Xafladeydi 100k oo siquruxbadan igudamate

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @mohamed__munasir6981
    @mohamed__munasir6981 3 роки тому +1939

    Inta quranka jecel like saar 🙏🏻🙏🏻

    • @maroonita7569
      @maroonita7569 3 роки тому +7

      U heard that we don't love quran 😂😂😂

    • @aishaabdi9178
      @aishaabdi9178 3 роки тому +2

      @@maroonita7569 fact 😂😂😂

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому +4

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo walaal

    • @rayaanapdillahi4038
      @rayaanapdillahi4038 3 роки тому +2

      War quran mataqanid ilahay kabo dayuus😒😒

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 3 роки тому

      @@rayaanapdillahi4038 subscribe isar abayo

  • @rahiiimaabdi7795
    @rahiiimaabdi7795 3 роки тому +631

    Iqra albatros inta tabteu is muujiya😭❤

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal 3 роки тому +270

    Nin iyo naag lama kla roono wlhi xabadka ayey caadi isku galinayan😭😭 ya rabbi adiga kumahdsan xishodka aat igu manesatay iyo cabsida qalbigeyga kabuxda ee an xumanta kacabsanayo dadba wxa arkeysa ineysan oksonen iney dhimanayan ooo xisaab sugeyso ilhy haso hanuniyo aduunyo yeysan idin duufsan

    • @hamdiseadfarah521
      @hamdiseadfarah521 3 роки тому +3

      Run xppti waye

    • @qamarmidabasal
      @qamarmidabasal 3 роки тому +3

      Ya rabi jidka saxan tus

    • @sumayafaraxsumayafarax932
      @sumayafaraxsumayafarax932 3 роки тому +2

      Qofka wuxu san jeceeln ma.dawado wllo iska daa maxaa usoo radisay

    • @qamarmidabasal
      @qamarmidabasal 3 роки тому +1

      Sumayo faarax ma indhaheyga ayt ila maamusha iyo gcanteyda is sax wll wxba ka qaldane😏

    • @sumayafaraxsumayafarax932
      @sumayafaraxsumayafarax932 3 роки тому +5

      @@qamarmidabasal naayaa wad edeb daran tahay calaa.calka.meesha kadaaa sheikh hadaa tahay orod.melaha sheikh yada aaad maxaa meshan ku.keenay nagaha xijabka wata iska.dhig oo.sheikha bilaaa.edeb adigaa subscribe sartay ayada isaar kuma dhihin naagahana hormar.iskuma.quuran hadadan.rabin iska.daay

  • @boqoradarermohamed4421
    @boqoradarermohamed4421 3 роки тому +182

    Alla maxey lacagta dadka fasahaadisa wale aaqiro war aya jiro

  • @abdirashiidosman7261
    @abdirashiidosman7261 3 роки тому +51

    قال تعالى: " يا أيها النّبيّ قل لأزواجك وبناتك ونساء المؤمنين يدنين عليهنّ من جلابيبهن .......... "
    وقال تعالي "وقرن في بيوتكن ولا تبرّجن تبرج الجاهلية الأولي.........."

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 3 роки тому +50

    Reer Nairobi dad shidan iga dheh salan sare form burco ❤❤❤👏

  • @asmakayse7551
    @asmakayse7551 3 роки тому +477

    Inta sugaysay samiixa xafladeeda in ay channel keeda soo galiso is muujiya😂😂

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому +1

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo

    • @asmakayse7551
      @asmakayse7551 3 роки тому

      @@naciima_family kuu saaray baayo

  • @abdirizakmibrahim1624
    @abdirizakmibrahim1624 3 роки тому +56

    Alle ka baq oo xijaabka qaado ragga gacmaha la galeeyso waa ka ajaanib aduunyada waad ka tagi wall, markii igu horeysay aan comment ka baxsho vidoe aad leexahy ilern horay umaba arki jirin

    • @ubaxlove6853
      @ubaxlove6853 3 роки тому +2

      😭😭😭😭😭 xaqiiq walhi wllka allah soo hanuuniyo kuwan

    • @kevserkevser4520
      @kevserkevser4520 3 роки тому +1

      Wllhi me too waxan dhaqan umaynu lahayn malaha soomaali maaha

  • @maryanhassan338
    @maryanhassan338 3 роки тому +71

    Iqra ayaan rabnaa samiixa and nataasha qurux from muqdisho idinka soosalaamayaa from muqdisho

  • @yahyeak6498
    @yahyeak6498 3 роки тому +156

    Lcgtan xfladan ani mxa msakin usi wesay wey ku duceyn lhayen UA-camka alle hku barakeyo blse meshan wax kma so scdan ama lcgta aniga mxa igu shupi wiil somali iska ahay oo ciyal xfaded ah wllhi wku labisan lha xfladan wxa wcday bibshe mxu kuso kordhina ona aheen wxkle blse mnta hda qof bahan oo msakina ka frxisid wllhi ducadisa waa mqbul ogow ta koley comment wa aqrine ku dadaal sdqada ayada buu mlka ku barakowa bye🤩

    • @hodany4555
      @hodany4555 3 роки тому +9

      Taasa xaqiiqa inta ilaahay wax siiyey inay inta baahan xasuusnaata wacan

    • @yahyeak6498
      @yahyeak6498 3 роки тому +5

      @@hodany4555 yep xsusnow xili wlbo Allah

    • @hodany4555
      @hodany4555 3 роки тому

      @@yahyeak6498 👍👍👍👍👍

    • @Wacdiiyowaano32
      @Wacdiiyowaano32 3 роки тому +4

      bad boy wanadada iyo magacaga isma laha any way rayi fcn ayaa ka hadashay🙏🙏🙏

    • @yahyeak6498
      @yahyeak6498 3 роки тому +2

      @@Wacdiiyowaano32 kdaa ha I cepenin 🙈🙈🙈🙈

  • @sardevichuwalie9811
    @sardevichuwalie9811 3 роки тому +46

    illhow soo hadee waa adoomadaada oo kugu caasiyeey wna oghy intaad u naxariisaneyso ayay ku dulminayaan illhow iska cafi dhamntood

    • @ubaxlove6853
      @ubaxlove6853 3 роки тому +4

      Amiin amin yaa rabi walhi akahir zaman jognaaaa walhi wll😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 3 роки тому +2

      Ameen

    • @umimaumima8270
      @umimaumima8270 3 роки тому +2

      Aaamiin Aaamiin yaa rabi dhamantenba

  • @nashuuabdalla1286
    @nashuuabdalla1286 3 роки тому +164

    Iqra albatross walagu tabey hadey jogin hita mahad naq aye mudantahey channel kan kalin weyn kaqadatey

  • @nimaohureiri9635
    @nimaohureiri9635 3 роки тому +29

    Inta ila aragtay Rasmi rays iyo samiixa iney isku eegyihiin like

  • @morehermadeearden1528
    @morehermadeearden1528 3 роки тому +25

    This gives me a sense of pride as a somali...it's simply showing that we are United!

  • @zamiiraabdihakiim6881
    @zamiiraabdihakiim6881 3 роки тому +46

    Xaflad aroos uegthay runtii malaisku dhigaa saan kwayn subscribe 😂😂😂 anyway kaftan iga tahay🥰🥰 keep going

  • @nimcoapdih142
    @nimcoapdih142 3 роки тому +45

    Samiiha inta jecel like Saar♥️♥️

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 3 роки тому +67

    Sidaan kuu sugeynay waan dalnay abaayo kwrn hooyo mcn sidey noqotay allaha cafimad u siyadiyo 🤲🤲🤲

  • @faizoabuukar5624
    @faizoabuukar5624 3 роки тому +84

    Ilaahow adaa weyno waxid ah foolxmda adunka ka socta iga ilaali oo xishodka hyga qaadin

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo

    • @nawaalmaxamuud7551
      @nawaalmaxamuud7551 3 роки тому +1

      Amin wllshy qali

    • @faizoabuukar5624
      @faizoabuukar5624 3 роки тому +1

      @@naciima_family abyo hre ayn kugu sary

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому +1

      @@faizoabuukar5624 maasha allaah magaca ayaasami ah Ayaan isdhahay aad ayaad u mahadsantahay kunkii ayaa waxyar Igadhimanaa sidaas ayaa walaalaha u soodhaxgalay raalinoqo wankumashqulshay

    • @faizoabuukar5624
      @faizoabuukar5624 3 роки тому

      @@naciima_family insha allh abyo wd gaare dhib malhn xppti

  • @mohamedmahamud2430
    @mohamedmahamud2430 3 роки тому +28

    Inta kawalwalsan samiha hoyatet liketa qarxiya sida lo ogato illahy mamata nocafi

  • @hasocotohowshu7921
    @hasocotohowshu7921 3 роки тому +51

    Oo shit wlahi somalida waa wasaq cudurbay is qaad sinayan wxay hal malqacad afka lawada galinaya qofka xanuunku qabo Adan aqoon pls take care wxan iska ilaaliya

    • @dayax1411
      @dayax1411 3 роки тому +3

      Waare mishiki tahay wixii alle kugu qoray uunba ku heli

    • @gabarislamed9299
      @gabarislamed9299 3 роки тому +1

      War somaliya nahay wxs ma naqabo tashwish wadanka galada la joog bufis marabne ninki tida so gasho aya dhimamayo

    • @mohamedmuuzemohamed4632
      @mohamedmuuzemohamed4632 3 роки тому +3

      Oo adigu soomli matihid miyaa adigaa wasakheee 😡😡😡😡 teedakle hadaad doinaysid dadka wax inaad usheegtid lamacaayo teedakale madaa waskh kadhigay soimlida 😏😏😏😏😏

    • @libanali8528
      @libanali8528 3 роки тому

      Adiga hda cudur ka cabsaneesid mxaa intaa ku keenay wasaqoow ileen somali aa tahayee
      😂😂😂😂😂

    • @libanali8528
      @libanali8528 3 роки тому

      Dadkan waa dad walaalo ah oo islam ah meesha gaalo wasaqleey majoogto

  • @habibalmacsuqi4618
    @habibalmacsuqi4618 3 роки тому +21

    Samiixoy waligey wan jeclaa in farxadada udabaal dago maantanh waxan u dabaal dagayaa farxadada🥳🥳🥳🥳🥳I'm Yasin from somalia🥺☺ 1M gaareysa insha allah🥳

  • @Adesh_Gaab
    @Adesh_Gaab 3 роки тому +6

    8:05 that slim young angel on the immediate right of samixa, is pure class from another planet, dooq dameshtiran.

  • @ashleyalban2212
    @ashleyalban2212 3 роки тому +23

    Waa xaflad xaaran iyo fisqi iyo fasahaad oo dhan isku imaaden waxad mooda dadkan iney xaaraanta iyo xalaasha aankala aqoon

  • @rahmaeme6494
    @rahmaeme6494 3 роки тому +52

    xafladi ugu shidneed ee youtuber sameysto waaaye keep going

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo.

    • @uniquevideos5528
      @uniquevideos5528 3 роки тому

      Subscribe iisaara abaayoyaal🙏🏻

  • @amriitaofficial6548
    @amriitaofficial6548 3 роки тому +23

    Abayo hoyo mcn see thy ilaah ha kuu cafiyo mcn bdn

  • @Kbkhalidbaashe
    @Kbkhalidbaashe 3 роки тому +15

    Hanpalyo hanpalyo hanpalyo
    Wlshy Samiixa Khalil
    Hurmuudka haweenka somalida
    Keep going ❣🙏

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 3 роки тому +10

    Congrats 100k subscribes Samiiha Cadey Qalbi Saafi Intaas iyo ka badan waa u qalantaa Lkn abayo waxan kaa codsanayaa Qoraalkeyga hadii aad aragtid in aad mar kaste is garab istaagtaan qaas ahaan Gabdhaha UA-camrka ah Is Xiriiriya Isna Caawiya Aduunka ayaa Walaal lagu yahay hambalyo mar kale hbbti ❤❤🎊🎉🎉🎊🎊🎁🎊🎉🎊

  • @fareihaabdikadir5201
    @fareihaabdikadir5201 3 роки тому +17

    Rouhi rabbi Raali kaa noqoY💖 derajada aduun Gaadh insha allah 🌹🥀💖

    • @mustafosman1148
      @mustafosman1148 3 роки тому

      A

    • @queenkeyf5847
      @queenkeyf5847 3 роки тому +3

      Fareiha abayo darajada aduun waxa ka fiicn mida aakhiro ee ugu wada ducee walasheen akhiro iyo aduunba

  • @actrosdinhotruckboy3673
    @actrosdinhotruckboy3673 3 роки тому +20

    M.a wllshey hore uu soco Hooyo Alle hacafiyo Ameen

  • @ibraahimmahamud620
    @ibraahimmahamud620 3 роки тому +5

    Woow best frienship i love for all i decition to reach 200k we will wait another happy so am congaratulation sameha

  • @hamduuzh07
    @hamduuzh07 3 роки тому +6

    Markaan arko reer kenYa oo saan iskula joogo waan ku farxaa dhapTii🥰❤💯

  • @shibisxamar4342
    @shibisxamar4342 3 роки тому +26

    Tolow Markaat, 1M noqoto Maxad samayndoin taa BURJ QALIFA.🤣

  • @iqroaxmadcabduleaxmadcabdu8001
    @iqroaxmadcabduleaxmadcabdu8001 3 роки тому +10

    Masha Allah abaayo mcn to samiixa qaliil hambalyo hambalyo hambalyo intaas kabadan kuu rajeey naa guul wacan my queen 🙏❤❤💋💋♥️♥️💋💋💋❤❤🙏

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому +1

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo.

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 роки тому +2

    Anigu faraxada ma diidani hore uu soco wlshy se huuno wax waliba dhowr ku qurxoon yahay xaflad kooban iska dhigan lahayd

  • @runsheegmedia5043
    @runsheegmedia5043 3 роки тому +9

    Samiixa inay cayishay inta aragtay ismuujiya ❤

  • @Last.kung12
    @Last.kung12 3 роки тому +13

    Ane goormee gaari doonaa 100k🥺
    Hambalyo wll samiha

  • @ardoabdullhi6494
    @ardoabdullhi6494 3 роки тому +3

    Wllhi waan kutageraa. Dadka 100k kugar siye ayaan kamid ahay walashe horay u soco

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 3 роки тому +12

    Xaflad inaba caadi ahayn weye keep going xbbt❤❤❤

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo.

  • @tigerpowerofficial7578
    @tigerpowerofficial7578 3 роки тому +25

    Aad beed uqurux badan tahey yaa ila arkey sxbta hore u siisoco wll

  • @munaabdi5411
    @munaabdi5411 3 роки тому +2

    Inta rasulka jecel scw like sar

  • @armanally8727
    @armanally8727 3 роки тому +9

    Lcgtan oo aad ku dheelyso msaakinta maa wx ugu qbato adi hduu ilaahey wx ku siiyy dadbaa heeshan

  • @xaawoali8912
    @xaawoali8912 3 роки тому +10

    Nairobi dad qalbi fcn kabuuxa dhalinyaro isjecel waliba qalbi xaaran from Mombasa

  • @wardawarsame352
    @wardawarsame352 3 роки тому +11

    insha allah 1m wa gaare xabbtiii u nolow cadwgaaga samiixa cadeey congratulations 😍

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE 3 роки тому +13

    Waaw samixa keepgo Wllshy from hargeisa Somaliland

  • @hamdiahmed1143
    @hamdiahmed1143 3 роки тому +25

    Iqra Hadey jogin xita mahad naq ayey leheed wlhi Chanelkan xaq ayey u ledahay waan ka xuntahay iqra 🥺♥️👑
    Natasha 30:24 mxa helay 🤣🤣🤣♥️

    • @shamislula6721
      @shamislula6721 3 роки тому

      Ee team iqnas hadaa nahnay waa isku duupnaan dona ayey tiri iqro waykujirtaa apayo

    • @hamdiahmed1143
      @hamdiahmed1143 3 роки тому +1

      @@shamislula6721 xunman kama wado abyo balse in mahadsanid la dhaho eheed ilen dadka dhan wa lo mahad naqaye

    • @aminaabdisamad129
      @aminaabdisamad129 3 роки тому +1

      hamdi ahmed team iqnas bey tiri o ah iqra bidan natasha iyo ayada ee mekalaqadqadin abayo dadke umahad celineyso wa dadki xalfada qabanqabiye

  • @nimconadayusuf4089
    @nimconadayusuf4089 3 роки тому +13

    Mansha Allah Samiixa khaliil Hambalyo Hambalyo xppty kun jeer Queen Samiixa Congratulations 👏 💖 ✨ waad u qalantan Dhamaantiin Team iqnas Guuulaysta

  • @najaxmustafe8004
    @najaxmustafe8004 3 роки тому +18

    Mnsha allah wllshy samiixa hore u soco wll qali iqra wali mey iman miyaaa

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo walaal

  • @maryamahusseinjibril4468
    @maryamahusseinjibril4468 3 роки тому +7

    abyo qofkasto qawi ah wxa u danbeeyo daciifti nimo qofkasto shabaab ah wxa u dabeeyo sheyb qofkasto aduun ku suganna wxa u danbeeyo aaqiro allahii ku uumy cfdka taam ka dhigy haku casinin is astur illahey qiimu ku yeelay ha is qiima tirin dadkii ok dhan wxy wada dhaheen aduunyo tallow aaqiro mx u danbeeyo cabsida alle xasuusta allaha kuso hanuuniyo

  • @callipoislekker
    @callipoislekker 3 роки тому +3

    Guul iyo gobo nimo wll samiha khalil
    Horu mar wacan
    Manshalah

  • @zakinormoha5056
    @zakinormoha5056 3 роки тому +2

    Natashaa gadaal wan dabaal dagayaa kulahaa wllhi waad iga qoslisa sister keep goig samiira adne hanbalyo hanbalyo harey usoco

  • @kingcolonel5844
    @kingcolonel5844 3 роки тому +10

    It's good to see Somali personalities coming together and having fun. Allah Yazid

  • @safiamohamed4016
    @safiamohamed4016 3 роки тому +2

    M.a mcnto 🥰 queen 👸gulayso marwalba 💪sixad dafah bankujeclhy hbti 💗💗❤❤❤❤💯 inta inkabadan wadmudantahy mcnto ❤🥰 Keep going ❤

  • @ikraanlaki7858
    @ikraanlaki7858 3 роки тому +6

    Hambalyo walashay samihakhaliil intan in ka badana ku rajayna insha Allah ❤️❤️👌

  • @simankahiye7428
    @simankahiye7428 3 роки тому +1

    Wlhi lacktaan masaakiimo ka baaahan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭dadne saaan uku tumaaayaaaan waa imtixaaan aduuun xawiiiiiqdiiii ilaahow lck aan sidaan uku fidnowo kaaa magan galay 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭aroooos keyga xitaaa sidaan masameyeen iskaba day 1000k ilaahow xaqa na fahansiiiiiiiiiiiiiiiii

  • @hibosadiqchannel
    @hibosadiqchannel 3 роки тому +15

    Wllo mcn aduunyada cisi iyo sharaf kunoolada akhirana janada allha kugu casumo
    🤲5k oo🤲subscribed
    🙏igu cawiys🙏codsi hoyo samaliyad

    • @sumyaahmed8290
      @sumyaahmed8290 3 роки тому +1

      Hibo wankusaray e adna isaar qaaliyey

  • @qadracabdi4554
    @qadracabdi4554 3 роки тому +1

    5k oo xflda kdb ku soo biirtaa ka mid ahy Masha Allah hamblyo wlashy 🥰🥰🥰

  • @shaaficiabdihasen8400
    @shaaficiabdihasen8400 3 роки тому +8

    Samiixa khaliil wll dar ilaahay kuu taageeraa long life wll❤❤

  • @genyadamadow3222
    @genyadamadow3222 3 роки тому +1

    Qofyahey xafladaada waa isoshegi weyday lkn farxadaada xaafada ayaa kala qeebqatay xppti intaan kabadan ayaa ku rajeynayaa I.a bbe girl 😍💋😘❤😘💕😍🙏

  • @hindanaaib2758
    @hindanaaib2758 3 роки тому +10

    Intas iyo kabadan wad asta hisha habo mcn keep going

  • @queenfaatima2792
    @queenfaatima2792 3 роки тому +1

    Intii rer guricel ah is muujiya ❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @bashirmaalim377
    @bashirmaalim377 3 роки тому +4

    Why on helll are all the men dressed in black suits ....it's a party dudes not funeral 😅😅😅🤔

  • @deeqahasan1056
    @deeqahasan1056 3 роки тому +2

    Qofki ugu horeye dawada ayan ahay
    Mnsha Allah xbbti hanbalyo 1000jeer

  • @saapirinmohamed3562
    @saapirinmohamed3562 3 роки тому +3

    Wxkle wxkle biibshe 😍 another level samiha khaliil congratulations 😘🖤✌

  • @yasmiinayaanlecali3127
    @yasmiinayaanlecali3127 Рік тому +1

    hanbalyo walashey samixa 😍😍😍😊😊😊😜😜😍😍😍😍👑👑👑❤❤❤❤❤💙💚🤲🏻🤲🏻🤲🏻💪👉💪👈🧕🏻🧕🏻🧕🏻🧕🏻🧕🏻🧕🏻🧕🏻🧕🏻🧕🏻

  • @yaxyebaashe7849
    @yaxyebaashe7849 3 роки тому +51

    30:25 nataasha maxaa helay ma waaraaboogaa ku kacay😄from hargeisa ✌😘

  • @libanabduqaderali3980
    @libanabduqaderali3980 3 роки тому +2

    Hambalyo Samixa intan ka badan ayad mudan tahy rera xaflad ma ihe lakin you make me inan xaflad jaclado 🎸🎤🌺🎁

  • @akramabdirashidak8316
    @akramabdirashidak8316 3 роки тому +3

    Samiha wankuwataa aniga horay usoco Apaayoh hampalyo 1billion uqalantaa inshallaah waadna gaari doontaa hampalyo hampalyo kun iyo kow 🙏🏻❤️

  • @royaltyxashi4510
    @royaltyxashi4510 3 роки тому +2

    Xafladaan waxkale waye 🥰🥰wxn jecleystay inaan jogi laha❤

  • @simransimran4449
    @simransimran4449 3 роки тому +12

    Samiha vs rasmi waa dad wada qalbi xabxab ah runtii I love you so much💋❤💞

  • @ahmednoor671
    @ahmednoor671 3 роки тому +1

    Maanshaa ALAH you are so beautiful samiha

  • @abdiqaniaxmed1904
    @abdiqaniaxmed1904 3 роки тому +3

    Mashallah our queen samiiha meshas kasii wad hormar wacan 🥰🙏❤

  • @shcabdilaahi926
    @shcabdilaahi926 3 роки тому +1

    Soomaaliduna hadary horumar Gandho ilahaay umashukriyaan eemacsi ayaa ay ugu abaal gudaan

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 3 роки тому +3

    100k subscribe mar Waa Gaari oo Waan ku ciil bixi
    Somaaalida Qofkasta waan u samen Doona
    UA-cam shareout insha allaaah👌🏼🌹🙏

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali 3 роки тому +2

    Anigana halkaan ayan kaaga soo hambalyeynaya walaasheyda quruxda badan Samiha khaliil Nairobi Hadaan joogi lahaa waxan noqon lahaa qofka ugu horeeyo gift 🎁 kuu keeno o hambalyo hore usoco kudhaho Wan kahelay xaflada cajiibka Ah keep going sis

  • @ayanqurux5887
    @ayanqurux5887 3 роки тому +8

    I miss Iqro 😭😭🥺

  • @eymanqaali9264
    @eymanqaali9264 3 роки тому +1

    Dad ba dhihi doono huru markeeda ka xuntahah kama xumi lakin huru marku waa kan rabi ka raali yahay

  • @sukuboy8561
    @sukuboy8561 3 роки тому +3

    illahay hoyaded haucafiyo . amin ya allah

  • @queenisha4489
    @queenisha4489 3 роки тому +1

    Why will you waste money just because you have 100k subscribes just be thankful and use that money to the poor people or orphans subhanallah

  • @khadarqeyz519
    @khadarqeyz519 3 роки тому +17

    Where's Iqra 😭

  • @rakiaelabe1650
    @rakiaelabe1650 3 роки тому +8

    Huge congrats sister ❤️🎉💯

  • @shakiralove6369
    @shakiralove6369 3 роки тому +4

    Gabdho is astura sababtedha hada niman nahna Waxan jeceylnaha gabdhaha is asturo war ninkasto inu iskabashaloo ayu jeceylyaha lkn mid asturon inu guri lagala buu raba gabdho is asturo waigatalo qofkutaaliyeena Kuma diliin

  • @africanworld8374
    @africanworld8374 3 роки тому +1

    Shining as always hambalyo huuno. Qaali. keep going our queen samiiha khaliil🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @aminabashir5843
    @aminabashir5843 3 роки тому +5

    Inalillah akhira sual talaa Allah kabaqa wana kugucusbahay😳

  • @aliishamoha427
    @aliishamoha427 3 роки тому +1

    Hambalyo walshey mcn intan ka badan ayad mudantahay insha allah wad gaare xabibti one love samiha

  • @daauudmukhtaar4759
    @daauudmukhtaar4759 3 роки тому +3

    Farxad ku noolow walaashey 🌹❤
    Samiha

  • @faatumahassannur108
    @faatumahassannur108 3 роки тому

    walee meeshaan waa liis dhax yaacay rag iyo dumarba anagaaba kasii waalan oo daawasho ugu dhaqaaqnay

  • @princessshamsa166
    @princessshamsa166 3 роки тому +18

    Keep going wllo❤

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo kunkii ayaa waxyar Igadhiman igu aawi

  • @farahharir8720
    @farahharir8720 3 роки тому +2

    Rasmi I wish u all the best my Aunt do not be mad I am 13 years old ❤️ and I live in Nakuru 🇰🇪🇰🇪 my country

  • @zaarabintuhassan2625
    @zaarabintuhassan2625 3 роки тому +4

    Keep goin sis intan iyo in ka badan waa u qalantaa🥀❤️

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo.

  • @queensabnaa2721
    @queensabnaa2721 3 роки тому +1

    Waxaan ku leyahay keep going my👭 sister intan iyo inkabadan waa💏💋 ugalantaa my friend 👌👌💕👄💝my Queen 😘💋👄💝💕👌

  • @queenzucdih3732
    @queenzucdih3732 3 роки тому +5

    M.a abyo intas iyo inkabadan ayad mudan thy 🥰💋❤

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo.

  • @al-barbahaarichannel2687
    @al-barbahaarichannel2687 3 роки тому +1

    War walaalay alle ka baq oo iskadaa heesaha hadii alle 100k ku gaarsiiyay alle umahad celi oo shukri2 naq

  • @sagalfiiri9870
    @sagalfiiri9870 3 роки тому +6

    Samiixooy abayo prank noo sameey hooyo neh allah caafiyo

  • @ahmedmohamud6293
    @ahmedmohamud6293 3 роки тому +1

    Hambblyo hambblyo hambblyo hambblyo hambblyo hambblyo hambblyo hambblyo hambblyo hambblyo my lovely girl I really love you bbi

  • @dahabimodel6522
    @dahabimodel6522 3 роки тому +3

    30:27 Natasha waan dabaal dagayaa bay LA soo booday kabax queen 👸 Natasha you are so funny 😂😁 🔥💯🔥

  • @hamdicdy8148
    @hamdicdy8148 3 роки тому +2

    Saan u sugeenay wanba daalnay thanks madama finaly soo galisay xafladeeni

  • @usamesky2256
    @usamesky2256 3 роки тому +40

    Intaa oo qarash mrkad 100k Galinesay wlshy nin Maxd isaga gursa weysay 😫😂

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому +1

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo.

    • @ednamohamettaani6708
      @ednamohamettaani6708 3 роки тому +8

      Haday guursato xitaa ma koley yadu qarashka bixin lahayd😂😂

    • @ayuoshinamoha9709
      @ayuoshinamoha9709 3 роки тому +8

      @@usamesky2256 hhhhh kaad arooska kabixiso hadhow wuuba kugu kibri

    • @uniquevideos5528
      @uniquevideos5528 3 роки тому

      Subscribe iisaara asxaabeey

    • @AsmaMohamed-bt6yg
      @AsmaMohamed-bt6yg 3 роки тому +1

      Ninku muxuu yahay bal somaalidan eega maxaa iskaga xidhan lacagteeda xafladeeda iyo nin bini aadam yaaab!!!!!!!!!!!!!!

  • @raxmadagan524
    @raxmadagan524 3 роки тому

    Hanbalyo 100k.........ina adeer xafladaada quruxda badan waan kahelay huuno maashaalah

  • @nasrakiineerkole7300
    @nasrakiineerkole7300 3 роки тому +13

    Samiixa Been been Aaa Aroos Ku dhigay 😂👌

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 роки тому +1

    Congratulations My Dhiiga Wxn Kurajayn inaad Gaadho 1M 👍👍