Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Masha Allah muufadan iskabulada xata wey sameen karan fudeed thanks wll
Or you can get married 🤷♀️
@@nawalmohamed5357 Iskabulo ahay
Recipe :1kg plain flour 2 tablespoons yeast 1 cup Soor3 tablespoons of sugar 1 egg Pinch of saltWarm water Mix
what is soor?
You could use Soor (in Somali) as White cornflour (in English)
@@shelbyt2235soor means corn meal in English.
Masha allah tabarakah, mahadsanid abayo waxan aqoon kaa bartey❤❤❤
Thns weeligey muufo maan sameyn maanta ayaan isku dayay weyna iga khasaartey
Masha'Allah ifrah walashey qali gacanta Rabbi hakuu barakeeyo so yummy 👍
Masha.allaaha mysis
Cooking With Hayat Amiin Amiin💘❤
Cooking With Hayat isoo booqo walshey anigana sidoo kale
M.a mama Allaha ku xifdiyo
Abaayo thnks wan isku dayay wana ku guleystay❤️😂 cawa
Masha AllahAllahuma barik fika waka barana
Maantay ayan family kayga qado ugu sameeyay caadi ma ahan thanks ❤
Masha Allah hooyo macaan Allah ku bara keyo
Mantaan samenya weligaay maan sameen hargeysa laguma cuno lkn anaa xamar tegaay xafadaydi markaan sonoqda kulaha nosamey mufo maso baratay haa baan idhii lkn maan soo baraan adaan kaa egatay soo duceey huno inaay ificnatoo😂❤
1.Hal kiilo oo bur ah2.Faxiso3.Hal koob oo galley ah ama (soor)4.3qaando oo sonkor ah5.Halxabo oo ukun ah6.Far iyo suul cusbo ah7.Iyo Biyo qandac ah.... Kadibna isku qas (dhac dhac dhac kasiii😂❤35 daqiiqo cml meel dhig markey indho indho yeelato kasoo qaaad ... 😅....:)💋👌thank you sister❤🥹
Masha Allah Abaayo qali Wan ku Soo boqday horay usoco adna iso boqo thanks
Mashalla Allah illahay ajaar iyo hanasand ha kakasiiyo walashey macaan
luul ali ameen mcnto mahadsanid
M.allh appreciate u for u helping us❤
Masha Allaah lagama shekenkaro wac wac macanka wlhi waa layaabay waxaan kudaray kabsar iyo toon macaanka waa layaabay❤️❤️
masha allah xbbti aadaa u mahad san tahay waan ka helayba😍😍👍👍👌👌
Hada aayn rabaa ina kariyo waligyna ma sameen insha alllha ina keno ayan rajena 🥰
Insha allah waad leeni Mahadsanid
Mashallaah wll waa muufo aad u fudud oo khatar ah.
Maasha allha Tabarkalaah Caafimad ku cunaa
Mash Allah mcnto Allah ku xifdiyo
Masha allh aad ayaa iga helay thanks isku filan caafit ku cun dear
Thank you sis lagama shekey karo gacanta Allah ku barakeyo 😍😍😍
Wowww I want to eat these! Hello from Italy!
Masha allah Abayo allaha ku barakeyo gacantada
Mash Allah ilaahey gacanta haku barkeyo
Masha allha Hadda ayaan Firrsaday Horray ayaan ka Garshay waa markii igu Horreysay aan karshay Shukran my sister 😍😍👍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
masha Allah
Masha Allah Huno ilahay haku barakeeyo
Manshallah abaayo..it would be nice if you posted the recipe💙
Very helpful thank you sister❤️
Masha allah ababayo Allah haku xafido
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤ shukran
Allah hooyo qaali sanaa ilahow ana hooyad sharaf ii daa ♥️ walahi hooyo macaan qaali waayi I love my hoyo ana hooyo ahay dumarkeena wa gob
M.a❤❤ waina Barto wllhi😢
Mashallah iskufilan abayo macan allaha kubarakeyo gacmahaga shukran jazakalah adiga ehelkagaba allaha idinxifdiyo
masha alh so yammmmmmy gacantada alaha kubarakeeyo
Maa sha alaah Thanks
Masha Allah qeer
Mashaa Allah beautiful thanks abaayo 😍❤
Masha allah xabiibti gacan taada ilaah hakuu barakeeyo
umu cabuudi ameen mcnto mahadsanid
maansha alaa caadi maaha xabiibto waan tijaabinayaa
ManshAlh gacantada Allaha kuu barakeyo
Isku filan masha allah tabarakallah ilahey haku xafiido ukhtii filah jazakallahu kheyran xabiibti
M.a macney tnk
Aslama Aleikum walaashey muufada yogurt malagu dari karaa Thanks!!!
Dhag waaye abayo kahadal maleh beri subax ban qurac usameysana insha Allah thanks abayo qaali 👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌
umulkhayr Ali shukran
Masha allah qaali Thanks
masha allah illahay gacmaha haku barakeyo
Masha Allah walasheyda mcn
Anigabo hadan ku turi rawa macan ba adi ma arkay alhamdullilah
mashaa alaah ilhay gacanta ha kuu daayo
Wll waad mahadsantahay saliid miyaa lagu dubaa
مانشاء الله تبارك الرحمن💘تسلم ايدك💕💘
Mhad sanit
Msha Allah wall marwalba nosodaa marwalba grab kaaga ayaan nahay
Thanks sister
Mashaalah sister ❤❤
mufo bireed sida lo kariyo waaba rabay i faa ideysay 👏👏
Masha Allah tabarakalah Sis so yummy Allah haku barakeyo Amin
Tanaa soomali nala ah
Thanks for the upload. You're cajiib!!! Khayr baan adiga iyo reerkaaga inii rajjayn. Love your channel ✋✋✋🤝🤝👏👏👏
World of Wisdom ameen
IskufilanCooks habo magacaada ii sheeg
IskufilanCooks hada ayaan kugu Soo biiray
@@fariixaquruxsan3134 wllo subscribe isaar fadlan
@@riyaaqshow1192 waaan kuu saaray abyo intee joogtaa?
Masha Allah abaayo Jazakallahu kheyr
Mahadsanid abaayo hada ayan arkay fiidiyowgaan muufadaanna aad ayan jeclahay waana kafaaiidaystay kun jeer mahadsanid xabiibti
Allehakubarakeyo
Abaayo, which spone do you use??
Masha allah❤
Masha allah sis gacantaada ilaahay hakuu barakeeyo
Maasha Allah allaha kuxafido walashey. Wankafaidesany thanks my sister
M.a jisakallah ❤
Mashallah qali dumar mhd sanidIllahy gacma haku barakeeyo
Adnanuuh Adnanuuh adaa mudan mcnto
abyo kawran hadan ku daru ugaLi gaLa mahay stu
Masha Allaah sharaf kunoolow abaayo mcnto❤️❤️
thank you sister ❤❤❤
Qaaliyey mansha Alaah tislamii💖
Soorta tan jilacsan mise mida adeega ah oo jariirta ah
Allah ku barakeeyo gacantaada Uztada
Manata igu horaysa janankan wana samaynaya iskudayaya adna alle haka abal mariyo gacalo
ما شا الله تسلمي😍😍يم يمي😋😋😋
Thank u so much abayo mcnto aad baan uladhacay wlh farsamadaada you are so amizing chief,oodki malin dhaweed sogalisay waxan usameye wllkey o safar ubaxaye wlh masha allh top uu kuso baxay illahey gacantaada haku barakeeyo,thnk u so much.
Walaal sidi pancake ayad u ekesisey. Ano yar ayan cuney moofada waxan u heysey in lagu sameyey ovenka. Just like pizza
masha allah❤
Mahadsanid wll
masha allah apyo horey usoco sharafey
jazakallah khayr ukhti
Masha Allah ❤❤❤❤
Masha Allaah walaashey mcnto waan sameeya muufadan waan duuduceynay 😘❤️❤️👈
Masha Allah walali can you do without eggs I'm allergy to the eggs
Yes you can do it without Eggs
Asc masha Allah abayo wan ku cusubahy channel kada waana ka helay wax badano faiida leh shukran qaliyey
Mash allh abaayo caadimaahan muto
Asc.wlley isku filan mcny wn ku salaamay.
Masha alah hunguri aaba igu dhacay
mashalaha abaayo jiskalahu qeer
Masha Allah abayo waxbadanaakaafaaidaywaamahadsantahay
Mahadsanid walal qaali
Masahalh jiyaakumulaah
Thanks
M.a wallo
Masha allah caddi mahan jzk allah xbibti
mashaalaah xabibti mel lagugu sohagago ma ledahay calashan karemadi ad ibineysay ayan raba ina wax kawrydiyo
Qalbi Nuura haa abaayo waxaan dukaan kafuraynaa dhawaan xa fada islii gar ahaan sharjah mall kasoohor jeedka tusmo shopping mall
Walal markey dabka ay saaranthy dhinacyada saliid malogu shubaa mise
Haaa qali saliid lagu dubayaa aydoo bilaa saliid jirtah taasa kamacan mida saliiida
Waa fcn yahay lakin halaad kudartey leebitada makugu racsani waxaaga dil waaye
Jazakallahu khayran
Masha alla abaayo
Maxadsanid wansameyna
🎉🎉🎉
Masha Allah muufadan iskabulada xata wey sameen karan fudeed thanks wll
Or you can get married 🤷♀️
@@nawalmohamed5357 Iskabulo ahay
Recipe :
1kg plain flour
2 tablespoons yeast
1 cup Soor
3 tablespoons of sugar
1 egg
Pinch of salt
Warm water
Mix
what is soor?
You could use Soor (in Somali) as White cornflour (in English)
@@shelbyt2235soor means corn meal in English.
Masha allah tabarakah, mahadsanid abayo waxan aqoon kaa bartey❤❤❤
Thns weeligey muufo maan sameyn maanta ayaan isku dayay weyna iga khasaartey
Masha'Allah ifrah walashey qali gacanta Rabbi hakuu barakeeyo so yummy 👍
Masha.allaaha mysis
Cooking With Hayat Amiin Amiin💘❤
Cooking With Hayat isoo booqo walshey anigana sidoo kale
M.a mama Allaha ku xifdiyo
Abaayo thnks wan isku dayay wana ku guleystay❤️😂 cawa
Masha Allah
Allahuma barik fika waka barana
Maantay ayan family kayga qado ugu sameeyay caadi ma ahan thanks ❤
Masha Allah hooyo macaan Allah ku bara keyo
Mantaan samenya weligaay maan sameen hargeysa laguma cuno lkn anaa xamar tegaay xafadaydi markaan sonoqda kulaha nosamey mufo maso baratay haa baan idhii lkn maan soo baraan adaan kaa egatay soo duceey huno inaay ificnatoo😂❤
1.Hal kiilo oo bur ah
2.Faxiso
3.Hal koob oo galley ah ama (soor)
4.3qaando oo sonkor ah
5.Halxabo oo ukun ah
6.Far iyo suul cusbo ah
7.Iyo Biyo qandac ah....
Kadibna isku qas (dhac dhac dhac kasiii😂❤35 daqiiqo cml meel dhig markey indho indho yeelato kasoo qaaad ... 😅
....:)💋👌thank you sister❤🥹
Masha Allah Abaayo qali Wan ku Soo boqday horay usoco adna iso boqo thanks
Mashalla Allah illahay ajaar iyo hanasand ha kakasiiyo walashey macaan
luul ali ameen mcnto mahadsanid
M.allh appreciate u for u helping us❤
Masha Allaah lagama shekenkaro wac wac macanka wlhi waa layaabay waxaan kudaray kabsar iyo toon macaanka waa layaabay❤️❤️
masha allah xbbti aadaa u mahad san tahay waan ka helayba😍😍👍👍👌👌
Hada aayn rabaa ina kariyo waligyna ma sameen insha alllha ina keno ayan rajena 🥰
Insha allah waad leeni Mahadsanid
Mashallaah wll waa muufo aad u fudud oo khatar ah.
Maasha allha Tabarkalaah Caafimad ku cunaa
Mash Allah mcnto Allah ku xifdiyo
Masha allh aad ayaa iga helay thanks isku filan caafit ku cun dear
Thank you sis lagama shekey karo gacanta Allah ku barakeyo 😍😍😍
Wowww I want to eat these! Hello from Italy!
Masha allah Abayo allaha ku barakeyo gacantada
Mash Allah ilaahey gacanta haku barkeyo
Masha allha Hadda ayaan Firrsaday Horray ayaan ka Garshay waa markii igu Horreysay aan karshay
Shukran my sister 😍😍👍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
masha Allah
Masha Allah Huno ilahay haku barakeeyo
Manshallah abaayo..it would be nice if you posted the recipe💙
Very helpful thank you sister❤️
Masha allah ababayo Allah haku xafido
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤ shukran
Allah hooyo qaali sanaa ilahow ana hooyad sharaf ii daa ♥️ walahi hooyo macaan qaali waayi I love my hoyo ana hooyo ahay dumarkeena wa gob
M.a❤❤ waina Barto wllhi😢
Mashallah iskufilan abayo macan allaha kubarakeyo gacmahaga shukran jazakalah adiga ehelkagaba allaha idinxifdiyo
masha alh so yammmmmmy gacantada alaha kubarakeeyo
Maa sha alaah Thanks
Masha Allah qeer
Mashaa Allah beautiful thanks abaayo 😍❤
Masha allah xabiibti gacan taada ilaah hakuu barakeeyo
umu cabuudi ameen mcnto mahadsanid
maansha alaa caadi maaha xabiibto waan tijaabinayaa
ManshAlh gacantada Allaha kuu barakeyo
Isku filan masha allah tabarakallah ilahey haku xafiido ukhtii filah jazakallahu kheyran xabiibti
M.a macney tnk
Aslama Aleikum walaashey muufada yogurt malagu dari karaa Thanks!!!
Dhag waaye abayo kahadal maleh beri subax ban qurac usameysana insha Allah thanks abayo qaali 👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌
umulkhayr Ali shukran
Masha allah qaali Thanks
masha allah illahay gacmaha haku barakeyo
Masha Allah walasheyda mcn
Anigabo hadan ku turi rawa macan ba adi ma arkay alhamdullilah
mashaa alaah ilhay gacanta ha kuu daayo
Wll waad mahadsantahay saliid miyaa lagu dubaa
مانشاء الله تبارك الرحمن💘تسلم ايدك💕💘
Mhad sanit
Msha Allah wall marwalba nosodaa marwalba grab kaaga ayaan nahay
Thanks sister
Mashaalah sister ❤❤
mufo bireed sida lo kariyo waaba rabay i faa ideysay 👏👏
Masha Allah tabarakalah Sis so yummy Allah haku barakeyo Amin
Tanaa soomali nala ah
Thanks for the upload. You're cajiib!!! Khayr baan adiga iyo reerkaaga inii rajjayn. Love your channel ✋✋✋🤝🤝👏👏👏
World of Wisdom ameen
IskufilanCooks habo magacaada ii sheeg
IskufilanCooks hada ayaan kugu Soo biiray
@@fariixaquruxsan3134 wllo subscribe isaar fadlan
@@riyaaqshow1192 waaan kuu saaray abyo intee joogtaa?
Masha Allah abaayo Jazakallahu kheyr
Mahadsanid abaayo hada ayan arkay fiidiyowgaan muufadaanna aad ayan jeclahay waana kafaaiidaystay kun jeer mahadsanid xabiibti
Allehakubarakeyo
Abaayo, which spone do you use??
Masha allah❤
Masha allah sis gacantaada ilaahay hakuu barakeeyo
Maasha Allah allaha kuxafido walashey. Wankafaidesany thanks my sister
M.a jisakallah ❤
Mashallah qali dumar mhd sanid
Illahy gacma haku barakeeyo