XALFADII 100K BULO MAXAA KA OO HIYAY.......

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 329

  • @munaboss211
    @munaboss211 3 роки тому +170

    Hamblyo mcnto guukeyzo akhiro iyo aduunba guushada waa teyda 💋👑💪

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 3 роки тому +224

    IYadoo Asturan DhaQankeedana Wadata aYaa Ay 100k ku xidhey 🥰🤎
    Bulo BoQorad ❤👸🏻

    • @zaybaaadan7541
      @zaybaaadan7541 3 роки тому +7

      Iyo waliba hadaladeeda akhlaqda wata iyo murtida

    • @mohamedahmed3256
      @mohamedahmed3256 3 роки тому

      anajSkjsjspsjdjslksksjsjsjsjdJDJjJZHZJdjjxjxjzssaamssmwkqkkmkqkqqmmqmmm1
      qp1010okwjwj
      ke
      j
      jen23jnenwnen3m3m3mm3m31kkkkkk kkkkkllkkklll ll l llllll l ll bbbbjjjknbbjkjjjjjjbbbhjbbijiiii998

    • @niitaappe7888
      @niitaappe7888 3 роки тому

      @@zaybaaadan7541 walal hadan walasha ahaay subscribe ii saar plz alle darti wll mcn

    • @niitaappe7888
      @niitaappe7888 3 роки тому

      @@mohamedahmed3256 walal qaali hadan walasha ahaay subscribe ii saar alle dartii plz

  • @abdullahimusa9320
    @abdullahimusa9320 3 роки тому +56

    Dhalinyarada soomaliyeed youtube aya lumiyay runti Ilahey kabaqa ee diinta barta kuna dhaqma dadaalka UA-cam kubixisaan hadaad cibaadada kubixin leheen guul ayaa gaari laheydeen

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab5937 3 роки тому +66

    Inta bulo tageerto liket muujiyaa

  • @fooskheyre1239
    @fooskheyre1239 3 роки тому +14

    Boqortooyo Puntland🇸🇱 nasab baa tihiin wllh sidaa bulo walaashiin oo kale oga dhigteen♥️♥️ from galmudug

  • @somaliwhatsapp4012
    @somaliwhatsapp4012 3 роки тому +46

    Team bulo qurux ismuujiya
    Subscribe and like ku dhac sii🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Gift606
      @Gift606 3 роки тому

      Waanku sareyaa isar

  • @aliisse4799
    @aliisse4799 3 роки тому +13

    Dadàl dher kadib gusha wd ma grty wxn ku rajynaa inad 10000 ind garto insh allh❤

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial 3 роки тому +22

    Qofla qliga wnagsam xaqiq indhihisa ilin km dhmato frxd loo ilmeyo wey aheed apyo♥️😥🙏keep goin

  • @warda_apdurahman8263
    @warda_apdurahman8263 2 роки тому +1

    😭😭😭 wllshy mcneYy bulO wlhi wa niyaystaa anoo hal mar kula kulma hnO mcN incha allh wa iz arki doona wllhshyey

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 3 роки тому +7

    Hambalyo hambalyo idin leyahay intaa kabadan idin rajeynaa insha allah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 роки тому +5

    Iso boqda walalaheyga somaliyed plz adinka oo mahadsan 🙏🏼

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 роки тому +7

    Bullo inay walkeeed
    Mr micanaha
    Tabtey baa ufahmey
    Waxa ka ilmeysiisay
    Kolay qofkii ooya waa qof qalbi fcn

  • @tooxyaremedia1211
    @tooxyaremedia1211 3 роки тому +2

    Hambalyo bulo waxa tahay qof taalanti leh bulshona madadaalin karo runtii ani
    Waa iga gadan tahay majaajiladaadu oo waliba dhaqanka ah
    Waa maalintii 1aad oo aan commant ku so qoraayo👏 100%100 respect xushmad ku haayaa

  • @cabdikariimshariif8746
    @cabdikariimshariif8746 3 роки тому +22

    wllo waxaa la ooyday waan dareensanahay 😭😓😓😓😥lkn sxbky xageebuu ku danbeeyay 😥🤔🤔2018 ayaa iigu danbaysay kaarkiisana wuu iga baxay?

  • @mohaahmed2154
    @mohaahmed2154 3 роки тому +7

    Hnplyo hnplyo WlsheY TaGero BuuXa From Italy 🇮🇹 💪🙏

  • @rahminaruuhii5214
    @rahminaruuhii5214 3 роки тому +4

    Wan idin jeclahy dhamantina Guleysta🇸🇱🇸🇴🥰🥰🥰

    • @wasaim5143
      @wasaim5143 3 роки тому

      Mash allah dad ankufano

  • @naciimaabdi841
    @naciimaabdi841 3 роки тому +4

    Bulo mnshallah intaa iyo inka badan insha allah wn sugana❤😞

  • @hodancali4087
    @hodancali4087 3 роки тому +2

    Bulo WN ku taa qof nool ilhy haku dyo mcntoh adi io teaamkagah my favorite wllhi😭🔥💯💋💖💖💖💖🌏💓💞♥️

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 3 роки тому +2

    Keep going wll from hargeysa🙏🏻🥀🙏🏻

    • @niitaappe7888
      @niitaappe7888 3 роки тому

      Walal qali subscribe ii saar hadan walasha ahaay plz ilaahey dartii

  • @fardowsaali6546
    @fardowsaali6546 3 роки тому +9

    Hesta iga gadan wlhi❤❤

  • @mariammahmuud9626
    @mariammahmuud9626 3 роки тому +1

    Hamplyo bulo dar allan ku jecelhy wll waxaan ku rajayn intaas in kabadan inshallah

  • @zeinabyusuf5170
    @zeinabyusuf5170 2 роки тому

    Haamqqlyo walalkiy Mohamed diraac hor u soco💪

  • @queentima6146
    @queentima6146 3 роки тому +1

    Buulo nolol qurux bdan kuu rajeenaaya baayo mcnto from garowe 🥰🥰🥰💯😍

  • @mohnetmohmed2588
    @mohnetmohmed2588 3 роки тому +1

    Paayo bulo 1malyan uqalanta hmblyo guuleyso waliga ❤❤❤❤🙏🙏🙏💯

  • @rahmohuseinahmed2877
    @rahmohuseinahmed2877 3 роки тому +1

    Bulo qaaliyey HAMPALYO HAMPALYO wallshey qaaliyey farxadada waa taayada 🥳🥳🎆🧕❤

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 роки тому +1

    This song is sold out beautiful voice and song waa iga dantahay heesta ilaahow gabdhaha nooxafid aamiin

  • @apdurhmanapdullahisky7635
    @apdurhmanapdullahisky7635 3 роки тому +1

    Bullo walal si dhaba u taageero dhaqankeedana ku dhegan keep going wl intaas iyo in ka badanba waad u qalantaa

  • @zackck6336
    @zackck6336 3 роки тому +1

    Gabadhan 100 iyo wax ka badan way u qalantaa wlhi waa qof wanagsn

  • @fatuuzhpea6188
    @fatuuzhpea6188 3 роки тому +2

    Ani xitaa wala ilmeeyay wllhi bulo horey usoco abyo kabdn ku rajeynaYa😿♥️

  • @raxiimrismi5049
    @raxiimrismi5049 3 роки тому +1

    Hambalyo hambayo bulo halkaa iyo meelka sareysa baan kuu rajenayaa abyo quruxee 🥰🥰💋❤❤⚘⚘⚘🌹🌹🌹💯💯

  • @fataaxo6
    @fataaxo6 3 роки тому

    Hambalyo hambalyo wllshay bill guulayso waligaa

  • @xaliimokayse460
    @xaliimokayse460 2 роки тому

    Maasha alaah walaalahay hambalyo alaah ha iikiin daayo dharaaro

  • @rumaanmaxamedmaxamed1211
    @rumaanmaxamedmaxamed1211 3 роки тому +1

    Hamablayo wllshy quruxey bulo allah ha ku karaameyo intaa in ka badanba wad istahishaa🥰🥰 keep going

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 роки тому

    Waw this what I have been waiting for bulo iyo diraac keep going next 200k inshallah bulo see you in my hometown galkacyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👏👏💕

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 3 роки тому +4

    Bullo wiilki micnaha oo aad kula matalay maxad xafladauga qayb galin weyday

  • @raaikacige8420
    @raaikacige8420 3 роки тому +4

    Wllo waxaad sameynaysaan ilahay rali kama aha qiyaamaha waa laydinka xisaabtami aduunka inyar baa la jooga ialahy rali gasha

  • @abdiahmed9054
    @abdiahmed9054 3 роки тому +11

    Wlhi ani ayaa ooyay xitaa asxaab ila joogtay maxaa kugu dhacay oo la ilmeesay jwb waan iri wacdi ayaa dhageesanaa waana wadajirka waxa iga oohiyay horay usocda

    • @farxiyaxuseen1677
      @farxiyaxuseen1677 3 роки тому

      walhay xitaa ana kuguqoslay sasa laydhahay maxad kuqosli waxankujawabo garnwayay

  • @maxamed137
    @maxamed137 3 роки тому +1

    M.a teamkeyga qaaligaa bulo rer galkacyo soogaar ❤💎

  • @fartuunitalastquen229
    @fartuunitalastquen229 3 роки тому +3

    BULO BQORDA DUMARKA THY MCNEI😘🥰🥰🥰

  • @sahrayahye4029
    @sahrayahye4029 3 роки тому

    Xaflada kaliya oo daawashadeeda iga ilmaysiisay guulaysta dhamaantiin Bulo keep going dear

  • @dahaboabdi2495
    @dahaboabdi2495 3 роки тому

    Masha Allah congrats sister bilood qurux 200k ha la gaarsiiyo intaan ciidu fitri

  • @barashadaluqadajarmalka7370
    @barashadaluqadajarmalka7370 3 роки тому

    Barashada Luqada Jarmalka soo boqda

  • @iloveyouallh2429
    @iloveyouallh2429 3 роки тому

    Hampalyo abyo mcnto bulo dad kujecel hysta mnsha allh 👏👏👏👏👏🥰🥰😍😍😍🙋‍♀️

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e 3 роки тому +1

    الف الف مبروك تستا اكثر 💯💯🎂🎂🎁🎁🎀🎉🎊

  • @drsnihaalhassan5439
    @drsnihaalhassan5439 3 роки тому +1

    Mansha alllh bulo gbdha kaliya si qurux bdn utagero❤

  • @mohamedabdifatahosman9001
    @mohamedabdifatahosman9001 3 роки тому

    Gabdha aan ugu jecelahy hablaha social media waayo waa qof ku faanta markasta dhaqankeeda iyo diinteeda sharafta badn wlshy bulo noolow waxkabadn baa u qalantaa 100k ♥️♥️😘😘🥰🔥🔥🔥✅

  • @mysterygirlmyself4818
    @mysterygirlmyself4818 3 роки тому +1

    MashaAllah abayo Congrats xafladaada aniga waan kugu cusbaa dhawaan ayaan ku bartey aad ayaa iiga qoslisaan qoxdiina maxaaba marhore u arke weysay kuwaan qosol badan reer muduga ah ayaan dhahay reer mudug waaxid one love my sister😍🎉💝💐 👏

  • @ahmedcirro5705
    @ahmedcirro5705 3 роки тому

    Anigu waxaan kugula socda oo isoo jiitay dhaqanka wanagsan, diinta, dabeecada, hidaha, asturnaanta iyo akhlaaqda ee illahay kuu dhamays tiray my dear sis keep going.

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 3 роки тому

    bulo nasab kaamil gbr howl kar ah aduunka wxn ujeclahay hormarka gabdhaheena soomaaliyeed❤❤❤

  • @ambaiimaan272
    @ambaiimaan272 3 роки тому +1

    Hamblyo100k hory usoco abyo bulo
    ❤❤

  • @maxamedxassan9498
    @maxamedxassan9498 3 роки тому +1

    Hampalyo hampalyo my team farxada alla idin siyaadiyo 🥰🤲

  • @sururmedabdi5738
    @sururmedabdi5738 2 роки тому

    Dhanto💟 félicitations bulo🇩🇯❣🇸🇴

  • @nimcoaxmed6062
    @nimcoaxmed6062 3 роки тому

    Masha Allah washay bulo

  • @nacishqali8300
    @nacishqali8300 3 роки тому

    Subhanallah dadkan wexe kuoyaan miyee wayeen quranka mee kuoyaan rabiyasiir

  • @maxamedaxmed876
    @maxamedaxmed876 3 роки тому

    Bulo go forward wllo qli inzhlah

  • @shugricali2194
    @shugricali2194 3 роки тому

    Bulo baqoradii dumarka horay u soco xppti❤❤👑

  • @kisiabdilahi8995
    @kisiabdilahi8995 3 роки тому +1

    Never give up my blood sister

  • @aasiyaaasiya6079
    @aasiyaaasiya6079 3 роки тому

    Keep going zizter

  • @zamzamjamac7695
    @zamzamjamac7695 3 роки тому

    Masha allha

  • @maykalofficial7463
    @maykalofficial7463 3 роки тому

    Bullo official congaratulation zizter 100k wowwowowow

  • @samiraahmed9328
    @samiraahmed9328 3 роки тому

    Hanbalyo buulo horomar wacan ban ki rajaynayaa wllo

  • @mustafemohamed4793
    @mustafemohamed4793 3 роки тому

    Hamplyo 🎉 pulo inshalah mar dhaw 200k baan KU gaarsinynaa taagero ahaan 💋

  • @safiyaad8323
    @safiyaad8323 3 роки тому

    Bulo wll 100 gaadhay wlhy sharaf bd ku gaadhay iyo asturnaan wa kaga mahad celinya wll inta iyo in kbdan ba wd gaadhisa si laba jibar dadaal kaga wll wa talo diraac wa wiil wanaga u saxiiba hnbalyo msha allah allah ha idin sharfo

  • @halimamahmoud8361
    @halimamahmoud8361 3 роки тому +12

    Keep going my sister

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 роки тому +2

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hamseabdi7764
    @hamseabdi7764 3 роки тому

    Hambalyo wll qli Bulo iyo Diraac wan jeclaa inaan ka qayb qaato xaflada 100k ee labada Channel waliba aan is baran runtii way noqon waysay sikastaba ha noqotee Corona ayaa ina kala xidhay

  • @mohaofficial3959
    @mohaofficial3959 3 роки тому +2

    Team buulo plz wxa si xushmad ah idinkaga codsana plz ILAHEY DARTIIS 1kSUBSCRIBE IGU CAWIYA PLZ wx Yar Aya iga dhiman ee igaarsiya asxpta plz idinko mhdsn

  • @niciimaidiris2797
    @niciimaidiris2797 Рік тому

    M.a waa xaflad heer saraa

  • @hamdaahmed5831
    @hamdaahmed5831 3 роки тому

    hambalyo hambalyo walashey bulo iyo walalkey diraac intaa kabadan gaara❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuseenilkcse4329
    @xuseenilkcse4329 3 роки тому +1

    Keeb going my sistre hamblyo hamblyo 🎁🎁

  • @furdosaabdi3345
    @furdosaabdi3345 2 роки тому +1

    Hhhhhhaphhhh💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @yaasirproduction6452
    @yaasirproduction6452 3 роки тому

    Guulyoso wll buulo een hayaankeenu waaa 200k ishallaha

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 3 роки тому

    Reer Puntland dhal gob Walahi

  • @anisnasser6667
    @anisnasser6667 3 роки тому

    WAALAAL MACASIDUU WAMAXAY ILLAAHAY WAXAAN MASHECLAA ILLAAHAY KA CABSAADA SOGALII Khair

  • @maryanaden3748
    @maryanaden3748 3 роки тому +1

    Mashllh hmblyo plz salma channel ketha kor uqathaaa

  • @jamilojamac1672
    @jamilojamac1672 3 роки тому

    Hamplyo abyo mcnto guul mrksto dhincada ha ahto abyo Salan Ika garsi sundus sacid🙏💗🥰from kenya🥰👌

  • @mowliiaxmed4751
    @mowliiaxmed4751 3 роки тому +2

    sorre wan kaxumahay hadii an hambalyada kala sodahay wllshy blse hada ayan kuleyahay gacantu qalfof wayee qalbigaa kusalamay wlly hambalyo hambalyo hambalyo adiga iyo diraac dhaman asxabta sidaa udhantihin hambalyo horay usocda

  • @asmamohamud7928
    @asmamohamud7928 3 роки тому

    Wlhi waan ilmeyay wllyal ale hano kiindaayo

  • @ayaankampalla7869
    @ayaankampalla7869 3 роки тому +1

    Horay uu soco walshay bulo🥺❤

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 3 роки тому +1

    Weeeee weeee weeeee
    Xafladdi qarniga iga dheh

  • @allinvines2508
    @allinvines2508 3 роки тому

    Wow xafladi ugu shiidned reer galmuduug gar iyo gardro wan idinwata keep going ismujiya vivi

    • @ubaxsiciid4568
      @ubaxsiciid4568 3 роки тому

      G/mudugtee dee Zika zax hadalka dee puntland Wyeh mezhuyuh

  • @issemohamed9953
    @issemohamed9953 3 роки тому

    My sister bullo the one and only one guuleyso waligaa, hambalyo.

  • @safiyotahliilchannel6885
    @safiyotahliilchannel6885 3 роки тому +1

    Hamblyo my sister 🥰♥️

  • @kingmohazofficial6254
    @kingmohazofficial6254 2 роки тому

    Habeen xasuus igu ahaa

  • @salmayasin5085
    @salmayasin5085 3 роки тому

    Ax ax wllhi wan kula oyay hanblayo hanblayo 100k subscribed wllshay mcn bulo official 🥺🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤💘

  • @xaawosalad9879
    @xaawosalad9879 3 роки тому

    Maasha Allah Bullo Abaayo keep going

  • @qalnjobureeqa4482
    @qalnjobureeqa4482 3 роки тому +4

    Alla soomalidu ayzana mrky pulo ooydey qaar paa idhi hindi hindi😂😂😂ycni zhheekadiii hindiga meezha kazocota😅

    • @hodanhassan1012
      @hodanhassan1012 3 роки тому +1

      Somalida qarked wa imtixaan🤣😂😂😂😂

  • @Boba_queensslay
    @Boba_queensslay 3 роки тому

    Masha Allah tabarka Allah

  • @ayaanmaxamed7753
    @ayaanmaxamed7753 3 роки тому

    Bullo hablyo wlsheey mcn guleeyso waligaa isha alag hormarkaaga waa hormarkeena

  • @kingmohazofficial6254
    @kingmohazofficial6254 2 роки тому

    Habeen xasuus igu ahaa hotel mandeeq

  • @GgGg-pm2eu
    @GgGg-pm2eu 3 роки тому +1

    HANBALYO HANBALYO HANBALYO abayo qali 🥰👍👍👍👍👍👍👍💋💋💋

  • @xaliimokayse460
    @xaliimokayse460 2 роки тому

    Walaalkay diraac iyo walaashay bulo hambalyo

  • @umalkhairmohamett5910
    @umalkhairmohamett5910 3 роки тому

    Hanbalyo hanbalyo guul shiny waatayda

  • @somflim
    @somflim 3 роки тому +3

    Bulo Walaashay Hambalyo Ayaan Kuleeyahay Gabadh dhaqan Baatahy Astaan Habalaha dheemanka Ee Soomaliyeed Asalka Ah Kelmada Lagugu xasuusan doono Ama Halheyskaaga Waan Ladhacaa ina Adeer Horey usoc🎖

  • @faizaosman9041
    @faizaosman9041 3 роки тому +2

    Bullo aaway mr micnha ninkas wa kula soo dadaalay

  • @realtalk5871
    @realtalk5871 3 роки тому

    My sister bulo hore u soco inta iyo in ka badan wad u qalan ta macanto

  • @nashaadtakar546
    @nashaadtakar546 3 роки тому

    Bulo abyo hmblyo wlhi ilin baa iga timid faraxada ilhey haku siyadiyo😘😘😘🥰🥰🥰💋

  • @firdhiyegees4881
    @firdhiyegees4881 3 роки тому

    msha alllh my dhiigayga keep going allh idin dhowro waan iddinku faanaa

  • @zaynabzaynab2511
    @zaynabzaynab2511 3 роки тому

    Maasha allaah guul reer mudugnimo

  • @aniisacabdulahi9842
    @aniisacabdulahi9842 3 роки тому

    Masha allh abyo qaali hambalyo hambalyo hambalyo inkastoo aan lasoodahey sorry wlhi ina ader qaali horey usoco guuleyso waligaa adiga iyo diraacba hambalyo markowas iyo marlabaadba hambalyo hambalyo