Sabaayad hada qas hada dub Iyo Suqaar aan caadi ahayn🤤/best ways to make chapati|Chef Hussein
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- Ingredients
2cups warm water
1tbsp sugar
Salt mix together
4cups all purpose flour (plain flour)
2tbsp vegetable oil
Half kg goat meat
1onion
4garlic
1tbsp salt
2cups water
1tbsp vegetable oil
1onion
1tbsp corriandor,garlic, capsicum blended
3green chillies
1potatoes
1tsp garam masala
Jumbo
1cup goat broth
1carrots and capsicum and it’s ready
Spinach
1onion
1tbsp vegetable oil
Salt
Thanks for watching don’t forget to like, share&Subscribe Enjoy💕
facebook.com/chefhusseinofficials/
لاةبنوي
Luxury occidental eskualdean
Asc wllo waad mahadsantahay wlle waxan kuwaydiin lahaa sabaayada wareeg wey iinoqon wayday ee ma usha aad ku kala bixinaysi baa wareega kaa caawinaysa wll iifaaiidee haday usha tahay waan iska badalayaa hadaysan ahayne iisheeg sida aan warwareeg uga dhigo
Love
Masha Allah
This method of making three at once is really smart and time saving 👏
I hope lots of Somalia 🇸🇴 men can learn from you
❤
And women, and people!
Ku Sali Rasulkeena Qiimaha Badan Scw Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤
Scw scw scw scw
Scw scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw
@@hassanlucky1672 Allaha Ku barakeeyo walal macan
@@sahantoosan9083 amiin wll🤲 hormar wacan
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
I tried your way of making Jabati and the family couldn’t stop talking about how good it was 🫡🫡🫡🫡 THANK YOU BRO!
Great to hear!
Hi my brother you helped alot of people who don’t know how to cook food including me thank you for everything never give up we will support you ❤
Afkeena hooyo waa muhiim
@@IbraahimJibriil wu umahad celinoya wuxu leyahY wanacawise sida cunta Kris okle cmk😂❤
❤❤😊😅😂❤❤@@quendahran7203
Its good to speak english keep it up farah❤❤❤
Maasha allaah, nin sabaayad dubaya waligay ma arag, naag ta ku hesha waa u dhacdtaye, nasiino bay ka dhargaysaa,
Xaliimo see loo sameeyaa aan bartee 😅
Waa maseeree1🤪
Waa qofka kaliya aan aniga ku daydo ayaa tahay wllh allah ku barakeeyo❤😢
Maashaa’allah may Allah reward to janatu firdowz
Masha Allah Hussain super 👌
Sabaayad caaqiiba leh 🔥🔥🔥
Masha Allah ,hussein, it is long time I respect you and your chanel so impressive and jazka Allah ❤
Masha Allah .
Waxan haystaa habo hablo neceb in ay waxkariyaan lakiin nadafada jecel aan kugu darsado
Cunada aad bartide.
Masha Allah habo Allah haku xifdiyo adiga iyo waalidkaa
Masha Allah.
Hooyadii kudhashay ninbay dhashay. Masha Allah
Mashaa Allah Tabaraka Allah very soft golden brown 😋 keep the good work 👍👍
Masha allah in love with ur sabayaad wlhi the golden color amazing 🥰❣
Masha Allah qayasta ayaa ka halay cabirka lacabirayo burka iyo biyaha dhaman horay u soco😊
Maasha allaah gacantada allaha kubarakeeyo
Maashaa allaah tabaarakulaah ilaaheey gacantaada hakuu barakeyo walaalkey
Kheyr Allaha ku siiyo abowe wlhi waa raadin jiray sida loo sameeyo sabaayadaan lkn wax fiican youtube ka waa ka heli waayey insha Allah isbuucan dhaxdiisa waa sameysanaa mahadsan🙏🏼🥰
UA-cam ka abyo islamaha qashinka ka badinayan hadana war kooda badan madax xanun ka qadeba
Wiilkan aniga been waa shey xaran ahe cuna karin ka barty
Si sax ah oo lahubo
Ood beri ku ceshan karto uuu dadka lawadagaa
Allha barakeyo
@@safamohamed382 wllhi wad IGA qoslisay wllo😅😅😅😅😅
Masha-allah Allah bro Hussein I always Respect and watch your clips, thanks, hope you all the best 🇬🇧🥇🥇🥇🥇
Jabaati si kastoon u dubo jileec iima noqoneyso mxaa iga khaldan
Maaasha allah tabarakallah illahey gacantada haku barakeyo walal qali
Masha Allah cheff super keep going brother 🙏❤️
Wiilkan waa cajiib maashaa Allah
Wll sabayadu wayiga adkanaysaa maxaaqaldan
Ma, ilah haku sharfo wll maca ❤
Maa shaa Allah your food looks yummy 😋
Xooga iyo xiniinta ba Allah ha ku barakeeyoi
Masha Allah gacmahaga Allah ha kubarakeeyo❤❤❤❤
Masha allaah waaw yummmy yummmy gacantada allah kubarakeyo walal keep going 👍
MashaAlaah imaan oran nin soomali ah baa sabaayad dubin
Masha Allah walaal wiil khatar ah baad tahay wadankee baad ku nooshahay?
Mashas Allah fariid waxbadan baan kaafaa iiday wllkiis go forward
Mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan hore usoco in sha Allah we'll done keep going 👏 👍
Maasha allah illaaah hakuu barakeeyo gacantaada
Masha allah sabaayada sidaad usameyso wanba ka helay
Mansha Allah welcome back❤❤🎉
Best results thanks❤❤❤❤
Masha Allah Allah ku daayo gacantaa 🥰🥰
MaashaAllaah innaba caadi maaha, Mahadsanid macallin👍💝♥️
Ramadan kariim
Masha Allah caadi maaha جزاك الله خيراً habo it’s delicious ❤
war ninyahoow Sawaayada quruxbadanaa😍
mashialla
Masha allah siqurux badan buu kuso baxay❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah wllo keep going❤
I will try to make that yumm sabaayad in shaa Allah 😋
Manshallaha alleh ku barkeeyo
War ninyhow inaba caadi ma tihid msh aalh ninrageed, bal aniguna aan isku dayyo manta sabayad inaan karinkaro, bismilah
Mashallah Tabarakalaah allaha kuxafido habo aadbaanugahalay sabaayada gacmaha allaha kubarakaayo❤
Ifka sabaayda ugu jehckahy sameenteedna wa necbahy😭ilaahow faarx sabaayda dubi yaqaan I sahal🤲😭
🤣🤣😭Naa Farax Kan cml inte laga hela
Msha Allah tabaarkaa laahaa wall
Mashllah ani hada ayan karinayaa wn ka helay
Mansha allah nin rag igadheh
Wawawawa❤❤ok bayutfol🤤🤤🤤🤤🤤👌👌🤙🤙❤️❤️
Walal kher allah hakusiyo e markaad fedesi intee saarti intaadan birta aadan isla saarin dhaman tooda
Sidee koostada ujarjartay wll ma qalab gara loo isticmala si kostada iyo salarka lagu jarjaro
Masha Allah. I luv your technique. This is how my mom used to make her chapati. Love your channel brother
Walahi waan ka helay waxana raba inan kaa barto sabayada
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ masha Allah wcs wxr wbr shugurn walal mcn
Waan dhawhnhy thanks 👍❤
Hooyada wiil bay dhashay maash Allah
Ilaahow wiilkn cml calaf iigudar
Masha Allah tabarakallah 👍👍👍
Masha Allah ninkan nagtiisa waa noolatay
Waa wlh
The recipe looks like Tanzanian recipe, So delicious
Masha allah baran insha allah tijabinaya mahadsanid iskabulada Europe alabta hala ogado😂
Asc wll caffe ga sida loo samayeeyo iyo ice cream ka u baahanahay
Chef pls tell me the school you went ur role model 🙏 and big fan of you😊
MaashaaAllaah Tabarakallah 😋😋👍👍👍👍👌
Nagti ku hanata nasibleh walahi masha allah
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله بارك الله فيك أخي الكريم ماشاءلله تبارك الرحمن الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين
Maashaa allah alle hkuu barakeeyo gacmahaaga
Beautiful made. Thanks for sharing walaal.
🤝Hadaan sogalay ee roodhi noso qabta subaxa hore ayaa igu fiican see unooshin dadkiinani🤩🧐😍😊😊
masha Allah walale ❤ il nux kuma aragto walale
Intaan dawning waasara qurux mashllh❤️🥰
Mash Allah. Thank you brother.
Masha allaha wll gacanta allaha kubara keeyo😘🥰
Mansha alah ilaah hakubarakeeya wll waxbadan kaafaiday waliba sabayadaan m a ❤
Maa sha alaah
Wanka helay sidad u sameysay adoo wax badan oo lagu wareerayo ku derin thank you
Masha allah wllo allah hku barakeeyo
Mashaa Allaah
Allaha kuu barakeeyo chenel
Jabatiga saliid kuma during miyane
Waan dhawahy wllkey shrfaw aad baan u jeclahy vedio gaaga ❤
Mahadsanid walal
Ascww
Maa shaaAllaah
Hooyow gacantaada Allow kuu
Barakee, aad iyo aad ayaan kuu
Bogaadinayaa, Maa shaaAllaah
❤❤kostada sidey u jarjaran tahay aya iga gadan aniga
MashaAllah bro keep going may God bless the work of hand's
Mashaa Allaha🥰🥰
Gacantaada Allaha kuu barakeeyo
CHEFAUW SABAYADADA INAAN DHADHANSHAAN RABAYEE INTEE JOOGTAA? WAA YUM YUM
Sawayada mxa ukun ugu dari wayday❤
Asc burka Waa kaha kan palanka miya
Mansha Allah gacantada allaha kuu barakeyo amiin yaa rabi
Masha allaah shukran wll
Mashaa Allah 🤩🤩🤩💚💚💚
Gacantada Alle ha ku barakeyo
M.a.walll.macan.👌👌👌👌❤
Walahi macalina tahy sxb
Masha allah alaha kubarakeyo gacantada 😋❣️♥️
Masha allah baarikalllaahu fiiik 🎉🎉🎉
This looks so good