Turjumaadda Hadalkii Madaxwayne Cirro Ka Jeediyey Shirkii Dalka Imaaraadka Carabta
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com
Mashalla Allah guul somalilaan ✊✊✊✊✊✊
Wa guul somaliland iyo Mr president ciro ictirafka wa yimi reer somaliland mid noqda oo u dabal daga sona dhaweya madaxwane ciro insha alah
Guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤
Soomaaliland Guuuuuulllll
Aqoonsigii waa soo Hadheyey masha allh
Masha Allah madaxwayne kugu maalnay guul somaliland
Guul somaliland
Masha allah guul madaxweyne ciro
Guul inashallah soomaliland ❤❤❤❤❤
Subxaana Allah ilaa hada way liqi kari la’yihii somaliland way la laabatay isu darkii somali wayn. Allah ha idin liqsiiyo. Guul iyo gobanimo Somaliland
😂😂😂guuuuuul iyo gobanimo jamhuriyada barakaysan ee somaliland ❤❤❤❤❤
Cabdifatax xasan xusen xareed wariye caalamiya salaan sare ayaa hawada kusoo marinayaa wll ❤
Maasha Allah illahay kheyr hadhigo inshallah.
Amiin 🤲
Amiin
Madaxwen ciro guul❤😂
Maasha Allah Guul Guul Somaliland
Madaxwayn ciro guul Insh ❤
MAASHAA ALLAAH WUU KU MAHADSANYAY M,CIRO GUUL GUUL
Maansha allah guul jamuriyada somaliland ❤
❤somaliland ❤
Citiraaf la,aan haso noqon ku madaxweyne ❤somaliland
Ictiraafku muqdisho ayuu yaallaa ee dubai ma yaallo
Waw! madaxwayne Cirro afka qalaad wuu ku wadhwadhay oo si fiican u hadlay!
waad ku madsantahay madaxwayne hadalkaas qiimaha badan leh.
kuwii reer somalia inta meeel hoose la fariisiyay baa layiri:
shirku wuxuu quseeyaa jumhuuriyada barakaysan ee Somaliland!
"Al naasu maqaamaat"
dameeraayohow somalia ka socda ,haysku daba qorina fardaha ashraaftaa ah,ee Somaliland ka socda!
!
SOOMALILAND SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND SOOMALILAND
BYE BYE BYE SOMALIA.
ManshaAllh ManshaAllh ManshaAllh ManshaAllh gulayso mudane madaxwayne halyeeya oo wixisa hoos u waatay halyeey tarikhad ku xuusi❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂hanbalyo hanbalyo hanbalyo
❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤
Sooomalind guuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuul somlind gobanimoh
Gul somalilaand
❤❤❤❤❤
hadalka madaxwayne Cirro waa tooray labaad oo ismaaciil cumar dhabarka ka gasha!
laba tooray baa ku tagtay dhabarka ismaaciil cumar geelle!
godkii madoobaa ee labada mitir ahaa u qaada ismaaciil cumar.
Waxaynu ka raysanay mujaahidin baanu anahay waanala xasuuqay oo aynu 34 sano caalamka la hortaagnayn waji cusub ayaynu galnay oo ah caalamka wax la qaybso madaxwayne waad na matashay wana aanu kugu faana
Masha Allah waa guul usohoyatay somaliland
Abaalka waa la guda SNM la'aantii qaran SL layidhaa maba jirteen xasuuqaa waa wax dhacday. Tan labaad M.Bixii ba xidhxiidhka Emaraadka adkeeyey, magaca SL waxay kuu sii caan baxday MOU oo caalamkii kuu jeedisay qadiyada ictiraafka SL
I don’t like hand pointing with inviters.
Waa wareysi ee doodma aha
Bal nin kaanudooranay aqoontiisa waxqabad kiisa sharakiisa eega waa ciro
War waa NGO yada ayaa isugu tagey, hadii kale xasan lacag ayaa dhex fadhiyi lahaa.
Ma'aanad akhriyii karayn? Waxaa Ku qoran "World Governments Meeting" amaba " Shirkii Dawladaha Aduunka". Ha xaasidine uu ducee 😂
Somaliland. Guuuul. Xamaar iyo meel shaaydaan maa rabno
Sheydaan in diin cayba adinkaa la idinku yaqaan
Laba faqash oo isu jawaabay baad tihiin somali oo dhan baad god dheer ku rideen idinkuna waad kula dhacdeen aakhirana waa idin sugaysaa
dhagaysta yaasha tv ga mise ka soo qeyb galayaasha madasha shirweynaha ma English ka af Chinese nooga dhigtay sxb
Somali oo dhan khatar bay ku jirtaa hadaan halyeeyo u kicin rag jilicsan iyo cadow daalim ah bay u dhaxaysaa waxba somaliyi indhasarcaadka mediaha ayey run moodin dabin baa inoo yaal aynu ku wada daadan doono allaahumma salim
Dalku waa cadow weyn xitaa waxee adeegsadaa luqadda; Dhaqanka iyo Diinta iskumida iyada oo dawladda Jabuuti ama kalisti madaxweynaha ee Jabuuti iyo federaalka Soomaaliya dadka ka soo horjeedda maaliyadda iyo horumarka siyaasadeed ee dadka reer Somaliland
Cadowna maahee waa saaxiib oo dalka mala galin Ku leh, bacda iska fur
WAAR BEENTA ISKA DAAYA WAXANI MACNA MA LAHA DOOD MAAHA WAA WARAYSI KELIYA
Cirro candho waa gacan ku dhiigle (The killing of Gacan Libaax)
Markaa ma ayeydaa buu dilay
Imaaraad waa dilaalwayn
Somalilad is not country but is state of somalia
Reer konfur xaasid wax calamku arkayo ba ratan inad qarisan lkn wa laganacay aduunka somalia lkn somaliland wata muqata xaarkina cuna
Inaad isku xishootid bay ahyd waayo maamulki fashilka ahaa e somalia ma joogo meshas ceebtada ma lihid waji xishooda . Kaliya ethiopianka haydin ilaaliyo
ugu danbayntii markii uu dhamaaday wareysiga tv ga waxa uu u mahad celiyay tv ga kkkkk madasha ma waxay ka dhacaysay studio tv ga maxaa been iskuqanci seen rer somaalidid
Ka naxa oo nafta waayaa reer xaasidow 😂😂😂