Short Film Xaalada Wax Barasho Ee Ardayda Sayidka Barakaysan Vs Cabdi Cido 2021
Вставка
- Опубліковано 2 гру 2024
- " Xaqiiqatan Qof walba Wuxu Ka Hadli Doona Kana Faaloon Doona Muuqaalkan Intii Maskaxdiisu Tahay , Hase Ahate Wan Ogahay In Kala Qaybsanan Fikir Uu Keeni Karo , Balse Waxan Ka Hadalnaa Mar Walbiga Ama Muuqalada Aan Samyna Waa Kuwa Taabanaya Waaqica Jira Sidoo Kale Sii Sahamiya Tilmamana Waxyabo Dhici Kara Mustaqbalka Inta Se Fahnata Aad Aad U Yartahay , Xalada Kacdoon Ee Ardayda Hore Ayan Usii Sheegay Wax Kasta Oo Lagaga Hortagi Karana Wan Sii Sheegay Balse , Waxa Loo Qaatay Maad Iyo Qosol Haatan Waxan Mar Labaad Iyo Mar Sadexaad Aan Tilmamaya Hadan Xalada Wax Barasho Hab Ahan Manhaj Ahan Iyo Maamul Ahanba Wax Laga Badalin Waxa Iman Doonta Malin Ka Xun Maanta Iyo Xaal Ka Xun Kan Maanta Taagan , Kana Se Daali Mayno Inan Idiin Sii Sahamino Mustaqbalka Idin So Gudbino Waaqica Taagan , Mar Walbana Aan Xooga Saarno Inan Wax Cusub Aan Soo Kordhino Idina Aad Ka Fa'idan Ku Farxadan Kuna Raaxaysatan. 📿
Wlhi wax xaqiiqa ayad ka hadashay arinkaa waa in madax waynaha iyo wariiska wax barashada loogud biyaa wll alle haku sharfo
Way ogyihiin wllo sbbta oo ah iyaga ayay masuuliyadu saran tahay
Wlhi wa run jasaklah
Wlhi wiilkn wxaa fahmi kara uun qof caqli leh wlhi Allh habarakeeyee
Diinta islamka Hadaad HysatO like zaar 👍
Runtan ku jecelahy iyo dhiiranaanta Zayidka barakaysan
الحمد على نعمة الاسلام
H wase waxaa like haku raadin cawaanyoow 😡
الحمدالله علی نعمة الإسلام
Alxmdulilah claa nicmatil islaam♥️
Caqliga Allah ha ku barakeeyo Abwaan zayidka Barakaysan.
AaMeen
Nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo kor kiisa Allaha yeelee wuxuu ku dhashay magaaladda adduunka dhan ugu fiican, uguna kheyrka badan, uguna barakada badan, uguna quruxda badan, uguna magaca weeyn, ahna magaalooyinka Adduunka ku yaal oo dhan middii hooyada u ahayd waana magaaladda makka al-mukarama 😍"
Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yaalatay aqrinta qoraalkan scw ❤
Scw scw scw
Hadaad nabiga jeceshahay like saar aan ku salino saxeebkeeyna
Scw like wan ku saare wll qly adna subscribe ta iisar ado mahadsan alle haku SHARFE
Hye wll
Swc waan jcel nahay wllo adna ilahay dartiu subscrebta iisar
@@khadarxidig5053 ok wll
@@dariiqaguushaofficial4955 ok wan ku saare
ScHoolada aad kusoo matashaan waa kuwee 😄😄😄 Legends always Legends
Markuu qofku meel dheer wax ka arkayo waa sidan! #TeamWadadaXaqa✊🎤
Wlhi waan qiroday ilin ba iga timad wll horey uso co🥺😢😢
Hhhhhh
" Somad dhamaysan qiiro jabaantaadi"
@@abdirahmanabdillahi3042 maxad ka wada jabaantadi
@@abdirahmanabdillahi3042 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Adna beentaa kaaga yaabay waad naga dhexbixisay😜😂
Hadad tahay muslim like saar ♥️♥️♥️💯
Alle janada haynagu kulmiyo walalaha musliminta ahow ✋✋
Sayidka iyo timkisa waan idin salamay👏
aamiin aamiin dhamaanteen
maanta sayidku wxuu soo gudbiyay xaaqiiqada jirta waana ta ka dhacday iskuulka nuuradiin yaa igu raacsan
Inta jecel ina lahelo 100 poqol qof oo sayadka barakaysan oo kale love❤🙋♂️
ManshaAllah Allahayow dhalinyaradena barakeyo kadhig kuwi dinta slamka hogamin laha Aamin Aamin Aamin yaa Rabi ♥ ❤ 👌 ✨ 💖
انالله انا اليه راجعون اللهم ارحم ابانا
Aamin wll qly #SUBSCRIBE isar ado mahadsan alle haku SHARFE
Sayidka barakaysan run ahaanti waxaad taabatay qodob muhiim oo guudahaan Soomaali ah gaar ahaana ardayda wadanka usoo kacaysa runtii halkaa kasii wad ayaan ku odhan lahaa wacyi galintaadaas.
Sayidka barakeysan ilaahey maskaxda ha kuu daayo
جزاك الله خيراً..
Sayidka Barakaysan..
Waa video aad u qiimo badan ee 1million hala gaadhsiyo like 👍 tiisa si loo ogaado qiimihiisa 🥺🤗
Masha Allah xaqiiiq ayad ka hadashy Alle ha ku barakeeyo caqliga 🤗🤗🤗
From tiktok💥🤜🙆♂️
Diinta islaamka haddad haysato like saar
"كاد المعلم أن يكون رسولا "
Manta wlhy qosol majiro ee qiiraa jirta yaa ila dareemaya nuxurka hadalkan😥😥😥😥
Dadkeena Baraha bulshada wa ku soo gudbiyaa hadey sidan oo kale wada ahaan lahayeen meel ayeynu gaadhi lahyn
Alle umada ha inoo wanaajiyo
Aallh haku sharfo sayidka barkaysan
zhp shaqo fcn baad hysaa keep going
Mansha allah❤❤❤❤❤💜💜walahi wa ruun
Sayidka wallhi Really keep going 🔥👏
Afkiibaa juuqda gabay!! Qodab muhim ah, sidii ugu mudnayda looga hadlay
Maasha Allaah wll alle haku barakeeyo adiyo waalidkaaba
Wllhi been mahan wax walbo lasameynYO AAs aaska hadey ka halaaban dhamadka makatoosan wllhi ee marka hore wax barashadan aas aaska halaga soo toosiyo🥰
Inta rasuulka scw 👍
2LHI XAQIIQDA AYAAD KA HADASHA IDIRIS HORAY USOCO 🥰✌💙
“Isaak Newton hakaa qabto waa hadal” mug weyn
Waxbadan ayaad abwaan runta ka sheegtay💯.
Waa xaqiiq wxii maalin dhawayd hargaida ka dhacday oo kale weeye
Sayidka waa nin caaqil ah keepgoing
Mcha Allah zayidka wnku tagera wll mcn aqliga io maSkaXDa allha kusiyadiyo dadku waxy yuotupeka ufurteen ayaa qaldan lkin kaGu waa sax WaYo waaa faaido io Cilmi io xqiiqo ka hadlyzaaa funny xtaa kma wayaysid somalida mdaxa TagaN walhi kii in la joogsado la tagero ubahnaana 100k ayay gaadhzin layin ck io wxan loo joogina 1m Bey kuwadaaaN 😑 wllken aanka farxino zuu inoogu faaidynayo waxn iDinka tagyaaa wasalaamu calykum🧏♂️
6bil kadib ayaan daawanayaa mashalah Sayidka bArakeysan AllAha kubarakeeyo
Waa dhab waana dhibta haysata jiilka maanta mugdina kadhigtay aayaheenii
xaqiiq ayad ka hadashey
wana waxa inaheysta manta
wad ku mahad santhn inad dadka bararu jineysan l👍👍
Mnsha Allhh wiilkn waa wiil aad ufiicn
Muqaaladan aad zoogalinayso waa kuwo uu fahmi karo qof caqli leh
Huno Allhh hku barakeeyo
Masha Allah walhi inankanyar xigmadbadanbakujirta ee hoos haloego arinkani uukahadlaya wamuhiim
Haa wlhi
Sayidka mawduuc aad u muhiim ah ayaa ka hadazhay
Waa xaqiiiqo dalkeena taalab
Allaah ha ku xifdiyo
Masha allah waa wax jira waqiciga ee haysta umada islaamka gar ahaan umada somaliyeed
sayidka barakeysan abwane miskaxdaada iyo fikirka saliimka ah sida noogu soogudbiso(mahadsanid)💯💯💯💯💯🙏
Masha allah ma bildhaansho ruuxii
Riyo aduun u haystaa
Ma rubobo ruuxii aqligiisu ilin yhy
Ma rogrogo su aalaha sida ay u aragtee sida loogu sheegaý
Muuqaal ku sheegtaaa
Ma adaa run sheegayn
Ma anaa dariiq socon
Ma iyagaa dambiila ah
Midna khalad ma sheegtee
Midnimadu maxay noqon!!!!!!!!!!!!!!!
-------Allah macak
Waa alx ani waxan dhigta cilmiga sharecada waxad ka had leyssaan arinta maanta jirta 😢😢😢😢
Sharafi korkaagu ha ahaato Sayidka Barakeysanow iyo Sxbadiisa Alle ha idin barakeeyo Adinka oo kalena ha badiyo
ManshAllaah tabarakalaah hanbalyo wll horay usoco masha Allaah
Sayidka barakaysan alaha ku barakeyo best comedy 🤣😆😂
Mansha Allah tabarikalah Allah caqliga ha Ku barakeyo Ragide hore usoco in sha Allah. Sayaayidka Baarakeysan mansha Allah waxada shegeysa wa runta. Wana waxa jira Allah garabkaga ha galo
Masha allaha illahay aqliga wanaagzan ha kuu daayo
Zayidka Barkaysan waa An other level ✌✌✌
FazHion model 👅👍🤠
Masha aalh abwaanka sayidka barakeysan xaqiiq
History 👏👏👏👏👏👏
Wallhi xaqiiqadaad taabateen.
Alle ka inika abaal mariyo.
Jannada farduusana ha ini geeyo.❤
Xaqiiq wweeye runtii waana nasiibdaro inn ka faa iidaysan weyno
Wow m.allah xqiiq waye runti wXad tahay geesi horey uwado
Run ahantii xaqiqda wlhi ka hdashy
Ilahy hku xifdiyo arinkn wa mid ku dhaqq mudan
Wll waad mahadsanthy sid aad uga hash xaqiida taagan mar walba ilahey haku garabgalo
Allaw khaatiMada Khyr InaaGu khatim🤲🤲🤲
manshallh allaha kubarakeeyo allaha kuxafido xaqiiq idhaha laga laabtay ayaa kahadashy mnshallh
Xaqiiq allaah xaqa hakugu janeeyo
Dadaal adag ayaad wadaa hadaynin guul sxb allaha kusharfo
100ka 3baa kaga dhiman Hamplyo wll 💐
War zhp Illhy Caqliga ha kuuu barakeeeyo xaqiiiqda taaabaty
😪😪 wllhi plhi wilkn msha allh wyh wala qiroday sxp ilhey haku garab galo
walahay nin aad u caqli badanbaadtahay mansha allah
THE ONE AND ONLY SAYIDKA BARAKAYSAN👑
Mashaa Allah Habo please music kadaa waa murti aad u qiimo badane alle ha kubarkeeyee
Wlhi z.barakaysan wan ku tageera
Manshaa allah walaahi waaa wiilal wacan manshaa allah
Keep going big legend sayidka barakaysan
Walal allaha ku sharfo🙏
Hadaan comment bixiyo ma xanbaa🤣 sayidka xaqiiqduu kahadley.......
Waa runtaa Wll saydka barakaysan keep going
Waad ku mahadsan titiin dhamantin sida wanagsan ee aad noo wacyi gelisaan mar waliba hore usocda oo haka daaline
mashlaha wllhe xqq ilahy ha kubarakeyo
On the way 100k i can't wait walaahi .. dabaal gada bro keeg going
Intaa aad ka hadashyba waa run , alle haku barakeeye sii wad ha joojin
WalHia run weyan wuxu shEgayo sayifka barakaysan
Saydka iyo sooraan waayama ☝️☝️☝️ aniga saydka
That is really pr3 hadad ka heshay like hala dhafin Blease
Run ahaantiiii xaqiiqda jirtaa ee laga indho sabanayo taasa
Diinta islaamka waa muqadas barashadeedu 🙏🤞
keep going bro ❤
Ninkan wlhi Waa nin wacyi ahaan dhisan
Iga qor tan zhp> marka uu youtube Kaagu gaadho 500k-600k toos inta ay dawladeeni kiugu timaado ayay ku odhan doontaa adeer ma shacabkaad nagu diraysaa. Hadii aad diido in’aad wacyigan kala joojisana.proboganda ayaa laguu Galin doonaa suuqa.waxaad moodaa in ay xataa gaalo ina maamulayso
Sumxaanalaah.
جزاكم الله خيرا يا إخواني
Mashlha alhu akbar waa xaqiqa jirta
Sayidka barakaysan waan ka filaayey aqoonta alle kusiiyey ilaahay hakuu siiyaadiyo
Masah allaah allaah haku sharfo wll xaqiiqda ayaad ka hadashay kaliya waa ganacsi uun macalimintuna mushaharkooda uun uun qiimeeyaan arday waxba lagama qiimeeyo lagu ciyaaraya 10 mado oo aanu karayn qofku waayo qofna ilaahay laba qalbi uma samayn saasoy tahay ardayda lagu cadibaa
Wllhy WAX JIRAAD KA HADASHEEN TEAM SAYIDKA BARAKAYSAN 💯🤩
Team saYidka barakYzan waan idin salamaY
Sayidka waa ninka kaliye een ka cabsan runtu qaarkod wxy moodayan inuu ruwaayadeesto lkn waxa uu taabta xaqiiqadu waxa ay tahay waan kugu taagersanhy masuul 👍
AX WaN soo HabsaaMe MaanTaNa Mxaa jiRa saYidkooW 🤣😅
Waa mahadasantihiin dhamantiinab alle ha idan xafido sida aada igu dadlaysan inayadun bulshada waxa ugu soo kordhisan alle ha idnka abal mariyo oo misanka xasanadak ha idnku daro dhamantiinbaa
Ilahay aqliga iyo cilmiga ha kuu barakeeyo
tani waa dhab waxaan dhigtaa school maha arko 1qof oo muslin taariiqdii 😱😭😭😭😭😢😢😢lkn waa inuu ardagu waxbaraa
#Sayid barakaysan xaqiiqadu isna qariso waa wax bulshada ku baraarugaan team wada xaq .
Waa runta walaalo 👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤
Maasha alaah waa iga qosliyaa mar walba sayid ka barakeysan
Keep going legend 👍👍👍👍👍
Masha allah
Hore u soco ilaahy ha ku garab galo
Wllo
Anaa u horeeya like ta ha ila dhaafina
Saria SUBSCRIBE ISAR WALL mcn
Like wan ku saare wll adna subscribe iisar ado mahadsan
@@vilahofficial wll qly alle dartii #SUBSCRIBETA igu SAAR
Wll qly #SUBSCRIBETA iisar ado mahadsan alle haku SHARFE link wan ku saare