Amiino ilaa 6muufo iyo malaay hala siiyo please amiino qof aan ku doorsaneyno ma qabno he's the only one really inshaalah Amiino guul iyo gobonimo ayaan kuu rajeynayaa.
😂 hargeysa dhagaxley madka deysid ninyahow 😂 maskin tan kama bixi kartee , inkastoo aan anigaba ku cusbahay kaftan Walahi waa dad wanaagsan rer hargeysa
Habeen kasto sodon sadax jeer subxaana allah Allah akbar alxamdulilah markaa akhriso hal Allah akbar kudar waxaykaagafiicantahay shaqaalo inaakeensato kuu adeegto
Masha Allah habo mcn thanks 👍💯✔️🌹
Hooyadey soo xasuusty muufo baraawe 😢hooyo mcn allah ku naxariisto
aamiin aamiin yaa rabi
I like the way she talks! She is not fake. Original Somali. I think Somali women are the best women on earth.❤️
Abayo anigoo rer barawe ah oo joogo wadanka barawe waxaan kuleyhy keep going
Muufo baraawe ad ayan ujaclahay laakin duwow ged majacli washida badan tahay anna malin kasto isodub le gawartey waku duceyaa 😍👍
Anna jeekey wllo fadlan lambarkaka hoos iso qoor wayo ani wan kuxiseya adiga
Masha Allah Anaa jeekay Abti gabar galmudug inoow
Ar inaa barawaani tahay maanta ku qiray alla maxaa jeclahay muufadaan Anna jekey kujecliyaa 🥰🥰🥰 youtbkaaga maanta ku so biiray Anna darteeda
Masha.alaah ilahay gacantaada hakuu barakeyo qaali dareerkaa igasoodadisay Somalia inaa usoo orda iheeso
Masha alaaaaaah xafidullaaahi Mami 🥰 buufo barawe wane u xiis Macan ked cafimad ku cuna marka malaga ku cunata kaisi.macanta tahay shiib iska dhah 🥰♥
Mashaa Allah may Allah bless you and protect you from all evils eyes 👀 Aamiin qatar aa tahay laakiin gaajo aa i qabatay
She is so beautiful and cute girl Masha Allah she loving ❤ 💖 💗 keep going qofka kuhelo nasib leh my dear 💖 😘 🥰🌹🌹
Amiino ilaa 6muufo iyo malaay hala siiyo please amiino qof aan ku doorsaneyno ma qabno he's the only one really inshaalah Amiino guul iyo gobonimo ayaan kuu rajeynayaa.
💗🤣doolsho cml eyba u egatay 😂😂😂
Masha allh xabibti dabka iska ilali good kana xili walbo gacantada ku hey gacanta haiska gubin
Soomaaliya wa wadan qurux iyo dumar isku darsaday 😊😊
🇸🇱🇸🇴aana🤗😇
Mash allah anna wa ka helay waa ina ku so raadsada 😍😍😍😍😍
anina waxaaan rabaa kafeey baraawo sida loo sameeyo aana abaaayo🥰🥰🤣🤣🤣🤣🦾
Kkk waad iga qoslisay waa sii afeefatay Anna cadey
Mashallah 🌹cesh,cala Gabar Guuleyso🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 cuntadada,10/10 waaye Good Job 👍
Mr mas haye horay u soco
Maashaalah tabaaraka laah adeer mandra za miini ayaad noo sameynaysaa maadama aabaheena jeekay uu yahay reer Baraawe alhamdulilah gabadhana waa madhale ma mooge muufada anigaa u soo safraayo xamar weyne inshaalah adeer waad igu marti qaadeysaa maandra ka nsi nguulu ah(kingfish),
Anna cumtadaada mansha allah from galmudug 🥰🥰
Kkkkkk Galmudug
Dhowr jeer ayaan comment kuu soo qoray
Waan ku jclhay hargeisa ayaan joogaaye
Isoo raadso 😀
Waana iga run
😂 hargeysa dhagaxley madka deysid ninyahow 😂 maskin tan kama bixi kartee , inkastoo aan anigaba ku cusbahay kaftan Walahi waa dad wanaagsan rer hargeysa
@@mariza101_ wadad nasabs reer hargaysa ee maamulkooda uun baa is qilaafsan
Masha Allah xbbti keep going
Muufo baraawo saan ma u ekeen tan rooti lee mo u ekoohee maxaas dhacay hee🤣🤣
anna jeekey mashalaah calanka galmudug gacanta kugu xiran amaan iyo sharaf baa kusaran
Waaw masha Allah
MashaAllah tawarakaAllah abaayo cadii mahan ilahey haa inii daweyo 🥰👍💯
Habeen kasto sodon sadax jeer subxaana allah Allah akbar alxamdulilah markaa akhriso hal Allah akbar kudar waxaykaagafiicantahay shaqaalo inaakeensato kuu adeegto
Waad dadaashay Allah ha idiin daaweeyo.
Masha allah anisa cadey samida hoyadeey macaan ilahey haunaxariisto ilahey haku xafido Eedo mcn keep going ❤❤❤👍🏻
Mashaalaah aayo macaan
M.a libaxaaad noso badiiy abyo ♥️♥️
Masha allaha ❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹
Waad dadaashay blse muufo baraawe sidas ma aha
Masha allah ilaahey haku xafido
Orotoy waa weyweyneesi 🤣❤👍
Ana walaaley malagu qabaa waan kaahelay
Maasha allah 😍😍😍👍👌🏻
Masha’allah Anna aan ku guursado abaayadiis waxaan ku noolahay UK waa iiga kaa dhegtay wlh
Aboow wallahi dheh iwad noo😂😂😂😂
Wlh waa iiga dhatay uk aan ku noolahay
Wax dabad kunool waaqasaro anna waligaa hagursan nin dabad joga koo africa kulajoga kafican bro gabadha kadhamoow
@@Lakibyusug adiga maxaa ku waalay caadi Iska dhig abaayadiis
Masha Allah 🥰👸👍👍💯
Affo fiican waaye allah ha ku dhawro
Masha alh walashay hore usoco
Anna cadey wankujecla sharafey
Masha allah gacanta ilhay ha barakeyo 😍😍💐 abayo
Anna muufadaada iyo malaay iyo suugadiisa waa haa iska sheegin baahi iqabatay baa 😘
Msha allah ana boqorada qusulka
Asc maansha allaah Habo lama heli karo,
Wcs aana jekeey masha Allah tabrikllha👌👌 keep going xabti ❤❤❤
Jekey..hbdhisa..love..you..sister 🖤🖤
Masha Allah my sister keep going ❤️❤️❤️❤️
A
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo
Manshallah 😍 👌
Muufobaraawe iyo aqalbaadiyo isma keenaan,ee dhaqanka haku dheelina.
Masha Allah Anna jakay horay usoco
Man sha allah
K. Going 👍😍
Quruxeey calankee galmudug ba ujeda
Mnshlh keeB goin swtyy
Mashaalah keep going siz
Galmudug flag 🏳 wow masha Allah
Mashaalah💋💋💋💋💋💋💋
Masha allah Anna jeekey
Masha.alaah keep.goin my sister
M.a al barwani
ManshaAllah Tabarakallah
Muufo barar miyaa baayeey adakaa🤣🤣
Anna sia bellisima ti augura tantta salute e bella mufo barawa
Aana nosoo badi karintaada ishaa ka cunoo hormar wacan qaali
Anna waamxey burka aad meesha dhoobtey allow aan lagu xanuusan
Weey bisishahay qof kaan aqoon ciriin ayuu modaa lkin ceriin ma aha
Muufo baraawe anan wax la socon....
Anna mufo barawe leebito laguuma daaro ukaana laguma daaro caajin buur wax yar oo cusabo ah sookar yaar bees
Masha Allah
Masha allah habo horey usoco 😘
Masha allah waa xiisay waa u xiisay
Ma sha allah sis Strong aaa tahay
Waarafaadee allaha kuu kaalmeeyo
Mashallah keep going
love u anna ilah haku xafido
Waaaaaaaw masha allaah
Maasha alalh aana jekey
waa kaa halaawday cajiinkaaga Bajaq waaye
🥰🥰🥰😋😋😋
Keep going
Mash Allah
Masahllha 😍 😍 😍
Ana abyo jikada mis fcn oo siman saro abyo
gacanta madhaqatay
Mansha alaah
kkk xafadeena mana asha
sifiican usameysa muufo barawe kkk
Nambarkadha isodir mcny
Asc ANNA wakusalamey
Waxa ku weydina qofki an heysan Cajiin maxa lagu qasaa ?
Rotinkaga subaxdii iyo habenkii noso gali aby
Machallah WA kuruh badanyahay hadan jagi laha macaney Anna gacan macan
Jeekey aana igudar
Keep going sis
Masha Allah abayo
Masha Allah
Cunada aana waligey cunin ama qar aan jeclaheu lkn anaga aanan dhaqan ulahayn ee aad cuntaan idinku ama aan idinka bartey, muufo,kalaamuudo,bajiyo lelefoow, dhangaloow waxaas dhan aniga qaarna ma cunun mana arag ma aqaan qaarna intaan dhowr jeer cuney waaba jeclaadey lkn yaa isameynaaya xageese ka helaa weye
Anigaa ku sameynaayo quruxey waxass waa caadi adiga xitaa wasameysan kartaa