Somali Ogaden State
Somali Ogaden State
  • 163
  • 494 392
Naf aan weli oomin baan Walwaal ku arooriyaa ( Suugaan Sarbeeban) New 2020
#Subscribe #somali Ogaden State#
Waa Suugaan qofkii fahan saliim ah leh uu fahmi,qofkii dareen wadani lehna uu diir nixi,qofkii dareen halgan lehna uu daranyoon.
Ayaan Halgan suugaantan ay soo marisay waxay u baahan tahay in si xeel dheer loo dhuuxo macnaha abyaada ay fanaanadu sida sarbeebka ah ugu halqabsanayso Walwaal iyo ma Waalni.
Mahadsanid Fanaanad Ayaan Halgan
# Somali Ogaden State
Переглядів: 1 288

Відео

Xaqlayaashii xabaasha u galay xaqa shacabkooda oo salaad tukanaya(ONLF Army) New 2020
Переглядів 7 тис.4 роки тому
#subscribe #somali Ogaden State Kuwani waa Naftoodhurayaashii dhiigooda qaaliga ah u huray dalka iyo dadka Ogadenya si ay uga xoreeyaan gumaysiga madoow ee Itoobiya oo u gudanaya waajibaadkii alle siday diinteenu sheegtay. Qaar way shahiideen qaarna weli way nool yihiin waxayna cagta ku hayaan marinkii ay kuwada balameen iyaga iyo intii shahiiday ilaa laga gaadho xorriyada Ogadenya..
Dhaqankii Gumaysiga ee foosha xumaa iyo dhabar garaacii gabdhaheena(Jilid) New 2020
Переглядів 9984 роки тому
#somali Ogaden State #subscribe #
Taxanaha Riwaayada:Sanadguuradii 20aad iyo Sarakaca dadkeena(Q4aad) New 2020
Переглядів 9844 роки тому
Qaybtii 4aad Taxanaha Riwaayada :Sanadguurada 20aad iyo sarakaca dadkeena Qaybtii 4aad oo xmbaarsan xikmado halgan iyo suugaan... #Somali Ogaden State
Xaqlayashi xabaasha u galay xaqa shacabkooda
Переглядів 3,5 тис.4 роки тому
#subscribe #somalisindenmark
Looma kala hadhin soo dhaweyntii Sanadguradii 36aad ee ONLF
Переглядів 2,9 тис.4 роки тому
Halyeeyada ONLF ee Naftooda huray Hambalyiyo salaan baan umarin hawada.. Samada Calankaa ku ladhan ayaa sanka taag i baray. Adkaysoo samir lahoow bilaha sanadkaa ibaray..
Ilaahoow kugusin xoriyada Ogadenya ( Halgame Cali Shucaac) geesi wadani halgamaa ah) New 2020
Переглядів 4614 роки тому
Halgame Cali Shucaac wuxuu kamid yahay rumuusta lagaga hirto halganka iyo xoraynta Ogadenya. Waa Halgamaa geesi ah oo aan qadiyada iyo ilaalinta karaamada Ogadenya cidnana kala gabanin dhib kastoo kasoo gaadhaba. # Subscribe # Somali Ogaden State
Madaxweyne Mustafe Cagjar waa Siyaasi duurxul badan( Gaalka dil gartiisana sii) New 2020
Переглядів 8904 роки тому
Somalidu waxay ku maahdaa GAALKA DIL GARTIISANA SII,Madaxweyne Mustafe waa siyaasi fahansan siyaasada caalamka ee maanta siiba tan Atoobiya,wuxuuse u baahan yahay toos-toosin yar oo aan ahayn dhanka siyaasada( Waa dhinacyo kale)... Madaxweynaha Dowlad Deegaanka S/Ogadenya Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka qayb galay xaflad balaadhan oo lagu maamuusayay sanadguuradii 36aad ee aas-aaska ONLF. Madaxwe...
Ogoobey Markaad wareerto waa uun sidan!!!!(Halgankaa dhibkas lee soo dhawoow haben yahow) New 2020
Переглядів 2594 роки тому
Cid kasta inay iska sheegato waxay rabto waqtiga ayaa inagu simay ,Eng Salaxudiin Xaaji Macoow oo halganka iyo ururka ONLF dambiyo waaweyn ka galay maanta inuu soo aakhiro tooso HALGANKAA DHIBKAA LEE SOO DHAWOOW HABEENYAHOW, # Somali Ogaden State
Xiisaha shacabka iyo xaqnimada Qadiyada Ogadenya( Xuska Sanadgurada 36aad ee ONLF) New 2020
Переглядів 6 тис.4 роки тому
Dabaaldagyadii shalay ka dhacay daafaha caalamka ee lagu xusayay sanadguurada 36aad ee kasoo wareegtay aas-aaska ONLF waxay ku tusinaysaa xanimada qadiyada xornimodoon ee shacabka Ogadenya. Ururka ONLF oo u taagnaa tan iyo sanadkii la aas-aasay 15-08-1984 ilaa maalinkan la xusayo siduu shacabkaas iyo dalkaas u gaadhsiin lahaa aayo-katashi buuxa ayaa soo dhaweeyn iyo xiiso lama filaan ah kala ku...
Suugaan halgameedka Maanta( Hawaas Geedigaan uraray,uraray iyo Al-fanaan Jaango) New 2020
Переглядів 4704 роки тому
Waa qayb kamid ah suugaan halgameedyadii ay soo bandhigi jireen kooxaha fanka iyo abaabulka bulshaha Ogadenya ee qurbaha ka howl gala. Al-Fanaan Jaango iyo baroomada da,yarta ah ee qurbaha ayaa si wadaniyad iyo kicin shucuur kujirto ugu luuqaynaya suugaan halgameedk amaanta. Subscribe # Like # Share # Somali Ogaden State
AHN Madaxweyne Cabdullahi M.Sacdi oo kulamo la qadanaya Hay,adaha ka howlgala Ogadenya(Sanadka 1993)
Переглядів 5734 роки тому
Xasuusaha halganka iyo taariikhaha ay soo mareen maamulada kala duwan ee Ogadenya ka hirgalay waxa laga dhaxlaa waayo aragnimo iyo ilduufyada oo la iska ilaaliyo. Madaxweynihii u horeeyey ee Ogadenya AHN Cabdullaahi M.Sacdi iyo xukuumadiisii sanadkii 1993 waxay u kulamo joogta ah la yeelan jireen hay,adihii isugu jiray cadaanka iyo madowgaba ee ka howl gali jiray deegaanka si ay u hubiyaan nasa...
Xasuus Halgan: Shirweynihi Jaliyadaha Ogadenya ee 2015 ( Suaalo ad-adag oo la weydiiyey madaxda)
Переглядів 3104 роки тому
Shirweynihii Jaaliyadaha Ogadenya ee sanadkii 2015 oo ka qabsoomay caasimada Norway ee Oslo ayaa madaxda JWXO lagu weydiiyey suaalo ad-adag oo la xidhiidhay dareenkii kaadirka ee bildhaaminayay xiligaas xaalada uu halganku marayo iyo waxa uu ku dambayn doono. Madaxda jwxo o ay kamid ahaayeen gudoomiyihii xiligaas Adm.Maxamed Cumar Cismaan,Xoghayihi arimaha dibada ee xiligaas ahna gudoomiyaha jw...
Weli ma aragtay ciidanka JWXO qaybta gabdhaha oo buranburaya( Suugaan Halgameed) New 2020
Переглядів 3,3 тис.4 роки тому
Ciidankii JWXO qaybaha wiilasha iyo gabdhuhu waxay soo bandhigi jireen xiliyadii tababarku u socday sugaan halgameedyo isugu jira gabayo,heeso wadani ah iyo buraanburo ka tarjumi jiray gumaysiga xaqdarada kujooga Ogadenya iyo sida lamahuraan ay u tahay in dhulka laga xoreeyo gumausiga Itoobiya ee doolka kuyimid. Qaybtan waa N/hurayaashii gabdhaha oo soo bandhgigaya buraanbar halgameed ay kujirt...
Xaqlayashii Xabaasha u galay Xasilinta xaqa shacabkoda(N/hure Qalbidhagax & N/hure Sanweyne) New2020
Переглядів 11 тис.4 роки тому
Inkastoo ay weli nool yihiin labadan naftoodhure waxayse diyaar u ahaayeen welina u yihiin inay xabaal ugalaan xasilinta xaqqa shacabkooda,waxay ka warbixinayaan xaaladaha halganka iyo nolosha shacabka ee aaga ay ka howlgalayeen xiligaas. Waxaa cajalkan kujira qaar badan oo kamid ah saaxiibadoodii ay balanta wadagaleen oo ilaahay ku arsaaqay shahaado,iyaguna waxay weli ku taagan yihiin balantii...
Taxanaha Riwaayada:Sanadguuradii 20aad iyo Sarakaca dadkeena(Q3aad) New 2020
Переглядів 6984 роки тому
Taxanaha Riwaayada:Sanadguuradii 20aad iyo Sarakaca dadkeena(Q3aad) New 2020
Jabhadkoow horay usoco, Horay Usoco,Hogamiye Hogaamiye Cadaalad u Hanaani ( Sugan halgamed) New 2020
Переглядів 2464 роки тому
Jabhadkoow horay usoco, Horay Usoco,Hogamiye Hogaamiye Cadaalad u Hanaani ( Sugan halgamed) New 2020
Wax badan ka ogoow: Dhacdadi uu ku shahiiday AHN Sheekh Deeq iyo 2 N/hure oo kale( Q2aad) New 2020
Переглядів 7 тис.4 роки тому
Wax badan ka ogoow: Dhacdadi uu ku shahiiday AHN Sheekh Deeq iyo 2 N/hure oo kale( Q2aad) New 2020
Labadan Sheekh oo si adag isugu khilafsan Jimce iyo Ciid kulmay(keebaan raacna) New 2020
Переглядів 5814 роки тому
Labadan Sheekh oo si adag isugu khilafsan Jimce iyo Ciid kulmay(keebaan raacna) New 2020
Udiyaar garoowga Ciida barito ee magaalada Garissa ( Garissa-Kenya) New 2020
Переглядів 1774 роки тому
Udiyaar garoowga Ciida barito ee magaalada Garissa ( Garissa-Kenya) New 2020
Xaqlayaashii Xabaasha u galay Xaqii Shacabkooda( Suugaan Halgameed) New 2020
Переглядів 78 тис.4 роки тому
Xaqlayaashii Xabaasha u galay Xaqii Shacabkooda( Suugaan Halgameed) New 2020
Fadliga Soonka maalinta Carrafo qofkaan xajka joogin(Barito 9 ka dil-xija) New 2020
Переглядів 1604 роки тому
Fadliga Soonka maalinta Carrafo qofkaan xajka joogin(Barito 9 ka dil-xija) New 2020
Deg Deg: TV-ga OROMIYA oo dilkii fanaanka ka waraystay madaxa siyasada ONL (Mudane Xasan Macalin.
Переглядів 2894 роки тому
Deg Deg: TV-ga OROMIYA oo dilkii fanaanka ka waraystay madaxa siyasada ONL (Mudane Xasan Macalin.
Isu soo dhawaanshaha ONLF iyo Dowlad deegaanka waa guul( Falanqayn) New 2020
Переглядів 814 роки тому
Isu soo dhawaanshaha ONLF iyo Dowlad deegaanka waa guul( Falanqayn) New 2020
Geesiyaashii ONLF ee gumaysiga u birdhigay iyo N/hure Ciraaqi oo ka warbixinaya jiida hore
Переглядів 15 тис.4 роки тому
Geesiyaashii ONLF ee gumaysiga u birdhigay iyo N/hure Ciraaqi oo ka warbixinaya jiida hore
ONLF iyo EPP maxay ka wada hadleen miyey ( Waraysi Rayaale Xaamud) New 2020
Переглядів 2764 роки тому
ONLF iyo EPP maxay ka wada hadleen miyey ( Waraysi Rayaale Xaamud) New 2020
Ileen ciil looma dhinto: Abwaan Heelaale iyo sharaf dhicii shalay(Taalada Sayidka) New 2020
Переглядів 9394 роки тому
Ileen ciil looma dhinto: Abwaan Heelaale iyo sharaf dhicii shalay(Taalada Sayidka) New 2020
Taxanaha Riwaayada:Sanadguuradii 20aad iyo Sarakaca dadkeena(Q2aad) New 2020
Переглядів 2124 роки тому
Taxanaha Riwaayada:Sanadguuradii 20aad iyo Sarakaca dadkeena(Q2aad) New 2020
Wax badan ka ogoow: Dhacdadi uu ku shahiiday AHN Sheekh Deeq iyo 2 N/hure oo kale( Q1aad) New 2020
Переглядів 14 тис.4 роки тому
Wax badan ka ogoow: Dhacdadi uu ku shahiiday AHN Sheekh Deeq iyo 2 N/hure oo kale( Q1aad) New 2020
Dowlada madaxweyne Mustafe oo qabatay Dood Cilmiyeed ay kasoo qayb galeen ONLF iyo aqoonyahano
Переглядів 1764 роки тому
Dowlada madaxweyne Mustafe oo qabatay Dood Cilmiyeed ay kasoo qayb galeen ONLF iyo aqoonyahano

КОМЕНТАРІ

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h День тому

    Guuuuuuul Ogadeniya Guuuuuuul Ogadeniya Guuuuuuul Ogadeniya Guuuuuuul Ogadeniya Guuuuuuul Ogadeniya ♥️💪♥️💪♥️💪♥️💪💪♥️💪♥️💪♥️💪♥️💪♥️♥️💪♥️💪❣️💪♥️💪💪

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h День тому

    Guuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo ❣️💪❣️💪❣️💪❣️❣️💪💪❣️💪❣️💪❣️💪❣️💪❣️💪❣️❣️💪💪❣️❣️💪💪

  • @BashiirmaxamedMuhumed
    @BashiirmaxamedMuhumed 5 днів тому

    Dawarsiga ma jaamacad bad ooga so baxday😂

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 6 днів тому

    Guuuuuuuul Ogadeniya Guuuuuuuuul 💪🙏🏻🙏🏻💪💪♥️💪♥️♥️💪♥️💪💪♥️💪♥️♥️💪💪♥️♥️

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 6 днів тому

    Guuuuuuuuuul Ogadeniya Guuuuuuuul Ogadeniya Guuuuuuuuul ♥️👍🏾♥️👍🏾♥️👍🏾♥️👍🏾♥️👍🏾♥️👍🏾👍🏾🙏🏻🙏🏻💪🙏🏻💪💪🙏🏻🙏🏻💪🙏🏻💪🙏🏻💪🙏🏻💪🙏🏻💪💪🙏🏻🙏🏻💪💪🙏🏻🙏🏻💪🙏🏻💪🙏🏻

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 6 днів тому

    Guuuuuuuuuul Ogadeniya Guuuuul Ogadeniya Guuuuuul Ogadeniya 💪💪👍🏾💪💪♥️♥️💪♥️🙏🏻💪♥️🙏🏻♥️🙏🏻♥️🙏🏻♥️🙏🏻♥️🙏🏻♥️🙏🏻♥️💪♥️💪♥️♥️💪🙏🏻♥️🙏🏻🙏🏻

  • @NicimaKhadar-u6l
    @NicimaKhadar-u6l 8 днів тому

    Inti dhimatay ilahay haw naxaristo amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin

  • @NicimaKhadar-u6l
    @NicimaKhadar-u6l 8 днів тому

    Ogadeniya guuuuuul insha alllh ❤️ ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdicasiisIlyaasaxmed
    @CabdicasiisIlyaasaxmed 12 днів тому

    Geensigeeni❤❤❤qarniga

  • @SacdiyoMuusenuur
    @SacdiyoMuusenuur 18 днів тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @JimaleDeck
    @JimaleDeck 19 днів тому

    2025 from #kismaayo

  • @JimaleDeck
    @JimaleDeck 19 днів тому

    2025 from #kismaayo

  • @mohamedibrahim350
    @mohamedibrahim350 19 днів тому

    Xijirba calan lagu helaa xalkeenuna waa dagaal" rabbi haw naxariisto saado cali warsame aamiin

  • @NUURDIIN231
    @NUURDIIN231 20 днів тому

    Allahayow Eedo roodo afjano noo xafid oo cimrigeeda noodheeree Allahayow dalkayga ii xoreee

  • @MUBAARIGSIYAAD
    @MUBAARIGSIYAAD 21 день тому

    Somali ayuunbaad kusoo jeedsateena faaido kuma haysaan

  • @Fariixaofficial114
    @Fariixaofficial114 26 днів тому

    Way guulaysten walhi guul jwxo

  • @mustafebakayr7437
    @mustafebakayr7437 27 днів тому

    Waa jilid walaal

  • @Caliyuusuf-rh9nw
    @Caliyuusuf-rh9nw Місяць тому

    SOOMAALIA guul haisraacdo

  • @SayidCalinuur-o5r
    @SayidCalinuur-o5r Місяць тому

    Haan shihiidne yaa hadda kadhiga❤

  • @JannahAbdi
    @JannahAbdi Місяць тому

    I'm hawiye sacad suciid reerabdi ❤and i support ogeaden 💯❤❤❤❤

  • @abdirisakhassan-w6o
    @abdirisakhassan-w6o Місяць тому

    Allah unaxaristo amin amin

  • @Nimcoabshir-l2h
    @Nimcoabshir-l2h Місяць тому

    Mansha alh dhiga idhaqaqay🇬🇲💋🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰😭

  • @CabdicasiisNaxamad
    @CabdicasiisNaxamad Місяць тому

    Way ax wale

  • @MohamedHasen-tv1ev
    @MohamedHasen-tv1ev Місяць тому

    Tola ay somali ba cadowga ujabisay 😢

  • @calicawaale-n1l
    @calicawaale-n1l Місяць тому

    Rabi ha,uraxmado

  • @Farmaajo2138
    @Farmaajo2138 Місяць тому

    Wllky Ahmed Deeq Macalin Cabdi Xuseen Yuusuf (Dhecade) Allah Naxariistii Janno hakawaraabiyo 😢❤😢 waxad Naftaada u hurtay Ragbaa khaaimay Ogaadeenia oo xornoqota ayaad nafta u hurteen lkn Ragbaa Maanta Khaaimay hadafkiinii wll😢😢..8/12/2024

  • @FaizashcumarGeedi
    @FaizashcumarGeedi Місяць тому

    Sorry rag waa ragaas ❤❤

  • @SamaWade-fm8yt
    @SamaWade-fm8yt 2 місяці тому

    🎉🎉❤❤❤❤

  • @SahraMohamed-eh9pl
    @SahraMohamed-eh9pl 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔💪💪💪Og

  • @DalaqDam-l8f
    @DalaqDam-l8f 2 місяці тому

    Aamin aamin aamin in shaa alaah

  • @MaxamadnuurCabdi-n7y
    @MaxamadnuurCabdi-n7y 3 місяці тому

    jowxo 🇬🇲💪💪💪💪💪💪🦁🦁🦁❤️💯

  • @AbuqudamaAssomali
    @AbuqudamaAssomali 3 місяці тому

    Nimankaan kuligood kuwa ayaa ogaadeen umaleeyo qaar sheekhaal garanaayo ku dhintay tiro badan balse halgankii reer ayeey u bedeleen kuwa xoolo ah Allaah u naxariisto dhamaantooda halgamayaasha

    • @AbdirahimDiriye
      @AbdirahimDiriye 3 місяці тому

      Ilahey haunaxaristo ninki dhinga waa somali ee qabil imalahane wlhi ciil iqabtay

    • @AbuqudamaAssomali
      @AbuqudamaAssomali 3 місяці тому

      @ aad iyo Aad balse halganka dhamaan cid ayeey ka dhigeen kuwa reer miyi ah comments dhiibanaayo

    • @AbdirahimDiriye
      @AbdirahimDiriye 3 місяці тому

      @ sxb ani nin shiqal ayan ahay wlhi afgaga iku horeso ine shiqal dagalka kujiren

    • @AbuqudamaAssomali
      @AbuqudamaAssomali 3 місяці тому

      @ wee kujireen weliba qudub iyo loobage Rag ayaaba ku dhintay Wallaahi ah Dadkaaga hddaadan aqoonin Mxa laguu sameyn Meeshaas rag badan inoogu dhintay qaarkood hebel hebel la oran karo xitaa qaar Madax ka noqdey onlf iyaga xitaa waa ogyihiin taas ma inkirsana balse halganki dhamaa reer u bedeleen hadda

    • @Idiris-zw4md
      @Idiris-zw4md 2 місяці тому

      ​@@AbdirahimDiriye shikhal xubno sar sare beey jabhada ka aheeyn. Wxaan xasuustaa nin onlf oo shikhal ah baa godey anoo arkaayuu lix axmaara iskor saarwy

  • @MaxamadnuurCabdi-n7y
    @MaxamadnuurCabdi-n7y 3 місяці тому

    Jowxo 🇬🇲💪💪💪💪💪💪❤️💯

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 3 місяці тому

    ❤❤❤❤😢

  • @dhuuxcaluuke
    @dhuuxcaluuke 3 місяці тому

    .waay oo gaaaraabeelaayeOO gaaaraabeelaayeey waa

  • @NasroCabdulahi-h1e
    @NasroCabdulahi-h1e 3 місяці тому

    Halgankaas halkiisa halaga sii wado

  • @fuadhassan-b4p
    @fuadhassan-b4p 3 місяці тому

    Ilaahow dhamaantood u naxariiso

  • @libaax6091
    @libaax6091 3 місяці тому

    manta waxaynu arkana tolky oo kuu faana calanka onlf hadana waxay tagarsnyhin cidanka liyu police waxa aqli gal maha viva onlf malin bey xabash iska xoreyn dona inshallah

  • @CabdiqaniSiciid-p1l
    @CabdiqaniSiciid-p1l 3 місяці тому

    Ok

  • @XasanAllale
    @XasanAllale 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dhagoweyne
    @dhagoweyne 4 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @OsmanQoreysh
    @OsmanQoreysh 4 місяці тому

    وانه لجهاد نصر أوإستشهاد

  • @JackMaxwell-y6t
    @JackMaxwell-y6t 4 місяці тому

    Garcia Timothy Clark Donna Clark Timothy

  • @MustafeSaxane
    @MustafeSaxane 4 місяці тому

    Yaasameeyay.o.n.l.f

  • @MustafeSaxane
    @MustafeSaxane 4 місяці тому

    Yaasamee.yay.o.n.l.f.

  • @sadaamcali5556
    @sadaamcali5556 4 місяці тому

    Onlf 🇬🇲 dar alle idin jeclhy 😢allow idin guleey from xawaadle

  • @LeyloSalaad-y1q
    @LeyloSalaad-y1q 4 місяці тому

    Waxan jeclaan lahaa inay onlf hubka dhigin wlee waan kubiiri lahaa ilaahayow muslimiinta xorey

  • @Agency2-d8y
    @Agency2-d8y 5 місяців тому

    Alaw unaxariso inta dhimata

  • @yaasirahmedtubbe6530
    @yaasirahmedtubbe6530 5 місяців тому

    Ma madaxwaynihii u horeeyaybaa

  • @mohamedrayaan7200
    @mohamedrayaan7200 5 місяців тому

    Allah naxariis jano hasiiyo Abwaan Ahmed Sh Ali