Madaxweyne Mustafe Cagjar waa Siyaasi duurxul badan( Gaalka dil gartiisana sii) New 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • Somalidu waxay ku maahdaa GAALKA DIL GARTIISANA SII,Madaxweyne Mustafe waa siyaasi fahansan siyaasada caalamka ee maanta siiba tan Atoobiya,wuxuuse u baahan yahay toos-toosin yar oo aan ahayn dhanka siyaasada( Waa dhinacyo kale)...
    Madaxweynaha Dowlad Deegaanka S/Ogadenya Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka qayb galay xaflad balaadhan oo lagu maamuusayay sanadguuradii 36aad ee aas-aaska ONLF.
    Madaxweynaha oo halkaas kasoo jeediyey hadal kooban oo dhinacyo badan taabanayay ayaa madaafiic waaweyn oo duurxul ah la dhacay siyaasiyiinta ururada ka dhaqdhaqaqa deegaanka ee ay kamidka tahay ONLF
    Subscribe # Somali Ogaden State#

КОМЕНТАРІ • 3

  • @musegelle6156
    @musegelle6156 4 роки тому

    Mmustafe waa nin wax badan iftiiminaya alaah haxifdiyo mmustafe

  • @nurdinismailfakhiit7371
    @nurdinismailfakhiit7371 4 роки тому

    Kusimada mxdeynaha ddsi

  • @musegelle6156
    @musegelle6156 4 роки тому

    Maskadaa lag halmaa wakaa hogaamiye dhab ah khud badii kaliya eedabaal dagii onlf