliya iyo soomaaliba u soo kordhin wax wanaaga,wax uu qaribo ma aheee.
Ninkaan meel baa u cad waana puntland iyo deni
Sharriif nin wax badan fahmaya
AKHAS😂
KAN WARIYAHA ISKU SHEEGAYI MABA YAQAAN WUXUU KA HADLAYO😂😂😂
Wax awooda ooy leedahey ma jiro siciid waa xayowaan shaqsi ah
Kan weriyaha ah aqoontiisu aad bay u hoosaysaa! Waa dhagax aan waxba fahmi karin
Somali waxay too saysaa madax u shaqaysa oo aan ka shaqaysanayn markay timado
Deni waa madhicinqtifiis
Beentaa daa axmed madoobe ciidankiisaa waxey joogaan mugdisho xasilinta joogaan