Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

AABE CABDI CASIIS OO GANACSATADA BEESHA HABARGIDIR HAAF MILYAN DOLLAR DIYO AH U KEENEEN & WUXU YIRI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 66

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  2 місяці тому +29

    Aabe cabdi Casiis wuu diiday inu lacak qaato like saar & subscribe welcome thanks

  • @Xanfreesh
    @Xanfreesh 2 місяці тому +14

    Lacagta luul cabdi casiis ka qiimo badan

    • @user-wj8um2py8t
      @user-wj8um2py8t 2 місяці тому +1

      Luul ayaa ka qiimo badan lacagta ruunti

    • @sahroabukar1795
      @sahroabukar1795 2 місяці тому +1

      Luul ayaa ka qiimo badan lacag kasta oo la keeno

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 2 місяці тому +5

    Daalimiin daalim horboodaayo weeye thank you 🙏 aabo cadicasiis👍🤲🤲🤲🙏

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 2 місяці тому +3

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 2 місяці тому +3

    Abe qiimo leh MashaALLAAH ❤

  • @CabdinuurMaxamed-bx7km
    @CabdinuurMaxamed-bx7km 2 місяці тому +2

    alahaunuriyo qabriga luul

  • @MARIANHUSSEIN-vo9qv
    @MARIANHUSSEIN-vo9qv 2 місяці тому +2

    Reer xajji saleemaan 500k meysiyaan 5000 qoys ku hormariyaan

  • @user-zy2wg8bu7v
    @user-zy2wg8bu7v 2 місяці тому

    masha allah wan tageersanhy aba cabdi casiis wayo nin xaskiisa si arxan xumo u gubay in diya laga qaato waa mam uuc

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 2 місяці тому +3

    Odaga wa odey goanleh xaqbuuna uleeyahy

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 місяці тому +1

    Ninka sodoga ah wuxuu ilowsan yahay inuu gabadha dhaqankeeda uu lahaa ee uusan dhiigeeda lahayn aniga waxaan la yaabanahay dadka qaar ma wareersan yihiin mise diintaa ku yar

  • @KOKOBULLE-it5
    @KOKOBULLE-it5 2 місяці тому +5

    The best person ever,the knowledgable,the greatest of all time❤❤❤❤💯✅✅

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6c 2 місяці тому +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 місяці тому

    Lacagta ay la wareegayaan Allah ayaga ha ku salido waxay intaas u marayaan nin xaaskiisa dubtey kuwa. Dulmiga isku difaacayo Allah ayaga ha isku salido aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha na tuso aabe cabdicasiis oo faraxsan Allah ha ku guuleeyo xaqa gabadhiisa aamiin Allah ha baabiyo kuwa dulmiga wado

  • @CabdinuurMaxamed-bx7km
    @CabdinuurMaxamed-bx7km 2 місяці тому

    thank you

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 місяці тому +4

    😮😮😮😮😮 dilaaga hada muxu utaraa hdi la si daayo biri Dumar kale gubaa manta idin wanaagsan asaga uwanaagsan in xadka laga oofiyo aduunyadu lagu waari maayo geerida wa xaqiiq geeri sharaf leh ogalaada gun nimadan iska daaya qasbesan aabo gabadhisa shidal lagu shubey jirkeda la cadaabey silac udhimatey damiir yeesha daaliminta Ka daaya aabaha boogtisa ku gil gilesan waranka mid kale lacagta hdu qaato ilaahay dartisa usabro caay ceeb lala daba kacaa sumcad xumo ween bulshada Kala kulma sharaftisa aabaha Hala dhawro caado qaato ma ahan go,aankisa halo fuliyo wadna xanun murugo badan daremaya asaga cadaalad helin ha dilin warkan wadna xanunka kusi kicin

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 2 місяці тому +2

    First an ahay

  • @RaxamoCali-ez2hy
    @RaxamoCali-ez2hy 2 місяці тому

    Walaal soomaaliya cadaalad waykadhamaatay hadji Ninians saan lagu siidaayo kuwa dowlanimada isku sheegayana waa.ayceeboowee uukamidyahay xasan sheekh

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 2 місяці тому +1

    DUMAROOW DHAAMANTAAGEERA DILKA DHAGARQABAA HADIIKALE CAQLIGAAABKAA RAGA KUBADANE OGAADA

  • @Sundus724
    @Sundus724 2 місяці тому

    Man sha allah waa abbo fcn cadalada hàa shaqayso😢

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida 2 місяці тому +1

    Tolka wa lacag socota miyaa😂😂😂 tolkeeyow wax mad iga siiisaan lacagtaas laisinkushegayo

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 2 місяці тому +1

    Areey, xaa tiri?
    Nus malyan aa?
    Reer Saleebaan Quulle mineeey heeystaan lacagtaas, miyeey degenaan lahaayeen BUUSHASHKA SHIIRKOLE.

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 2 місяці тому

    Xanuunka ay martey lacag ma gooyso hadiido aabe cabdicasiis tuugada warkooda

  • @user-gx6oo5lb7w
    @user-gx6oo5lb7w 2 місяці тому

    Waad mahadsantahy

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf8252 2 місяці тому

    Nin gabadhuisan dhalin diyo kaqaadanya waa mucjiso xawaadlow ha is ceebayn hadii abo abdizii uu diyo qaato caruuru dhaxal bay yeelanayaan marka xawaadle hays ceebaynina

  • @filsanegal3927
    @filsanegal3927 2 місяці тому

    Lacagta luulaa ka qiima badan dumarlan malintaad la dilo ninkaa waanu dabaaldagynaa

  • @AichaAbdillahiMoussa
    @AichaAbdillahiMoussa 2 місяці тому

    Lacagta hooyadiin ugeeya amarrage. Madawaynuhu. Masocoto miyaa.

  • @MouminaEgueh
    @MouminaEgueh 2 місяці тому

    Alberto cabdi Vasis

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac 2 місяці тому

    Reerkan maxay ahaayeen dhagar qabaha ku naar galeysa waar waxa ha la dilee daaya

  • @user-gq8wf8xo7h
    @user-gq8wf8xo7h 2 місяці тому

    Siid cali ma toban ninuu ka qiima badan yahay waaba yaabe kuwo ka qiimo badanaa la dilaye.

  • @user-ct9cb7yq2x
    @user-ct9cb7yq2x 2 місяці тому +1

    Beentaa haalaa jojiyo o abahan Hala dayo

  • @CabdirishiidYaasincali
    @CabdirishiidYaasincali 2 місяці тому

    Waxb a noobaad sheeting walaal

  • @user-zf1vb3di9z
    @user-zf1vb3di9z 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedhagi7096
    @ahmedhagi7096 2 місяці тому

    Waa beenaale-faataa dhugle ah.Waxa u sheegahaya oo dhan waxba kama jiraan.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 місяці тому

    BEESHA XASJI SALEEBAN YAHUUDI MADOW MIYA MASE KUFAARTA MADOW MASE BUDISTE HINDI MADOW.

  • @madinakhaireh3685
    @madinakhaireh3685 2 місяці тому +1

    Hala dilo

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 2 місяці тому

    Hadi diya laogolada wa boqol gel ah ka yar Maya ka badan Maya lakini qasaab ma jiro.

  • @semlaosman9593
    @semlaosman9593 2 місяці тому

    shiikhaal diyadiina dhaaftey gabadhiina dhaaftey

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 2 місяці тому

    Oo adab daro badana maxaa laga baryaa odaygan aqlaqda xun kibir badana war baxa saleeban dhel dhel lacag ku bixin mayaan war kale maheysa orodo Shaqo yeelo

    • @AhmedFarah23
      @AhmedFarah23 2 місяці тому +2

      Adi hadi dab lugugu dilo aabahaa muxu samey laha.

    • @fartunfartun8152
      @fartunfartun8152 2 місяці тому +3

      Haye naayaa maxaad sheegtey qomayo allow yaaa kugubo oo kushiilaa oo adoo nool kugoygoya bilaa aqlaaq yahay bal kaley nogu dirqi DIYo tuugayahay ooo urtey mooryaan yahay

    • @KuawayKuaway
      @KuawayKuaway 2 місяці тому

      Qomanyahoo hadaa waxtareydo maa noo imaatid maxaa nootooksanee saleybaan kabaha kusocono waayee hadaa sheekhaal nahay ee abuu baker sadiiq reerkiisa lamaloodiyo

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 2 місяці тому +1

      Maxa 500kun maxalogabixin qofkaas Haday qaatan xataa insha Allah wuu isdaldalidoona
      Dhaxal iyo magbay iskuqaldeen miskiin Shiqaal may diinkugaadikaran HG intay xoolo xaaranku mashquulsanayd iyo sida umada loodhibo Shiiqaashu Diinbayku mashquulsanayd

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B 2 місяці тому

    Wey waasheen😡uf dheh0
    Beec miyaa gawadha la duway waar haday tuuktami lahaayeen sheekhaasha waa ahal diin waalaga yaabi lahaa inay cafiyaan waji lagu cafiyo miyey sameesteen aflagaado handadaad lacag fooq al aqli uf dheh hal ilbax oo jaamaci ah maku jiro miyaa tolkan is.ceshan la.a 😡😡

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 місяці тому

    Warya beenta joojiya ale ka baqa wax walba oo beena hasoo gudbinina aabo cabdiasiis wu cadeeyay insane mag qadananyn mida kale magtan waxa leh gabadha aabaheed reerkii caruurta u dhashey shaqo kuma leh mida kale aabahan gabadha Yan la shirqolin

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 2 місяці тому

    Beenta iska daayo half milyan odaygaas ma dhaafeen inuu qaato hhhhh

  • @AswanAswaneossob
    @AswanAswaneossob 2 місяці тому

    Waligeeda la is cafini jiray ee baba cabdullaziz wa iin u is ka cafiya awal hore in aay wadistan ney ahay .

  • @dahabohassan7887
    @dahabohassan7887 2 місяці тому

    Wiilow hal arin baan ku waydinaa gabadha marxuumada Malin kasta aad bariis ku raadsanaysid wiilkaan isaga hadii alaah uu qoro geeri cid ka joojin karto ma leh nolool hadii loo qarayna cidna ma dili karto mawduuc kale raadso dad geerida gashay maalin kasta cusayb ha uga dhigin

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 місяці тому

    Uf kani.waa beenaale

  • @HawaMed-nk5cs
    @HawaMed-nk5cs 2 місяці тому

    War beenta hajojiyo oo abahann dhibateysan haladayo

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6c 2 місяці тому +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6c 2 місяці тому +1

    🎉🎉🎉🎉