"Waxaan leeyahay Qaranimaa inaga badan "Fanaanada Haboon Nuura.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 40

  • @ShamsudiinAxmed
    @ShamsudiinAxmed 3 місяці тому +4

    Wllo waad dhimaneysaaye is astur

  • @abdiqaadirCali-xt9ke
    @abdiqaadirCali-xt9ke 3 місяці тому +3

    War ilahey kaxishoda oo bulshada hausogudbina nuucan

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 3 місяці тому +2

    War maxay isu qaawisay???

  • @MURAADMEDIA-xf8tg
    @MURAADMEDIA-xf8tg 3 місяці тому +3

    Viva Somaliland 😊😊

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 3 місяці тому +3

    ❤❤❤❤ qurux ley ❤❤❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 місяці тому +2

    Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CamaarFarhaan
    @CamaarFarhaan 3 місяці тому +1

    Hees Macno Leh Walahay Maad Sheegin Ee Timahaga Qaawan Asturo

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 місяці тому +2

    Mashaallah Guul Somaliland

  • @mddinho3650
    @mddinho3650 3 місяці тому

    Guul iyo gobanimo Somaliland. Hore uu soco my sister Haboon Nura

  • @XanseidirisaCabdi-rr2ix
    @XanseidirisaCabdi-rr2ix 3 місяці тому

    Haboon sory ina ader
    Iska dhaaf heestan oo kale
    Kumaqalanto ina ader fananad
    Somaliyed ayaad tahy kawaynow dawlad isaaqa

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 3 місяці тому

    Nayaa ethebiya ku noqo iyo baadiyhee lafa ciise adhgaage inaad raacdid ayaa kuufiicna

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 місяці тому

    mashallah war muse u ka badiyay !!!!! Adunkiyo dhan ayaa ka cabadaya somaliland waliba iyadoon la aqonsanayn maxaad u malayn hadii ay aqonsi haysani lahayd ????

  • @fathiaali9629
    @fathiaali9629 3 місяці тому

    Asc calnka tawxiidka sidan ka daaya yaan leydin halaagin halis baad qarka u saarantiine

  • @maxamedibraahim9947
    @maxamedibraahim9947 3 місяці тому

    Subxana allah ader madaxaga astur oo ilahay ka baqo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

    Mansha allha Haboon Nura wax lagu haytsaa timha ma ahaa waxe waaye maxaad wadankaga u jaclanysaa hadey caayi laheyd intaas oo qof timaheda kum mashquuleen waxaa la odhn lahaa waa fariiid kk munfqda meesha ku badan hubal lga yabaa iney jiraan dad dacad k tahey igana sida qofka wax loogu shego ka maqan diintu waa nasteexo caay ma ah inad wax ku saxi karto

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 місяці тому +1

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo wllshy qaali haboon nuura noloshu kuma xumaso keep going

  • @MohamedIbrahim-n9w
    @MohamedIbrahim-n9w 3 місяці тому

    Niyow miyaa la sixray dadkeena. Maba lala yaabayo oo laga ma xumaanayo inantaa isa so qaawisay in wax laga qabto iska daaye. Waar hooy dadow iyo inta ay khusaysaay sidan fagaaraha lala imanayo wax halaga qabto

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 3 місяці тому +1

    Oormo aýnu nahay irir samli aynu nahay amxaro aynu nahay wxabdaka heego laga bartya

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 3 місяці тому +1

      Masha allllah isaaaaq dee kadaba qaaqle 😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdirahmantama8859
      @abdirahmantama8859 3 місяці тому

      Wadani faqasha idinku saw futada uma dhaqdaan

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      intaba waanu nahay maxay adiga kuu dhib

  • @FarxiyoBishaar
    @FarxiyoBishaar 3 місяці тому

    Masha Allah ❤

  • @aliabdi22006
    @aliabdi22006 3 місяці тому +1

    Doqon waye tan

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 місяці тому

    Naga qariya dhiladan

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 3 місяці тому

    Max qaqawiya iyagoasturan mayhesan qofdhankisikatagay

  • @flawlessness7
    @flawlessness7 3 місяці тому

    Sobobta kaliged loso xusha waxay thy in ay Samaroon thy . Arinkana waa mid siyasadeed

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 3 місяці тому

    Waar hablaha ha ikudirin qaranka dhib idinkaa ugufilan saxaafad kusheegow

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 3 місяці тому

    Mansh allah wanu idiin ognahay kalinta dalla ugu jirtaan

  • @saalaxy
    @saalaxy 3 місяці тому

    Waa waxqabadka Qudhmiye Qaran IYO Dameer cabdi Dameer 😮

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 3 місяці тому +3

    Mnsha Allah

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 місяці тому

    Naagta qaawan sbxah

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 3 місяці тому

    Oo awaya calnke amxarada se afka iyo diintana ku dhawga markada kabxaysan

  • @QadanAhmed-d9g
    @QadanAhmed-d9g 3 місяці тому

    Cali qaran❤

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 3 місяці тому

    Doqon dheeee

  • @mudiali719
    @mudiali719 3 місяці тому

    Qabiil mise qaran ?

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      labadaba makala maqna waayo qan waliba qabiilo weeye