"Aad baan u naxsanaa markii igu horaysay ee aan ka shaqaynayey " Eng Hibo Haybe.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 чер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 8

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 2 дні тому

    Mansha Allah Hibo Haybe Jeeni Alle ha ku barakeeyo eddo , hore u soco .

  • @gadhwade
    @gadhwade 3 дні тому +1

    Hambalyo adeer ku soo dhawow field kan Electrical Engineering anigaa ku soo canamaalay Ilaahayna (swt) igu arsaaqay, wuu iska iman shaqadiisu waa dal soo koraaya SL wallow imikaba ajaanib ay ku shaqeysato dalkeena - lkn waa in muwaadinka laga fuudh yeelaa horta

  • @safaaxmed-sd2wk
    @safaaxmed-sd2wk 2 дні тому

    I proud u sister

  • @xamdaxargeye6716
    @xamdaxargeye6716 3 дні тому

    maasha allllah my queen keep going proud of you

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 3 дні тому

    MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 3 дні тому

    Masha Allah Guulayso wll

  • @SalmaanCiid
    @SalmaanCiid 3 дні тому

    Waxaan ka baxay kuliyada Electrical and electronics 2015
    Hada waxaa ka welwelaa time kii aan ku qasaariyey kuliyadaa
    Keeping sister

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 3 дні тому

    Tani waa kaalay i barta