DEGDEG: Faadumo ibraahim oo Furka Tuurtay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 110

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 19 днів тому +9

    Maasha’allah Fadumo kuwo rag 100 le sheeganaya ayey 1000 jeer ka caqli badan tahay:

  • @AxmedibrahimIbrahim
    @AxmedibrahimIbrahim 18 днів тому +3

    Mashallah faadumo ibraahim waa qof cadaaliyad ah

  • @allamahadleh2422
    @allamahadleh2422 17 днів тому +1

    Faadumooy hodhodho hodhodho hodhodho

  • @hasnaducaleh1226
    @hasnaducaleh1226 18 днів тому +2

    Maxmed abiib waa geesi geesi dhalay islaantan waxan leenahay Maxmed abiib afka ka jeedi rer awdal ayou xildhiban uyahe

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 17 днів тому +1

    Hilaac waa kulmiye anagu waxaan nahay Awdal strategy

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 19 днів тому +1

    Walaahi faadumo waa Sharci yaqaan Am mucalimu faadumo❤❤❤❤❤❤

  • @nimasaid-v5k
    @nimasaid-v5k 19 днів тому +3

    Macha allah wa run

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 19 днів тому +2

    Guuuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland ❤❤❤❤

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 19 днів тому +4

    Beesha dhaxe ha isku qaadin cida eeda leh sheeg 😂😂😂😂😂

  • @MoussaaliZardari
    @MoussaaliZardari 18 днів тому +1

    Anagoo ree hargaysa ah waxan soo saarayaa hilaac guul

  • @KowsarQasimMohamud
    @KowsarQasimMohamud 19 днів тому

    masha Allah fariid ❤

  • @runige6608
    @runige6608 2 години тому

    Waaa runta ❤❤❤

  • @AxmedBarkhadAxmed
    @AxmedBarkhadAxmed 18 днів тому

    Marhiilamaanaha iyo ladhayaan xininyuhu ooraguwadalibaaxyahay lakiyeey aduunyadu taasaa wanaag uunladhihi jawaabta reer awdal aadsiisey faadumo aad ayaankuuguguhanbalyeynahayaaa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 19 днів тому

    Walaahi dardaaran fiicanahay xiisay samaroon❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 19 днів тому

    Heesahaasi maaha hees Abwaan Sameeyay Jacbur baa LAYIDHAAH wax qiimo ah ma samaynayso❤

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 19 днів тому

    WALAAHI MAGACA ALLE AYAAN KU DHAARTEE XISBIGA WADANI RAGA HOGAAMIYA IYO TAAGEERAHOODA FAADUMO AYAA KAWADA CAQLI BADAN
    WAANA GABADH AAD U CAQLI BADAN ALLE KUMA CADAABO

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 19 днів тому

    Waa huwantaa xaarmaajo faqasha buuuuuufi huwanta xaarmajo caaaaaaac faqasha

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 19 днів тому +1

    🎉🎉🎉❤❤ faadumo fariid 👍👍👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👏👏👏👏👏👏

  • @banadir5032
    @banadir5032 19 днів тому +1

    Maxamed abiib yaa xorkadhigay waaba gune Habra wadaagii barkhad ahna seediga ciro waa wada bidhiidhi qaate yaal

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 19 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 19 днів тому +3

    Habar waalatay waa

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 19 днів тому +3

    Masha allaah wariiyaha su aashiisa halaga jawaabo waa suu aal saxa heeste ciro lagu cayay ma sax baa laakin hada heesta meeday sool waa run mee dalki?

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 19 днів тому +4

    Hooyadan Qabyaalad baa wareerisay....

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 19 днів тому

      Shaleyna way buktay maantana waa taa qabyaalad u soo hagoogatay Allah ha soo hanuunsho

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 19 днів тому

    Amarkii ayaa lagu soo saaray kulahaa waxa uqabtaa inaaan joogin

  • @MuxyadinGaryaqaan
    @MuxyadinGaryaqaan 19 днів тому +1

    Islaantani horta taytalkay ku hadashaa, islaantu waa hadal ku caan noqo

  • @1984peac
    @1984peac 18 днів тому

    Faduma rag badan Bad dhantaa

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 19 днів тому

    Masha allaah wariiyaha su aashiisa halaga jawaabo bare waa suu aal saxa heeste ciro lagu cayay been sheegayan laakin hada heesta meeday sool bari waa run meel dalki

  • @Abdi-h4y
    @Abdi-h4y 18 днів тому

    Faadumo marka,rer,sh,isaq,waxa,lagashego way,xanaqda

  • @hasnaducaleh1226
    @hasnaducaleh1226 18 днів тому

    Fadumo ibraahim waxaa soo dirsaday muse tuug talw imisu siisayay lacag islaalantan Fadumo hadalaan muse uu dhacayaa maanka ku hayso

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 19 днів тому

    Sool waa siyaasada xisbiga wadani ayaa sidaasa oo halkaa gaadhsiisay wixii kadhacayna sababa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 18 днів тому

    heestaa hore ninki samroon sameyay ba taas danbena sameeyaay ogow ama ahmed saki ha qaado aama cid kale ha qadee

  • @banadir5032
    @banadir5032 19 днів тому +1

    Waxaa balanbalay ama maqaamkiisii kadhacay maxamuud xaashi oo hortiisa uu ma,maydhe ooyaaye uu kacaayayo ama uu yasayo SNM majirto awdal waxay utaqaan buuyidhi SNM argagaxiso markaa maxamuud xaashi maxaa utala ilayn ciro makala jecla

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b 19 днів тому

    😂😂😂😂 kulmiye wuu tagay faadumoooy nagadaa baryada 😂😂

  • @allahbawayn
    @allahbawayn 19 днів тому

    Ninkaa ina abiib hadlaya wixiisu waa isku dir rer boramana waxba umahayo cuqddad aya hadaladiisa ka buuxda marka horeba borama wadaniba badna 2017 waxba badalimayso

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 19 днів тому

    waligiin miyaad maqasheen Fadumo intii ay hadlaysay oo Xukuumada dhaliilayso ama runta u sheegto???!!! waxay wada waa ilameerayso, Fiqi Tolkii kama Jano Tago

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 19 днів тому

    faadumoy adna muuse baad wadataa xishood qabyaaladan a la xishood

  • @faxiyayasin2223
    @faxiyayasin2223 19 днів тому

    Maxaa kaagalay ninka Tolkii uhadlay

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 19 днів тому

    Islantan xanuun badan ayaah jira . Hunguriga meel xun ayuuh ka galay. Maad lugoyada ka deeysan

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b 19 днів тому

    Walaahi islaanti way waalatay waa sha ilna kulmiyow 😂😂😂

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 18 днів тому

    Marwo faadumo way saxsantahay oo waa loo baahanyahay in xusbi awdal la.sameeyo lkn waa inuu si uu usoo baxo uu cid kale oo beelaha kale ah ay la sheer garoobaan si uu xisbigu u xoogaysto oo looga arko wax wada lahaanshaha xisbiyada wadanka ka dhisani ay u qurux badnaato oo loo helo jamhuuriyad lawada leeyahay oo horumarka wadanka ku tar tama siday wax ugu qaban lahaayeen ee dawladuna u noqon lahayd qaran ka muuqda qaramada africa iyo aduunkaba markaa waan kugu taageersanahay fikirkaagaa waana halka loo socdo ee qaranka lagu hogaaminayo?

  • @KadarIman-vj6jn
    @KadarIman-vj6jn 19 днів тому

    Kulmiye naqaban weye faadumo warkeeduna waa cadyahay

  • @NimcanAhmed-fx4hn
    @NimcanAhmed-fx4hn 18 днів тому

    Adigu à wadiga rayigaga ka hadlaya hbo kirka dadka ha dhaleecaynin

  • @MohamedAbdourazak-u1i
    @MohamedAbdourazak-u1i 19 днів тому

    Ce vraie wlh

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 19 днів тому +2

    Maxaa HABARTAN KA GALAY AWDAL.IYO XILDHIBAANKOODA.
    ANAGUU NA MATALAA OO MAAHA QUDHMIYE.

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 19 днів тому

      Qabyaalad ayaa soo kicisay waa Muse inaadeertii difaaciisa ayay u taagan tahay

    • @HilaacR
      @HilaacR 19 днів тому

      War nacashay idinkay idin doodasay oo xaqina siyasiyed ee maqan wax matarayashan caloosh la ciyaraka aad doratay idin so celine waaye ayay idin raadinaysa.doqon nastexeka iyo nacaybkeda ma kala garanayso.war baruurgo siyasiga dacad idin ah iyo ka idin ku awr kacasanaya kla garta

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 18 днів тому

      ​@@HilaacR
      Waa faqash dadkan aad la hadlaysaa e haku daalin uma doodayaan e waxay ka xunyihiin in ay islaantan boorame u doodo oo wax la rabto mar haday ka baxeen Somaliland ma maqlikaraan wax Wada jooga oo is daneeya

  • @MedChina-l6m
    @MedChina-l6m 19 днів тому +1

    Waa lasodirta islantan biyo siya

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 19 днів тому

    Faadumoy inankani wuu garnaqsaday waanu saxsan yahay boqolkiiba boqol, hadaynu isaaq nahay waa inan umada kale u ogalaano xaqooda in goboladooda la siiyo, hadii kale way tagayaan sidii reer laascaanood, nin waliba haduu waayo wuxuu xaq u leeyahay wuu tagaya, Teede kale nin la xidhay gardaro lagu xidhaad halka u so fadhiisatay maanta waad khaldan tahay habaryar.

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 18 днів тому

      Sax waye Dadka kula nool ina xaq waxa ay uleeyihiin u ogolaato si sinaan iyo cadaalad ah ula noolato jaceel iyo wada jir aya ka dhasho blse waxwalba Aniga leh ma soconeeso isaaqow caqliginu ha shaqeeyo Dadka niga xishooda in ay niga cabsanayan ba u moodan blse markay indhaha dharbaaxo niga jiidan ba miyirsataan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 19 днів тому

    Usheeg tuuuuug xaarmajo faqasha xaarmajo

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 19 днів тому

    Faadumo waa libaaxad

  • @Rashid-hq4in
    @Rashid-hq4in 19 днів тому

    Dre markaa reer awdal ma waxy qaadanya hadal islaanti tv ka tidhi mise xilibanky doorteen? Reer awdal uunba suasha ka jawabayaa

  • @kaydcarab3335
    @kaydcarab3335 16 днів тому

    Faadumo gob

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 19 днів тому +1

    Naa muuse lama rabo ha waalan

  • @AhmedXeebjoog
    @AhmedXeebjoog 19 днів тому

    Horta istaantan ayaa sjiidaalka ku soo shuba

  • @MedChina-l6m
    @MedChina-l6m 19 днів тому +2

    Cibadayso awdal ha koudalin😂

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 19 днів тому +1

    Habartii saw tan qudhuntay
    Awlbe QUDHMIYE bay ahayd.

  • @CabdiazizOsman-h3z
    @CabdiazizOsman-h3z 18 днів тому

    Faadumo ma h awalbaa

  • @se1059
    @se1059 11 днів тому

    Qabyaalad baa habartii qaaday falaadhi gilgilasho kaagama go"do fanaaniinto way saxan yihiin wixii jira ayay cabiraan

  • @saalaxy
    @saalaxy 19 днів тому

    Taladda qaranka barakaysan waxaa hayey Dameer cabdi Dameer.......Tallo xumo waa isaga 😮

  • @DangaradDadaal
    @DangaradDadaal 19 днів тому +3

    Codku waa wadani faadumooy ka fadhiiso Arooska

  • @faryarmuusa9323
    @faryarmuusa9323 19 днів тому

    Hoyadan ma ogaa iin reer awdal rabiin ba somaliland wa daad hosta ka raba somali iyo muqdisho nabadan iyo noloshan ma raban qalbigoogu muqdisho ayu jira 😂

  • @mahdiahmed3331
    @mahdiahmed3331 19 днів тому

    Kkkkkkkkkkkk
    Hilaac waa Kulmiye

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 19 днів тому

      Munafaqdii habar awale

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 18 днів тому

      ​@@hassan-mp1pk
      Kalab dhuloosa adna

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 18 днів тому

      @@HindaAbdulle-fl2jj dhadiga isaaq tahay dhulbahante kaa dhigay yuhuud itoobiyaan

  • @NuuraMaxamed-gi4zr
    @NuuraMaxamed-gi4zr 19 днів тому

    Kkkkkk aduu malooyarkii isaqbaatahay maxad Kara taa awdal

  • @saalaxy
    @saalaxy 19 днів тому

    Qaranka Waxaa jebiyey Muuse Tukaraq Ilaa Oog maxabiista Laascaanood hubkii ciidanka qaranka barakaysan

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 19 днів тому

    Habartan afka qadhmuuni way isku dhex daadatay waxaan baddeeda ahayn bay gashaa bullaacadu

  • @mohamoudahmed7822
    @mohamoudahmed7822 19 днів тому +3

    Falaadhi gilgilasho kaaga fuqdo talada wadanka musa hayay markay SOOL tagtay
    Muuse waa taliyaha guud ee ciidanka Qaranka
    Adeerkaa waa danbile wuuna tagayaa ee ku biyo cab hodhodho

    • @SARAHSGAMIIEZZ
      @SARAHSGAMIIEZZ 19 днів тому

      C/RAXMAN AYAA DILEY COLAAD LAASCAANOOD AYUU MUSHKILAD KARIDEY HANASOOMARINA REER BUURAFUUL FILIMKIINII WUUQARXAY

    • @Khadar-h8b
      @Khadar-h8b 19 днів тому

      Muusa ka danbeeyay wax walboo wadanka ka dhacay ' banee muusow banee 😂😂😂

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 18 днів тому +1

      hodhodhoo😂muse

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 18 днів тому

    Shanata SOmaliyeed sidee ula abatirsata isku abtirsiba ma nihin isku dna ma nihin yaa kala dhigay isku abtrisi walee wa yaab tan kale sowta lahayd wa xanuunsnaya maxa ragan ku dabo dhigay haba ahaatee maxa qabyalada ugu difacda muuse oo waxba qaban reeraheenii aan weligood hadalin baa qylinaya sida ayuub oo kale beel walaba wax bay ka tirsnaysa parliament wa sax dhowr nin baa hadala waxay ahayd inaay wada hadalan wax wanagsna ku hadlan oo qabtan ka khaldan balse wadnaka odhan baa isku yaacay dadku afkala qaad bay ku jiran qof walaba oo sopmaliland baa yaaban kulmiyahan labad sidu wax yidhi umadii way is wada haysta wax lagu hadlo maba yaalo dowladi dumarki garacaysa dadki xidhaysa fanaiinti dhibaysa wadanki wa buuuqay marka inderka ha la safane xaqa la safo xildhiibnaddna denbiga muuse ama dowlada ha sarin xildhibanada wa kuwii ugu wanagsana dhowrka ad shegtay mooye iyaguna waxay ka hadalan ma xuma dowlada leh masuuliyada lagu kala yacay la isku wada haysto haday lahayn ina xaliisho mushkiladaha sow looma dooran
    wadaankan qaabiil baad ka dhigaysa faadumow sidii aderkaaa inamda ku biiray xusbiyada isaaq horta kama xigtid sababtoo ah isaaqaa laftiisa iskula dhuuqa samroon hal oday bay kaa xigan isaaqa aad shegayso waana sax malintay yimadan qof u qalama keenaan wa la dooranaya waana la doortay hada kaa hor isaaqa ayaanba qar weli dhaadhamin hadba samrooon markoodii wa la doortay manta saylaci cid walaba dooran lahayd wayo wa nin wadanka u soo shaqeyaay hase aahatee ahmed samater waanu dhalay ba ku wadatan sidiina mid aad dhasheen bad kentan marka waydaan mid idinka ah si aad ugu guurtan malaiyada u jaqadan iyagana had
    Ahmed samater wa ninki sodon sano wadaka ka soo hor jeeday waa ninka iminka hargaysa gaajo ku cayay leh lugaha dhuuban marka maha nin fahmi kara wadanka oo u talin kara balse malainata uu yimado nin u qalama waa la dooran wana xaqiiiq iyaguna haday qof isaqa doortan wa tolkood ee horta ha fogayn wayna dooranayan abaalna way sii dhignayan samaroonay kaaah soo raacaa wadani soo raacaa muuse waanu ku dalnee

  • @ZeinabHassan-y3n
    @ZeinabHassan-y3n 19 днів тому

    Mudane muse Bixi Abdi wax danbe ah ma Kaha ciidamada waxa dhexgalay wadani waxaanu la shaqeeyaa cadawga somaliland cidina dooranmayso wuu dhacayaa illahay Danilo

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 19 днів тому

    Beesha dhexe oodhan cidi wax umadhiiban ee muusaa loodhiibtay

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 19 днів тому

    Habartii qabyaalad ayaa soo kicisay naa waa xor xil. Abiib cid Muse cod siineysa ma jirto qudhaajow ku quuso. Midda kale Sool Bari talo xumida Muse iyo kooxdiisa ayay ku baxday dadka kale ha canbaareyn islaaney

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 19 днів тому

    Habar qudhmiyayasan
    Waa Bedeluu
    Down Qudhmiye
    Wuu dhacayaaye maxaad hadhow ka shaqayn.
    Ilayn wadani lagama ogola shaqadaa aad hayso eh.

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 18 днів тому

    wAA. Khaniis wax kale yaqaan. Ina. Abib. Iyo. Ina Haashi . MEEL. Kale. Ha tagaan. SHACABKA. S. Land

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 19 днів тому

    Professor Samatar musharax maaha faaduumooy 11bilood maraykan buu joga 1bil Somaliland bu jooga, kulmiye Wadani iyo Kaah baa soo baxaya looma baahna Ucid danbe

    • @MoussaaliZardari
      @MoussaaliZardari 18 днів тому

      Nayaa been badanidaa hilaac u soo baxayaa inta beesha dhexe isku mashquulsan tahay

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 19 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤😂😂❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 19 днів тому

    Ssc tagtaye ka tasho

  • @1984peac
    @1984peac 18 днів тому

    Doqoonimadoda

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 19 днів тому

    Runtii Muuse was Wadani kan Wadani sheeganayaa waa faqash in loo ogolaado doorasho may ahayn. Meeyeen Odayaashii wadanku waa inay ninkaa u Arkaan Xasan Sh ama Geellihii Jabuti. Woow Faqash baa noo soo duumatay👎👎

  • @ZamzammMahamuud
    @ZamzammMahamuud 19 днів тому

    Waar kuwee ragaha waa lagabaxay hadaba islan waleen baya warasanaya

  • @se1059
    @se1059 11 днів тому

    Beenalay talo xumada adeerka kulmiye ayaa sool halka geeyay

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 19 днів тому

    Kulmiye maxu soo kordhay maxad ku tiifaaci badalu kulmiye

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 18 днів тому

    Musa moyee ninkale madax noqon mayo dadow

  • @AhmedmohamedyoussoufYoussoufah
    @AhmedmohamedyoussoufYoussoufah 19 днів тому +2

    Fadumo uu codeyn meyno adeerka muse judane

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 19 днів тому

    Eedo muuse qabriga kula gili maayo

  • @KhadiirMaxamed-bk8ww
    @KhadiirMaxamed-bk8ww 19 днів тому

    Dhilo aayatahay

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 19 днів тому

    Heego runta ma jacla kkkkkkkkk

  • @banadir5032
    @banadir5032 19 днів тому +1

    Wariyayaasha somaliland waxa laga xukumaa xamar waa war cad biilkana waxaa lagu siiyaa xarunta xisbiga caloosha xun ee wadani oo ah,halka reer lagu caayo dabino loogu dhigo reer kaas oo ah subeer awal hadaba inta lajoogta ee dhagaysata caydooda ama jabkoodu waa in nolasha kadhacday waxaase layaab leh sidan qof garxajis ah aan qofkiisa loola soo qaadi karn

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 19 днів тому

      Heego dicaayadda rakhiiska ah kama waantowdaan miyaa? Wax qofkii hadlaba u jawaaba idinkaa jira waayo afkaa tamar aan ahayn ma haysaan

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 19 днів тому

    Been ma aha heer awdalaw

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 19 днів тому

    JAAHILAD😅😅😅😅

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 19 днів тому

    dhilo 80 jeer ayay afka caasastay muuse kuu waas

  • @halimodhinbil5362
    @halimodhinbil5362 18 днів тому

    naaya sharmuuto abiib dadkiisa ayaa jaceele

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 19 днів тому

    Xagee cashuur ka qaadaa lacagta ay qaataan somaliya ayaa laga soodiraa waana qabtoodi

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 19 днів тому

    Islaantan wax aanqabyaalad ahan mahayso ee soco muuse waxwaalan ayuun baa ucodaynaya

  • @raagemuxumedhabane
    @raagemuxumedhabane 19 днів тому

    Kaasaa namatala siilqadhmuun oo

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 19 днів тому

    bal u fiirsada Maamadu Hadalkeeda waxay iska dhigaysaa in aya Awdal wax ladoonayso oo xaqiidu tahay in ay mucaarid ku tahay Wadani ¿¿¿ Fadumooy waxaad wadid Naseexo kaama aha ee waa Munaafiqnimadii Abid ugu way need, eedo siwacan u Badheedh Taageerada inadeerkaa muuse jaahil iyo kulmiye waxba ha iska dhigin qof dixdhexaad ah oo Qaranka jecel, may dhoween markii la'yidhi Fiqi Tolkii kama Jano Tago, eedo adaa is Keenay...

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 19 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤